Home Blog Page 3151

{DAAWO SAWIRADA} Ra’iisul Wasaare Xamse oo kormeer dhiirigelin ah ugu tagey ciidanka xasillinta caasimadda.

0

Jimco November 17, 2023 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu tagey ciidanka xasillinta caasimadda ee millatariga sida Booliska u howlgala (Polizia militare) ee ku sugan xerada Hiil-weyne oo ku taalla inta dhaxeysa Muqdisho iyo Balcad.

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in ummadda Soomaaliyeed ay abaal uga hayaan ciidanka xasillinta ee sida ay u xaqiijiyeen amniga caasimadda muddo gaaban.

 

Waxa uu xusay Ra’iisul Wasaaruhu in maanta ay Muqdisho dhanka amniga lamid tahay caasimadaha dhiggeeda ah ee caalamka, isla markaana ay ciidanku meesha ka saareen wax walba oo dhibaato ku ahaa amniga iyo kala danbeynta caasimadda,

“Waxaan idin kugu imid si aan u qiro kartidiina iyo dhiiggiina aad u hurteen dalkiinna, gaar ahaan caasimadda Qaranka, waxaan idinkaga mahadcelinayaa sida aad u badesheen wajigii ay lahayd magaalada Muqdisho. Maalintii aad timaadeen ayaa ugu danbeysay magaaladaan wajigii foosha xumaa, taas oo ku timid dhiiggiina aad hurteen iyo geesinimadiina”.Ayuu yiri R/Wasaare Xamsa oo la hadlayey ciidanka.

 

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa intii uu ku sugnaa Xerada Hiil-weyne, wuxuu kulan looga hadlayay dardargelinta amniga caasimadda la qaatay hey’adaha amniga iyo Maamulka Gobolka Banaadir.


—𝗗𝗛𝗔𝗠𝗠𝗔𝗔𝗗 —

Somalia facing worst floods in century

0


Mohammed Dhaysane
Friday November 17, 2023

Heavy rains expected in Bay region of South West, as well as parts of Somaliland and Galmudug, with riverine and flash flooding likely to continue until Nov. 21

Somalia is experiencing the worst climate-change-related floods in a century, wreaking havoc in many parts of the Horn of Africa country, affecting 1.24 million people and displacing over 456,800 more since the first week of October, said a statement issued by UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) on Thursday.

Heavy rains are also expected in the Bay region of the South West, as well as parts of Somaliland and Galmudug, with riverine and flash flooding likely to continue until Nov. 21, the OCHA Somalia said and warned that the risk of disease outbreaks, particularly cholera, is growing.

The bay region in South West State is bearing the brunt of the damage, accounting for 37% (454,320 people) of the total number of people affected. Gedo follows closely with 23% (291,765 people) and Mudug 17% (213,356 people). In Baidoa, Bay Region, floods have displaced 12,350 families (74,100 people) in Howl Wadaag, Horseed, Berdaale, and Isha sites for internally displaced people (IDPs), the OCHA statement said, citing the UN High Commissioner for Refugees (UNHCR).

The Somali National Disaster Management Agency (SoDMA) in a separate statement on Thursday also issued another warning, stating that floods caused by the El Nino phenomenon will continue as water levels in the Jubba and Shabelle rivers continue to rise following torrential rains in parts of the country and the Ethiopian highlands.

According to the weather forecast, rainfall in Bay, Gedo, and Awdal could cause floods and landslides, the agency said.

Earlier on Wednesday, the agency announced an increase in the death toll, which now stands at 42 since Oct. 4.

Environmental changes in the country have had a significant impact on the natural environment, particularly the occurrence of flash floods caused by the El Nino phenomenon, said an official of the Mogadishu-based NGO Community Action for Climate Change (CACC).

“These floods have resulted in unprecedented situations for many lives. For example, cities such as Galkacyo, Baidoa, Baledweyne, Luuq, Bardera, and Burdhubo in the south and central regions of Somalia have been submerged,” CACC Executive Director Abdullahi Abdifatah Hassan told Anadolu.

He added that the severity of the situation is immense because the floods have submerged major infrastructure and rendered it inoperable.

He said the situation in parts of the country, including Galkacyo, the provincial capital of the Mudug region, Baidoa, the administrative capital of South West state, and Bardhere in the Gedo region, requires immediate attention and assistance from both local and national authorities, as well as humanitarian organizations.

“Climate change has far-reaching and devastating effects on various aspects of Somalia, including the destruction of critical infrastructure like Bardera Bridge that played a crucial role in facilitating transportation and commercial activities in Gedo region,” he said.

He said the bridge built in 1978 to connect the regions of Bay, Middle-Shabeelle, and Gedo, as well as neighboring countries like Kenya and Ethiopia, “tragically no longer exists today due to the destructive forces unleashed by climate change.”

Somalia has declared the current humanitarian crisis caused by heavy rains and floods a “national humanitarian emergency,” and the government has said it is committed to addressing the tragedy of floods that have devastated many parts of the country.

Southern Somalia is bracing for more flooding, Information Minister Daud Aweis also warned in a separate statement.

“In recent weeks, persistent showers have eroded road networks, rendered bridges unsafe, and submerged vital institutions like schools and farmlands,” he said in a statement on X on Thursday.

Arale’s story: ‘Wherever I go in Somalia, people haunt me’

0


Friday November 17, 2023

Arale* was born and raised in Somalia and says he has been facing discrimination his whole life for being an illegitimate child. In Somali culture, people like him are marginalized, abused, and sometimes even killed, he told InfoMigrants.

“I was born and raised in Somalia, I am a father of six children. I have been facing socio-cultural problems since the day I was born.

My mother was a Habesha maid from Ethiopia. She used to work for Somali families to earn her living. My mother was secretly married to my father, who was in the Somali army; at least that is what she used to tell those who asked her. No other details are known about him: Neither his tribe, his background, his real name or where he had lived.

My mother gave birth to me in a small town in northern Somalia while she was still a maid. She raised me until I was seven years old. She passed away while I was still a child. I was then raised by the same family whom my mom worked for as a maid.

During these times, I was beaten, starved, insulted and traumatized by that family. They called me “wacal” which in the Somali language means an illegitimate child.

Children who are considered illegitimate have no rights whatsoever in Somalia. They are outcast, marginalized, oppressed, abused and sometimes killed.

I was humiliated in every way.

I, my wife and my children became unwanted refugees in the country we were born in.
I ran away when I turned 14 to educate myself. I was working as a shoe shine boy and I enrolled in a school.

I graduated from school, but the whole Somali community around me turned against me, calling me wacal all the time.

People treat me like I am not a real human being. I cannot get a job, I cannot own land or a car. I cannot get a passport because the officer will ask me my tribal chief – but I do not have a tribe and no known relatives.

When I got secretly married to my wife, her whole tribe fought against me. I was arrested 10 times over my marriage. Lastly, my wife was disowned by her family because of me.

I, my wife and my children became unwanted refugees in the country we were born in.

I currently live in a small town where we hide our identity so that we cannot be targeted. I used to work as a teacher in another town, but after they noticed my story, they fired me. I am currently jobless.

I cry day and night over my situation. I feel like I am living in an open-air prison. I am constantly thinking of a way in which I can leave this country altogether. I do not want my children to live the way I did. Because they need to live in a country where they have a right to go to school, to work, and to have property ownership once they grow up.”

*name changed to protect identity

{DAAWO SAWIRADA} Gargaarkii galayey Gaza oo mar kale u joogsaday labo sababood darteed

0

Jimco November 17, 2023 {HMC} Gargaarkii ay Qaramada Midoobay geyn jirtay Qaza ayaa mar kale la hakiyay Jimcihii maanta sababo la xiriira shidaal yari iyo isgaarsiin la’aan, taasoo sii xoojisay darxumada kumanaanka kun ee gaajaysan dadka Falastiiniyiinta ah, iyadoo ciidamada Israa’iil ay la dagaallamayaan xoogaga Xamaas.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada Adduunka (WFP) ayaa sheegtay in dadka rayidka ah ay soo food saartay xaalad degdeg ah oo macaluul ah, taasoo ay ugu wacan tahay sahay la’aanta.

Wakaalladda Wararka Falastiiniyiinta ee WAFA ayaa sheegtay in tiro Falastiiniyiin ah lagu dilay kuwo kalena lagu dhaawacay weerar ay Israa’iil ku qaadday dad barakacayaal ah oo ku sugnaa meel ku dhow xuduudka Rafah ee u dhexeeysa Marinka Qaza iyo Masar oo ah marinka gargaarka.

TV-ga Aljazeera oo soo xiganaya ilo wareedyo ayaa sheegay in sagaal qof ay ku dhinteen duqeynta. Ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay Israa’iil oo ku aadan duqeyntan.

Iyada oo uu dagaalku qarka u saaran yahay in uu galo todobaadkiisii toddobaad, ma jirto wax calaamad ah oo muujineysa in xabad joojin la gaarayo inkasta oo baaqyada caalamiga ah ee la xiriira joojinta dagaalka ay sii kordhayaan.

Iska horimaadka ayaa ka dhashay weerar dhanka xadka ah oo ay qaaday Xamaas 7-dii Oktoobar kaasoo ay ku dileen ilaa 1,400 oo Israa’iiliyiin ah taasoo noqotay maalintii ugu dhimashada badneyd taariikhda gobolka 75-sano.

In ka badan 11,500 oo Falastiiniyiin ah, oo ugu yaraan 4,700 ka mid ah ay carruur yihiin, ayaa lagu dilay weerarrada milatari ee Israa’iil kaga jawaabtay falka Xamaas.

Israa’iil ayaa wacad ku martay inay tirtiri doonto kooxda Xamaas inkastoo khubaradu sheegayaan hadafkaas uusan suuragal aheyn

Guud ahaan xaafadaha Qaza ayaa waxaa dhulka la simay duqaymaha cirka iyo madaafiicda, boqolaal kun oo qof ayaa lagu qasbay in ay ka qaxaan guryahoodii, xaalada bini’aadantinimo ayaa ah mid masiibo ah, sida ay sheegeen hay’adaha gargaarka.

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

0

Jimco November 17, 2023 {HMC} Kooxo hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan ayaa Xalay muwaadin Soomaaliyeed ku dilay goobtiisa ganacsi oo ku tiilay deegaanka Kheyletsha oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Cape Town.

Muwaadinka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabduqaadir Xasan Maxamuud, kaasoo u geeriyooday rasaas burcada kala dhaceen qeybaha sare ee jirkiisa.

Dilka kadib waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan Booliiska dalkaas, kuwaas oo goobta ka samewyay baaritaano aanan kasoo bixin wax natiijo ah.

Bishaan Novembar gudaheeda ayaa waxaa la xaqiijiyay in dalka Koonfur Afrika meelo kala duwan oo ka mid ah lagu dilay ku dhawaad 15 Muwaadiniin Soomaali ah oo dalkaasi u shaqo tagay.

Majirto cid wax ka qabaneysa dilalka joogta ah ee lagu haayo Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaasi ka dhex ganacsada, iyadoo marar badab dowladda Koonfur Afrika sheegtay iney wax ka qabaneyso, hayeshee ma suurtagalin iney qaado talaabo cad oo looga hortagayp dilalka lagu haayo Soomaalida dalkaas ku nool.

Dhamaadka sanad walba waxaa dalka Koonfur Afrika lagu dilaa muwaadinin Soomaaliyeed oo u tira badan, taasoo lala xariiriyo in burcada dalkaas ay doonayaan dhaqaale ay ku damaashadaan maalmaha Kirismiska oo kusoo food leh.

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Bakool

0

Jimco November 17, 2023 {HMC} Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan kula wareegay gacan ku heynta deegaanka Miinkeey oo qiyaas ahaan 40 KM dhanka Galbeed kaga beegan degmada Xudur ee gobolka Bakool.

Howlgalka ayaa sidoo kale intuu socday waxaa lagu khaarajiyay sadax xubnood oo ka mid ah kooxda Al-shabaab, waxaana sidoo kale ciidamada ay ku furteen hubkii ay wateen xubnaha Shabaabka ee la dilay.

Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada ay sii wadayaan howlgalada noocaan oo kale ah ee lagu beegsanayo meelaha ay ku sugan yihiin Al-shabaab.

Maalmahii ugu dambeeyay deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Bakool waxaa ka socday howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta gobolkaas.

Howlgalkaan ayaa sidoo kale saraakiishu waxay sheegeen inuu bilow yahay dadaalada lagu doonayo in dhamaan deegaanada Koofur Galbeed looga saaro kooxda Al-shabaab.

{DAAWO MUUQALKA} Culimada ku dhaqan gobolka Minnesota oo bulshada ka codsaday in laga qayb qaato gurmadka shacabka

0

Jimco November 17, 2023 {HMC} Culimada ku dhaqan gobolka Minnesota oo bulshada ka codsaday in laga qayb qaato gurmadka shacabka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Maamulka Hirshabeelle oo xarumo Maxkamad ka hirgeliyay deegaannadii dhawaan laga xoreeyay A.S

0

Jimco November 17, 2023 {HMC} Maamulka Hirshabeelle oo xarumo Maxkamad ka hirgeliyay deegaannadii dhawaan laga xoreeyay A.S

            HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wiilasha yaryar ee maanta rasaaseeyay Maamulka Degmada Halgan waa AS kal-kaal”G/ Magaaladaas”

0

Jimco November 17, 2023 {HMC} Wiilasha yaryar ee maanta rasaaseeyay Maamulka Degmada Halgan waa AS kal-kaal”G/ Magaaladaas”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn 17-11-2023

0

Jimco November 17, 2023 {HMC} Wararka ugu waa weyn soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn 17-11-2023

        HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA