Home Blog Page 3076

{DAAWO MUUQAALKA} Faah-faahino Xiisad dagaal oo maanta ka taagan degaano ka tirsan Gobolka Sool

0

Axad-December-10-2023-{HMC} Faah-faahino Xiisad dagaal oo maanta ka taagan degaano ka tirsan Gobolka Sool

HOOS KA DAAWO MUUQAALAKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Waalidkiis Qurbaha ayay la Jeclaadeen Laakiin Rafaadkii AS ayuu u soo xiisay

0

Axad-December-10-2023-{HMC} Waalidkiis Qurbaha ayay la Jeclaadeen Laakiin Rafaadkii AS ayuu u soo xiisay

HOOS KA DAAWO MUUQAALAKA WARBIXINTA

 

Waare oo loo magacaabay ku xigeenka xogahayaha guud ee IGAD

0

Axad-December-10-2023-{HMC}  Urur goboleedka IGAD ayaa madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle u magacaabay ku xigeenka xoghayaha guud urur goboleedka IGAD.

Soo jeedinta magacaabidda ku xigeenka xoghayaha guud ee IGAD, waxaa gudbiyay wasiirka arrimaha dibbada ee dalka Jabuuti, ahna shir guddoonka golaha wasiiradda IGAD.

Tallaabadan Maxamed Cabdi Waare loogu magacaabay ku xigeenka xoghayaha fulinta ee IGAD, ayaa noqonaysa mid kor u qaadaysa maqaamka Soomaaliya ee gobolka iyo caalamka.

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Daauud Aweys ayaa guul weyn ku tilmaamay magacaabidda ku xigeenka IGAD ee loo magacaabay danjire Maxamed Cabdi Waare, wuxuuna yiri,

“Guul weyn oo Soomaaliya u soo hoyatay, magacaabista Maxamed Cabdi Waare ee ku xigeenka xoghayaha fulinta guud ee IGAD waxay sare u qaadaysaa saamaynta Soomaaliya ku leedahay gobolka iyo caalamkaba, taasoo muujinaysa guul diblomaasiyadeed oo muhiim u ah dawladda Faderaalka.”

Ku xigeenka xoghayaha guud ee IGAD, Maxamed Abdi Waare ayaa sheegay inuu ku faraxsanahay inuu ku biiro hoggaanka IGAD.

“Aad baan ugu faraxsanahay magacaabista, u ololaynta, iyo taageerada Xukuumaddayda si aan u gaadho xilkan sharafta leh. Anigoo hadda ka shaqeeya Gobolka oo dhan. Waxaan rajeynayaa inaan hogaamiyo koox ku dadaali doona inay wax ka bedelaan nolosha muwaadiniinteenna xagga Nabada iyo Amniga, Cimilada yaraynta, Gobolka,” ayuu yiri Waare.

Magacaabidda Waare ayaa kusoo beegantay, iyadoo uu socdo shirweynaha urur goboleedka IGAD ee ka socda dalka Jabuuti, halkaas oo uu ku sugan yahay madaxweynaha Soomaaliya.

Wax ka beddel lagu sameeyay qaab dhismeedka IGAD, ayaa Soomaaliya loo ogolaaday inay ku biirto hoggaanka sare ee IGAD.

Ciidamo Ka gadoodsan mushaar la aan oo la wareegay degaano katirsan Gobolka Bari

Axad-December-10-2023-{HMC}  Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo katirsan Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ay Maanta xirteen isku socodka dadka iyo Gaadiidka degaano katirsan gobolkaas

 

Ciidamadaan oo ka tirsan kuwa daraawiishta Puntland ayaa fariisin ka sameystay degaanka Jimbac oo dhinaca bari ka xiga magaalada Ceeldaahir ee gobolka Bari

 

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in Ciidamadaan ay joojiyeen isku socodka Gaadiidka wadada dheer ee laamiga ah ee aada dhinaca Magaalada Boosaaso, isla markaana Gaadiidka farabadna ay wadadaas klu xayiran yihiin

 

Ciidamada Daraawiishta Puntland oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa, iyaga iyo saraakiishooda waxaa ay sheegeen in aysan muddo billooyin ah qaadan wax mushaar ah, isla markaana madaxda Puntland ay ka dalbanayaan xaquuqdooda

 

Tallaabadaan ay qaadeen Ciidamada katirsan Daraawiishta Puntland ayaa kusoo aadaya xilli dhowr jeer Ciidamo katirsan Maamulkaasi Puntland oo ka cabanaya mushaar la’aan ay la wareegeen Baro-koontorool oo kuyaalla degaano ka kala tirsan Gobolada Bari#, Nugaal iyo Mudug wallow markii dambe la xaliyay

{DAAWO MUUQAALKA}Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn

Axad-December-10-2023-{HMC}Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO MUUQAALAKA WARBIXINTA

Wararkii u danbeyay dhaqtar iyo Macalin Dugsi Quraan oo lagu dilay Galgaduud

Axad-December-10-2023-{HMC}  Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe maleeshiyaad hubeysan ay dil ka gaysteen tuulada Ilix oo hoostegta degaanka Ceeldheer oo 30 KM u jira Dhuusamareeb

 

Dilka ayaa waxaa lagu soo warramayaa in loo gaystay Macallin dugsi qur’aan iyo dhaqtar, kuwaas oo la sheegay inay ahaayeen walaalo isla dhashay

 

Labada marxuum ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Dr. Axmed Xasan Cismaan iyo walaalkiis yar Macallin Liibaan Xasan Cismaan, sida ay innoo sheegeen dadka deegaanka

 

Dr. Axmed oo batay daaweynta Ilkaha ayaa dhawaan booqasho u aaday qoyskiisa, halka Macallinka uu ahaa wadaad caan ka ah deegaanka oo dhigi jiray Qur’aanka Kariimka

 

Maleeshiyaadka dilka gaystay ayaa goobta isaga baxsaday, kuwaas oo labadaan wiil ee walaalo ah u beegsaday aano qabiil darteed, sida aanu kasoo xiganay dadka deegaanka

 

Dilka Dhaqtarka iyo Macallinka ayaa argagax ku reebay ehelladooda iyo dadka degan tuulada, maadaama ay lasoo daristay cabsi aad u xoogan

 

Xaaladda ayaa haatan kacsan, waxaana sidoo kale dhacdadaan ku baxay ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo haatan baadi goobaya raggii ka dambeeyay falkaasi argagaxa leh

 

Galmudug ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay kusoo badanayay dhacdooyinka dilalka ah ee salka ku haya aanooyinka qabiil, waxaana ugu dambeeyey dilkii Dhuusamareeb loogu gaystay Sheekh Xasan Diirshe iyo Saciid Tahliil oo kasoo jeeda magaalada Cadaado.

{DAAWO MUUQAALKA}Wararkii u danbeyay dhaqtar iyo Macalin Dugsi Quraan oo lagu dilay Galgaduud

Axad-December-10-2023-{HMC} Wararkii u danbeyay dhaqtar iyo Macalin Dugsi Quraan oo lagu dilay Galgaduud

HOOS KA DAAWO MUUQAALAKA WARBIXINTA

 

Turkey issues arrest warrant for Somali president’s son over fatal traffic crash

0


Sunday December 10, 2023

Turkey has issued an international arrest warrant for the son of Somalia’s president, after he allegedly ran over a motorcycle courier, who later died.

A police report said Mohammed Hassan Cheikh Mohamud collided with the courier in broad daylight in Istanbul.

Police say he was driving a car which reportedly belonged to the Somali consulate there.

Turkey imposed a travel ban on Mr Mohamud but officials believe he has already fled the country.

In a post on X, formerly known as Twitter, Istanbul’s mayor Ekrem İmamoğlu shared grainy CCTV footage of the 30 November incident.

A car can be seen appearing to hit the back of a motorcycle at a junction on a busy multi-lane road.

The motorcyclist, father-of-two Yunus Emre Göçer, 38, was taken to hospital but died from his injuries six days later on Wednesday.

An initial police report had said that Mr Göçer had been at fault and therefore Mr Mohamud was released, according to Mr Göçer’s lawyer quoted by Turkish media outlets.

But a review of the security footage suggested there may have been another explanation.

Mr Mohamud, who is the son of Somali President Hassan Sheikh Mohamud, has not commented.

An international arrest warrant for Mr Mohamud was issued by the Turkish prosecutor on Friday.

This was after police had visited his home to find that he had not been there for almost a week, the AFP news agency says, citing local reports.

Turkey and Somalia have enjoyed growing diplomatic relations over the past decade, with Turkey providing infrastructure investment, military training and humanitarian aid.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn{ 10 12 2023}

Axad-December-10-2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ; Shugri Baryare Maxamud iyo Yasiin Cali Axmed

Farsamadii :Maxamed Baryare Xaamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA Duhurnimo

AU Special Representative for Somalia visits soldiers in Nairobi hospitals

0

Nairobi, 9 December 2023 –African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) officials led by Ambassador Mohamed El-Amine Souef, visited ATMIS personnel admitted to various hospitals in Nairobi on Saturday.

The visit was part of ATMIS routine checks to monitor the health and recovery of African Union troops receiving specialised treatment and care in Kenya after being evacuated from Somalia.

After his hospital visit, which was intended to uplift the spirits of the injured soldiers, Ambassador Souef, said, “During our interaction with the patients, it was evident that they are very happy with the treatment and care provided. On behalf of ATMIS, I extend my sincere gratitude to the hospital administration and the medical staff for their exceptional care of our soldiers.”

He commended the soldiers for their courage and dedication in their efforts to contribute to security and stability in Somalia.

During their tour of the hospital facilities, the delegation engaged in discussions with the medical staff and senior management. These officials provided updates on the patients’ conditions.

Ambassador Souef acknowledged the contributions of several partners, notably the Kenyan Government and the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS), for their support in providing high-quality healthcare to ATMIS personnel who suffer injuries while on duty.

A senior official at one of the hospitals, Veronica Kimeu, commended the long-standing partnership that enables ATMIS personnel to receive specialised care and treatment in Kenyan hospitals.

“I am pleased to report that the patients who come here are well cared for. Currently they are all doing well. They were initially in the critical care unit and have since made good progress and have been transferred to the general ward,” said Kimeu.

ATMIS military personnel who encounter a range of injuries in frontline operations are often evacuated to various level three hospitals for special care.