Home Blog Page 3139

FAAH FAAHIN Howlgalo qorsheysan oo laga Fuliyay duuleedka Muqdisho

0

Talaado November 21, 2023 {HMC}  Ciidamada xasilinta Caasimadda ee Boliisa Milataare ayaa xalay howlgalo qorsheysanaa ka sameeyay deegaanka Ceelasha biyaha ee duuleedka magaalada Muqdisho.

Howlgalkaan ayaa la tilmaamay inuu ahaa mid ciidanka xasilinta ay ku xaqiijinayeen amniga guud ee magaalada Caasimadda ah, islamarkaana looga hortagaayay qatarta dhinaca amniga ah ee laga filan karo kooxda Al-shabaab.

Ciidamada ayaa howlgalkooda baaritaano guri guri ah uga sameeyay xaafdaha deegaanka Ceelasha biyaha, waxaana sidoo kale ay baarayeen gaadiidka isticmaala waddada dheer ee isku xirta degmada Afgooye iyo magaalada Muqdisho.

Dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa jiray howlagalo noocaan oo kale ah oo ay ciidanka xasilinta ka sameynayeen qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda.

Howlgaladaan ayaa kusoo beegmaya, iyadoo dhawaan Xukuumadda Soomaaliya ay sheegtay in amaanka Caasimadda Muqdisho uu yahay mid la mid ah Caasimadaha kale ee Caalamka.

The ATMIS forces, especially Djibouti, have distributed aid to the displaced people of Floods Beledweyne

0

Beledweyne 21 November 2023-{HMC} , ATMIS Djiboutian troops donated assorted non-food items—mosquito nets, tarpaulins—to aid hundreds of families affected by floods in Beletweyne district, Hirshabelle State.

Col. Humad Ahmed Mohamed, commander of the 9th Battle Group, reaffirmed #ATMIS’s commitment to fostering #peace, stability, & aiding communities during disasters.

Governor Abdullahi Ahmed Malin ‘Sufuroow’ of Hiran region praised the troops’ timely intervention in supporting affected communities.

ATMIS provides support to flood-affected residents in South West State, Somalia

0

Baidoa, 21 November 2023-{HMC}– In a collaborative effort with the South West State Administration, the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), has extended support to people impacted by the severe El Nino rains.

ATMIS Ethiopian National Defense Forces (ENDF) have distributed essential food and non-food items to the flood affected people in Baidoa, the capital of South West State where over half a million people are coping with the floods.

A member of the South West State El-Nino Response Committee, constituted by South West State President Abdiaziz Hassan Mohamed “Laftagareen” and ATMIS ENDF Public Information Officer, Major Ahmed, highlighted rescue efforts undertaken by ATMIS ENDF troops.

“Our troops have been engaged in rescuing residents stranded in areas submerged by the raging floods.

“Our troops based in Bardheere, Burdhubo, and Garbaharay Forward Operating Bases in Jubaland’s Gedo region have conducted evacuation and rescue operations. These operations were successfully conducted using boats supplied by the Somalia Disaster Management Agency (SODMA),” he said.

The South West State Minister for Humanitarian Affairs and Disaster Management, Abdinassir Abdi Arush, thanked ATMIS for the support and called on other development partners for more assistance.

“We deeply appreciate ATMIS’ generous support and the continued commitment to the people of Somalia. This demonstrates the brotherliness and good relations between ATMIS and Somalis,” said the Minister.

The Minister who chairs the El Nino Response Committee reported that the relentless rains, which started in early October, have claimed 17 lives. He observed that the impact of the rains was more widespread than initially forecasted, affecting areas beyond the riverbanks in the Bay, Bakool, and Lower Shabelle regions.

“Right now, the humanitarian situation in Southwest Somalia has deteriorated, with entire villages and farms submerged. We need an urgent, wider response, and we appeal to the federal government of Somalia and the Somali community for their assistance,” he added.

The Minister noted that the humanitarian agencies working in South West state were doing their best to contain the situation and called for wider urgent response. “We’re also calling on the federal government of Somalia and the Somali community to come to help us avert further humanitarian crises,” he said.

Beneficiaries like Hawa Adan Ahmed and Ibrahim Ali Yahya expressed their gratitude to ATMIS and the South West State administration for the timely aid.

“This support is much needed, and we are grateful to ATMIS and the South West State regional administration,” said Mr. Yahya.

The El Nino rains have caused significant disruption in the region, leaving many homeless, destroying vital infrastructure, and disrupting access to Main Supply Routes.

Minnesota’s Somali community extends aid to people displaced from East Africa floods

0


Tuesday November 21, 2023
By Brittney Ermon.


The Somali community in Minnesota is sending relief to loved ones in East Africa as severe floods sweep through the area.

Heavy rainfall and flash flooding in East Africa are causing devastation for more than half a million people who were displaced in Somalia in recent weeks.

Food insecurity is growing, roads have become rivers and at least 130 people have died in Ethiopia, Kenya and Somalia.

“I’m seeing the floods. I’m seeing the bridge is breaking down. It actually triggers me, so I tend to not watch,” said Fartun Weli, Isuroon founder and CEO.

Weli has family back in Somalia. She learned this morning the floods left them stranded.

“She [Grandma] was asking to get more money expedited, so I told her we’re fine. We’ll send money today and be safe,” she said.

Through her organization, Isuroon, she helps support Somali and East African families in Minnesota.

Families are sending more money back to their loved ones to address growing food insecurity and other challenges.

When disaster strikes, the Somali community in Minnesota says it’s second nature to help — no matter the cost.

“We send all the money back home and then here, we’re not able to purchase food,” she said. “Our food shelf, for example, it’s getting dried out faster.”

ARAHA is a nonprofit organization in the Twin Cities dedicated to helping people experiencing crisis in the Horn of Africa.

There are two offices on the ground providing updates to the Minnesota branch.

“The situation is so bad that in some areas there is no way even to bring the food to them because you have to drop it through a helicopter,” ARAHA Executive Director Mohamad Idris said. “The situation is devastating.”

For five consecutive seasons, the area has been suffering through a drought worsening food insecurity.

“When a situation like this [happens], and then you get another disaster before even you recover from the first one, it’s really difficult,” Idris said.

But with every crisis comes resiliency. Weli said the support within the community is strong and they’ll get through it together.

“That’s why immigrants and refugees are very resilient people. We do so much for each other,” Weli said. “I’m so grateful to the people I’m born from and we’re going to do well.”

Isuroon and ARAHA are accepting donations to help the lingering crisis in East Africa.

Dowladda Soomaaliya oo dalka ka ka Joojisay ticmaalka Khamaarka 1XBET

0

Talado Nofembar 21, 2023 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa dalka ka mamnuucday isticmaalka khamaasrka 1XBET ay si weyn ugu waasheen dhallinyarada Soomaaliyeed, kuwaa oo ku lumiyay lacago badan, sidoo kale u horseeday cunista lacago khamaar oo xaaraan ah.

Guiddiga qaran ee kahortagida lacag dhaqista iyo ladagaalanka maal-gelinta argagaxisa ayaa go’aamiyay in dalka laga mamnuuco 1XBET, waxa ayna sheegeen guddiga in khamaarka shareecada islaamka kahor imaanayo ,sidoo kale saameyn ku yeeshay dhaqaalaha dalka.

Qoraal kasoo baxay guddigan ayaa lagu amray shirkadaha bixiya adeegga lacagta ee moobeelada iyo iyo cid kasta oo bixisa adeeg maaliyadeed in aysan la macaamili karin shaqsiyaadka iyo shirkadaha ku lugta leh khamaarka 1BET.

RW Xamsa oo tilmaamay in Xukuumaddiisa ay ahmiyad gaar ah siinayso tayeynta Macalimiinta

0

Talado Nofembar 21, 2023 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hamblayeeyey 21 Nofeembar Maalinta Macalinka Soomaaliyeed iyaga iyo qoysaskooda, isagoo tilmaamay in Macalimiinta Soomaaliyeed ay u soo dhabar adaygeen xaalado adag oo ay ku badbaadiyeen jiilal dhan oo iyaga la’aantood maanta aan waxba baran lahayn.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in Xukuumaddu ay ahmiyad gaar ah siinayso tayeynta Macalimiinta iyo Aqoonta Ubadka Soomaaliyeed, xilli ay Xukuumadda ay qaadatay saddex kun oo macalimiin cusub ah.

Macallinmiinta ay qaadatay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilligaan waxa ka hawlgalaan guud ahaan gobodallada dalka, iyadoo sannadka cusub ee 2024ka ay diyaarisay miisaaniyadda saddex kun oo macalin oo kale.

Magaalada Muqdisho & Magaalooyinka xarumaha u ah Dowlad-Goboleedyada hoostaga Dowladda Federaalka waxaa maanta ka dhacaya Munaasabad lagu maamuusayo maalinta ‘Macallinka Soomaaliyeed’ oo sanad weliba la maamuuso 21ka Nofeembar.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu faray Goobaha Waxbarashada ee Dowladda hoostaga & kuwa gaarka ah maanta la fasaxo.

Sanad waliba maanta oo kale ayaa guud ahaan dalka waxaa laga xusaa maalinta Macallinka Soomaaliyeed, iyada oo munaasabaddaan looga shakeeyo kaalinta uu macallinka ku leeyahay bulshada iyo waxbarista ubadka Soomaaliyeed.

Beesha Caalamka oo ka Hadashay xiisadda DAGAAL ee Magalada Garoowe

0

Talado Nofembar 21, 2023 {HMC} Warsaxaafadeed kasoo baxay xubnaha Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee maamul goboleedka Puntland, gaar ahaan xiisadda ka taagan Garoowe.

Beesha Caalamka ayaa walaac ka muujisay dhaq-dhaqaaqyada ciidan ee ka socda caasimada Garoowe, waxayna sheegtaan in ciidamadaas ay cabsi gelinayaan shacabka.

“Saaxiibada beesha caalamka waxay ka walaacsan yihiin halista xiisadaha oo kor u kaca, oo uu ka mid yahay abaabulka ciidamada ee Garoowe ka socda. Joogitaanka ciidamadan ayaa cabsi gelinaya dadka shacabka ah, taasoo keentay in iskuullada la xiro” ayaa lagu yiri qoraalka.

Sidoo kale Beesha Caalamka ayaa ka digtay rabshado kale oo ka dhaca Garoowe, ayada oo ku baaqday in wax weliba lagu dhammeeyo wada-hadal iyo deganaan.

“Ma jirto wax marmarsiinyo ah oo loo haysto rabshad ama hanjabaad xoog. Cabashada waa in lagu dhammeeyaa si nabad ah oo loo marayo wada hadal. Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan dhinacyada inay khilaafkooda ku xalliyaan qaab nabadeed” ayaa la raaciyay.

Waxa kale oo qoraalka lagu yiri “Saaxiibada beesha caalamku waxaa weli ka go’an inay Soomaaliya iyo dadka Soomaaliyeed ku taageeraan dhisidda aasaaska bulsho nabad iyo barwaaqo ah.

Ugu dambeyn Beesha Caalamka ayaa qoraalkeeda farriin ugu dirtay madaxweyne Deni iyo mucaaradka, si loo dajiyo xaaladda cakiran ee ka taagan Puntland, Soomaaliya.

Waxaan si dhow ula soconaa xaaladda, waxaana ku baaqaynaa in si degdeg ah loo dejiyo xiisadda iyo wadahadallo degdeg ah oo ay yeeshaan madaxda siyaasadda iyo kuwa kale ee deegaanka” ayaa mar kale lagu yiri farriinta xubnaha Beesha Caalamka.

Warsaxaafadeedkan waxaa si wadajir ah usoo saaray Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Belgium, Denmark, Jabuuti, Itoobiya, Wafdiga Midowga Yurub, Finland, Jarmalka, Urur-Goboleedka (IGAD), Talyaaniga, Ireland, Kenya, Netherlands, Norway, Talyaaniga, Ururka Iskaashiga Dalalka Islaamka (OIC), Ruushka, Suudaan, Iswiidhan, Iswisarland, Turkiga, Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka, Qaramada Midoobay.

{DAAWO MUQAALKA} Dowladda Soomaaliya oo Maanta Baledweyne gaarsiisay gargaar loogu talo galay dadkii ka barakacay Fatahaada

0

Talado Nofembar 21, 2023 {HMC} D Hay’adda Maareeynta iyo Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa maanta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaarsiisay gargaarkii ugu horeeyay ee loogu tala galay dadka ka barakacay Fatahaada ku dhufatay xaafadaha Baledweyne.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ugu magacaaban Hirshabeelle Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow ayaa deeqdaan kula wareegay gudaha garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Dal Yurb ku yaalla oo muslimiinta ku nool ugu baaqay in Israa’iil garab istaagaan

0

Talado Nofembar 21, 2023 {HMC} Wasiirka arrimaha gudaha ee Jarmalka ayaa ku boorriyay kooxahooda Muslimiinta ah inay si cad u cambaareeyaan weerarradii khasaaraha badan dhaliyay ee Xamaas ee toddobadii Oktoobar ku qaadday Israa’iil, isla markaana ay codkooda ku garab istaagaan Israa’iil.

Nancy Faeser ayaa sheegtay in ay tahay in ay si cad u meel mariyaan oo ay ilaaliyaan mas’uuliyadda ka saaran bulshada.

Nancy ayaa sidoo kale sheegtay oraahyada sida “haa, laakiin” kuma filna, ayay tiri.

Mudaaharaadyo waaweyn oo taageeraya Falastiiniyiinta ayaa toddobaadyadii la soo dhaafay ka jiray Jarmalka, iyadoo dad badan lasoo xiray.

International partners call for calm and restraint in Garowe

0


Tuesday November 21, 2023

Mogadishu, 21 June 2023 – International partners* are concerned about the violence in Garowe and its impact on civilians.

The partners call for the immediate de-escalation of tensions and a return to calm. We call on all political stakeholders to engage in dialogue as the only avenue to address and resolve differences.

The recent escalation risks jeopardizing the positive outcomes secured following the recent district council elections in Puntland.

*African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Belgium, Denmark, Djibouti, Ethiopia, European Union (EU) Delegation, Germany, Intergovernmental Authority on Development (IGAD), Italy, Kingdom of Saudi Arabia, Norway, Organisation of Islamic Cooperation (OIC), Sweden, Switzerland, United Kingdom, United States, and United Nations.