Talado jan-9 2024-{HMC} Bulshada Reer Awdal oo sii wada Mudaharaadyada looga soo horjeedo damaca Ethiopia
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Talado jan-9 2024-{HMC} Bulshada Reer Awdal oo sii wada Mudaharaadyada looga soo horjeedo damaca Ethiopia
Talado jan-9 2024-{HMC} Waa sidee dareenka Taageerayaasha Hirshabelle iyo Jubbaland xilli ciyaarta 2 gool looga hogaaminayo
Talado jan-9 2024-{HMC} Agaasime xayir“ Waxaa naga go’an inaan si buuxa uga qeyb qaadano bananbax weyn oo dowladdu qabaneyso
Talado jan-9 2024-{HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn

Tuesday January 9, 2024
MOGADISHU, Somalia (AP) — Somaliland’s defense minister has resigned to protest his government signing an agreement to allow landlocked Ethiopia to access Somaliland’s coastline.
“Ethiopia remains our number one enemy,” Abdiqani Mohamud Ateye said in an interview with local television on Sunday.
Somalia has protested the deal as a threat to its sovereignty by Somaliland, which broke away from Somalia decades ago but lacks international recognition for its claims of being an independent state.
Ateye asserted that in an earlier meeting with Somaliland President Muse Bihi Abdi, he expressed his belief that stationing Ethiopian troops in Somaliland was fundamentally inappropriate.
He said he also argued that the proposed construction site for the Ethiopian marine force base rightfully belonged to his community, but that the president dismissed his concerns.
There was no immediate response from the Somaliland or Ethiopian governments to the minister’s assertions.
Somaliland, a region strategically located next to the Gulf of Aden, broke away from Somalia in 1991 as the country collapsed into warlord-led conflict.
Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed and Somaliland’s president signed the memorandum of understanding for access to the sea last week. As part of the deal, Somaliland would lease a 20-kilometer (12.4-mile) stretch of its coastline to Ethiopia.
Somaliland’s defense minister accused Ethiopia’s prime minister of attempting to acquire the stretch of coastline without proper negotiations. “Abiy Ahmed wants to take it without renting or owning it,” he said.
The agreement has triggered protests across Somaliland, with citizens divided over the deal. Some see potential economic benefits. Others fear compromising their sovereignty.
With a population of more than 120 million, Ethiopia is the most populous landlocked country in the world. It lost its access to the sea when Eritrea seceded in 1993. Ethiopia has been using the port in neighboring Djibouti for most of its imports and exports since then.
While in the short term the agreement may not affect regional stability because Somalia has no means to impose its will by force on Somaliland, in the longer term states like Djibouti and Egypt may be affected, said Matt Bryden, strategic advisor for Sahan Research, a Nairobi-based think tank.
“Djibouti may perceive a threat to its commercial interests as Ethiopia’s principal port. Egypt may resist Ethiopia’s ambitions to establish a naval presence in the Red Sea and Gulf of Aden. Members of the African Union and Arab League will be lobbied by all parties to take positions. So an escalation in political and diplomatic posturing on all sides is very likely,” he said.

Shabait
Tuesday January 9, 2024
The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, arrived in Asmara in the early afternoon hours today for a two-day working visit.
Upon arrival at Asmara International Airport, President Hassan Sheikh Mohamud and his delegation was accorded warm welcome by President Isaias Afwerki.
During their first meeting, held in the afternoon at the State House, President Isaias Afwerki and President Hassan Sheikh Mohamud discussed enhancing bilateral ties between the two countries.
The meeting was also attended by Mr. Osman Saleh, the Minister of Foreign Affairs, and the Ambassador of the Federal Republic of Somalia in Eritrea.
Talado jan-9 2024-{HMC} Ciidamada maamulka Soomaaliland ayaa weeraray Sheekh Mustafe Cumar oo kamid culimada dhalinyarada ah ee magaaladda Hargeysa, sidda ay wararku sheegayaan.
Sheekh Mustafe ayaa, sidda ay xaqiijiyeen goobjoogeyaal iyo dadka degaanka, waxa uu ka baxsadey hoygiisa kadib markii uu ka war helay in ay duulaan kusoo yihiin ciidamo hubeysan.
“Wadaadkan waxa loo haysta in uu shacabka ugu baaqay inay kasoo horjeestaan damaca Itoobiya ay ku doonayso qayb kamid ah Badda Soomaaliya,” ayuu yiri wariye xog-ogaal ah.
Khudbad uu Jimcihii ka jeediyay masjid Hargeysa ku yaal ayaa ciwaankeedu ahaa “Hiilka aan siinayno baddeena waa cibaado aynu illaahay ugu dhowaanayno…”
ahaatee, waxaa heshiiskaas baabi’iyey baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya.
Muqdisho, 9 Janaayo 2024 – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan gabagabada doorashada madaxtinimada Puntland ee 8da Janaayo 2024. Waxaan ku bogaadinaynaa shacabka Dowlad Goboleedka Federaalka Puntland sida nabadda ah ee ay hanaanka u qabteen.
Waxaan ammaanaynaa dadaalka dhammaan daneeyayaasha siyaasadda iyo doorashada lagu xaqiijiyay hannaan nabadeed laguna dhiirigeliyay dhammaan dhinacyada inay ilaashadaan jawi nabdoon. Khilaaf kasta oo la xiriira doorashada waa in lagu xalliyaa si nabad ah iyadoo loo marayo habab sharci oo ku habboon.
Saaxiibada beesha caalamku waxay si xooggan u dhiirigeliyaan ka-qaybgalka weyn iyo ka-qaybgelinta macnaha leh ee haweenka iyo dhallinyarada ee geeddi-socodka mustaqbalka. Waxaan mar kale xaqiijineynaa sida ay nooga go’an tahay inaan sii wadno taageerada dadaallada Soomaaliya ee ku aaddan maamulka dimuqraadiga ah iyo in horumar laga sameeyo si loo gaaro doorasho cadaalad ah, daahfuran, oo toos ah.
*Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Belgium, Denmark, Jabuuti, Itoobiya, Wafdiga Midowga Yurub (EU), Finland, Jarmalka, Urur-Goboleedka (IGAD), Ireland, Talyaaniga, Boqortooyada Sacuudi Carabiya (KSA), Ururka Jaamacadda Carabta (LAS), Norway, Ururka Iskaashiga Dalalka Islaamka (OIC), Poland, Qadar, Ruushka, Iswiidhan, Iswisarland, Uganda, Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE), Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka, iyo Qaramada Midoobay.
Talado jan-9 2024-{HMC} Golaha Wasiirada Dalka Jabuuti ayaa kalfadhigoodii ugu horeeyay yeeshay sanadkii 2024. Shirka oo ay ka qeyb-galeen xubnaha Golaha Wasiirada ayaa dib u eegis ku sameeyay faylalka ka jira Gobolka, oo ay ugu muhiimsan tahay khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.
Goluhu wuxuu caddeeyay mabda’iisa adag ee uu ku taageerayo midnimada dhuleed iyo madax-bannaanida Soomaaliya, wuxuuna ku celceliyay inay ka go’an tahay in la sii adkeeyo is-dhexgalka dhaqaale ee gobolka.
Golaha Wasiirada ee Jabuuti ayaa sidoo kale soo jeediyay talooyin ku saabsan in la qaato wadahadalka si looga hortago in uu sii fido khilaafka ka dhax aloosan gobolka oo markii horeba jilicsanaa sida uu hadalka u dhigay Wasiirka Maaliyadda Jabuuti Ilyas Dawaleh.
Dowladda Jabuuti ayaa hore usoo saartay war saxaafadeed ay walaac ugu muujinaysay khilaafka u dhaxeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo dhiggeeda Itoobiya.
Jabuuti ayaa sidoo kale ugu baaqday labada dal in ay wada-hadalaan, isla markaana ay ka shaqeeyaan sidii colaadda loo dejin lahaa
Mogadishu, 9 January 2024 – Somalia’s international partners* welcome the conclusion of Puntland’s presidential election on 8 January 2024. We commend the people of the Federal Member State of Puntland on the peaceful conduct of the process.
We appreciate the efforts of all political and electoral stakeholders to ensure a peaceful process and encourage all parties to maintain a peaceful environment. Any electoral-related dispute should be resolved peacefully through appropriate legal mechanisms.
International partners strongly encourage greater participation and meaningful inclusion also of women and youth in future processes. We reaffirm our continued commitment to Somalia’s efforts on democratic governance and to make progress towards fair, transparent and direct elections.
*African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Belgium, Denmark, Djibouti, Ethiopia, European Union (EU) Delegation, Finland, Germany, Intergovernmental Authority on Development (IGAD), Ireland, Italy, Kingdom of Saudi Arabia (KSA), League of Arab States (LAS), Norway, Organisation of Islamic Cooperation (OIC), Poland, Qatar, Russian Federation, Sweden, Switzerland, Uganda, United Arab Emirates (UAE), United Kingdom, United States, and United Nations.