Home Blog Page 3127

One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

0


Saturday November 25, 2023
By Hong Ta

The building that houses Sophiya Halal Mini Market suffered significant damage from the fire that started on Friday morning.

TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila on Friday morning and escalated to a second alarm, meaning about 40 firefighters were on the scene, before it was extinguished.

When firefighters arrived, they found a fire on the first and second floors of Sophiya Halal Mini Market located near Tukwila International Boulevard and South 146th Street.

Nobody was in the building when firefighters arrived, Puget Sound Fire Public Information Officer Division Chief Pat Pawlak said. However, one person escaped the building before crews arrived. That individual suffered minor injuries and was taken to a local hospital by ambulance.

According to Puget Sound Fire, the blaze appears to have started in the basement. The fire was controlled and extinguished in approximately an hour. Firefighters then worked on putting out hotspots within the building.

Due to the two-alarm nature of the fire, Port of Seattle Fire, King County Fire District 2 and Zone Three Fire Cadets were on the scene, said Pawlak. King County Medic One was also there to provide rehab and safety services for the firefighters.

Fire investigators will take over to determine the cause of the fire once the building is deemed ventilated and safe.

This is a developing story. Check back for updates.

Kenya oo la tacaaleysa wax ka qabashada xaaladda deg degga ah ee daadka

0

Sabti Nofembar 25, 2023 {HMC}  Kenya ayaa xoojinaysa tillaabooyin ay kaga hortagayso daadka sababay dhimashada 70 qof, iyo barakaca tobanaan kun oo qof oo guryahooda ka barakacay, sida uu maanta oo Sabti ah sheegay madaxweyne William Ruto oo musiibada daadka ku tilmaamay “xaalad degdeg ah”.

Kenya iyo dalalka ay deriska yihiin ee Soomaaliya iyo Itoobiya, oo ah dalal hadda uun ka soo baxay abaartii ugu darneyd muddo afartan sano ah, ayaa hadda waxaa ku dhufanaya daadad xooggan oo ka dhashay roob mahiigaan ah oo ka dhashay xaalad cimileedka El Nino.

Ruto ayaa sheegay ka dib wadahadal uu la yeeshay kooxaha gurmadka degdega ah in golaha wasiiradu ay kulmi doonaan maalinta Isniinta ah si ay isku dhaafsadaan talooyin ku aadan sida loo maareynayo dhibaatada.

“Nasiib-darro waxaa roobka awgii aan weynay 70 qof guud ahaan Kenya, ilaa haddana waxaa barokacay ilaa 36,160 qoys,” ayuu ku yiri khudbad uu ka jeediyay Aqalka Madaxtooyada.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dalka ay biyuhu buuxiyeen, isaga oo intaa ku daray in waaxda saadaasha hawada ay saadaalisay roobab kale, taasi oo sare u qaadaysa khatarta fatahaado dheeri ah.

“Sidaa darteed, waxa aan u baahannahay in aan u diyaargarowno xaaladda degdega ah ee imaan doonta,” ayuu yiri.

Waxa uu sheegay in wadooyin badan, gaar ahaan dhanka Waqooyi ee Kenya ay biyuhu jareen, taasi oo keentay in gawaarida siday raashiin, dawo iyo shidaal ay xayirmaan.

Waxa uu sheegay in ciidamada Kenya ay sahayda u daabulaan bulshooyinka fatahaaduhu saameeyeen, halka dowladdu ay diyaarisay lacag dhan 2.4 bilyan oo shilinka Kenya ah (ku dhawaad 16 milyan oo doollar) taasi oo loogu talogalay in raashin lagu gaarsiiyo barakacayaasha.

AFP+VOA

African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

0


Saturday November 25, 2023

Hundreds of people, including foreign nationals in Djibouti, participated in the African Peace March in solidarity with Palestinians in the Djiboutian city of Arta on Friday, Anadolu Agency reports.

The peace rally was organised by Djibouti’s Sports Ministry.

Turkish citizens and diplomats, including the Turkish Ambassador to Djibouti, Cenk Uraz, also participated in the peace march.

As an embassy, ​​we participated in the African Peace March organised by the Ministry of Sports of Djibouti in Arta in solidarity with Palestine

the Turkish Embassy in Djibouti said in a brief statement on X.

The marchers were waving banners with peace slogans and flags of several countries, including the flags of Turkiye, Qatar, Morocco and Palestine.

The Peace March comes as the four-day humanitarian pause between the Israeli army and Hamas came into effect on Friday morning in all areas of the Gaza Strip, temporarily stopping attacks for prisoner exchange and aid.

The pause commenced at 7 am local time (0500GMT).

Israel estimates that at least 239 Israelis are being held by Hamas following the cross-border attack by the Palestinian group on 7 October.

Djibouti, a small but strategic Horn of African nation, is part of countries that have taken a legal route to hold Israel accountable for its actions against the Palestinians.

Israel launched relentless air and ground attacks on the Gaza Strip following the Hamas attack, killing more than 14,854 Palestinians, including 6,150 children and over 4,000 women, according to health authorities in the enclave.

The Israeli death toll, meanwhile, is around 1,200, according to official figures.

Somaliland oo war yaab leh kasoo saartay ku biiriista Soomaaliya ee ururka Bulshada Bariga Afrika

0

Sabti Nofembar 25, 2023 {HMC}  Somaliland ayaa bayaan yaab leh oo ay soo saartay walaac uga muujisay ku biirista Soomaaliya ee ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), oo shalay si rasmi ah loo xaqiijiyey.

“Waxaanu si xooggan aaminsannahay in go’aankani yahay mid xad-gudub cad ku ah qaranimada, madax-banaanida iyo midnimada dhuleed ee Somaliland,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland

Somaliland ayaa sheegtay inay diidan tahay in Soomaaliya ay ururkaas ku metesho Somaliland, sida ay hadalka u dhigtay.

“Soomaaliya xaq uma laha inay Somaliland ku matasho madal caalami ah iyo mid goboleed toona. Waxaan ugu baaqeynaa Midowga Afrika, Qaramada Midoobay, iyo dalalka xubnaha ka ah EAC inay aqoonsadaan madax-bannaanida Somaliland,” ayey tiri wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland.

Waxay intaas ku dartay “Sheegashada Soomaaliya ee dhulka Somaliland waa mid aan sal iyo raad toona lahayn oo ka hor imanaysa xaqiiqada jirta iyo tan sharciga ah. Somaliland waligeed kama ay mid noqon Soomaaliya ilaa 1991-kii.”

“Ku biiritaanka Soomaaliya ee EAC iyada oo aan ogolaansho ka haysan Somaliland waa cadaalad darro aad u weyn oo wiiqaysa mabaadi’da shuruucda caalamiga ah.”

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa guul taariikhi ah ku tilmaamay ku-biirista Soomaaliya ee ururka EAC, isaga oo xusay inuu dadaal ku bixinayey tan iyo mudo xilideedkii hore ee 2012- 2016-kii ka mid noqoshada dalladan, maadaama ay fursad u tahay dadka Soomaaliyeed oo helaya suuq caalami ah, fursado ganacsi iyo socdaalka oo u fududaanayaa.

“Maanta oo aan furnay bog cusub oo ka mid ah taariikhda Soomaaliya, waxaa sharaf weyn ii ah in aan idin hor istaago annagoo si rasmi ah uga mid noqonayno xubnaha dallada Bulshada Bariga Afrika. Tani kaliya kama tarjumeyso hiigsigeenna ee waa ifafaalo mustaqbal wanaagsan, fursado iyo awoodaha bulshadeenna. Waxaan dalladan ugu soo biirnay in aan xoojinno xiriirka saaxiibtinimo, ka qayb-qaadanno horumarka wadajirka ah, doorna ku yeelanno mustaqbalka wanaagsan ee shucuubta gobolka,” ayuu yiri madaxweynaha.

Soomaaliya ayaa noqotay dalkii 8-aad ee xubin ka noqda ururka EAC, waxayna ku biireysaa Burundi, Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo, Kenya, Rwanda, South Sudan, Uganda, aiyo Tanzania.

Markab ay leedahay Israa’iil oo waxyeelo gaartay ka dib weerar looga shakisan yahay Iiraan

0

Sabti Nofembar 25, 2023 {HMC}  Wakaaladda wararka ee AFP ayaa qortay in Markab xamuul ah oo ay leedahay Israa’iil ay waxyeello ka soo gaartay weerar looga shakisan yahay in ay fuliyeen ciidamada ilaalada kacaanka Islaamiga ah ee Iran xilli uu marayay badweynta Hindiya, sida maanta uu sheegay sarkaal ka tirsan difaaca Mareykanka.

Sarkaalka ayaa sheegay in weerarkan oo dhacay Jimcihii uu markabka gaarsiiyay “burbur yar” mana jiraan “wax dhaawac ah” ayuu yiri.

Shirkadda ammaanka badda ee Ambrey ayaa sheegtay in markabkan oo wata calanka Malta, islamarkaana u shaqeeya shirkad Faransiis ah uu burbur soo gaaray, ka dib markii diyaarad drone oo aan cidina wadin ay ku qaraxday meel u dhow markabka.

Weerarkan ayaa imaanaya ku dhawaad toddobaad ka dib markii Xuutiyiinta Yemen oo ay taageerto dowladda Iiraan ay qabsadeen markab xamuul ah oo xiriir la leh Israel, kaasi oo marayay koonfurta Badda Cas.

Dhinaca kale, Ururka Xamaas ayaa lagu wadaa in uu sii daayo koox labaad oo la haystayaal ah maanta oo Sabti ah si ay ugu baddashaan maxaabiis Falastiiniyiin ah, iyadoo xabbad-jooijnta ay labada dhinac gaareen ay wali shaqeynayso.

Ilo rasmi ah oo Israel ka tirsan ayaa sheegay in Xamaas ay ku wareejin doonto 14 la haysteyaal ah.

Maamulka xabsiyada Israel ayaa sheegay in 42 maxaabiis Falastiiniyiin ah oo isugu jira rag iyo dumar la sii deyn doono.

Jimcihii, Xamaas ayaa sii daysay 24 qof oo 13 ay ahaayeen Israa’iiliyiin kuwaasi oo dhamaantood ahaa haween iyo carruur.

Toban u dhashay dalka Thailand ah iyo qof Filibiini ah ayaa sidoo kale si lama filaan ah loo sii daayay.

Dagaalyahannada Xamaas ayaa afduubtay ku dhawaad 240 maxbuus markii ay galeen xadka Gaza ee ay Israa’iil la wadaagto 7-dii Oktoobar, halkaasi oo ay ku dileen illaa 1,200 oo qof oo Israa’iiliyiin iyo ajaanib ah, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Israa’iil.

Kuuriyada woqooyi oo shaacisay bartilmaameedyada dayax-gacmeedkeeda wax basaasa ee ay Talaadadii dirtay

0

Sabti Nofembar 25, 2023 {HMC} Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa kormeeray sawirro uu qaaday dayax gacmeedka cusub ee basaaska ee dalkaasi. “Bartilmaameedyada ugu waaweyn” waxaa ka mid ah caasimadda Kuuriyada Koonfureed ee Seoul iyo magaalooyinka martigeliyay saldhigyada ciidamada Mareykanka, sida ay sheegtay warbaahinta dowladdu.

Kuuriyada Waqooyi oo ku hubaysan hubka Nukliyeerka ayaa hawada sare u dirtay dayax gacmeedka waxbasaasa Talaadadii, balse saraakiisha difaaca Kuuriyada Koonfureed iyo falanqeeyayaasha ayaa sheegay in awoodiisa aan si madax banaan loo xaqiijin.

Kim ayaa baadhay sawirada Seoul iyo magaalooyinka kale ee Mokpo, Kunsan, Pyeongtaek iyo Osan, halkaas oo ay ku yaalaan saldhigyada milatari ee Maraykanka iyo Koonfurta Kuuriya. Sawirada ayaa la qaaday iyadoo dayax gacmeedku uu dul maray jasiirada subaxnimadii jimcaha, sida ay sheegtay wakaalada wararka ee dowlada KCNA.

Kim ayaa darsay sawiradan, iyo sidoo kale sawirada meelo ka mid ah Waqooyiga Kuuriya, intii lagu guda jiray booqasho Jimcihii uu ku tagay xarunta maamulka Tiknoolajiyada Hawada Qaranka (NATA) ee Pyongyang.

{DAAWO MUUQAALKA} Dowlada soomaliya oo ka hadashay shirweynaha Qaxootiga Adunka ee 2023

Sabti Nofembar 25, 2023 {HMC}Dowlada soomaliya oo ka hadashay shirweynaha Qaxootiga Adunka ee 2023

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn..

Sabti Nofembar 25, 2023 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn..

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

As 16 Days of Activism Campaign starts, UN calls for more progress to end Gender-Based Violence in Somalia

0

Mogadishu, 25 November 2023-{HMC}– Marking the start of the annual 16 Days of Activism Against Gender-Based Violence, the United Nations in Somalia today called for more progress in fighting this scourge, with a focus on three areas: the adoption of legislation to strengthen the protection of all persons from gender-based violence, greater support for survivors and accountability for perpetrators of gender-based violence.

 

“The current laws that protect persons, especially women and children, who are the most vulnerable to sexual and gender-based violence, need to be amended to reflect current realities, such as the definition of rape which should meet international standards,” the UN Secretary-General’s Special Representative for Somalia, Catriona Laing, said.

 

“Somali women and girls need to be able to go about their daily lives safely and securely, and a key step forward is the urgent adoption of legislation to address crimes involving sexual violence – there is an urgent need for Somalia to invest in legislation that will ensure that persons who commit these crimes will be held accountable,” Ms. Laing added.

 

On support for survivors and accountability, the United Nations is working with the Government to provide one-stop centres where women and girls can go to following a sexual violence incident. At these centres, survivors receive medical and psychosocial support and have the opportunity to report such incidents to the police in a safe and secure environment.

 

Commencing on 25 November, in observance of the International Day for the Elimination of Violence against Women, the annual 16 Days campaign runs till 10 December, Human Rights Day. It aims to increase awareness, galvanise advocacy efforts and share knowledge and innovations to end violence against women.

 

The theme for this year’s campaign – “Invest to Prevent Violence Against Women and Girls” – emphasises the need to invest in different prevention strategies to stop violence before it happens. A key step in preventing gender-based violence is to invest in legislation that will create a safe environment for women and girls.

 

During the 16-day period, the UN in Somalia will work with the Federal Government of Somalia, its Federal Member State counterparts and civil society to highlight the need to end gender-based violence with a special emphasis on the need to accelerate the legislative process for enacting laws to protect women and girls. The UN is committed to supporting Somali women and girls to achieve their full potential and live a life free from violence of all forms.

Taliska Booliiska Soomaaliya oo amray soo saaray in laga guuro dhul kuyaalla magaalada Muqdisho

Sabti Nofembar 25, 2023 {HMC} Taliska Ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa ku amray dhammaan, dadka dagan dhulkii dab-damiska iyo hoggaanka dhismaha ciidanka booliiska ee degmada Wadajir, ka soo horjeedka dhismaha 6-piano una dhaxeysa siliga Mareykanka iyo Isbitaal Banaadir
Booliiska ayaana ku wargaliyay dadka shacabka ah ee degan dhulkaasi in ay ku banneeyaan muddo labo bilood gudaheeda oo bilaabaneysa maanta oo ah 25-ka November 2023 kuna eg 25 January 2024
Qoraalka kasoo baxay taliska booliiska ayaa lagu sheegay in xarumahan dowladda ee dadka laga saarayo lagu qabanayo adeegyadii danta guud ee ay bulshada Soomaaliyeed u hayeen oo baahi weyn loo qabo xilign , sida booliiska tilmaameen