Jimco November 17, 2023 {HMC} Buundada degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo oo Go’day
      HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Jimco November 17, 2023 {HMC} Buundada degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo oo Go’day
Jimco November 17, 2023 {HMC} Shixnad mucaawino ah oo loo diray Magaalada Baydhabo ee Maamulka Koonfur Galbeed.
Jimco November 17, 2023 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinaya :Abdi Majiid Aways Isxaaq
Farsamadii :Muuse ali xeeroow
HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO
Jimco November 17, 2023 {HMC} Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir gudoomiyay kulanka Guddiga Qaran ee Ka hortaga Lacag-dhaqista iyo Maalgelinta Argagixisada oo ay xubno ka yihiin hey’adaha Dowladda ee ka shaqeeya Dhaqaalaha iyo Amniga.
Shirka waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Amniga Somalia, Wasiirka Ganacsiga, Taliyaha Hey’adda NISA, Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somalia, Xeer ilaaliyaga guud ee Qaranka iyo Agaasimaha Xarunta Warbixinada Maaliyadeed ee FRC.
Shirkaan ayaa diirada lagu saaray dadaalada istaraatiijiyadeed ee Dowladda Soomaaliya ee lagula dagaalamayo lacagaha sharci-darada ah iyo maalgelinta argagixisada.
Dhammaan xubnaha Guddiga waxa ay xoojiyeen ballan qaadkooda ku aadan in si dhaw loo wada shaqeeyo si loo ilaaliyo hey’addaha iyo bulshada Soomaaliyeed.
“Nidaam Maaliyadeed oo hufan walibana xoogan wuxuu daruuri u yahay in dalku helo maalgashi caalami ah, la xaqiijiyo amniga iyo horumarinta dhaqaallaha” ayaa lagu yiri war laga soo saaray shirkan.

Jimco November 17, 2023 {HMC} Xogta biyaha iyo xaalada Fatahaada Magaalada Baladweyne ee Maanta.
Jimco November 17, 2023 {HMC} Dadka ku go’doonsan Baladweyne oo laga cabsi qabo in xaaladooda ay Macluul isku badasho.
Jimco November 17, 2023 {HMC} Muuqaalka Ninka soomaaliyeed ee Turki ku dilay Ayaan Mohamed Dhoba oo la soo bandhigay
Jimco November 17, 2023 {HMC} Shixnadii Shidaalkii ee ugu horreeyay oo gaartay Gaza
Jimco November 17, 2023 {HMC} Maxaa looga hadlay kulanka uu MW Xasan Sheekh la qaatay saraakiisha ciidamada
Jimco November 17, 2023 {HMC} Jaamacadda Banaadir oo dufcadii 17-aad xaflad qalin jabin ah ugu qabatay Muqdisho.