Axad jan-14 2024-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ;Cabdimajiid Aweeys Isaaq
Farsamadii :Cabdimaajid Cabdiraxmaan Aadan
Axad jan-14 2024-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ;Cabdimajiid Aweeys Isaaq
Farsamadii :Cabdimaajid Cabdiraxmaan Aadan
Mogadishu-01-13-2024 SOMA, In 2023, SOMA And FESOJ have documented a number of media incidents against journalists in Somalia including killing, injuries, arrests and threats and intimidations against Somali journalists and media workers.
Fanny
10 1956
On 17 January 2023, a reporter working Kalsan TV based in Mogadishu, Abdihafid nor was illegally arrested while he was on duties, and his arrest was against international law. The Police also arrested in the same day two journalists Kassim Ibrahim Addani and Abdikarim Muhamad Mohamed “Jokar” who were working at Risaala radio station in Mogadishu.
On May 02, 2023, Banadir regional government forces have tortured two journalists working for Shabelle Radio and TV in Mogadishu and further took away their equipment, the journalists named Zakariye Ahmed Muse and Mahad Hassan Abdi “Tawakal” from Shabelle television, while also beaten Abdirizak Mohamoud Jamac “Maqosle” and Sadde Abdi Tahleel working for Universal TV station in Mogadishu.
On 10 May 2023, experienced journalist Ismail Sheikh Khalifa died in Mogadishu, Ismail was also an active member of the Somali Civil Society. The death of the Journalist is believed to relate injuries sustained in a car bomb attack on December 4, 2018 in Mogadishu. Journalist Ismail Sheikh Khalifa has been in media house for long time and he served as the Secretary General of the Somali Media Association during his time.
On 27 June 2023, – Journalist Abdiqani Hussein Abokor (Baylood) from Horyaal24 TV was arrested in Hargeisa town, The arrest of the journalist was followed by the Somaliland Electoral Commission, which was angered by a report recently published by the journalist, which revealed errors seen in the voting cards that were recently distributed in areas of Somaliland.
On August 24, 2023: The administration forces of Barawe district in lower shabelle region has ordered to shut down Radio Barawe while the station was off the air for six days. Gun men believed to be loyal for the mayor of Barawe district Libaan Abuukar Osman have opened gunfire to Independent Radio Barawe in the district. the Radio disseminates its programs and news with local language that is different from Somali mother tongue as confirmed by director of the Radio Osman Aweys Bahar who was at the Radio Studio at the time of the storming. the attack that did not leave any casualties has come after Radio reporter covered how badly police treat with local citizens living in the district and teh murder of local resident.
On 17 August 2023, Security forces from national intelligence agency and security agency of Somalia have detained reporter Mohamed Ibrahim Bulbul who works for Cable Online TV and also works for Somali Journalists Syndicate. the reporter who was accused of reporting corruption news feature story about EUCAP capacity building for Somali police forces that was corrupted by the federal government of Somalia, media unions were condemned the illegal detention of the reporter.
On Oct 16, 2023, Director of Somali Cable TV named Abdifitah Ma’alin Qays was killed as a result of suicide bomber who attacked a popular restaurant in Mogadishu. Several other people also died at Blue-Sky restaurant. SMSJ network team have sent condolence to late Qeys and visited his family and children after the incident.
On 11 December 2023, Police forces of Somaliland have detained a freelancer reporter Mohamed Aden jiglsn in Hargeysa city for allegedly airing news article that demonstrated the expelling of Somaliland representative from Djabuti. Details were not made on causes of the incident however. He was released on bail from Hargeisa Prison, and the police who threatened him to avoid in disseminating such news.
Sabti jan-13 2024-{HMC} Xildhibaaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Xildhibaanada Soomaaliland ayaa si adag uga hadlay talaabadii Madaxweyne Muuse Biixi ay uu heshiiska kula galay Dowladda Itoobiya dhinaca Kale waxaa uu aad u cambaareeyay musuq maasuqa wasaarada Maaliyada Soomaaliland,
Sabti jan-13 2024-{HMC} Madaxweyne Mustafe Cagjar oo Markii ugu Horeysay ka hadlay heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Sabti jan-13 2024-{HMC} Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Sabti jan-13 2024-{HMC} Afhayeenka xisbiga wadani ee Somaliland ayaa cambaareyey falka lagu xirxiray dhalinyaro fikirkooda cabirayey, kaas oo ka dhacay magaalada Boorama
Sabti jan-13 2024-{HMC} Qaar kamid ah xildhibaannada baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta saxiixay mooshin culus oo ay uga jawaabayaan dhibaatadii loo gaystay ciyaariyahannada maamulkaas oo shalay lagu weeraray Muqdisho.
Xildibaan Cabdirashiid Jiley oo kamid ah xubnahaasi ayaa faahfaahin ka bixiyay ujeedka mooshinkooda, wuxuuna tilmaamay inay ka gudbiyeen wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud, si loogula xisaabtamo falkaasi.
Jiley ayaa sheegay inay doonayaan in qof xilka looga qaado dhibaatada loo gaystay ciyaartoyda, maadaama buu yiri la dayacay amnigooda.
“Falkaas dhacay oo la gabay amnigii la rabay in la ilaaliyo waa inoo qof u baxaa mooshin ayaan hadda gudbinay oo wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha saacadaha soo socda ayaa gaarsiineynaa guddoonka wuu qoran yahay mooshinka” ayuu mar kale yiri.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay in isla mooshinkooda uu ku socdo hay’adaha amniga ee mas’uulka ka ahaa nabad-geylayada ciyaartoyda iyo garoonka weyn ee Muqdisho.
“Saas oo kale kuwa amniga qaabilsan iyagana mooshinka ayaan marsiineynaa wasaaradda amniga ayayna hoos yimaadaan” ayuu kusii daray xildhibaanku.
Xildhibaanka ayaa intaasi kusii daray “Waxaan si aad iyo aad ah u cambaareynayaa falkii wuxuushninada ahaa ee ka dhacay shalay ciyaaraha run ahaantii arrin qurux badan ma ahan” .
Tallaabada ay qaadeen xildhibaannada Koonfur Galbeed ayaa kusoo aadeysa, ayada oo isla maanta laga gaarabay weerarkii lagu qaaday xulka Koonfur Galbeed, kadib markii ay booqasho ugu tageen, wasiirka dhalinyarada, taliyaha NISA iyo duqa magaalada Muqdisho.
Weerarkan lagu beegsaday xulka Koonfur Galbeed ayaa dhaliyay caro xoogan iyo in maamulkooda uu ku dhowaaqo inuu isaga baxeen tartanka maamul goboleedyada.
Sabti jan-13 2024-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ;Maxamed Ibraahim Axmed
Farsamadii :Cabdimajiid Aweeys Isaaq
Sabti jan-13 2024-{HMC} Isticmaalka aan loo meel dayin ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (UAVs) ee Itoobiya, gaar ahaan ujeeddooyinka dagaalka, ayaa noqday masiibo bini’aadantinimo oo ba’an oo u baahan in caalamku wax ka qabto.
Tan iyo markii uu qarxay dagaalka Tigray bishii Noofambar 2020, kumannaan qof oo rayid ah ayaa si xun loogu waxyeeleeyay duqeymo ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee hawada ka goobaha ay ku noolaayeen. Weerarkii bahalnimada ahaa ee dhawaan lagu qaaday xarun dugsi oo ku taal Dedebit, Tigray, 07 Janaayo, 2022, ayaa la xaqiijiyay in halkaas oo lagu dilay in ka badan 55 qof oo rayid ah oo gabbaad halkaasi ka dhigtay. Weeraradani waxay tusaale cad u yihiin isticmaalka sii kordhaya ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ka dhanka ah dadka rayidka ah.
In kasta oo uu si rasmi ah u dhaqangaley heshiiskii colaad joojinta gobolka Tigra,2022-kii, haddana waxaa jira warar sheegaya in ciidammada dawladdu ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn geeyeen gobollada Oromia iyo Amxaarada, tallaabadaas oo sababtay khasaare badan oo soo gaaray dad rayid ah.
Taliyaha Ciidamada Difaaca ee Itoobiya (ENDF), General Birhanu Jula, waxa uu qirayaa in weerarada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn keliya loo adeegsado kooxaha dowladda ku kacsan, isagoo beeninaya in shacab lagu beegsadey. Hase yeeshee dhacdooyin dhowr ah oo la xaqiijiyay ayaa burinaya dafiraadda uu sameeyay.
Dhacdooyin ay ka mid yihiin weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku qaadeen kaniisadda Full Gospel ee ku taalla Kombolcha ee gobolka Oromia, oo ay ku naf waayeen siddeed qof, iyo weerar lagu qaaday baabuur kuwa gargaarka degdegga (ambulance) oo sahay caafimaad u siday gobolka ama degaanka Amxaarada, oo ay dhasheen dhimashada shan qof, ayaa ka tarjumeysa sida aan ka fiirsiga lahayn ee loo beegsanayo dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan iyo burburinta kaabayaasha muhiimka ah.

Qaramada Midoobay ayaa diiwaan gelisay duqeymo badan oo siyaaradaha drones-ka loo adeegsadey , kuwaas oo sababay dhimashada dad rayid ah. Weeraradaasi waxaa ka mid ah mid lagu qaaday goob basaska laga raaco iyo dugsi hoose, taas oo muujineysa xaqiiqada naxdinta leh ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo adeegsado goobaha ay dadku ku badan yihiin.
Waxaa cad in duqeymaha ay geystaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee dowladdu ay jebinayaan shuruucda caalamiga ah ee ilaalinaysa dadka rayidka ah xilliyada dagaalka.
Waxaase ka sii daran sida muuqata in dowladda aaney wax dan ah ka gelin inay xaal mariso dhibaneyaasha iyo qoysaskooda, iyadoo si cad loogu diido inay helaan caddaalad ama magdhow laga siiyo ehelka kaga dhintey weerarada dowladda.
Adeegsiga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee drones-ka ee lagu beegsanayo shacabka ama ciidamada dagaalka ku jira ayaa loo arkaa mid khatarteeda wadata, taas oo ay ugu wacan tahay khaladaadka dhici kara, iyo isla xisaabtan la’aanta, iyo maqnaanshaha nidaamka saxda ah marka ay dhacaan falal laga baaqsan karey.
XIGASHO ADDIS STANDARD
Sabti jan-13 2024-{HMC} Laba askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ayaa lagu la’yahay badda Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay taliska dhexe ee Mareykanka Jimcihii shalay.
Hawlgallada goobidda iyo samatabbixinta ayaa hadda socda, sida lagu sheegay bayaankan.
Faahfaahin dheeraad ah weli lama shaacin, oo ay ku jiraan markabka ay saarnaayeen askartan iyo magacyadooda.
Mareykanka ayaa labadii bilood ee lasoo dhaafay maraakiib badan ka howlgaliyay badda cas iyo gacanka cadmeed kadib weerarada joogtada ah ee ciidamada Xuutiyiinta Yemen ay ka wadaan dalka Yemen oo bilowday 17-kii October.