Home Blog Page 30

Koofur Galbeed oo hakisay wadashaqaynta kala dhaxaysa Dowladda Federaalka.

0

Talaado 17 March 2026 {HMC} War kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa lagu sheegay in maamulkaas uu joojiyay wadashaqaynta kala dhaxaysa Dowladda Federaalka iyada oo ku eedaysay in rabshadaha ka dhacay deegaannada maamulkaan & xiisadda taagan.

Warsaxaafadeedka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa lagu sheegay in ay arkeen labiska Ciidanka oo Dowlada Federaalka gaysay deegaanno kala duwan si loo huriyo dagaallada ka dhanka ah Maamulkaas sida hadalka loo dhigay.

Sidoo kale warsaxaafadeedka ayaa intaas lagu daray in Dowladda Federaalka ay ciidamo ku abaabushay deegaannada Koofur Galbeed sidoo kalena Wasiiro katirsan Xukuumadda Dan-Qaran ay ku lug leeyihiin kana jawaabi waysay xiriir ay la sameyeen sida hadalka loo dhigay.

Ma jiro war kasoo baxay Dowladda Federaalka oo looga jawaabay arrintaan, waxaa isasoo taraya xiisadda siyaasadeed ee Deegaannada Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed iyada oo deegaannada qaar ay ka dhaceen dagaallo halka meelaha qaar abaabul uu ka socdo

Howlgallo ka dhan ah ‘AS’ oo ka dhacay Dowlad-Goboleeda Galmudug.

0

Talaado 17 March 2026 {HMC} Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa guullo ka sheegatay howlgallo ka dhacay deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedkaas, waxaana ay tilmaamtay in ay kahortagtay xubno katirsan ‘AS’ oo halkaas ku sugnaa sida ay hadalka u dhigtay.

Galmudug ayaa magacyada deegaannada ay howlgalka ka samaysay ku sheegtay Ceel Gobaad, Kurdheer, Ceel La helay & Dhaban Dhul Kuheys, waxa ay intaas ku dartay in howlgalkaan uu ahaa mid la qorsheeyay kuna socday bartilmaameed sax ah.

Howlgalkaan oo ahaa mid ballaaran waxaa iska kaashadaan Ciidamada Xoogga Dalka, Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Galmudug gaar ahaan Ururka Gallayr, Ciidanka Madaxtooyada & kuwo kale.

Bayaanka kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa lagu sheegay in la burburiyay fariisimo ay ‘AS’ ku sugnaayeen si loo adkeeyo amniga deegaannada Dowlad-Goboleedkaas gacanta uga jira.

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa kasoo kordhay Khilaafka Dowladda iyo MW lafta Gareen.?

0

Talaado  17 March 2026 {HMC}Maxaa kasoo kordhay Khilaafka Dowladda iyo MW lafta Gareen.?

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

{DAAWO MUUQAALKA} WAR DEG DEG AH Koofur galbeed oo xiriirka u jartay Dowladda Soomaaliya

0

Talaado  17 March 2026 {HMC}  WAR DEG DEG AH Koofur galbeed oo xiriirka u jartay Dowladda Soomaaliya

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

{DAAWO MUUQAALKA} Mareeykanka oo Baaq Deg Deg ah u Diray Dalalka Caalamka iyo IIRAAN oo weeraro Culus Markale Fulisay

0

Talaado  17 March 2026 {HMC} Mareeykanka oo Baaq Deg Deg ah u Diray Dalalka Caalamka iyo IIRAAN oo weeraro Culus Markale Fulisay

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

{DAAWO MUUQAALKA} Falanqeeynta caawa; Waa sidee xalada cakiran ee ka taagan Koonfur galbeed?

0

Isniin 16 March 2026 {HMC} Falanqeeynta caawa; Waa sidee xalada cakiran ee ka taagan Koonfur galbeed?

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUUQAALKA} Soomaaliya waxaa ka jira heyb sooc aniga ayaa siyaasadda la igu dulmiyay” Xildhibaane hore Dalxa

0

Isniin 16 March 2026 {HMC} Soomaaliya waxaa ka jira heyb sooc aniga ayaa siyaasadda la igu dulmiyay” Xildhibaane hore Dalxa

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka.

0

Isniin 16 March 2026 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka Ee Warbaahinta HMC Soomali Tv.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

{DAAWO MUUQAALKA} Faransiiska iyo Jabaan oo iska Diiday ineey Dagaal la Galaan IIRAAN

0

Isniin 16 March 2026 {HMC}  Faransiiska iyo Jabaan oo iska Diiday ineey Dagaal la Galaan IIRAAN

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka Ugu Waa Weeyn Soomaaliya Caalamka 16-03-2026

0

Isniin 16 March 2026 {HMC}  Wararka Ugu Waa Weeyn Soomaaliya Caalamka 16-03-2026
HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY