Home Blog Page 2957

{DAAWO MUUQAALKA} WAR DEG-DEG AH: Geeridda Cabdirashiid Janan iyo Cida dishay oo la xaqiijiyay.

0

Isniin jan-15 2024-{HMC} WAR DEG-DEG AH: Geeridda Cabdirashiid Janan iyo Cida dishay oo la xaqiijiyay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn{ 15 01 2024}

Isniin jan-14 2024-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ; Shukri Baryare  IYO Mustaf Ali

Farsamadii : Kaafi Cismaan

HOOS KA DHAGEYSO WARKA Duhurnimo

 

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Sanbaloolshe “ Xildhibaankii kulamada Golaha imaan waaya mushaarka halaga jaro “

0

Isniin jan-15 2024-{HMC} Xildhibaan Sanbaloolshe “ Xildhibaankii kulamada Golaha imaan waaya mushaarka halaga jaro “

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Booliska Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay xariga Wasiir Hore Axmed Muumin Seed.

0

Isniin jan-15 2024-{HMC} Booliska Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay xariga Wasiir Hore Axmed Muumin Seed.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Xeer ilaaliye ku xigeen Jabriil oo sharaxaya cadeymaha iyo visooyinka eedeysanayaasha loo heysto.

0

Isniin jan-15 2024-{HMC} Xeer ilaaliye ku xigeen Jabriil oo sharaxaya cadeymaha iyo visooyinka eedeysanayaasha loo heysto.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Xeer Ilaaliye ku xigeen Maxamed Cusmaan oo soo bandhigay qaar ka mid ah cadeymaha loo heysto eedeysa

0

Isniin jan-15 2024-{HMC} Xeer Ilaaliye ku xigeen Maxamed Cusmaan oo soo bandhigay qaar ka mid ah cadeymaha loo heysto eedeysa

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaan ka naqaanaa Taariikhda iyo colaada soo jireenka ah ee ka dhaxeysa Itoobiyaha iyo soomaaliya.

0

Isniin jan-15 2024-{HMC} Maxaan ka naqaanaa Taariikhda iyo colaada soo jireenka ah ee ka dhaxeysa Itoobiyaha iyo soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Jaaliyadda Gobolka Awdal ee Ohio ayaa si adad uga hortimid Damaca Ethiopia ay ku dooneyso Badda JFS

0

Isniin jan-15 2024-{HMC} Jaaliyadda Gobolka Awdal ee Ohio ayaa si adad uga hortimid Damaca Ethiopia ay ku dooneyso Badda JFS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

Shan Askari oo Ciidamada Pakistan looga dilay weerar jidgal ah

0

Isniin jan-14 2024-{HMC}  Inta la xaqiijiyay ilaa askari oo ka tirsan ciidamada Pakistan ayaa ku dhintay kadib markii gaariay wateen lagu dhuftay bam ka dib iska horimaad ay la galeen maleeshiyaad ku sugnaa koonfurta-galbeed eegobolka Balochistan.

Dhacdadan ayaa ka dhacday degmada Kech ee ee gobolka qalalaasuhu ka jiraan, halkaas oo milatarigu ay tobanaan sano kula dagaallamayeen fallaago hoose.

“Argagixisadu waxay qarxisay gaari ay wateen ciidamadda ammaanka, waxaana xigtay rasaas xooggan oo la is weydaarsaday,” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay milateriga.

Askarta oo iska-caabin badan sameysay ayaa da’doodu waxa ay u dhaxaysay 23 ilaa 25 jir.

Wuxuu hadalkiisa intaas kusii daray: “Intii uu howlgalka socday, shan askari oo geesiyaal ah, si aad ah ayay u dagaalameen, naftoodana u hureen, waxayna qaateen Shahadat (shahada)”.

Askarta ayaa da’doodu waxa ay u dhaxaysay 23 ilaa 25 jir. Illaa haatan, ma jirto koox si ramsi ah u sheegatay mas’uuliyadda falkan lala xiriirinayo kooxo gacansaar la leh Al-Qaacida.

Ciidamo careysan oo qabsaday kontaroolka waqooyi ee Magalada Gaalkacyo

0

Isniin jan-14 2024-{HMC}  Wararka naaga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kuwa Puntland ay la wareegeen bar-kontarool oo ku taalla waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Ciidamadan ayaa la sheegay inay ka gadoodsan yihiin mushaar la’aan, taasi oo keentay inay xirtaan kontaroolka Gaalkacyo oo muhiim u ah isku socodka dadka iyo gawaarida xamuulka.

Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa gebi ahaanba diiday inay gaadiidka noocyadiisa kala duwan ay ka gudbaan halkaasi.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in bar-kontaroolkaas ay ku xaniban yihiin gaadiidka kala duwan ee xamuulka, waxaana durtaba bilaabatay waan-waan la xiriirta arrintaan.

Ciidankan gadoodsan iyo saraakiisha horkacaysa ayaa waxaa hadda lagu qancinayaan in ay jidka furaan, islamarkaana fasaxaan gaadiidka ku xanniban halkaasi.

Hase yeeshe, saraakiisha ciidanka hogaamineysa ayaa dhankooda sheegay in muddo dhowr bilood ah aysan qaadan wax mushaar ah, kuna adkeystay inaysan furi doonin wadada illaa ay ka helayaan xuquuqdooda kaga maqan maamulka Puntland, sida ay sheegeen.

Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana durba saameynta dhaq-dhaqaaqa ciidamadaas laga dareemay waqooyiga magaalada Gaalkacayo ee gobolka Mudug.

Gadoodka ciidamadan ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan Puntland ay wajaheyso kacdoon ciidan, waxaana Garoowe ka taagan xiisad kale oo u dhexeyso ciidamada Danab ee maamulkaas iyo madaxtooyada, kuwaas oo ka horyimid dib u doorashada Saciid Deni.