Home Blog Page 3103

{DAAWO MUQAALKA} Ninkii ku dhaawacmay qaraxii Xero Nacnac oo la ogaaday qoyskiisa

0

Axad December 3- 2023{HMC} Soomaaliya – Cumar Cali Axmed ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay xero Nacnac ee magaalada Muqdisho, waxaana qoyskiisu ay rumeysanaayeen inuu ku dhintay qaraxaas.

 

Kadib markii laga daweeyay dhaawacii cuslaa ee soo gaaray ayaa waxaa lagu muransanaa qofka uu hayo, Cumar ama Cabdisamid oo muuqaal ahaan aad isu ekaa, labadoodana lagu waayay qaraxii Xero Nacnac iyaga oo doonaya inay ku biiraan Ciidanka Xooga Dalka.

 

Labada qoys ee isku haystay haybta Cumar ayaa ku adkaystay go’aankooda, ilaa ay dacwaddu soo gaartay maxkamadda ciidamada qalabka sida, oo ka qaaday dheecaanka hidda sidaha (DNA).

 

Waxaa natiijada Baarista la sugayay muddo 3 Todobaad ah, iyada oo maanta soo baxday laguna ogaaday in uu ka dhashay reer Cali Axmed, sidaasina ay maxkamaddu ku wareejisay qoyskiisa.

 

Haweeney lagu magacaabo Fartuun ayaa caafimaadka Cumar wax ka qabatay inta uu ka maqnaa ehelkiisa, iyadoo aaminsan inuu yahay wiilkeeda, ilaa lagu dhawaaqay go’aanka maxkamadda.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA  WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Nin waday qarax lala damacsanaa in lagu xero goob Ganacsi oo Gacanta lagu dhigay.

0

Axad December 3- 2023{HMC}  Laamaha amaanka oo Gacanta ku dhigay Qarax lala damacsanaa goob ganacsi iyo ninkii waday kadib markii laga arkay Camerada (CCTV).

HOOS KA DAAWO MUQAALKA  WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Nin waday qarax lala damacsanaa in lagu xero goob Ganacsi oo Gacanta lagu dhigay.

Axad December 3- 2023{HMC} Nin waday qarax lala damacsanaa in lagu xero goob Ganacsi oo Gacanta lagu dhigay.

DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidamo uu wado Cali Jeyte Cismaan oo goordhow gudaha u galay Deegaano ay ku sugnaayeen AS.

0

Axad December 3- 2023{HMC} Ciidamo uu wado Cali Jeyte Cismaan oo goordhow gudaha u galay Deegaano ay ku sugnaayeen AS.

             DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA

Xaafadaha Magaalada Baladweyne iyo sidda looga dareemayo Naqa Fatahaada”DOODA MAANTA”

0

Axad December 3- 2023{HMC} Xaafadaha Magaalada Baladweyne iyo sidda looga dareemayo Naqa Fatahaada”DOODA MAANTA”

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Walaaca dadka qaarkiis ka qabaan hubka dowladda loo fasaxay

0

Axad December 3- 2023{HMC} Walaaca dadka qaarkiis ka qabaan hubka dowladda loo fasaxay

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn 03 12 2023.

0

Axad December 3- 2023{HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn 03 12 2023.

               HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUUQAALKA} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 03-12-2023.

0

Axad December 3- 2023{HMC} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 03-12-2023

                    HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay xerada Turkisom.

0

Axad December 3- 2023{HMC} Qarax ismiidaamin ah uu fuliyay nin waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa saakay ka dhacay afaafka hore ee xerada tababarka ciidamada Turkisom ee kuyaalla degmada Wadajir, gaar ahaan wadada aada deegaanka Jaziira.

Sida aan xogta ku helnay ninka is qarxiyay ayaa damacsanaa in uu isku dhax qarxiyo dhallinyaro saf ugu jirtay sidii ay uga mid noqon lahaayeen ciidan cusub oo loo tababarayo milatariga Soomaaliya.

Ninka is qarxiyay oo damacsanaa in uu galo safka dhallinyarada ku jireen ayaa la sheegay in ciidamada ammaanka ka shakiyeen sidaasna isugu qarxiyay goobta ,kahor inta uuan gaarin bartilmaameedkiisa rasmiga ahaa.

Inta la xaqiijiyay qaraxa waxaa ku dhintay ninkii waxyaabaha qarxa isku soo xiray, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay afar qof oo kale oo u badnaa dhallinyaradii safka ugu jirtay kamid noqoshada ciidanka xoogga dalka.

Al Shabaab ayaa marar badan qaraxyo ismiidaamin ah ka fulisay xeryaha ciidanka xoogga dalka lagu tababaro, qaraxyada ayaana waxaa fuliyay rag iska dhigayay in ay kamid yihiin dhalinta dooneysa in ay ciidanka kamid noqdaan.

WIXII KASOO KORDHA HALKAAN KALA SOCO.

Türkiye sends 2,000 aid packages to flood-hit Somalia

0


Hodan Mohamed Abdullah
Sunday December 3, 2023.

 

The Turkish Red Crescent on Saturday handed over 2,000 food packages to the Somali Disaster Management Agency (SODMA) for the people affected by the flood.

Ahmed Abdi Adan, Vice President of SODMA, expressed gratitude to Türkiye and said they would ensure that the aid reaches those in need.

Taner Kurt, Deputy Head of the Turkish Red Crescent Somalia Delegation, stated that they continue their aid efforts in Somalia, saying, “We continue to spread goodness to the whole world by delivering aid to those in need in Somalia.”

On Wednesday, the death toll from heavy rains and floods in Somalia has risen to 101, with 1 million people displaced and 1.5 million affected nationwide, Somali President Hassan Sheikh Mohamud said.

Mohamud said Somalia is facing a humanitarian crisis caused by the climate change-enhanced El Nino that is devastating many parts of the country.