Home Blog Page 31

{DAAWO MUUQAALKA} Faransiiska iyo Jabaan oo iska Diiday ineey Dagaal la Galaan IIRAAN

0

Isniin 16 March 2026 {HMC}  Faransiiska iyo Jabaan oo iska Diiday ineey Dagaal la Galaan IIRAAN

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka Ugu Waa Weeyn Soomaaliya Caalamka 16-03-2026

0

Isniin 16 March 2026 {HMC}  Wararka Ugu Waa Weeyn Soomaaliya Caalamka 16-03-2026
HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUUQAALKA} Iiraan oo Gubtay Maraakiib Mareeykanka uu leeyahay iyo Marinka Hormos oo Wali xiran.

0

Isniin 16 March 2026 {HMC}  Iiraan oo Gubtay Maraakiib Mareeykanka uu leeyahay iyo Marinka Hormos oo Wali xiran.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

{DAAWO MUUQAALKA} Howlgal AS lagu Dilay Hubna looga soo Furtay oo ka Dhacay Mudug

0

Isniin 16 March 2026 {HMC}  Howlgal AS lagu Dilay Hubna looga soo Furtay oo ka Dhacay Mudug

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa kasoo kordhay Xiisada Koofur Galbeed iyo Dowladda.?

0

Isniin 16 March 2026 {HMC} Maxaa kasoo kordhay Xiisada Koofur Galbeed iyo Dowladda.?

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa ka Jira inuu Geeriyooday Raisul wasaaraha Israa’iil.?

0

Isniin 16 March 2026 {HMC} Maxaa ka Jira inuu Geeriyooday Raisul wasaaraha Israa’iil.?

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

{DAAWO SAWIRADA} Iran oo burburisay Markab weyn oo mareykanka lee yahay.

0

Madaxweynaha mareykanka Trump ayaa ka fakaraya inuu dacwad kusoo oogo warbaahinta waaweyn ee mareykanka ee New York Times iyo qaar kale oo tabiyay in Iran dhibaata weyn ugeysatay maraakiibta Mareykanka.

Trump ayaa diidan tabinta qasaaraha mareykanka iyo guulaha ay dagaalka ka gaadhay Iran taas darteedna warbaahinta ayuu culeys kusaarayaa inanay tabinin qasaaraha mareykanka gaadhay isaga oo sheegaya in warbaahinta ka been abuurtay qasaaraha gaadhay maraakiibta Mareykanka ee kusugan bariga dhexe.

Iran ayaa sii laba jibaartay beegsiga maraakiibta Mareykanka iyo YHD iyo waliba kuwa amarkeeda diida ee iskudaya inay ka gudbaan marinka hormuz.
Boqolaal maraakab ayaa kuxaniban marinka Hormuz xiligaan kuwaas oo ay waxba uqaban waayeen mareykanka iyo YHD.

Mid kamida maraakiibta ugu muhiimsan Mareykanka ayaa sida ad ka arki kartan sawirrada holcaya kadib markii gantaal ay ku dhufatay Iran goordhow.

Maraykanka oo ka hadlaya isbahaysiga si uu maraakiibta ugu galbiyo marin biyoodka Hormuz

0

Isniin 16 March 2026 {HMC} Markii uu ku soo laabtay Washington isaga oo ka soo duulay Florida habeennimadii Axadda, madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka jawaabay su’aalo la xiriira suurtagalnimada in la abuuro isbaheysi lagu galbiyo maraakiibta mara marinka Hormuz.

Waxa uu sheegay in maamulku uu kala hadlay “ilaa toddobo” dal sidii ay “boliiska” marin biyoodka Hormuz, wuxuuna Shiinaha u magacaabay in uu ka mid yahay dalalkii uu Mareykanku la hadlay.

Ma uusan magacaabin dalal kale oo uu u tagi lahaa, laakiin wuxuu soo koriyay Nato iyo dalal kale oo uu aaminsan yahay inay u baahan yihiin “inay difaacdaan dhulkooda,” isagoo ku qeexay dhulkaas “meesha ay ka helaan tamartooda”.

Wareysi uu siiyay Financial Times ayuu Trump sidoo kale ku sheegay “inay aad ugu xun tahay mustaqbalka Nato” haddii xulafada aysan gacan ka geysan sugidda marin biyoodka Hormuz.

 

Koonfur Galbeed oo beenisay inuu xalay dagaal ka dhacay Baydhabo

0

Isniin 16 March 2026 {HMC} Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Koonfur Galbeed, Maxamed Ibraahim Bilaal, ayaa beeniyay warar sheegaya inuu xalay dagaal ka dhacay magaalada Baydhabo, sida baraha bulshada lagu faafiyay.

Wasiirka oo wareysi siiyay warbaahinta ayaa sheegay in xaaladda Baydhabo ay deggan tahay, isla markaana nolol maalmeedka uu si caadi ah u socdo, inkastoo warar kale ay sheegayaan in hoobiye lagu tuuray mid ka mid ah saldhigyada ciidanka Koonfur Galbeed, kaddibna ciidamadu ay rasaas kaga jawaabeen.

“Baydhabo rasaas kama dhicin. Aniga laftaydu bartamaha magaalada ayaan joogaa,” ayuu yiri wasiirku, isagoo si gaar ah u diiday wararka sheegaya in rasaas laga maqlay magaalada ama in kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen ciidanka amniga.

Wasiirka ayaa sidoo kale ku eedeeyay kooxo ku sugan magaalada Muqdisho inay faafinayaan warar uu ku tilmaamay “been iyo dacaayad,” isagoo sheegay in ujeedadu tahay in la abuuro cabsi iyo jahawareer.

Dhanka kale, wasiirku wuxuu sheegay in Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed uu ku sugan yahay magaalada barakeysan ee Makka, halkaas oo uu ku gudanayo cibaadada Cumrada.

Waxa uu sheegay in xiriirka u dhexeeya dowlad-goboleedka iyo dowladda federaalka uu caadi yahay, isagoo sheegay in xiisad u dhaxaysa aysan jirin.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa soo baxaya warar sheegaya in xiriirka Dowladda Federaalka iyo Koonfur Galbeed uu qarka u saaran yahay inuu burburo, iyadoo loo sababaynayo khilaaf isa soo tarayey oo uu dhexeeyey labada dhinac.

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka 15/3/ 2026.

0

AXAD  15 March 2026 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka Ee Warbaahinta HMC Soomali Tv.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.