Home Blog Page 3070

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanwayn 11 12 2023

0

isniin -December-11-2023-{HMC} Dawadayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanwayn

Warka waxaa soo jeedinayo ; Yasiin Cali Axmed

Farsamadii :Abdimaajid Abdiraxmaan Aadan

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARARKII UGU DAMBEYAY

WAR DEG DEG AH: Axmed Madoobe oo Caawa Xilal Cusub Magacaabay

0

Isniin-December-11-2023-{HMC}  Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa caawa Magacaabay Xeer-ilaaliyayaal iyo Garsoorayaal lagu kordhiyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.

Tix-raac: XM/DGJS/056/2023.

MAGACAABISTA: XEER-ILAALIYAAL IYO GARSOORAYAAL.
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Jubaland, Cutubkiisa 4aad, Qodobka 72aad, Farqada (18aad) ee ku aadan awoodda madaxweynaha ee magacaabista Garsoorayaasha & Xeer-ilaaliyaasha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Jubaland;
Markuu arkay: Baahida degdega ah ee loo gabo in la helo adeeg garsoor oo dhamaystiran,
Markuu Latashaday: Madaxweyne ku-xigeenada Dowladda Jubaland,.
Wuxuu Madaxweynaha Dowladda Jubaland u magacaabay;-

1. Mudane Ismaaciil Cabdi Cali, Xeer llaaliyaha Guud ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.

2. Mudane Maxamed Maxamuud Bucul, Xeer ilaaliye Maxkamadda Ciidamada
Qalabka Sida.

3. Mudane Xasan Maxamed Cumar, Garsoore Makamadda Ciidamada Qalabka
Sida.

4. Mudane Daahir Cabdi Cali, Garsoore Maxkamadda Ciidamada Qalabka
Sida.

5. Mudane Cabdi Maxamed Aar, Garsoore Maxkamadda Ciidamada Qalabka
Sida.

Magacaabistan waxay dhaqan galaysa Marka Madaxweynahu uu sixiixo Wuuna sixiixay.

DHAMMAAAD.

{Dhageeyso } Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 11/12/2023

0

isniin -December-11-2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ; Cabdimajiid Aweeys Isaaq

Farsamadii :Abdimaajid Abdiraxmaan Aadan

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

{DAAWO MUUQAALKA} Roobkii Xoogan Oo ka da ay Magaalada Muqdisho

isniin-December-11-2023-{HMC} Roobkii Xoogan Oo ka da ay Magaalada Muqdisho

HOOS KA DAAWO MUUQAALAKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Kormeerey Lagu sameeyay Wadooyinka ay Bur buriyeen Roobabkii dhawaan ka da ay Magaalada Baydhabo.

isniin-December-11-2023-{HMC} Kormeerey Lagu sameeyay Wadooyinka ay Bur buriyeen Roobabkii dhawaan ka da ay Magaalada Baydhabo.

HOOS KA DAAWO MUUQAALAKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn…

isniin-December-11-2023-{HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn…

HOOS KA DAAWO MUUQAALAKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Sanatar Muuse Suudi Yalaxow” Si loo xaqiijiyo wadarta guud ee saameynta roobka iyo fatahaadaha …

isniin-December-11-2023-{HMC} Sanatar Muuse Suudi Yalaxow” Si loo xaqiijiyo wadarta guud ee saameynta roobka iyo fatahaadaha …

HOOS KA DAAWO MUUQAALAKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Kormeerey Lagu sameeyay Wadooyinka ay Bur buriyeen Roobabkii dhawaan ka da ay Magaalada Baydhabo.

0

Isniin-December-11-2023-{HMC} Guddiga Gurmadka Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa maanta kormeerey Wadooyinka ay saameysey Fatahaadihii ka dhashay roobabkii xoganaa ee dhawaan ka da ay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} Sanatar Dufle”guddiga adeega Bulshada golaha Aqalka sare waajibaadka saran waxaa ka mid ah maareynta

isniin-December-11-2023-{HMC} Sanatar Dufle”guddiga adeega Bulshada golaha Aqalka sare waajibaadka saran waxaa ka mid ah maareynta

HOOS KA DAAWO MUUQAALAKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Gudoomiyaha Barlamaanka oo sheegay inaanay sharci ahayn Go,aankii Maxkamadda Dastuuriga ahi.

isniin-December-11-2023-{HMC} Gudoomiyaha Barlamaanka oo sheegay inaanay sharci ahayn Go,aankii Maxkamadda Dastuuriga ahi.

HOOS KA DAAWO MUUQAALAKA WARBIXINTA