Home Blog Page 3023

{DAAWO MUQAALKA} Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay Saddex ka mid ah shaqsiyaad dhawaan ay so bandhigeen AS.

0

Arbaco December-27-2023-{HMC} Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya {NISA} ayaa gacanta ku dhigtay Saddex ka mid ah shaqsiyaad dhawaan ay so bandhigeen Al shabaab kadib markii ay tagay deegaanada ay Al shabaab si ay iskugu dhiibaan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBXINTA 

At least one civilian dead after Mortar Attack in Mogadishu

0

Wednesday December-26-2023-{HMC} At least one civilian killed and other were injured in Mogadishu on Wednesday by mortar shells that ware likely targeting the Presidential palace in the capital Of Somalia.

According to residents one of the mortar shells hit the victim’s house in neighborhoods near the Presidential palace.

No one has claimed responsibility for mortar attack, but Al Shabab militants typically claim attacks.

 

{DAAWO SAWIRADA} Maxay kawada hadleen G/ SODMA & Xildhibaan Hodan Xasan oo katirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota

0

Arbaco December-27-2023-{HMC} Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta xarunta Dhexe ee Hay’addaas ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo katirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee Dalka Maraykanka.

Maxamuud Macallin ayaa Xildhibaan Xasan waxa uu u faah-faahiyay howlaha shaqo ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka SODMA ee ka falcelinta daadadka roobka, Fatahaadda Webiyada & ka digista khataraha.

Xildhibaan Hodan ayaa markii ay dhagaysatay warbixinta Guddoomiyaha Hay’adda SODMA waxaana ay ballanqaaday in ay samayn doonto olole dhinaca qurba-joogta ah si loo helo kaalmo Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ay gaarsiiso dadka garabka u baahan.

Guddoomiye Maxamuud Maxamed Cabdulle ayaa dhankiisa soo dhoweeyay go’aanka Xildhibaan Hodan Xasan waxaana uu ku tilmaamay tallaab muhiim ah oo sare u qaadi karta howlaha shaqo ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka SODMA ay bulshadu u hayso.

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan, Agaasimaha xarunta howlgallada gurmadka degdega ah & Mas’uuliyiin kale oo katirsan SODMA ayaa kulankaan goobjoog ka ahaa.

SODMA waa Hay’adda Dowladda Federaalka sida gaarka ah ugu qaabilsan ka jawaabista xaaladaha bani aadamnimo ee Soomaaliya, ka digista halista ama khataraha lasii saadaalinayo & in ay kaalmooyinka kala wareegto Dowladaha iyo Hay’adaha kala duwan.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn

0

Arbaco December-27-2023-{HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo xirtay wadooyinka galo Madaxtooyada Puntland

Talaado December-26-2023-{HMC} Ciidamo katirsan kuwa madaxtooyada Puntland oo ka cabanaya mushaar la’aan baahsan ayaa isbaaro dhigtay waddada laamiga ee gasha madaxtooyada iyo wasaaradaha ee magaalada Garowe.

Ciidamadan oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka ayaa u diiday gaadiidka dadweynaha iyo kuwa maamulka inay isticmaalaan waddadan, oo ah waddo aad u mashquulsan oo ay ku yaallaan xarumo dowladeed iyo hotelo waawayn.

Ciidamadan ayaa sheegay inay muddo dhowr bilood ah yihiin mushaar la’aan, iyagoo sheegay madaxweyne Deni inuu mushaarkooda u isticmaalayo ololaha doorashada, waxayna sheegeen in aysan arrintaas u dulqaadanayn.

Saraakiil katirsan ciidamada ayaa ku howlan in ciidamada iyo saraakiisha gadoodsan lagu qanciyo inay furaan waddada ay xirteen, wallow ay ku gacan sayreen markii hore saraakiil madaxtooyada ka socotay oo isku dayday inay ku qanciyaan in la xallinayo cabashadooda.

Dhacdadan ayaa kusoo aaday, iyadoo maalmo ka hor ay ciidamo maleyshiyaad ah u diideen inay garoonka Garowe kasoo degto diyaaradda Qaadka keenta. Waxayna ka cabanayeen in maamulku cid gaar ah u xiray soo dajinta qaadka ka yimaada dalka Kenya.

Arrimahan oo idil ayaa kusoo beegmaa, iyadoo madaxweyne Deni uu habeen dambe ku dhawaaqayo inuu mar labaad u sharraxan yahay xilka madaxweynaha Puntland, xilli lagu dhaliilayo in uu ku fashilmay bixinta mushaaraadka shaqaalaha dowliga ah iyo ciidamada, kuwaas oo aan dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay wax xuquuq ah helin, sida aan kasoo xiganay xubno iyaga katirsan.

{DAAWO MUQAALKA} Aragtida Shacabka Muqdisho ee ku aaddan kulanka dadweynaha iyo Madaxweynaha JFS.

0

Arbaco December-27-2023-{HMC} Aragtida Shacabka Muqdisho ee ku aaddan kulanka dadweynaha iyo Madaxweynaha JFS.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Goobihii waxbarashada Magaalada Baladweyne oo Dib u furmay.

0

Arbaco December-27-2023-{HMC} Goobihii waxbarashada Magaalada Baladweyne oo Dib u furmay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Isbitaal As qalabkisii qaateen oo dadka Deeganka ay isku xilqaamen inay Dib u qalabeeyaan.

0

Arbaco December-27-2023-{HMC} Isbitaal As qalabkisii qaateen oo dadka Deeganka ay isku xilqaamen inay Dib u qalabeeyaan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

 

Family desperate for clues after B.C. trucker goes missing following delivery in Winnipeg on Friday

0


Ozten Shebahkeget
Wednesday December 27, 2023

Farah Ali Mohamud, 34, last spoke to family Friday but hasn’t been heard from since

A 34-year-old truck driver from British Columbia has been reported missing after family said he stopped communicating with them shortly after arriving in Winnipeg for a delivery on Friday.

Farah Ali Mohamud works for Reef Trucking Enterprises and drove from Vancouver to Winnipeg to deliver a load on Friday morning, according to his father, Ali Mohamud Ali.

The 34-year-old is a father of three young children and moved to Canada from Somalia in 2011, said Ali.

Mohamud was supposed to pick up another load Saturday around 9 a.m. that morning, said Ali. His son’s wife last heard from him on Friday between 5 to 5:30 p.m.

“Since then, there has been no communication,” Ali told CBC News on Tuesday.

Ali said GPS last pinged his son’s truck in the parking lot of West Broadway’s Sherbrook Inn hotel on Friday at about 5:30 p.m., but he’s not sure if Mohamud was in the vehicle.

“We don’t know who drove the truck here,” he said.

‘Shocking for the entire community’
The worried father said he drove to Winnipeg from Edmonton to find his son and is working with local police.

“So far, we haven’t gotten any clear picture of what they’ve found,” he said.

“We are going to be here until we find the answers…. We are hoping for positive results to come out.”

On Tuesday, Winnipeg police confirmed that a missing report for Mohamud had been made by family members on Saturday and that an investigation had been initiated to find him, but could not offer further details.

Saiyed Ahmed, a family friend, said it’s a challenging time as the holidays mean added delays for the search for Mohamud, and his family is also unfamiliar with the city.

Ahmed has been helping spread word about Mohamud’s disappearance in Winnipeg’s local Somali community through social media.

He said Mohamud’s disappearance was unexpected for his friends and family.

The 34-year-old’s disappearance also hits “close to home” for Ahmed, since he said Mohamud was a family man just like him.

“It’s very shocking for the entire community, particularly [for] the family of Farah.”

 

QRCS provides surgical, medical care for IDPs in Somalia

0


Wednesday December 27, 2023

The representation office of Qatar Red Crescent Society (QRCS) in Somalia recently completed a medical convoy for general surgery and urology at De Martini Government Hospital in Mogadishu.

Carried out in co-operation with Somalia’s Ministry of Health (MOH), the project’s cost was $114,212 (QR416,302), an official statement from QRCS said.

The inauguration ceremony was attended by a QRCS delegation that comprised Dr Mohamed Salah Ibrahim, Director of the Relief and International Development Division and Rushdi Abdelkhaleq Bamasoud, Monitoring and Evaluation Expert as well as the hospital’s management.

The 17-day project aimed to treat the poorest and most vulnerable patients across and around Mogadishu, especially the villages and camps hosting internally displaced people (IDPs).

It involved the screening, examination, and clinical diagnosis of 736 outpatients. 494 patients received laboratory tests and medical prescriptions, while 242 others underwent surgeries including 221 and 21 general and urology operations respectively.

Other activities included the rehabilitation of the hospital’s main operating room, by installing surgical light and A/C; restoring walls, ceiling, and floor; and inspecting and maintaining the main power supply lines.

With these results, the project has exceeded the targets in the original action plan, which included 600 medical examinations, 200 procedures, 400 medical prescriptions, and postoperative care for the patients as well as capacity-building for local medical professionals.