Home Blog Page 3028

Somali pirates hijack fishing boat in fourth attack this month

0


Tuesday December 26, 2023

Somali pirates are believed to be behind the fourth attack on a vessel in a month. Security authorities are confirming reports from over the weekend that a Yemeni fishing boat was hijacked and last seen in Somali waters.

UK Maritime Trade Organization (UKMTO) issued an update to an earlier unconfirmed report saying that it believes a Yemeni fishing vessel was hijacked. They are quoting local authorities saying the fishing boat named Emerat-2 was last seen heading north along the Yemeni coast. They described the vessel as being 58 feet (17.7 meters) long with a white hull. It is unclear how many people were aboard.

They are citing the vessel’s last known position as approximately 8 miles north of Eyl, on the southwestern coast of Somalia facing the Arabian Sea. It is in the breakaway Puntland region, which claims to be autonomous. It is the same area where the other recent pirate attacks originated from earlier in December.

Some of the media reports are putting the fishing boat’s location close to the island of Socotra. It has been reported in the past that the island was controlled by pirates.

One of the concerns is that the pirates might be using the smaller fishing boat as a mother vessel. UKMTO cites military authorities who assess that the vessel might be used for future piracy attacks. At the beginning of December, another fishing vessel was seized with Somali media also saying the pirates were threatening to use the vessel as a base of additional attacks unless their ransom demands were met. EUNAVFOR later reported that the first fishing boat had been tracked into Somali waters with the details handed over the Somalia which reported it was arresting the pirates.

EUNAVFOR had said they believed the threat from the first hijacked fishing boat was resolved, but since then Somali pirates have been reported to have unsuccessfully attacked the tanker Central Park and a week and a half ago seized a Navibulgar bulker. While the boarders were captured by the U.S. Navy when they attempted to flee from the tanker, pirates are believed to still be controlling the bulker Ruen.

An official from the Myanmar Seafarers Association (MSF) released a statement today saying that the families have still not been able to make contact with crewmembers aboard the Ruen. They reported that the families are anxious as they have been unable to confirm the situation aboard the vessel. The crew is from Bulgaria and Myanmar. One crewmember was evacuated for medical treatment by the Indian Navy while there had been reports that the captors would be providing phones to the ship’s crewmembers so that they could contact their families.

UKMTO is asking vessels to report suspicious activity especially because of the concern that pirates could be using the smaller ship as a base. EUNAVFOR has been highlighting that the last confirmed piracy incident in the region took place in 2019. Most of the attacks on commercial vessels had taken place before 2014 with only two vessels seized and released in 2017 and one unsuccessful attempt in 2018

{DAAWO MUQAALKA} Maxaad ka taqaanaa wiilka Soomaaliga ah ee markii ugu horeysay garsoore ka noqonaya koobka Q/ Afrika

0

Talaado-December-26-2023-{HMC} Maxaad ka taqaanaa wiilka Soomaaliga ah ee markii ugu horeysay garsoore ka noqonaya koobka Q/ Afrika

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Dastuurka Maamulka Jubbaland oo wax ka badal lagu sameynayo qodobo Xasaasi ah.

0

Talaado-December-26-2023-{HMC} Dastuurka Maamulka Jubbaland oo wax ka badal lagu sameynayo qodobo Xasaasi ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Nabadoon Jaamac(Birre) Muxuu ka yiri 17 xildhibaan ee Sool iyo arrimaha Dooraashada Puntland.

0

Talaado-December-26-2023-{HMC} Nabadoon Jaamac(Birre) Muxuu ka yiri 17 xildhibaan ee Sool iyo arrimaha Dooraashada Puntland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa kasoo baxay kulan dhax maray Madaxweyne Muuse Biixi iyo ganacsatada Maamulkaas

0

Talaado-December-26-2023-{HMC} Maxaa kasoo baxay kulan dhax maray Madaxweyne Muuse Biixi iyo ganacsatada Maamulkaas

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Dalladda Bulshada Rayidka ah ee Puntland oo taageertey bixitaanka maamulka SSC-Khaatumo.

0

Talaado-December-26-2023-{HMC} Dalladda Bulshada Rayidka ah ee Puntland oo taageertey bixitaanka maamulka SSC-Khaatumo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo xubnaha Mucaaradka kas oo waqti badan qaatay.

0

Talaado-December-26-2023-{HMC} Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo xubnaha Mucaaradka kas oo waqti badan qaatay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

TaliskaBooliska soomaliya oo Amray in laga guuro Dhul Dad shacab ah ay degan yihiin

Talado December-26-2023-{HMC} Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa warqad ogaysiis ah oo uu saaray ku wargaliyey “ dadka deggan dhulka dabdamiska Ciidanka Boliiska ee ka soo horjeeda 6-biyaano in la baneeyo dhulkaas”

 

Sidoo kale Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa u qabtay muddo laba bilood ah in ay uga guuraan, waxaana lagu sheegay ogaysiiska in ciddii amarkaas u hogaansami wayda la hor gaynayo “sharciga si tilaabo sharciga waafaqsan looga qaado

 

 

Faransiiska oo dib u celiyay Diyaarad siday Boqolaal Tahriibayaal oo Mareykanka kusii jeeday

Talado December-26-2023-{HMC}  Ciidamada ammaanka dalka Faransiiska ayaa ku xayiray garoon diyaaradeed oo kuyaalla dalkaasi, diyaarad ka timid dalka Hindiya oo ay la socdeen dad ku dhaw saddex boqol oo rakaab ah oo badankood kasoo jeedeen dalka Hindiya

 

Diyaaradan oo kusii jeeday dalka Nicaragua ayaa lagu xayiray dalka Faransiiska, waxaana diyaaradan la sheegay in lagu qabtay magaalada Vatry ee waqooyi bari Faransiiska, xilli diyaarada dooneysay in garoonkaasi ka qaadato shidaal

 

War kasoo baxay dowladda Faransiiska ayaa lagu sheegay in rakaabka tahriibayaasha ah saakay dib loogu celiyay magaalada Mumbai ee dalka Hindia, waxa ayna Faransiiska sheegeen in ay kasoo horjeedaan tahriibka sharci-darada ah

 

Diyaarada dib loo celiyay waxaa ka haray 25 qof oo ay ku jiraan labo caruur ah, kuwaa oo Faransiiska ka codsaday magan-galyo, waxaa sidoo kale ciidamada Faransiiska la hareen labo qof oo lagu tuhmayo in dadkan la celiyay ay tahriibinayeen

 

Dacwad oogayaasha Faransiiska ayaa laba maalmood su’aalo weydiinayey rakaabka diyaarada la socday, kaddib markii si qarsoodi ah loo ogaaday in qaar kamid rakaabka diyaarada saarnaa loo tahriibinayey dalka Maraykanka.

Raysal wasaaraha Israa’iil oo jeediyay hanjabaad horleh xilli xaalad murugsan ay ka jirto Qasa

0

Talado December-26-2023-{HMC}  Raysal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay sii xoojin doonaan dagaalka Xamaas ay kula jiraan.

Isniintii ayuu ka soo laabtay Qasa, wuxuuna Netanyahu u sheegay xubnaha xisbigiisa Likud in dagaalku “uu socon doono waqti dheer, dhammaadkiisuna uusan dhowayn”, isagoo intaa ku daray in askartii uu kula kulmay Qasa ay weydiisteen in dagaalku aanu joogsan oo uu sii socdo ilaa iyo inta laga gaarayo. dhamaadka.

Hadalka raysal wasaaraha Israa’iil ayaa imaanaya xilli xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka uu sheegay in ay qasab tahay in Israa’iil ay hoos u dhigto duqeymaha xooggan ee ay ka waddo Marinka Qasa.

Dagaalka oo sii xoogeysta ayaa xaalka Qasa sii cakiri kara maadama wararka laga helayo aaggaas ay tilmaamayaan in dadku ay wajahayaan cunto yari ba’an iyadoo hay’adaha Qaramada Midoobey ay ka dayrinayaan nolosha halkaa ka jirta.