Home Blog Page 315

Somali government to recruit 4,000 additional teachers in the coming weeks

0

Saturday November 15, 2025 {HMC} Somalia’s Ministry of Education has announced plans to recruit 4,000 new teachers, moving closer to fulfilling its commitment to hire a total of 10,000 teachers nationwide.

According to an official statement on Friday, the ministry has already recruited 6,000 teachers in earlier phases, with the remaining 4,000 set to be added soon.

“The remaining teachers will be recruited soon to fulfill this important commitment to strengthen our national education system,” the ministry said.
The recruitment process has so far been conducted in two phases: phase one (2023) 3,000 teachers hired, phase two (2024):3,000 additional teachers recruited.

Candidates were drawn from the Banadir region and several federal member states. All recruits passed a competitive examination and completed a three-month training program before assuming their duties.

Source Hiiraan online

Trump withdraws support for former MAGA champion Marjorie Taylor Greene.

0

Saturday November 15, 2025 {HMC} United States President Donald Trump has said he is withdrawing his support for Republican Congresswoman Marjorie Taylor Greene, calling the lawmaker a “lunatic” and accusing her of going “far left”.

In a post on his Truth Social platform late on Friday, Trump said, “I am withdrawing my support and endorsement of ‘Congresswoman’ Marjorie Taylor Greene, of the great state of Georgia.”

The US leader, labelling Greene “wacky”, said all the lawmaker did was “COMPLAIN, COMPLAIN, COMPLAIN”, despite his “record achievements” in office.

Greene, a member of the House of Representatives, has long been a reliable ally and fierce defender of Trump, even sporting a Make America Great Again (MAGA) baseball hat at President Joe Biden’s 2024 State of the Union address.

But in recent months, she has taken positions at odds with the White House and her fellow Republicans, including criticising them during the just-ended federal government shutdown, saying the Trump administration needed a plan to help people set to lose health insurance subsidies as part of planned cuts.

More notably, Greene has also become a vocal campaigner for transparency and the full release of files related to late convicted sex offender Jeffrey Epstein – a recurrent scandal that continues to engulf President Trump.

Greene responded to Trump’s announcement on Friday with screenshots of a text message she sent the president about the Epstein case, claiming it “sent him over the edge”.

“It’s astonishing really how hard he’s fighting to stop the Epstein files from coming out that he actually goes to this level,” she wrote on X.

“Most Americans wish he would fight this hard to help the forgotten men and women of America who are fed up with foreign wars and foreign causes, are going broke trying to feed their families, and are losing hope of ever achieving the American dream,” she said.

Greene also claimed Trump is going after her “hard to make an example to scare all the other Republicans before next week’s vote to release the Epstein files”.

On Wednesday, House of Representatives Speaker Mike Johnson said the body will hold a vote next week on whether to force the Department of Justice to disclose all files related to Epstein – who died by suicide in prison in 2019.

It came as a result of the bipartisan Epstein Files Transparency Act – a discharge petition allowing a majority of lawmakers to bypass the House leadership and force a vote on the issue – which was signed by Greene and three other House Republicans.

If backed, the measure would force the release of flight logs and travel records, individuals named or referenced in connection with the Epstein investigation, and materials related to Epstein’s former girlfriend and convicted sex trafficker Ghislaine Maxwell.

How well did Trump know Epstein and Maxwell?
Trump has faced growing scrutiny over his alleged ties to the disgraced financier, most recently on Wednesday, when Democrats on the House Oversight Committee released new emails appearing to further link the pair.

In one email, Epstein told Maxwell that Trump had “spent hours” at his house with one abuse victim. The White House claimed the communications “prove nothing”.

Trump has repeatedly urged his supporters to move on from the scandal, labelling suggestions that there is an Epstein client list with his name on it a “hoax” pushed by his Democratic opponents.

In an interview on Friday, Greene labelled Trump’s resistance to releasing the files a “huge miscalculation”, adding that she does not believe he has anything to hide.

Trump made no mention of the Epstein issue in his post disowning Greene, claiming the schism between the pair began when he discouraged her from running for senator or governor due to low polling numbers.

“She has told many people that she is upset that I don’t return her phone calls any more, but with 219 Congressmen/women, 53 US Senators, 24 Cabinet Members, almost 200 Countries, and an otherwise normal life to lead, I can’t take a ranting Lunatic ‘s call every day,” Trump said.

Trump continued that Republicans in Georgia are “fed up with her and her antics” and should they find an alternative to run at the next midterms, that candidate will have his “complete and unyielding support”.

Source Al-Jaziira

Ciidamada Puntland oo Qabtay dadkii Raashinka Siin Jiray Daacish

0

Sabti , 15, Nov 2025 {HMC}  Ciidamada Difaaca Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa soo bandhigay Raashin ay sheegeen in loo waday Daacish oo dagaal adag kala dhaxeeya kaddib markii howlgal qorsheysan oo ka dhacay Deegaanka Yalho ee Gobolka Bari.

Saraakiil katirsan Ciidamada Ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay heleen xogta Raashinkaan oo isugu jiray Bur, Bariis, Caana boore iyo Saliid kaddibna ku guulaysteen in ay qabtaan.

Puntland waxa ay sheegtay in xeelado cusub in ay kusoo kordhisay howlgallada ka dhanka ah Daacish ee lagu magacaabo Hillaac, waxa ay tilmaamtay in ay beegsaneyso ilaha dhaqaalaha iyo Sahayda maadaama ay go’doomiyeen xubnahaas sida ay hadalka u dhigeen.

Hay’adaha ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay qabteen Ajaanib dalal kala duwan u dhashay oo kamid ahaa Daacish, Nin u dhashay Itoobiya ayay dhowaan soo bandhigeen Ciidamada Difaaca Dowlad-Goboleedkaas.

Prime Minister Hamza Visits Sheikh Abdirashid Sheikh Ali Suufi and Meets Mogadishu Residents

0

Saturday November 15, 2025 {HMC}  The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E Hamza Abdi Barre, on Friday evening visited prominent Somali scholar Sheikh Abdirashid Sheikh Ali Suufi at his residence in Mogadishu. The Prime Minister briefed the Sheikh on the overall situation of the country, with both discussing efforts to raise public awareness, the role of religious leaders in peace-building, and strengthening national unity. Sheikh Suufi offered prayers for the nation and the Somali people.

The Prime Minister also spent time with members of the public who were unwinding after the week’s work and gathering in popular social areas of the capital. The interaction between the Prime Minister and the public was marked by joy and excitement, as citizens welcomed the rare opportunity to spend time with the country’s leader.

Masar Oo Jabuuti ka dhiseeyso Dekad Cuub iyo Itoobiya oo indhaha ku hayso.

0

Sabti , 15, Nov 2025 {HMC} Waxa jira warar sheegaya in Masar ay qorshaynayso in ay dekad ka dhisato dalka Jabuuti.

Labada dal ee Jabuuti iyo Masar ayaa sannadkii la soo dhaafay kala saxeexday heshiis ifhan oo u oggolaanaya Masaarida hirgelinta hawshaasi. Tallaabadanay Masar qaadday ayaa timid xilli Itoobiya ay dadaal xooggan ugu jirto sidii ay u heli lahayd marin badeed joogto ah.

Itoobiya ayaa inta badan ku tiirsan dekadaha dalka Jabuuti oo ay kala soo degto badeecadaheeda islamarkaana ka dhoofiso alaabaha.

Khurabaro ayaa BBC-da u sheegay in aanay weli caddayn sida ay Itoobiya u aragto tallaabdan ay Maasirdu qaadeen ee ah in ay dekad cusub ka dhisanayaan dalka Jabuuti, laakiin waxa ay timaamayaan in dhinca kale ay noqon karto tallaabo walaac amni ka dhalisa gobolka.

UK oo Go’aan Adag Kasoo Saartay dadka Tahriibka ku galo Wadankaasi.

0

Sabti , 15, Nov 2025 {HMC} Xoghayaha arrimaha gudaha UK, Shabana Mahmood, ayaa baarlamaanka ka sheegi doonto toddobaadka soo socda in dadka ka dalbada UK magangalyada la siin doono deganaasho kumeel gaar ah iyadoo aan la siineyn mid rasmi ah.

Qorshan waxa uu uu dhigayaa qof kasta oo haysta sharci magangalyo ee la siiyay deganaasho joogto ah in dib u eegis lagu sameynayo waqtiyo gaar ah iyadoo dib loo celinayo markasta oo loo arko in uu ammaan yahay wadankii uu shaqsigaas ka yimid.

Nidaamka hadda ka jira UK waa mid qofka siinayo deganaasho rasmi ah markasta oo la aqbalo codsigiisa magangalyo doono.

Xoghayaha arrimaha gudaha UK waxay hore ballanqaad uga sameysay intii uu socday shirka xisbigeeda shaqaalaha bishii Semtembar in ay sameynso wax kasta ay ku qaadato sidii ay ku soo celin laheyd ilaalinta xuduudaha Britian.

Tallaabadan ayaa ku soo aadeysa iyadoo wasaarada arrimaha gudaha ay ku dhawaaqday ku dhawaad 50,000 oo sharcidarro ku jooga UK in laga masaafuriyay ilaa markii uu uu xukunka qabtay xisbiga Shaqaalaha.

Tani waxay ka dhigan tahay 23 boqolkiiba in ay korortay tirada la diidayo marka la barbardhigo 16 bilood laga bilaabo Julay sanadkii hore.

Khubaradu waxay ku tilmaameen go’aanka wasaarada arrimaha gudaha “isbaddel weyn’. Wasaarada waxay sheegtay in ay ku dayaneyso isbeddalka socdaalka ay sameysay dowladda Denmark taas oo leh mid ka mid ah nidaamayada soogalooti iyo socdaal ee ugu adag Yurub.

BBC-da waxay ogaatay in bishii la soo dhaafay Shabana Mahmood ay u dirtay Copenhagen, caasimada Denmark, saraakiil sare oo ka tirsan wasaaradeeda si ay u sahmiyaan wixii dalkaas uu gaaray si markaas kaddib loogu isticmaalo Britain.

Denmark waxaa u suuragashay in ay dhinto tirada qaxootiga iyadoo ka dhigtay heerkii ugu hooseeyay muddo 40 sano ah. Copenhagen ayaa hirgelisay siyaasado adag xiligii Karoonaha.

Dalka waxa uu joojiyay nidaamkii sida tooska loogu cusbooneysiinayay daganaashaha magangalyo-doonka iyadoo qaxootigana la siinayo deganaasho kumeelgaar ah oo labo sano ah kaddibna waxay dib u codsanayaan magangalyo.

Denmark, dadka la ogolaado in ay qaxootinimo ku sii joogi karaan waxay dhowr jeer dalbanayaan daganasho taas oo dheereyneysa jidka ay dhalasho ku qaadan karaan.

Xoghayaha arrimaha gudaha UK waxay ka mid tahay dadka jeclaaday nidaamkaas, waxayna sheegtay marka la adkeeyay siyaasadahaas in ay kor u kacday sumcada xisbiga talada haya. Waxay aaminsan tahay hadii tallaabadaas oo kale uusan qaadin xisbigeeda shaqaalaha in kuwa garabka midig sida xisbiga Reform ee Nigel Farage uu gaarayo guulo waa weyn doorashooyinka soo socda.

Siyaasadaha adag ee Denmark waxaa dhaliilay qaar ka mid ah xubnaha xisbigeeda shaqaalaha. Nadia Whittom oo laga soo doorto Nottingham ayaa sheegtay in dhabaha Denmark ay cagta saartay uu “damiir ahaan”, siyaasad ahaan iyo doorasho ahaan yahay mid soo afjarmay.

Madaxweynaha Tanzania oo ku dhawaaqday in la baarayo dhimashadii ka dhalatay dibadbaxyada.

0

Sabti , 15, Nov 2025 {HMC}  Madaxweynaha Tanzania Samia Suluhu Hassan ayaa ku dhawaaqday baaritaan rasmi ah oo lagu sameeyay rabshadihii ka dhashay asbuucii doorashada, kaddib markii lagu eedeeyay in dowladdeeda ay mas’uul ka ahayd inay xoog u adeegsatay dibadbaxyo taariikhi ah oo dalkaasi ka dhacay.

Waxaa lagu dhawaaqay in ay ku guuleysatay doorashadii madaxtinnimada ee bishii hore iyadoo heshay 98% codadkii la dhiibtay – natiijadaas oo mucaaradku ay ku dhaleeceeyeen “ku jeesjeesidda dimuqraadiyadda.”

Ugu yaraan 240 qof ayaa lagu eedeeyay khiyaano qaran kadib mudaaharaadyada.

Sidoo kale guddiga baaritaanka, Madaxweyne Samia waxa ay sidoo kale ka codsatay dacwad oogayaasha in ay “u naxariistaan” kuwa loo xiray rabshadaha.

Muxuu yahay sawirka ay ka carootay Dowladda Turkiga ee uu baahiyay militariga Gariiga.?

0

Jimco, 14, Nov 2025 {HMC} Sawiro ay barta X ku baahiyeen ciidanka Cirka ee Giriiga ayaa waxaa uu dood ka dhex abuuray Turkiga iyo Gariigga.

Sawiradan ay baahiyeen ciidamada cirka ee Gariiga ayaa ahaa sawirka diyaarad militari oo nooca xamuulka ah oo dhawaan burburtay.

Ankara ayaa ka falcelisay sawirkaasi oo markii dambe laga saaray barta ay X ku leeyihiin ciidamaad cirka Gariiga.

Sawiradan oo la soo dhigay 13 November, islamarkana ahaa dhowr sawir diyaarado kala duwan ayaa waxaa ku jiray sawirka diyaaraddii xamuulka ahayd ee C-130 ee militariga Turkiga, waxaana lagu soo dul-qoray “Sawirada Maanta.”

Qoraalka iyo sawirada ayaa la baahiyay saacado uun ka dib markii Meydadka 20 askari oo Turki ah oo ku dhintay shilkaas diyaaradeed oo ka dhacay xuduudka Georgia la keenay Turkiga, taasoo dhalisay falcelin ku saabsan baraha bulshada.

Falcelinta ka dib, qoraalka ayaa meesha laga saaray waxaana lagu bedelay warqad tacsi ah oo uu u diray Taliyaha Ciidamada Cirka Sareeye Guud Dimosthenis Grigoriadis dhiggiisa Turkiga, Ziya Cemal Kadioğlu.

Afhayeenka AKP Ömer Çelik ayaa ku dhaleeceeyay Ciidanka Cirka ee Giriiga qoraal uu soo dhigay akoonkiisa X 14-kii November oo manata ah.

Çelik ayaa yiri, “Waxaan cambaareyneynaa baahinta ciidamada cirka Giriiga ee sawirka diyaaradda xamuulka ah ee C130, oo diraya fariin fool xun oo ka maran dhammaan qiimaha bini’aadantinimo iyo kuwa milatari ee ku wajahan shuhadadeena.”

Afhayeenku waxa uu carabka ku adkeeyay in xil ka qaadistaasi ay tahay “habkii saxda ahaa”, isaga oo intaa ku daray, “Waxaan filaynaa in tallaabada lagama maarmaanka ah laga qaado kuwa daabacay fariintaas foosha xun iyo ciqaabta lagama maarmaanka ah in lagu soo rogo.”

Diyaarad nooca xamuulka ah oo nooceedu yahay C-130 oo ay leeyihiin ciidamada cirka Turkiga ayaa ku burburtay xadka Georgia, kadib markii ay kasoo kacday dalka Azerbaijan 11-kii bishii November.

Wasaaradda Difaaca Qaranka ayaa shaacisay dhimashada 20 askari oo ka mid ahaa askartii saarneyd diyaaradaasi, waxayna qoraalka lagu yiri “Asxaabteena geesiyaasha ah waxay shahiideen November 11, 2025”.

Meydadka askartan ayaa laga keenay Georgia, waxaana la keenay Turkiga fiidnimadii 13-kii November.

Kadib munaasabad ciidan oo loo sameeyay askartaasi 14-kii bishii November ayaa meydadka waxaa loo qaaday deegaanadii ay ka yimaadeen si loogu aaso.

Xigasho BBC

Ciidamada Eritrea oo gudaha u galay Dalka Itoobiya.

0

Jimco, 14, Nov 2025 {HMC} Dawladda Itoobiya oo markii ugu horeysay xaqiijisay in ciidanka Dowladda Eritrea ay ku sugan yihiin gudaha wadankeeda gaar ahaan Deegaanka Maamulka deegaanka ee Tigrayga.

“Ciidanka Eritrea waxa ay haystaan oo ay maamulaan dhul badan oo Woqooyiga Itoobiya ah, waxa ay hub iyo saanad ciidan ku taageeraan xoogagga dagaalka nagula jira” ayeey tiri Dowladda itoobiya.

Talaabadan ay qaaday Dowladda Eritrea ayaa waxaa ay imaaneysaa xili ay ka dhaxtaagan tahay labada dal xiisad dagaalka oo gaartay heerkii ugu sareeyay mudooyinkii danbe.

RW Xamsa oo caawa hoygiisa ku booqday qaariga Soomaaliyeed Sheekh C/rashiid Cali Suufi.

0

Jimco, 14, Nov 2025 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa caawa hoyga uu Muqdisho ka deggan yahay ku booqday qaariga Soomaaliyeed Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Sheekha uga xog warramay xaalada guud ee Dalka, iyaga oo isla soo qaaday kor u qaadidda wacyigelinta bulshada, doorka culimada ee dhismaha nabadda, iyo adkeynta midnimada ummadda, Sheekha ayaana u duceeyey dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Dhanka kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa waqti la qaatay qaar ka mid ah Shacab Soomaaliyeed oo ka nasanayey shaqooyinka toddobaadka, isla markaana ku fiidsanayey goobaha la isku yimaado ee caasimadda.

Kulanka Ra’iisul Wasaaraha iyo bulshada ayaa laga dheehan karayey farxad iyo damaashaad, taas oo ku saleysan in Shacabku waqti ay kula sheekeystaan u heleen Ra’iisul Wasaaraha Qaranka.