Home Blog Page 302

Dhaxal-sugaha boqortooyadda Sacuudiga, oo billaabay inuu ku qanciyo Trump in uu faragiliyo Dagaalka Suudaan.

0

Arbaco 19 Nov 2025 {HMC} Dhaxal-sugaha boqortooyadda Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa billaabay inuu ku qanciyo Trump, inuu Mareykanka farageliyo xaaladda Suudaan , si loo joojiyo dagaalka soo bilowday April,2023, sida ay werisey Reuters.

Sacuudigu, wuxuu ka soo horjeedaa awoodda is ballaarinaysa ee kooxda RSF , kuwaasoo hadda gacanta ku dhigay hub casri ah oo ay ka helayaan Imaaraadka Carabta.

Talyaaniga oo shaaca ka qaaday inuu Ruushka billaabay dagaal ka dhan ah Yurub.

0

Arbaco 19 Nov 2025 {HMC} Wasiirka difaaca Talyaaniga, Guido Crosetto ayaa shaaca ka qaaday inuu Ruushka billaabay dagaal ka dhan ah Yurub, isagoo beegsanaya kaabeyaasha muhiimka ah, doorashooyinka, ra’yi-caamka bulshada, iyo silsiladaha sahayda, wuxuu ku tilmaamay wax lala yaabo inaysan jirin wax iska caabin iyo falcelin ah oo ay reer galbeedka ka sameynayaan arrimahan.

Crosetto wuxuu ku doodaya in Midowga Yurub iyo NATO ay aad gaabis u yihiin, isla markaana loo baahan yahay tallaabo degdeg ah oo lagu xoojinayo difaacyada internetka, AI-ga, iyo ka hortagga marin-habaabinta, isaga oo ka digaya in Ruushku ku guuleysan karo dagaalkan haddii ay sii socoto daalka iyo gaabinta reer Galbeedka.

Wuxuu soo jeediyay in la sameeyo xarun Midowga Yurub u gaar ah oo lagu wajaho dagaalka isku-dhafan, iyo in la dhiso ciidan ka hortagga weerarrada internetka oo ka kooban 1,500 xubnood.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 19-11-2025

0

Abaco 19,Nov 2025 {HMC} Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 19-11-2025

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Shirka Amniga G/kalbeed oo lagu qabtay Baydhabo.

0

Wednesday November 19, 2025 {HMC} Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo diiradda lagu saaray Arrimo Muhiim ah oo ku saabsan Maamulka iyo Horumarinta Adeegyada Bulshada.

Golaha Wasiirada ayaa si aqlabiyad leh u Ansixiyeen Miisaaniyadda Koonfur Galbeed ee sanadka soo socda. Miisaaniyaddan ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo Adeegyada Dowladnimo kor loogu qaado Amniga, Caafimaadka, Waxbarashada, iyo dib u dhiska kaabeyaasha Dhaqaalaha.

Sido kale Wasiirka Qorshaynta ayaa Golaha Wasiirada la Wadaagay Qorsha Howleedka Shanta sano ee soo socda ee ay Diyaarisay Wasaarada kuwaas oo ay kamid yihiin Siyaasada loo dhanyahay, Isbeddel Dhaqaale oo Waara, Hormarinta Bulshada , Deegaanka iyo Adkeysiga Cimilada

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Golaha Wasiirada dadaalka ay ku bixiyeen diyaarinta iyo dib u eegista miisaaniyadda, isaga oo ku boorriyey in la dardar-geliyo hirgelinta qorshayaasha ku jira miisaaniyadda cusub si shacabka Koonfur Galbeed ay uga faa’iideystaan.

Shirka ayaa sidoo kale lagu falanqeeyey arrimo la xiriira amniga, qorsheyaasha horumarineed, iyo xoojinta wada shaqeynta hay’adaha Dowlada.

{DAAWO MUQAALKA} Eedeysanihii Deeq Jaamac Dilay oo lasoo taagay Maxkamadda Guriceel.

0

Abaco 19,Nov 2025 {HMC} Eedeysanihii Deeq Jaamac Dilay oo lasoo taagay Maxkamadda Guriceel.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Ilhaan Cumar oo Digniin Adag ujeedisay Madaxweyne Trump.

0

Arbaco Nov 19, 2025 {HMC} Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongareeska ee dalka Mareykanka ayaa baraheeda bulshada ku daabacday qoraal ay ku sheegayso in ay u codeysay “haa” arrinta ku saabsan fasixitaanka faylasha Epstein oo Trump u uku jiro.

“Waxaan u codeeyay HAA in la sii daayo faylasha Epstein” ayay ku tiri qoraalkeeda.

Waxey intaa raacisay,“Kuwa ka badbaaday xadgudubkii Epstein—iyo dhammaan dadka ka badbaaday xadgudubka iyo tahriibinta galmada—waxay mudan yihiin caddaalad”.

Sidoo kale waxey muujisay in tallaabadaan loogu codeyay faylasha ay tahay mid muhiim ah,“Maanta waa tallaabo muhiim ah oo lagu raadinayo runta lana hor keenayo mas’uuliyadda hay’adaha iyo dadka ugu awoodda badan,”.

Shirka Baarlamaanka Ururka Bulshada Bariga Afrika Oo Muqdisho ka Furmayo.

0

Arbaco Nov 19, 2025 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa dhiggiisa Kenya ku casuumay shirka guddoonka Ururka Bulshada Bariga Afrika ee qabsoomaya May 2026.

Aadan Madoobe ayaa billaabay in uu casumaad u fidiyo Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Dalalka xubnaha ka ah Ururka Bulshada Bariga si ay ugu diyaargaroobaan, waxaana mas’uuliyiinta uu la kulmay kamid ah Dhiggiisa Kenya Moses M. Wetang’ula.

Soomaaliya oo xubin ka ah Ururka Bulshada Bariga Afrika ayaa dhexgashay hay’adaha kala duwan ee Ururkaas, waxa ay si joogta ah u xaadirtaa shirkooda waxaana dhowaan la magacaabay Xildhibaannada ku metalaya Baarlamaanka EAC.

Maxaa Sababay in hoos u dhacaan Deeqaha Caalamka ee Puntland laga fulin jiray.?

0

Arbaco Nov 19, 2025 {HMC}  Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa soo bandhigtay miisaaniyadda sanadka 2026, taas oo muujinaysa hoos-u-dhac ku yimid mashaariicda caalamiga ah iyo qorshaha maalgelinta guud ee dowladda.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Axmed Jaamac Jowle, ayaa sheegay in sanadkan kororka ugu weyn uu ka yimid dakhliga gudaha oo kordhay 16%. Si kastaba ha ahaatee, xogta miisaaniyadda ayaa muujinaysa in mashaariicda caalamiga ah ay hoos u dhacayaan 32% marka loo barbardhigo sanadkii hore.

Miisaaniyadda Puntland ee 2026 ayaa lagu qiyaasay $315,783,344, taas oo ka hooseysa miisaaniyaddii 2025 oo ahayd $466,840,762. Hoos-u-dhaca miisaaniyadda guud wuxuu gaarayaa qiyaastii 32.3%.

Sida ku cad qorshaha 2026, 57% ayay hoos u dhacayaan mashaariicda caalamiga ah, marka la barbar dhigo qoondada 2025. Isbeddelkan ayaa la filayaa inuu saameyn ku yeesho adeegyada bulshada oo ay ka mid yihiin caafimaadka, waxbarashada, biyaha iyo kaabayaasha dhaqaalaha, maaddaama mashaariicda taageerada caalamiga ahi door muhiim ah ka ciyaaraan maalgelinta adeegyadaas.

Si kastaba ha ahaatee, Puntland ayaa u sababaysay hoos u dhaca mashaariicda caalamiga ah hoos u dhac guud oo ku yimid deeqihii caalamka laga heli jiray, taasoo sababtay in hay’ado badan ay joojiyaan ama yareeyaan mashaariicdii ay ka wadeen gudaha Puntland.

Somaliland declares coordinated internet price hike ‘illegal’ after public outcry

0

Wednesday November 19, 2025 {HMC} Somaliland’s government has declared the recent internet price hike by telecommunications companies “completely illegal,” saying the coordinated increase violated the region’s free-market principles before it was reversed under intense public pressure.

Speaking to reporters in Hargeisa on Tuesday, a government committee tasked with reviewing the issue said telecom firms had no legal basis to jointly raise prices on August 8, calling the move a direct threat to competitive market practices.

Communications and Technology Minister Jamaal Mohamed Jama said the committee met with internet service providers and reviewed their justification for the price increase before ruling that the coordinated action could not stand. He said the companies’ decision to raise prices simultaneously amounted to an unlawful agreement that distorted market conditions.
Aviation and Airports Development Minister Fu’aad Ahmed Nuux, who read the committee’s decisions to the media, said any business arrangement that harms the public including companies aligning their prices at the same level and at the same time is prohibited under Somaliland’s market system.

He stressed that Somaliland operates a free-market model, meaning prices must rise or fall based on demand, supply, and competition, not through coordinated action among service providers.

Telecommunications companies raised internet prices on August 8, triggering widespread public outcry across major towns and on social media. The backlash forced the companies to withdraw the increase within days, underscoring the public’s reliance on affordable connectivity and the sensitivity surrounding digital access in the region.

Source Hiiraan online

Trump hosts Saudi Arabia’s Mohammed bin Salman: Five key takeaways

0

Wednesday November 19, 2025 {HMC} Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman has received a warm welcome to the White House from United States President Donald Trump in a visit that has emphasised the deepening ties between Riyadh and Washington.

The White House rolled the literal red carpet out for Prince Mohammed, known as MBS, on Tuesday. Trump greeted him with a ceremony that featured marching bands, flag-carrying horsemen and a military flyover.

The opulent display of hospitality signalled Trump’s embrace of what he sees as a new Middle East driven by financial investments and US partnerships with allies in the region, chiefly Saudi Arabia.

After Prince Mohammed’s arrival through the South Portico, he and Trump took questions from journalists in the Oval Office. The two leaders spoke of business opportunities, peace, artificial intelligence and the tech business.

The Trump-MBS meeting also led to major announcements, including in the already strong defence relationship between the US and Saudi Arabia.

Here are the key takeaways from the meeting:

‘Good talks’ on Saudi Arabia-Israel ties
In recent months, Trump has repeatedly said he would like Saudi Arabia to join the so-called Abraham Accords, which established formal relations between Israel and several Arab countries.

On Tuesday, Prince Mohammed and Trump signalled possible progress on the issue without providing details or a timeline for a potential deal. The crown prince, however, did reiterate that Riyadh wants to advance the establishment of a Palestinian state as part of a potential agreement.

“We believe having a good relation with all Middle Eastern countries is a good thing, and we want to be part of the Abraham Accords,” Prince Mohammed told reporters.

“But we want also to be sure that we secure a clear path [to a] two-state solution. And today we have a healthy discussion with Mr President that we’ve got to work on that, to be sure that we can prepare the right situation as soon as possible to have that.”

Saudi officials have previously stressed that Riyadh is committed to the Arab Peace Initiative, which conditions the recognition of Israel on the establishment of a Palestinian state.

Trump said he had “good talks” with Prince Mohammed about the issue.

“We talked about one state, two states. We talked about a lot of things. In a short period of time, we’ll be discussing it further too,” the US president said.

Major non-NATO ally status for Saudi Arabia and a defence deal
At a black-tie dinner he hosted at the White House for the Saudi leader, Trump announced the US has decided to recognise Riyadh as a “major non-NATO ally”.

That status allows a country expedited access to US military hardware, sales and other cooperation without some of the elaborate licensing protocols that other buyers of advanced American weapons systems need to go through.

Saudi Arabia joins 19 other countries that are major non-NATO allies of the US: Argentina, Australia, Bahrain, Brazil, Colombia, Egypt, Israel, Japan, Jordan, Kenya, Kuwait, Morocco, New Zealand, Pakistan, the Philippines, Qatar, South Korea, Thailand and Tunisia. The US also treats Taiwan at par with major non-NATO allies.

Separately, the White House announced that Trump and MBS signed a strategic defence agreement “that strengthens our more than 80-year defense partnership and fortifies deterrence across the Middle East”. Details of the agreement are unclear, but the White House said it would secure “new burden-sharing funds from Saudi Arabia to defray US costs” and would affirm that the “Kingdom views the United States as its primary strategic partner”.

The agreement comes weeks after Saudi Arabia signed a mutual defence agreement with Pakistan following Israel’s September attack on Qatar, which had sparked concerns across the region over whether the US could be trusted by its Gulf allies as a security partner.

On Monday, Trump confirmed that he will authorise the sale of F-35 fighter jets to Saudi Arabia.

During the meeting with MBS, he said the jets would not be downgraded to ensure Israel’s military superiority in the region, a departure from a US policy known as “qualitative military edge”.

“They’d like you to get planes of reduced calibre. I don’t think that makes you too happy,” he told the Saudi crown prince.

“They’ve been a great ally. Israel has been a great ally, and we’re looking at that exactly right now. But as far as I’m concerned, I think they are both at a level where they should get top of the line.”

Trump says Iran wants deal

Trump once again expressed pride in the US strikes against Iran’s nuclear facilities in June.

“We did that on behalf of everybody, and the outcome was extraordinary because we have the best pilots, the best equipment, the best planes, the best everything,” he said.

The US president later shifted to a softer tone on Iran, saying Tehran is seeking a diplomatic resolution with Washington, which has sought the dismantlement of its nuclear programme.

“I am totally open to it, and we’re talking to them,” Trump said.

“And we start a process. But it would be a nice thing to have a deal with Iran. And we could have done it before the war, but that didn’t work out. And something will happen there, I think.”

Saudi Arabia’s official news agency, SPA, had reported that MBS had received a handwritten letter addressed to him from Iranian President Masoud Pezeshkian before his trip to Washington. No details were available about its content.

On Tuesday, Prince Mohammed said Saudi Arabia would back a US-Iran deal.

“We will do our best to help to reach a deal between the United States of America and Iran,” he told reporters.

“And we believe it’s good for Iran’s future to have a good deal that would satisfy the region and the world and the United States of America.”

$1 trillion in investments?

At the outset of the two leaders’ public remarks, Trump expressed gratitude for anticipated Saudi investments in the US, which he said will be in the hundreds of billions of dollars.

“I want to thank you because you’ve agreed to invest $600bn into the United States. And because he’s my friend, he might make it $1 trillion, but I’m going to have to work on him,” Trump said.

He added that the Saudi funds will create jobs and resources for US companies and Wall Street investment firms.

For his part, MBS said the Saudi investments in the US will likely rise to $1 trillion.

“The agreement that we are signing today in many areas – in technology and AI, in rare materials, magnet, etc – that will create a lot of investment opportunities,” he said.

The crown prince echoed Trump’s assessment that the US is now the “hottest country” in the world, adding that the kingdom wants to be part of the “foundation of emerging technologies” in the US.

Praise and smiles

Trump and MBS were all smiles as they exchanged flattering comments from the moment the crown prince arrived at the White House.

At one point, Trump reached for Prince Mohammed’s hand and held it as he criticised former US President Joe Biden for giving MBS only a fist bump when he visited Riyadh during the COVID-19 pandemic in 2021.

“I grabbed that hand. I don’t give a hell where that hand’s been,” Trump said.

The US president described the Saudi crown prince as “fantastic” and “brilliant”.

“We have an extremely respected man in the Oval Office today, and a friend of mine for a long time – very good friend of mine,” Trump said.

“I’m very proud of the job he’s done. What he’s done is incredible in terms of human rights and everything else.”

The US president went on to rebuke an ABC News reporter for asking a challenging question of Prince Mohammed, accusing her of disrespecting his guest.

When the same journalist later asked Trump why he would not voluntarily release government files related to sex offender Jeffrey Epstein, Trump said ABC News’s broadcasting licence should be revoked.

“You’re a terrible person and a terrible reporter.”

About the same time as Trump welcomed MBS, the US House of Representatives passed a bill to compel the release of the Epstein files.

Source Al-Jaziira