Home Blog Page 3015

Maxay tahay Sababta Ciyaar Fiinal ah oo xalay ka dhici laheyd Sacuudiga ay u baaqatay.

0

Sabti Dec:-30-2023-{HMC} Waxaa xalay lagu waday in garoonka kubadda cagta ee Riyaad ee Al-Awwal ee Boqortooyada Sacuudiga ka dhacdo ciyaar fiinaal ah oo u dhaxeysay kooxaha kubadda cagta ee Galatasaray iyo Fenerbahce ee ka dhisan dalka Turkiga.

Ciyaarta finalka ee Super Cup-ka Turkiga ayaa si lama filaan ah u baaqatay , xilli taageerayaasha tikitka ciyaarta jartay ay soo xaadireen garoonka , lana filayay in ciyaarta oo aheyd mid lawada sugayay bilaabato.

Khilaaf soo kala dhax galay masuuliyiinta labada kooxood ee ka dhisan dalka Turkiga iyo marti-galiyaasha ciyaarta ee Sacuudiga ayaa sabab u noqotay in ciyaartan dib loo dhigo, kaddib markii boorar ay wateen labada koox loo diiday in ay garoonka la galaan.

Sacuudiga ayaa diiday in garoonka ciyaarta ka dhaceysay ciyaartoyda labada koox ee Galasataray iyo Fenetbache la galaan boorar ay ku qoran yihiin aabbaha “sharafta leh ee Turkiga casriga ah” Mustafa Kemal Ataturk.

Ciyaartoyda labada kooxood ayaa sidoo kale loo diiday in gudaha garoonka la galaan funaanado uu ku sawiran yahay Ataturk oo ahaa hoggaamiyha aas aasaha Turkiga, sidoo kale soo noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee Turkiga sannadkii 1923-dii.

{DAAWO MUQAALKA} Maxkamadaynta Aadan oo ka tirsanaa AS, kufsi dhac iyo Arimo kallana ku eedeysan.

0

Sabdi Dec:-30-2023-{HMC} Maxkamadaynta Aadan oo ka tirsanaa AS, kufsi dhac iyo Arimo kallana ku eedeysan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan sanbaloolshe “Amniga Caasimada sugidiisa Waxaa Gacan weyn ka qaatay macawisleyda.

0

Sabdi Dec:-30-2023-{HMC} Xildhibaan sanbaloolshe “Amniga Caasimada sugidiisa Waxaa Gacan weyn ka qaatay macawisleyda.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

Nin Mareykan ah oo ku biiri rabay AS oo la qabtay.

0

Sabti Dec:-30-2023-{HMC} Nin u dhashay Dowladda Mareykanka oo doonayay in uu ku biiro kooxda AS ayaa 14-kii bishan lagu qabtay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, waxaana ninkan lagu eedeeyay ku biirista koox argagaxiso ah.

Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa sheegtay Karrem Nasr oo 23-sanno jir ah uu damacsanaa in uu kamid noqdo kooxda AS, waxa ayna xustay in ninkan dhiiro-gelin ka helay weerarkii Xamaas ku qaaday Israa’iil 7-dii October.

“Sida la sheegay, Karrem Nasr, wuxuu dhiirro-gelin ka helay weerarkii ba’naa ee ay Xamaas qaadeen 7-dii Oktoobar, isagoo ku talogalay inuu sameeyo jihaad ka dhan ah Ameerika iyo xulafadiisa,” ayuu yiri xeer-ilaaliyaha Mareykanka Damian Williams.

Ninkan lagu eedeeyay in uu ku biiri rabay AS ayaa kasoo tagay Mareykanka bishii July ee sannadkan, waxa uuna bilooyin ku sugnaa dalka Masar , kahor inta uusan kasoo degin magaalada Nairobi laguna xirin.

Laamaha ammaanka Dowladda Kenya ayaana ninkan u gacan-geliyay sirdoonka Mareykanka, waxaana ninkan maalintii Khamiista aheyd dib loogu celiyay dalka Mareykanka, halkaas oo la filayo in lagu maxkamadeeyo.

{DAAWO MUQAALKA} Sheekh Cabduqaadir Soomow”aminga ay heystaan shacabka caasimadda dhawaanahaan lama arag”.

0

Sabdi Dec:-30-2023-{HMC} Sheekh Cabduqaadir Soomow”aminga ay heystaan shacabka caasimadda dhawaanahaan lama arag”.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweynaha Somaliland iyo Wefdigii Uu Hoggaaminayay ayaa dib ugu laabtay Somaliland.

0

Sabdi Dec:-30-2023-{HMC} Madaxweynaha Somaliland iyo Wefdigii Uu Hoggaaminayay ayaa dib ugu laabtay Somaliland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Ra’isul Wasaare Xamse oo ka hadlay Geerida Xildhibaan hore Ioo lagu dilay Muqdisho

0

Sabdi Dec:-30-2023-{HMC} Ra’isul Wasaare Xamse oo ka hadlay Geerida Xildhibaan hore Ioo lagu dilay Muqdisho

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} “SSC waan taageersanahay “haddii Deni xanuunsado meel lagu daweeyo ma leh Puntland “Musharrax Jebiye

0

Sabdi Dec:-30-2023-{HMC} “SSC waan taageersanahay “haddii Deni xanuunsado meel lagu daweeyo ma leh Puntland “Musharrax Jebiye

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Isimadda Puntland “Waa in doorshada lagu galaa 49Mudane xildhibaan taasi oo dastuurka oggolyahey.

0

Sabdi Dec:-30-2023-{HMC} Isimadda Puntland “Waa in doorshada lagu galaa 49Mudane xildhibaan taasi oo dastuurka oggolyahey.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Radio Hiiraanweyn.{30/12/2023}

Sabti December-30-2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :Abdimajid Abdirahman Addan

Farsamadii :Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO