Home Blog Page 2911

UN refugee agency says 2.9 mln internally displaced in Somalia in 2023

0

Mogadishu (HMC) – The United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) reported that the complex humanitarian crisis in Somalia intensified in 2023, with approximately 2.9 million people internally displaced due to a combination of flooding, conflict, insecurity, and drought.

Flooding was the leading cause, responsible for 57 percent of these displacements, while conflict and drought accounted for 25 and 18 percent, respectively.

The UNHCR’s latest operational report, released Tuesday, highlights the significant challenges in Somalia. Access to many areas remains limited due to ongoing conflict and insecurity. The situation in Somalia is further complicated by long-standing conflict, political tensions, clan dynamics, and the effects of climate change.

Military actions by the Somali National Army and its partners against non-state armed groups have inadvertently led to civilian casualties and displacements. The UN Refugee Agency noted that political tensions remain high in Puntland due to disputes over the election schedule.

The Somali Disaster Management Agency reported that the October-December 2023 rainy season had a substantial impact, affecting over 2.4 million people and displacing more than one million. Exacerbated by El Nino conditions and a positive Indian Ocean Dipole phenomenon, the season saw excessive rains, flash floods, and riverine floods, leading to loss of life, property destruction, and limited access to essential services, exacerbating the displacement crisis.

The United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) reports that the heavy El Nino rains, responsible for numerous floods and hundreds of deaths in Somalia last year, are expected to persist into 2024. OCHA advises Somalis to prepare for above-normal rainfall levels.

The organization anticipates that these rains will result in extensive flooding across various regions of Somalia during March and April of this year. However, the flooding is projected to subside around May or June.


Source Xinhua

FAAH-FAAHIN: Qaraxa ka dhacay Dagmada Halgan ee gobalka hiiraan.

0

Jimco jan-26- 2024-{HMC} Faah-Faahino dheeraad ayaan ka heyleynaa qarax miino oo Duhurnimadii maanta ka dhacay Magaalada Halgan ee Gobalka Hiiraan kaas oo heystay khasaaro.

Nuuca Qaraxa ka dhacay Halgan ayaa ahaa Miino Nuuca Dhulka lagu aaso waxaana uu si gaar ah uga Dhacay Goob qaadka lagu iibiyo oo ku taala bartamaha Magaaladda.

ilaa seddex qof oo shacab ah ayaa dhaawacyo ay kasoo gaareen qaraxa lamana soo warin wax khasaaro nafeed ah.

WIXII KASOO KORDHA HALKAAN KALA SOCO.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn{ 2/ 01 /2024}

Jimco jan-26 2024-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ; Abdirahman Muse

Farsamadii : Kaafi Cismaan

HOOS KA DHAGEYSO WARKA Duhurnimo

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Xamas iyo Israel

Jimca jan-26- 2024-{HMC} Wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho ee Gaza ayaa soo saartay tirooyinka cusub ee khasaaraha – waxay sheegtay in 200 oo qof lagu dilay halkaas 24-kii saac ee la soo dhaafay.

Wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in ilaa 25,900 oo qof ay hadda dhinteen tan iyo markii Israa’iil ay billowday duullaanka ay ku hayso Qaza, kaddib weerarkii 7-dii October ay dagaalyahannada Xamaas ku dileen illaa 1,300 oo qof koonfurta Israa’iil, ayna ku qafaasheen in ka badan 240 qof.

Wadaad ku baaqay in weerar lagu qaado Abiy Axmed oo dacwad lagu soo oogay

Jimca jan-26- 2024-{HMC} Dacwad oogayaasha waddanka Itoobiya ayaa wadaad caan ah oo ku baaqay in weeraro lagu qaado raysal wasaaraha dalkaas, Abiy Axmed ku soo oogay dacwad

Abuna Lukas, oo ah hoggaamiyaha kaniisadda Orthodox-ka, ayaa hadal heyn badan dhaliyay bishii la soo dhaafay kadib markii uu sheegay in ra’iisul wasaaruhu uu dalka ku xukumayo “awoodo shaydaan ” wuxuuna ku baaqay in Abiy “dhagax looga dhufto wejiga”.

Abuna oo hadalkan ka jeediyay Mareykanka, ayaa sidoo kale cambaareeyay weerarrada xaga cirka ah ee ay fulineyso dowladda Itoobiya iyadoo ciidamadu la dagaalamayaan kooxo hubeysan oo kala duwan guud ahaan dalka.

Ma cadda in Abuna la maxkamadeyn doono isagoo maqan, maadaama uu ku suganyahay meel ka baxsan dalka.

Itoobiya ayaa ku dhawaad lix bilood ka hor ku dhawaaqday xaalad deg deg ah oo ka taagneyd gobolka waqooyi-galbeed ee Axmaarada, kadib markii ay isku dhaceen maleeshiyaad deegaanka ah iyo ciidamada dowladda.

Wareegtada ayaa ku eg todobaadyada soo socda.

Roog cas iyo teendhooyin laga xaday madaxweyne dal Afrikaan ah oo la helay

Jimca jan-26- 2024-{HMC} Booliska dalka Malawi ayaa soo helay roogga cas ee madaxweynaha dalkaas oo laga xaday Koonfurta magaalada Mwanza oo u dhow xuduudda dalka Mozambique.

Habaaenimadii arbacada ayaa la xaday roogga iyo sidoo kale teendhooyin, iyadoo la filayay in jimcaha maanta uu madaxweynaha Malawi, Lazarus Chakwera khudbad u jeediyo dadweynaha.

Ilaa hadda, waxaa la soo xiray laba nin oo looga shakisanyahay inay xadeen rooggaasi cas, sida uu sheegay afhayeenka booliska.

Labada nin ayaa looga shakisanyahay inay agabkaas ka xadeen baabuur ay leedahay wasaaradda gaadiidka iyo arrimaha bulshada xili uu marayay wadada isku xirta magaalooyinka Zalewa-Mwanza

dhacdadan ayaa ku soo beegmeysa maalmo un kadib markii dad aan heybtooda la qaoon ay jabsadeen oo ay wax ka xadeen xafiiska madaxweyne ku xiigeenka dalkaas Malawi, Saulos Chilima.

{DAAWO MUUQAALKA} Taliska ciidanka xoogga oo ATMIS kala wareegay xerada ku taalo duleedka Magaalada Kismaayo.

0

Jimca jan-26- 2024-{HMC} Taliska ciidanka xoogga oo ATMIS kala wareegay xerada ku taalo duleedka Magaalada Kismaayo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Biyo la’aan ka jirta deegaano hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

0

Jimca jan-26- 2024-{HMC} Biyo la’aan ka jirta deegaano hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Sacuudiga oo laga furayo dukaankii ugu horreeyey ee lagu iibiyo khamriga

Jimca jan-26- 2024-{HMC} Sacuudiga oo laga furayo dukaankii ugu horreeyey ee lagu iibiyo khamriga

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Degmada Balcad ee G. Shabeellada Dhexe oo kulan dhiirigalin ah u sameeyay ciyaartoyda Hirshabeelle.

Jimca jan-26- 2024-{HMC} Degmada Balcad ee G. Shabeellada Dhexe oo kulan dhiirigalin ah u sameeyay ciyaartoyda Hirshabeelle.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA