Home Blog Page 3058

{DAAWO MUQAALKA} Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee Khaatumo ayaa maanta lagu soo dhaweeyey deegaanka Qararo.

0

Sabti, December, 16, 2023 {HMC} Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee Khaatumo ayaa maanta lagu soo dhaweeyey deegaanka Qararo oo hoostaga degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 16/12/2023

0

Sabti-December-16-2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ; Maxamed Ibrahim Axmed

Farsamadii :Cabdimajiid Aweeys isaaq

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

Qorshe culus oo Xamaas ay ka waday Yurub oo la ogaaday

0

Sabti, December, 16, 2023 {HMC}  Iyadoo kooxda Xamaas ay dagaal ba’an kula jirto ciidamada Israa’iil muddo labo bilood ah ayaa xiisadaasi waxay ku sii baaheysaa dunida, gaar ahaan qaaradda Yurub.

Booliska dalalka Jarmalka iyo Denmark ayaa sheegay inay fashiliyeen qorshe ay kooxo hubeysan oo taabacsan Xamaas ay ku dili rabeen dadka Israa’iiliyiinta ee ku nool Yurub, kuwaas oo ay ku tilmaameen xeelado ay ururku samaynayeen.

Saddex qof ayaa lagu xiray Jarmalka, saddex kalena Denmark iyo mid Holland lagu xiray, iyadoo ra’iisul wasaaraha Denmark ay ku tilmaantay shirqoolkaas mid halistiisa leh.

Saraakiisha Xamaas ayaa lagu eedeeyey inay keenaan hub kayd ah oo laga keenay meel aan la shaacin oo Yurub ka tirsan, lana keeno Berlin, si ay u weeraraan xarumaha dadka ka soo jeeda Israa’iil, sida ay sheegeen dacwad oogayaasha Jarmalka.

Jarmalku waxa uu sheegay in 4 ka mid ah todobada qof ee looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin ururka Xamaas ee maamula marinka Qasa, kuwaas oo dagaal aan hore loo arag kula jira maamulka Israa’iil.

Eedeysanayaasha ayaa loo heystaa inay qorsheynayeen weeraro ka dhaca Yurub, sida ay saraakiishu sheegeen, iyadoo aan faahfaahin dheeraad ah laga bixin.

Haya’add la yiraahdo Community Security Trust (CST oo tala ka siina amaanka iyo ilaalinta dugsiyada dadka ka soo jeeda Israa’iil iyo goobahooda kale ayaa sheegtay in warka weerarrada uu saamayn walaac leh ku hayo UK.

Hay’adaha sirdoonka Britain iyo kuwa reer galbeedka ayaa horay uga digay in dagaalka Israa’iil uu sare u qaaday khatarta weerarrada ka dhanka ah Israa’iiliyiinta ku nool Yurub.

Afhayeen u hadlay hey’adda CST ayaa yir, “Taariikh ahaan, Xamaas waligood ma muujin xiisaha ay u qabaan fulinta weeraro argagixiso meel ka baxsan Israa’iil . Waxa jiray hal ama laba goobood sannadihii la soo dhaafay iyaga oo ku xidhan laakiin ma jiraan wax miisaan weyn leh.

Wuxuu intaas ku sii daray, “Laakiin haddii ay tani isbedel ku tahay siyaasadda Xamaas si ay u fuliso weerarrada ka dhanka ah bulshada Israa’iiliyiinta ah ee ka baxsan gobolka, iyadoo la raacayo Iran iyo Hezbollah, taasi aad ayay u khusaysaa. Waxay ka dhigan tahay isbeddel weyn oo ku yimid khatarta lagu hayo bulshooyinka dadka ka soo jeeda Israa’iil. Waxaa jira walaac weyn haddii xarunta Xamaas ay ku amarto dadka Xamaas ee Yurub jooga inay weerar qaadaan.”

16 sano kadib Ciidanka ATMIS oo ka guuaraya Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

0

Sabti, December, 16, 2023 {HMC}  Ciidamada howlgalka ATMIS ee howlgalka Midowga Afrika ayaa lagu wadaa inay beri banneeyaan Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya oo ay muddo dheer sugaayeen amnigeeda, maadaama ay ku sugan yihiin madaxda qaranka.

Xuseen Macallin Maxamuud, oo ah Lataliyaha dhanka amniga ee madaxweynaha ayaa xaqiijiyay in ATMIS ay beri wareejineyso amniga Villa Soomaaliya, taas oo uu sheegay inay qayb ka tahay qorshaha ay amniga dalka kula wareegayaan ciidamada Soomaaliya.

Sida ay ogaatay Warbaahinta, waxaa amniga Villa Soomaaliya beri wixii ka dambeeya la wareegaya ciidanka Madaxtooyada iyo kuwa Booliska gaarka ah oo beddalaya ATMIS.

Ciidamada la wareegaya amniga Villa Somalia ayaa ah kuwa dhowaan tababar xooggan kusoo qaatay dalka Serbia, tababarkaas oo uu ka shaqeeyey safiirka Soomaaliya ee dalkaas Maxamed Cabdullaahi.

Tallaabadan ayaa ka dhigan in hadda kadib amniga xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha ay sugi doonaan ciidamada Soomaaliyeed, taas oo soo gabagabeneysa ciidamadii ajnabiga ahaa ee Madaxtooyada joogay tan iyo sanadkii 2007-dii.

ATMIS ayaa horay u wareejsay xaryooyin ciidan oo ay ku lahayd gobollada dalka, ayada oo ujeedka uu yahay inay si tartiib ah uga baxdo dalka, inta laga gaarayo dhamaadka 2024.

Dowladda Soomaaliya oo haatan waddo dadaal dheeraad ah ayaa qorsheyneysa inay sugato amnigeeda, sidoo kalena ay kala wareegto ciidamada howlgalka ATMIS.

Dhowaan Ra’iisul wasaare Xamza oo ka hadlayay guushii deyn cafinta ayaa sheegay in qorshaha dowladda uu yahay dhisida ciidanka Xoogga iyo la wareegida amniga dalka.

“Waxaa noo dhiman oo dhawaan aan xaqiijin doonaa xoreynta qaybaha ka dhiman dalkeenna, la wareegidda iyo hanashada amniga dalka, marka la gaaro, Insha Allah dabayaaqada sanadka soo socda,” ayuu horay u yiri Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre.

Soomaaliya ayaa haatan ku tallaabsatay horumar ballaaran, waxaana maalmo kahor laga qaaday cunaqabateyntii hubka ee saarneyd, taas oo muhiim ah dagaalka AS.

Somali to sign Treaty of Accession with the East African Community today

0


Saturday December 16, 2023

East African Community Headquarters, Arusha, Tanzania, 15th December, 2023: The Federal Republic of Somalia is inching closer to joining the East African Community with the Horn of Africa nation scheduled to sign a Treaty of Accession with the bloc at State House, Entebbe, Uganda today.

The Treaty of Accession will be signed by Somalia’s President Sheikh Hassan Mohamud and the Chairperson of the Summit of EAC Heads of State, H.E. Salva Kiir Mayardit, who is also the President of the Republic of South Sudan.

The signing ceremony will be witnessed by Ugandan President Yoweri Kaguta Museveni. Also in attendance will be the EAC Secretary General, Hon. (Dr.) Peter Mutuku Mathuki, among other dignitaries.

The Summit of the East African Community (EAC) Heads of State at their 23rd Ordinary Meeting held in Arusha, Tanzania on 24th November, 2023 considered the Report of the EAC Council of Ministers on the Negotiations with the Federal Republic of Somalia into the EAC, and resolved to admit Somalia as a full member of the Community.

The Summit further designated the Chairperson of the Summit, H.E. Mayardit, to agree with Somalia on when to sign the Treaty of Accession of Somalia into the Community.

The Summit further directed that within six (6) months after the signing of the Treaty of Accession, Somalia shall be required to deposit the instrument of ratification with the Secretary General.

The Heads of State also directed the EAC Council of Ministers to develop a roadmap for the integration of Somalia into the Community and report progress to the next meeting of the Summit.

Other Partner States in Africa’s fastest integrating bloc are the Republic of Burundi, Democratic Republic of the Congo, Republic of Kenya, Republic of Rwanda, Republic of South Sudan, Republic of Uganda and the United Republic of Tanzania.

ATMIS to resume troop withdrawal from Somalia next week

0


Saturday December 16, 2023

The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) is set to resume the second phase of the troop withdrawal from Somalia next week.

ATMIS said on Friday that it will reduce its troop presence in Somalia by an additional 3,000 and transfer control of several military bases to Somali security by Dec. 31.

“This marks a significant milestone in the ongoing process of transitioning of security responsibilities from ATMIS to Somalis,” ATMIS said in a statement issued in Mogadishu, the capital of Somalia.

It said the drawdown is in line with the directives of the African Union Communique and the UN Security Council Resolution 2710 (2023).

According to ATMIS, the second phase of the drawdown is informed by the recommendations of the joint technical assessment completed in August.

“This strategic approach aims to align with Somalia’s overarching security transition objectives, ensuring a careful and well-planned reduction in troop presence,” ATMIS said.

In the first phase of the drawdown, which concluded in June, ATMIS withdrew 2,000 troops and transferred control of seven militaries to Somali Security Forces, as mandated by UN Security Council Resolutions 2687 and 2670.

Warship rushes in to investigate suspected pirate attack off Somalia

0


By Jonathan Saul
Saturday December 16, 2023

A Spanish navy ship is sailing at full speed towards a Maltese-flagged commercial vessel that may have been hijacked by pirates off Somalia, the European Union’s Somali counter piracy force said on Friday.

If confirmed, it would be the first successful hijacking involving Somali pirates since 2017 when a crackdown by international navies stopped a rash of seizures in the Gulf of Aden and the Indian Ocean.

EUNAVFOR’s joint operations centre in Spain said it received an alert on Thursday about the “alleged pirate-hijacked vessel” Ruen, which was approximately 500 nautical miles east of Socotra Island, off Somalia.

In Somalia’s breakaway Puntland region, a member of a group that helped organise raids on ships in the past told Reuters he had heard pirates had managed to seize a vessel.

“Six of my pirate friends managed to capture a ship and they will bring it to the coast of the eastern region of Puntland,” Mukhtar Mohamud said by phone from the coastal city of Qandala.

He did not name the vessel and Puntland’s maritime authorities had no immediate comment.

EUNAVFOR said the Spanish warship Victoria had been sent to the scene “in order to gather more information and evaluate further actions”.

“EUNAVFOR remains vigilant to this and other recent piracy-related events in the area of operations, the northwest Indian Ocean and the Red Sea.”

The force added that it was coordinating with the broader international naval Combined Maritime Force.

British maritime security company Ambrey said it believed the Ruen had been hijacked by pirates.

Earlier on Friday, Britain’s maritime body UKMTO said it had received a report from a ship’s security officer who believed the crew no longer had control of a vessel which was currently headed towards Somalia.

The Ruen is managed by Bulgaria’s Navigation Maritime Bulgare, according to data on public shipping database Equasis.

The vessel was last seen under way in the open sea sailing towards Somalia at 1426 GMT, according to ship tracking data on LSEG.

Reporting by Jonathan Saul, additional reporting by Abdiqani Hassan in Garowe and George Obulutsa in Nairobi, Editing by William Maclean, Christina Fincher, Nick Macfie and Andrew Heavens

Deadly al-Shabaab bomb attack claims 4 lives in Garissa

0


Andrew Wasike
Saturday December 16, 2023

Police on Friday confirmed that at least four individuals lost their lives, and two others sustained serious injuries when their four-wheel-drive vehicle was struck by a roadside bomb.

The Improvised Explosive Device (IED) was planted between Egge Dam and Bogyar along Dadaab-Garissa.

Authorities stated that the two seriously injured individuals were rushed to the hospital.

County Commissioner Solomon Chesut noted that security forces had successfully thwarted an attempted al-Shabaab assault in the same vicinity on Dec. 2.

In response to the escalating threat, security measures have been significantly reinforced in the area.

Al-Shabaab began launching attacks in Kenya around 2011, primarily in response to Kenya’s decision to send its troops to Somalia.

The military intervention was prompted by a series of kidnappings in Kenya, including the abduction of tourists and aid workers.

The deadliest and most devastating attack orchestrated by al-Shabaab in Kenya was the assault on Garissa University in April 2015, terrorists stormed the university campus, resulting in the loss of nearly 150 lives and leaving many others injured.

Madaxweynaha Uganda oo soo dhoweeyay Soomaaliya inay si rasmi ah uga mid noqotay EAC

Sabti, December, 16, 2023 {HMC} Madaxweynaha Uganda, Yoweri Kaguta Museveni ayaa Soomaaliya ku soo dhoweeyay xubin ka tirsan Bulshada Bariga Afrika, isagoo ku tilmaamay tallaabadan mid sare u qaadaysa dadaallada ururka gobolka ee lagu xaqiijinayo barwaaqada iyo amniga istiraatiijiga ah ee dadkeeda.

 

Madaxweyne Museveni oo hadalkiisa sii wata ayaa daboolka ka qaaday in tan iyo 1968-kii ay Soomaaliya doonaysay inay ka mid noqoto Bulshada Bariga Afrika, hase yeeshee ay hawshaasi noqotay mid cakiran, taasoo ay ugu wacan tahay xasillooni darro ka jirtay gobolka xilligaas.

 

“Soomaaliya mar hore ayay ka mid tahay bulshada. Waxaan hubaa haddii aad hadda tagto Muqdisho in aad ka heli doonto dukaamada Kenya iyo xataa Uganda. Markaa, waxa hadda socdaa waa uun daahfurka wixii hore uga dhacay dhulka,” ayuu yiri Museveni.

 

Dhankiisa, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey dalalka xubnaha ka ah EAC sida ay u xaqiijiyeen in dalkiisa uu ka mid yahay ururka.

 

Waxa uu sheegay in bulshadu ay astaan u tahay xaqiijinta himilooyinkooda wadajirka ah isla markaana ay tahay ifka rajo mustaqbalka oo ay ka buuxaan fursado badan.

{DAAWO MUQAALKA} 32-Qof oo loo haaysto AS Ayaa maanta la horkeenay Maxkamada Ciidamada qalabka sida 

0

Sabti, December, 16, 2023 {HMC}  32-Qof oo loo haaysto Al shabaab nimo  Ayaa maanta la horkeenay Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya,

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA