Home Blog Page 3124

{DAAWO MUUQAALKA} Kismaayo waxaan u imid Dagaalka AS iyo Gurmad Fatahaadaha

Axad Nofembar 26, 2023 {HMC} Kismaayo waxaan u imid Dagaalka AS iyo Gurmad Fatahaadaha

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} QM oo war kasoo saartay ku biiritaanka Daladda bulshadda bariga Afrika.

Axad Nofembar 26, 2023 {HMC} QM oo war kasoo saartay ku biiritaanka Daladda bulshadda bariga Afrika.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn{ 26 11 2023}

Axad Nofembar 26, 2023 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ; Yaasin ali ahmed iyo abdi majiid aweys

Farsamadii :Abdi maajid abdirxmaan aadan

HOOS KA DHAGEYSO WARKA Duhurnimo

 

WATCH: After fire rips through Somali market in Tukwila, community supports family owners

0


Sunday November 26, 2023
By Connor Board

On Friday morning, a large fire burned through every floor of Sophiya Halal Mini Market. The cause is still under investigation.

TUKWILA, Wash. — One day after a large fire burned through Sophiya Halal Mini Market in Tukwila, the family who owns the store said they are focusing on moving forward in order to keep serving their community.

“The whole thing was like, flooded, stairs are missing. The ceiling is falling down, the whole nine yards,” said Mohamed Ali, whose family has owned the market for 14 years.

Puget Sound Fire said the fire was in the basement and first and second floors. The agency posted pictures showing flames going through the roof when firefighters arrived.

Puget Sound Fire and the GoFundMe page said one person received minor injuries in the fire. Puget Sound Fire said the person was taken to the hospital.

Despite this damage, the family who owns the store said they have hope. Ali said it is a special place that serves many immigrants and refugees in the community.

“Everybody who comes inside comes in with a smile,” said Ali.

He said he was in shock on Friday morning when he woke up to calls about the fire.

“I jumped up, got out, didn’t brush my teeth, didn’t do anything, just came straight here,” said Ali.

In addition to the around 40 firefighters who were on scene Friday, Ali said dozens of community members came out to check on the family as well.

“When they saw this happening, they came in droves. They came with cars; they came with everything they had. And they said, ‘You helped me in the past, now it’s time for me to help you. What do you need me to do?’ And that was enough for us,” said Ali.

He said his family has put a focus on serving others for years.

“My mom is so generous that anybody she sees that is hungry, she will feed them. That’s just what we stand for,” said Ali.

Ali said it is important to him that his family continues to serve the community in this market for years to come.

“It’s not over,” said Ali. “We’re still going to be here. Come back and check on us in like a year, we’ll be here.”

Puget Sound Fire said the cause of the fire is still under investigation, but did say the fire started on the outside of the backside of the building.

A GoFundMe has been set up for the market.

{DAAWO SAWIRADA} RW Xamsa Cabdi barre oo goordhow gaaray Magaalada Kismaayo

Axad Nofembar 26, 2023 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxwene ku-xigeennada, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Jubbaland
Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ee Jubbaland ayaa la xiriira u kuurgelidda xaaladaha binu aaddantinimo ee ka dhalatay daadadka El-nino oo saameyn xooggan ku yeeshay deegaannadan, dardar-gelinta howl-galka wajiga 2aad ee ciribtirka Khawaarijta, xarig jarka iyo dhagax-dhigga mashaariic horumarineed iyo xoojinta wada-shaqeynta hey’adaha Federaal iyo kuwa dowlad-goboleed Jubbaland
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyey Dowlad goboleedka Jubbaland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada soo dhaweynta diirran ee lagu qaabilay

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidanka Dowladda oo caawinaya dadka Deegaanka Xawaadley ee Shabellada Dhexe oo wabiga uu ku fatahay

Axad Nofembar 26, 2023 {HMC} Ciidanka Dowladda oo caawinaya dadka Deegaanka Xawaadley ee Shabellada Dhexe oo wabiga uu ku fatahay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Dadka leh Amniga ayaan sugeynaa iyaga ayaa qayb weyn ka ah Amni darada”Nabadoon Cali dheeh”

Axad Nofembar 26, 2023 {HMC} Dadka leh Amniga ayaan sugeynaa iyaga ayaa qayb weyn ka ah Amni darada”Nabadoon Cali dheeh”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Eedaysane iyo danbile xiligaan laga bilabo amniyaadku waa u fasaxyihiin in ay gacanta ku soo dhigaan

Axad Nofembar 26, 2023 {HMC} Eedaysane iyo danbile xiligaan laga bilabo amniyaadku waa u fasaxyihiin in ay gacanta ku soo dhigaan

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Xaalada magaalada buulo-burte ee Gobalka Hiiraan ayaa sidaan isku badashay Maanta.

Axad Nofembar 26, 2023 {HMC} Xaalada magaalada buulo-burte ee Gobalka Hiiraan ayaa sidaan isku badashay Maanta.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa faah faahisay saameynta Fatahaadda

Axad Nofembar 26, 2023 {HMC} Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa faah faahisay saameynta Fatahaadda

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA