Home Blog Page 3064

{DAAWO MUUQAALKA} Gabar Qurux badan oo Raga shukaansada ay uga Baqaan Garka ay leedahay

0

Khamiis, December, 14, 2023 {HMC} Gabar Qurux badan oo Raga shukaansada ay uga Baqaan Garka ay leedahay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} WAR DEG DEG AH:Gabar 12 jir ah oo iska soo tuurtay dabaq shan biyaano ah oo ku yaal Muqdisho…

0

Khamiis, December, 14, 2023 {HMC} Firdowsa Maxamed Cade oo ah gabar 12 jir ah ayaa iska soo tuurtay Dabaq Shan biyaano ah oo ku yaalla Dagmada waabari ee Gobolka Banaadir sida ay Hiiraanweyn u sheekeen Ehelkeeda.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

{DAAWO SAWIRADA} Gargaarkii Ugu Badnaa oo Maanta loo dirtay deegaanada Maamulada Puntland iyo Jubbaland.

Khamiis, December, 14, 2023 {HMC} Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ayaa maanta Laba Doonyo oo sida shixnado gargaar ah u kala dirtay deegaanada dowlad goboledyada Puntland iyo Jubbaland.

Jubbland waxaa Doontii labaad oo gargaar wado oo loo diro deegaanada Mamulkaas, waxaana goobaha gargaarkaan raashinka ah loo diray kajirto xaalad adag oo ka dhalatay daadadkii Elniino.

Doonyahaan waxaa galabtay Dekedda Muqdisho ka sagootiyey Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle.

{DAAWO SAWIRADA} Bur Bur Xoogan oo ka so Gaaray Fatahaadii dhawaan ku dhufatay Magaalada Baladweyne

Khamiis, December, 14, 2023 {HMC} Fatahaadii dhawaan ku dhufatay Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa bur bur xoogan u geysatay ina badan dhismayaashkii magaalada oo ay ugu horeeyaan guryaha dadka ay daganaayeen kuwaas oo Xaafadaha qaar ay biyaha ka sara mareen.

Sido kale fatahaada ayaa dhawac xoogan u geysatay wadooyinka iyo Buundooyinka Magaalada Baladweyne waxaana laga cabsi qabaa in ay godo Buundada nuur xawaad oo ah mida dhawac ugu weyn ay u geysteen Biyaha Fatahaada.

Wadooyinka qaar ayaa go ay ama mesha ka baxay kadib markii ay dulmareen biyaha fatahaada wabiga Shabelle kuwaas oo dul marayay in ka badan 25 maalin oo xiriir ah.

Gudoomiyaha Dagmada Baladweyne Cumar Cismaan Calasoow oo ka hadlaayay dhibaatooyinka ay ku reebtay fatahaada Magaalada Baladweyne ayaa walaac xoogan ka muujiyay isticmaalka buundooyinka ay bisha dhaawaca u geysteen.

Cumar Cismaan Calasoow ayaa sidoo kale sheegay in ay joojiyeen isticmaalka gaadiidka labada buundo ee kala ah Buundadada Nuurxawaad iyo buundo liiq liiqato kadib markii ay ka baqeen in ay dumaan labadaas buundo.

“Lama furidoono labada buundo iyo wadooyinka muhiimka ah ee ay saameyeen Fatahaada wabiga shabelle ilaa laga dayactiro oo laga hagaajiyo dhaawacii ka so gaaray biyaha Fatahaada wabiga shabelle kuwaas oo ay ku dhaxjireen ku dhawaad mudo bil ah “ayuu yiri Gudoomiyaha Dagmada Baladweyne Cumar Cismaan Calasoow.

Mudooyinkii danbe Magaalada Baladweyne si isdabajoog ah ugu so noq noqonaayay Fatahaada uu sameeyo Wabiga Shabelle ee dhaxmaro Magaalada.

Celebrations in Somalia after $4.5bn debt relief

0


Thursday December 14, 2023

Somalia’s government on Wednesday held celebrations in the capital, Mogadishu, after the IMF and the World Bank announced $4.5bn ($3.5bn) in debt relief for the country.

Prime Minister Hamza Abdi Barre says that the relief is “equivalent to relieving every Somali person of a debt of more than $300”.

“This is a testament that our country and our people are financially viable, attracting foreign investment, and we are no longer debt-ridden,” he adds.

The organisations pardoned Somalia’s debt under the Heavily Indebted Poor Countries (HIPC) programme, which was created in 1996 to help poor countries facing an unmanageable debt burden.

The $4.5bn debt relief also includes pardons by other multilateral, bilateral and commercial creditors.

“Somalia’s external debt has fallen from 64% of GDP in 2018 to less than 6 percent of GDP by end 2023,” the institutions said in a joint statement.

PM Barre says the relief is monumental as it will allow Somalia to invest in development programs, revitalise the economy and borrow money from international lending institutions.

Xukunka Guddoomiye ku xigeenkii Dagmooyinka Hodan iyo Xamarwayne ee lagu eedeeyay Ka mid ahaansha AS

0

Khamiis, December, 14, 2023 {HMC} Abuukar Salaad Maxamuud oo Dowladda Soomaaliya kasoo qabtay Xilalka Gudoomiye Ku xiggeenka Arimaha Bulshada Degmooyinka Xamar wayne iyo Hodan 2014-2019 ayaa lagu soo eedeyay in uu ka tirsan Kooxda Argagaxisada uuna u qaabilsanaa dhoofinta iyo soo celinta kuwa dhaawaca ah ama xanuunsan.

Sanadkii 2021 ka Ugunji oo Shabeelaha Hoose ah ayuu iska xaadiriyay si u bilaabo xiriirka Khawaarijta isagoo maraya horjooge ay qaraabo ahaayeen oo khawaarijta ka tirsan oo lagu magacaabo Cabdullahi Ibraahim.

Wareysi ku dhawaad tobon daqiiqo ahaa oo baraha xiriirka dadweynaha gaar ahaan Tegramka ay ku baahiyeen Argagixisada July ee sanadkan ayuu ku sheegay in mar kale shahaadada loo qabtay isla markaana Dowladda ku tilmaamtay gaalnimada ay la jecelyihiin.

Baaris dheer kadib Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidmada ayaa codsaday mudaynta kiiskan waxaana laga ogolaaday Sagaalkii bishaan.

Garsoorka Maxkamadda Ciidamada oo waqti ku filan siisay dhinacyada dacwadda ayaa ugu dambayn maanta ku Xukuntay, Abuukar Salaad Maxamuud Shan-sano oo xabsi ciidan ah.

Sida uu warbaahinta u sheegay Gudoomiyaha Maxkamdda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xassan Cali Nuur Shuute.

Wiilka Madaxweyne Xasan Shiikh oo dib ugu laaban doona Dalka Turkiga si Loo Maxkamadeeyo.

Khamiis, December, 14, 2023 {HMC}  Wiilka uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalmaha soo socda ku laaban doona dalka Turkiga si uu u wajaho maxkamaynta shilkii dhimashada sababay ee uu ku galay magaalada Istanbul, sida uu sheegay wasiirka caddaaladda ee Turkiga Khamiista maanta.

 

“Waxaan wadahadal la yeelanay wasiirka caddaaladda iyo hay’adaha garsoorka Soomaaliya. Waxaa suurtogal u noqon doonta in eedaysanuhu uu yimaado Turkiga oo uu ka qayb qaato hannaanka maxkamadaynta maalmaha soo socda.” ayuu yiri wasiirka cadaaladda Turkiga Yilmaz Tunc oo saxaafadda la hadlay.

 

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee AP in wiilkiisa 40-jirka ah uusan ka cararin Turkiga.

 

Waxa uu sheegay in uu kula taliyay in uu dib ugu laabto oo uu isa soo taago maxkamad. Maxamed Xasan Maxamuud oo ah dhakhtar ayaa ku sugnaa Istanbul maalmo kadib markii uu shilku dhacay, sida uu sheegay madaxweynaha Soomaaliya.

 

“Waxaan sameyn doonaa wax walba oo aan awoodo si aan u xaqiijiyo in wiilkaygu uu ixtiraamo sharciga Turkiga, uuna hor istaago maxkamadaha Turkiga,” ayuu madaxweynaha Soomaaliya ku yiri wareysi looga qaaday xarunta Qaramada Midoobay ee New York.

 

Turkiga ayaa xiriir dhow laleh Soomaaliya tan iyo sanadkii 2011-kii, markaasoo Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan — oo xilligaasi ahaa Ra’iisul Wasaare- uu booqasho ku tagay Soomaaliya si uu u muujiyo taageerada dadka Soomaaliyeed ee la ildarnaa abaaraha.

 

Madaxweynaha Xasan Shiikh oo War ka so saaray kiiskii shilka ahaa ee Wiilkiisa looga haystay Dalka Turkiga.

Khamiis, December, 14, 2023 {HMC}  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in wiilkiisa uusan ka soo cararin dalka Turkiga, kaddib markii shil geystay dhimasho uu ku galay magaalada Istanbul, waxaana uu intaa ku daray in uu wiilkiisa kula taliyay in uu dib ugu laabto oo uu isku soo taago maxkamad.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siinayay wakaaladda wararka ee AP ayaa u sheegay in wiilkiisa oo 40 jir ah, oo dhaqtar ah uu muddo maalmo ah kusii sugnaa goobta uu shilku ka dhacay ee magaalada Istanbul.

“Wuxuu ahaa shil. Muu cararin, ee waxa uu u qabsaday qareen u doodaya,” ayuu yidhi Madaxweynaha oo intaas ku daray in aanu jirin wax amar ah oo lagu xirayo wiilkiisa.

Wuxuu sheegay madaxweynuhu wiilkiisu inuu ganacsi ku leeyahay dalka Turkiga.

“Waxaan kala hadlayaa inuu dib ugu laabto oo uu horyimaado maxkamadda. Laakiin wiilkayga waa nin weyn, “go’aankiisana isaga ayaa iska leh – laakiin taladaas ayaan siinayaa,” ayuu raaciyay.

Madaxweynaha ayaa u tacsiyeeyay qoyska Gocer.

“Waxaan rabaa inaan fursadan uga faa’iidaysto inaan tacsi u diro qoyska Gocer, oo aanan garanayn si aan ula xiriiro. Waxaan la wadaagayaa murugada geerida wiilkooda.

“Waxaan sameyn doonaa wax walba oo aan awoodo si aan u xaqiijiyo in wiilkeyga uu ixtiraamo sharciga Turkiga, uuna hor istaago maxkamadaha dalka Turkiga,” ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya oo wareysigaas ku sheegay xarunta Qaramada Midoobay, halkaas oo uu kusoo bandhigay qorshaha amni ee dowladdiisa.

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa ugu dambayn sheegay inuu Turkigu yahay dal dal walaal la ah Soomaaliya, islamarkaana uu ixtiraameyo shuruucda iyo caddaaladda iyo nidaamka garsoor ee dalkaas.

Somalia’s president says his son didn’t flee fatal accident in Turkey and should return to court

0


BY EDITH M. LEDERER
Thursday December 14, 2023

Somalia’s president says his son didn’t flee Turkey after he was involved in a fatal highway crash in Istanbul, and adds that he has advised his son to go back and present himself to court, which has issued an arrest warrant.

President Hassan Sheikh Mohamud said in an interview with The Associated Press that his 40-year-old son, who is a doctor, stayed at the scene of the crash and remained in Istanbul for several days afterward.

“It was an accident. He did not run away, and he hired a lawyer for this purpose,” the president said. “And there was no arrest warrant. … So, he has a business and he came out of the country.”

Yunus Emre Gocer, a 38-year-old motorcycle courier, died in a hospital Dec. 6, six days after he was hit by a car driven by the president’s son, Mohammed Hassan Sheikh Mohamud, on a busy highway in Istanbul.

Turkish authorities ordered president’s son arrested and barred him from traveling abroad following the motorcyclist’s death, but reports said the younger Mohamud had already left Turkey by the time the warrant was issued.

“He still is linked to the country, and I am talking to him to go back and presenting himself to the court,” the president said. But his son is an adult and “the decision is his — but I am giving that advice,” he added.

The president extended his sympathy to Gocer’s family.

“I want to take this opportunity to send my condolences to the family, which I don’t know how to contact,” he said in Tuesday’s interview. “We share with them the grief of their loss. We are sorry for their loss.”

On Sunday, dozens of people, including motorcycle courier groups, staged a demonstration in Istanbul demanding that the son face trial for Gocer’s death.

Ekrem Imamoglu, the mayor of Istanbul and a prominent opposition politician, tweeted a security camera video of the crash. He claimed the “suspect left Turkey with his hands free” and accused the government of “being too weak to defend the rights of its own citizens.”

Responding to the pressure, Justice Minister Yilmaz Tunc said without elaborating that “international procedures” had been initiated concerning the crash.

“Regardless of their title, everyone is equal before the law and the entire process for the capture of the suspect — including the international procedure — is being carried out meticulously,” Tunc tweeted Sunday.

Separately, Tunc said that an investigation was also launched into police officers who conducted an initial investigation into the collision and allegedly allowed Mohamud to go free.

On Monday, a Somali diplomat in Turkey told The Associated Pressthat the car driven by the president’s son is owned by the Somali Embassy. The president’s family travels with diplomatic passports and had previously lived in Turkey, said the official, who agreed to discuss the case only if not quoted by name.

Turkey has built close ties with Somalia since 2011, when President Recep Tayyip Erdogan — then prime minister — visited the East African nation in a show of support as Somalis suffereed from severe drought. Turkey has provided humanitarian aid, built infrastructure and opened a military base in Somalia where it has trained officers and police.

“I will do everything that I can to make sure that my son respects Turkish law and justice law, and stands in front of the courts in Turkey,” Somalia’s president said in the interview at U.N. headquarters, where he presented a plan for his government to take over security from African Union troops and continue its fight against al-Shabab militants.

“Turkey is a brotherly country,” Mohamud said. “We respect the laws and the justice and the judicial system. As a president of Somalia, I will never allow anybody to violate this country’s judicial system.”

Somalia granted $4.5 billion in debt forgiveness

0


Harun Maruf
Thursday December 14, 2023

The International Monetary Fund and the World Bank approved $4.5 billion in debt forgiveness for Somalia Wednesday after the Horn of Africa nation completed years of financial reforms under the Heavily Indebted Poor Countries Initiative, or HIPC.

The initiative was launched in 1996 by the IMF and the World Bank to help the world’s poorest countries achieve debt sustainability.

In a statement, the IMF and the World Bank said the debt relief will “facilitate access to critical additional financial resources that will help Somalia strengthen its economy, reduce poverty, and promote job creation.”

“Following HIPC Completion Point, Somalia’s external debt has fallen from 64 percent of GDP in 2018 to less than 6 percent of GDP by end 2023,” the statement added.

The Somali government welcomed the debt forgiveness.

“It’s a huge milestone, and we are really proud,” Minister of Finance Bihi Egeh told VOA in an interview.

“To see that Somalia has reached the completion point, it entails a huge achievement. At the same time, it’s also a huge responsibility, because Somalia has to stand on its feet and sustain on the reform gains that has been made over the years and enhance domestic revenue mobilization,” Egeh said.

Somalia is the 37th country to complete the HIPC process, which has been in place since 1996.

The debts are from 1991, when former President Mohamed Siad Barre was ousted, and the state collapsed.

World Bank Country Manager Kristina Svensson said the move gives Somalia a new beginning on its journey to boost the economy.

“This is a huge debt relief for Somalia,” Svensson told VOA Somali in an interview. “This means a fresh start for Somalia, and it’s a very important signal to investors, to [the] private sector.”

The Somali Cabinet in October approved over a $1 billion for next year’s budget, most of it expected to come from external support, as the Somali government is yet to collect revenue from the entire country. Most of the revenue the government currently relies on comes from Mogadishu’s seaport and airport.

Svensson said it is important that the government raises domestic revenues. She said it would be challenging for Somalia to take new loans now that the debt is forgiven.

“Because of the very low revenue, just like if you have a credit card, and you cancel all the debt, you cannot just start taking new debt if you do not have income,” she said.

“Because the revenues are so low, it will be very challenging for Somalia to take on any debt that is not highly concessional, which means they have very favorable conditions.”

Egeh said the government is committed to increasing domestic revenue from its current level of $345 million annually. He said he is not planning to take on new loans.

“We are actually striving to enhancing and strengthening our domestic revenues so that we will be able to meet our domestic operations, and in the near future to also cover some of the development needs,” he said.

Svensson said Somali authorities have shown commitment to reforms, not only during one administration. She said international financial institutions want to see Somalia continue reforms.

“There was one HIPC Completion Point trigger that was not achieved, and that was related to harmonization of customs tariffs and implementation of the same customs tariffs in the ports of Kismayo, Bossaso and Mogadishu,” she said.

She cited “political challenges” for the lack of implementation of the tariff harmonization.

“That is a sign this reform needs to continue … there needs to be an intergovernmental agreement on customs.”

She said Somalia recently joining the regional East African Community economic bloc will be an additional incentive for this reform to happen, because an EAC goal is for countries to harmonize customs regimes.