Home Blog Page 3123

{DAAWO MUQAALKA} Dagaal Muqdisho ku dhaxmaray Ciidamada Boliiska Gobolka Banaadir iyo Kuwa Maamulka Koofur Galbeed

0

Muqdisho: 26, Nofeembar, 2023 {HMC}  Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose ayaa ka hadley weerar Ciidamo ka amar qaata Taliyaha Boliiska Gobolka Banaadir kusoo qaadeen Deegaanka Jaziira ee Degmada Afgooye.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne cali Guudlaawe”Xaalada ka jirta deegaanada Maamulka Hirshabelle waxba kama qaban karno”

0

Muqdisho: 26, Nofeembar, 2023 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

 

Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Aaden Cade kusoo dhoweeyay Wasiiro, Xidhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Qaar kamid ah Xubnaha Labada Gole ee Dowladda Hirshabeelle, qeybaha bulshada iyo Masuuliyiin kale.

 

Madaxweynaha ayaa ka warbixiyay xaaladaha guud ee Hirshabeelle gaar ahaan arrimaha amniga, howgalada lagu baacsanayo kooxda khawaarijta ah ee ka socda deegaanada Hirshabeelle, arrimaha nabadeynta iyo saameynta deegaanada Hirshabeelle uu ku yeeshay roobabka iyo fatahaadaha wabiga shabeelle.

 

Madaxweynaha ayaa tilmaamay inuu booqday furimaha hore ee dagaalka si uu dhiirigeliyo ciidankeenna geesiyaasha ah ee har iyo habeenba u taagan baabi’inta cadowga shacabka Soomaaliyeed isagoo intaa ku daray inay wadaan abaabul dhowaan loo ruqaansan doono xoreynta deegaanada galbeedka Hirshabeelle.

 

Madaxweynaha xusay in saameyn aad u daran ay u geeysteen roobabka iyo fatahaadaha wabiga shabeelle degmooyinka Beledweyne, Buulo-burde, Jalalqsi, Mahadaay iyo Jowhar isagoo adkeeyay inay ugu daran tahay Magaalada Beledweyne oo dadkii deganaa ay ka barakaceen waxa uuna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay caawiyaan dadka ay saameeyeen roobabka iyo Fatahaadaha.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Beel ka so horjeestay Xilka Qaadis uu sameeyay Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland

0

Axad November 26, 2023 {HMC}  Beesha Ibraahiim Warwaaq oo kamid beelaha Sade ayaa ka soo horjeestay xil ka qaadis uu madaxweyne ku-xigeenka Jubaland Maxamuud Sayad aadan uu ku sameeyay Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo Cusmaan Nuux Xaaji Macalimuu.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Soomaalida Dalka Koofur Africa oo loo soo Bandhigay Fursad Ganacsi ay ka sameeynsan karaan Wadanka Zimbabwe

Axad Nofembar 26, 2023 {HMC}  Ganacsato Soomaaliyeed oo xalay kulan la qaatay Duqa Magaalada Bulawayo ee Dalka Zimbabwe, Mayor David Coltart iyo dhigiisa magaalada Johannesburg ee wadanka South Africa Mayor Kabelo Gwamanda.

Caasimada ganacsiga ee magaalada Johannesburg, waxaa safar shaqo oo sadex cisho ah ku joogaa Duqa magaalada Bulawayo ee dalka Zimbabwe kaas oo Soomaalida ku nool koofur Africa u so Bandhigay Fursad ay ganacsi kaga sameyn karaa magaaladiisa.

Booqashada Duqa Bulawayo ayaa la xiriirta sidii uu u xoojin lahaa xiriirka uu la leeyahay Jaaliyadda kasoo jeeda deegaankiisaa ee ku dhaqan dalka Koonfur Afrika, iyo sidu u dhiirigelin lahaa Jaaliyadaha kale ee Afrikaanka oo ay soomaalida kamid tahay si ay oga qeyb qaadan lahayeen horumarinta deegaankiisa.

Kulanka kowaad oo is-xogwaraysi ahaa kadib, ayay ganacsatada Soomaaliyeed waxay ku wehelinayeen Duqa martida ah, kulan casho sharaf ah, oo uu soo agaasimay Duqa Magaalada Johannesburg. Mayor Kabelo Gwamanda.

Dalka Zimbabwe waa dal xasiloon, marti-gelintana ku haboon, diyaarna u ah maal-gashi shisheeye, waxaana jira fursado badan oo ay ka faa’iidaysan karaan ganacsatadeena Soomaaliyeed ee ku dhaqan Koonfur Afrika, gaar ahaan kuwa ka ganacsada Cuntada, ama milkiilayaasha wax-soo-saarkaleh.

Waqtiyada so socdo ayaa la filayaa in Mayor ka Bulawayo iyo wafdigiista ay kulan la qaadan doonaan ganacsato iyo odayaasha Jaaliyadda oo uu horkacaayo Gudoomiye Cabdulllahi Fahiye Cabdi si soomaalida ay ugu faaideeysato fursadaha ganacsi ee yaala dalka Zimbabwe.

Death toll from flooding in Somalia climbs to nearly 100

0


Sunday November 26, 2023

MOGADISHU, SOMALIA — The number of people killed by floods from heavy rains in Somalia has risen to nearly 100, state news agency SONNA said Saturday.

“Somalia’s flood death toll climbs to 96,” SONNA said in a post on X, formerly Twitter, adding the figure had been confirmed by Mahamuud Moallim, the head of the country’s disaster management agency.

Like the rest of east and Horn of Africa, Somalia has been battered by relentless heavy rains that began in October, caused by the El Nino and Indian Ocean Dipole weather phenomena.

Both are climate patterns that impact ocean surface temperatures and cause above-average rainfall.

The flooding has been described as the worst in decades and has displaced about 700,000 people, according to the United Nations.

The intense rains have unleashed widespread flooding across the country, triggering displacement and exacerbating an existing humanitarian crisis caused by years of insurgency.

In neighboring Kenya, the floods have killed 76 people so far, according to the Kenyan Red Cross, and also unleashed widespread displacement, destruction of roads and bridges and left many residents without shelter, drinking and food supplies, according to the charity Doctors Without Borders.

UN Security Council to lift arms embargo on Somalia next month: President

0


Sunday November 26, 2023
By Mohamed Dhaysane

Arms embargo has been imposed since 1992 after Somalia descend into chaos

MOGADISHU, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud announced Saturday that the UN Security Council arms embargo on Somalia will be lifted next month.

Mahamud told parliamentarians that his government was committed to achieving five national targets.

“We had five national targets this year including liberating the country from al-Shabaab, removal of the arms embargo, admission to the East Africa Community (EAC) and debt relief and the arms embargo will be lifted earlier next month,” Mahamud told lawmakers.

Experts said the removal of the arms embargo and its effect will likely be more reputational than anything.

Omar Mahmood, International Crisis Group’s senior analyst for Eastern Africa, told Anadolu that the president’s remarks regarding the arms embargo signal international confidence in Somalia.

“It signals international confidence in the Somali government’s progress on weapons and ammunition management at a technical level, but at the same time the war against Al-Shabaab has flagged for a number of reasons unrelated to weaponry,” he said.

The Security Council extended the embargo to Nov. 15, 2023, citing the continued threat of the al-Shabaab terror group to the region’s peace and stability.

The embargo has been in effect since 1992 to cut off the flow of weapons to the country after it was dragged into a civil war.

“The lifted UN arms embargo on Somalia brings significant benefits, including improved stability, heightened counterterrorism capabilities, and a more stable, peaceful Somalia which will be a favorable environment for rebuilding and humanitarian efforts in the country,” Mohamed Husein Gaas, director of the Raad Peace Research Institute in Mogadishu, told Anadolu.

He said it would be a vital step in Somalia reclaiming its sovereignty and “fostering better and more robust diplomatic relations.”

“Additionally, a secure Somalia will become an attractive destination for foreign investment, driving economic development and infrastructure rebuilding. The government’s strengthened security measures not only enhance legitimacy but also contribute to improved governance and the rule of law,” he added.

{DAAWO SAWIRADA} Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dul istaagay baaxadda dhibaatada Roobabka El-nino ee soo gaartay deegaannada Jubbaland

0

Kismaayo, Nofeembar 26, 2023; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa booqday deegaanka Lugloow ee ay ku soo baraceen dadka ay guryahoodii daadadku qaadeen iyo duleedka Yoontooy oo kamid ah meelaha ay daadadku xireen.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa dul istaagay burburka ku yimid jidadka isku xira deegaannada iyo caqabadaha nololeed ee la soo gudboonaaday dadka deegaanka, waxa uuna sheegay in Jubbaland ay tahay dowlad-goboleedka ay dhibaatada ugu ballaaran ay ka soo gaartay roobabka daadadka wata ee El-nino.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa muujiyey sida uu uga muragaysan yahay xaaladda adag ee soo food-saartay kumannaan qoys oo ku dhibaataysan deegaannadan, kuwaas oo ay barakiciyeen daadadku, xoolihii iyo dalagyadii beerahana ay ka galaafteen, waxa uuna ugu baaqay dadka Soomaaliyeed iyo hey’adaha gargaarka in ay u kacaan gurmad, si le eg baaxadda dhibaatadan.

 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ayaa ka digay xaalad caafimaad darro oo ka dhalata goobaha lagu bara kacay, maadaama aysan haysan biyo nadiif ah, isla markaana ay halis ugu jiraan cudurrada ka dhasha biyaha, waxa uuna faray Hey’adaha Heer Federaal ee gurmadka iyo adeegyada bulshada in ay dardar-geliyaan doorkooda ku aaddan samatabixinta dadkeenna Soomaaliyeed.

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa kormeerka ku wehelinayey Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaanno iyo masuuliyiin ka tirsan Dowlad-goboleedka Jubbaland.

WAR DEG DEG AH Madaxweyne Xasan Shiikh oo Magacaabay Ergeyga Gaar ah ee Xasilinta iyo Arimaha Rayadka

0

Muqdisho, Nofeembar 26, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ergayga Gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka u magacaabay Mudane Xil.dhibaan Cumar Ibraahim Xaashi.

Ergeyga Xasilinta iyo Ilaalinta Rayidka ayaa u xilsaaran xakameynta qasaaraha rayidka ah ee ku sugan deegaannada ay ka socdaan howlgallada xoreynta dalka iyo Xasilintooda , waxa uuna Madaxweynuhu kula dardaarmay in uu si hagar la’aan ah ugu soo dhalaalo masuuliyaddan adag ee ay ku jirto badbaadada iyo amniga dadka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo mudnaanta koowaad siinaya sidii deegaannada laga xoreeyey argagixisada Alshabaab ay u heli lahaayeen maamul, xasillooni iyo adeegyo bulsho ayaa faray Hay’adaha dowladda iyo Talisyada Ciidamada Qalabka Sida in ay si dhow waajibaadkiisa ugu gacan siiyaan Ergeyga Gaarka ah ee Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka.

DHAMMAAD

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn

Axad Nofembar 26, 2023 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

Ethiopia’s efforts to establish right to Red Sea port raises concerns among neighbors: Egyptian Justice Party

0


Sunday November 26, 2023

The Egyptian Justice Party said that Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed’s attempts to demand maritime access to a port on the Red Sea has raised concerns among Ethiopia’s neighboring countries.

A statement from the party said: “The speech of the Ethiopian Prime Minister before his country’s parliament, about what he called ‘the existential necessity for Ethiopia to reach an outlet in the Red Sea,’ continues to raise reactions and questions about the motives of the campaign launched by the Ethiopian Prime Minister.”

The speech was well-received by Ethiopian media and political circles, the statement added, but has drawn out concern from neighbors such as Eritrea, Djibouti, and Somalia – countries that the speech addressed as potential destinations to guarantee the sea port.

The Justice Party explained that Ethiopia seeks seaports in the Horn of Africa region as part of a plan that Abiy Ahmed desires to implement for his overall project to achieve economic progress for Ethiopia and overcome its status as a landlocked country, thereby increasing Ethiopia’s insistence on owning shares in seaports in the region.