Home Blog Page 3154

Scientists warn of ‘dangerous future’ if global emissions aren’t cut

0


Benjamin Shingler · CBC News
Thursday November 17, 2023

Climate change is increasingly impacting the health and survival of people worldwide, and projections show risks will quickly rise with further inaction, scientists warn in a new report.

The report, published Tuesday evening in the prestigious medical journal The Lancet, projected heat-related deaths and food insecurity will skyrocket by mid-century — particularly in the developing world.

  • World leaders will meet at the annual climate conference in Dubai this month. We want to know what questions you have about COP 28. Send an email to ask@cbc.ca.

“We’re already seeing climate change claiming lives and livelihoods in every part of the world. The impacts are happening here and now,” Marina Romanello, executive director of the Lancet Countdown at University College London, said in a briefing prior to the report’s release.

She added, “These impacts that we are seeing today could be just an early symptom of a very dangerous future unless we tackle climate change urgently.”

The Lancet Countdown report, produced annually, is led by University College London in collaboration with more than 100 experts from 52 research institutions.

Poorer countries harder hit

For the first time, this year’s report used scientific data to quantify what could lie ahead in a heating world.

New projections outline the rapidly growing risks to population health if the target of limiting warming to 1.5 degrees Celsius above pre-industrial levels is missed, with every health hazard monitored by the researchers predicted to worsen if temperatures rise by two degrees by the end of the century.

United Nations Secretary General António Guterres is escorted by staff as he visits a camp for displaced persons in Baidoa, Somalia, last April.

Under this scenario, yearly heat-related deaths are projected to increase 370 per cent by mid-century, with heat exposure expected to increase the hours of potential labour lost globally by 50 per cent.

“There is no stability. There is no time to recover. There is no time to improve the situation and the livelihoods of the populations that we serve.” – Abigael Lukhwaro, advocacy manager for Doctors Without Borders in Somalia

More frequent heat waves could lead to around 525 million more people experiencing food insecurity by 2041-2060, exacerbating the global risk of malnutrition.

“People living in poorer countries, who are often least responsible for greenhouse gas emissions, are bearing the brunt of the health impacts,” said Georgiana Gordon-Strachan, an epidemiology professor at the University of the West Indies and director of the Lancet Countdown’s regional centre for small island developing states.

Funding to help developing countries adapt to climate change and cope with extreme weather events like floods, heat waves and storms, are expected to figure prominently at the upcoming United Nations climate talks, known as COP28, which takes place in Dubai, U.A.E., from Nov. 30 to Dec. 12.

Climate-driven drought in Horn of Africa

Already, more frequent heat waves and droughts were responsible for 127 million more people experiencing moderate to severe food insecurity in 122 countries in 2021, compared with 1981-2010.

(The report did not include data from 2023, during which the world experienced the hottest global temperatures on record.)

One of the most severe cases of drought has been unfolding in the Horn of Africa, where there have been extended dry periods punctuated by periods of short intense rainfall since 2020.

Climate scientists calculated earlier this year that droughts like the one in the region have become roughly 100 times more likely because of human-induced climate change, driven primarily by the burning of fossil fuels.

More recently, floods — by some estimates the worst in decades — have driven close to half a million people in Somalia from their homes.

The United Nations World Food Program warned Tuesday the floods, in the wake of the drought, will push the country to the brink of famine.

Abigael Lukhwaro, an advocacy manager for Doctors Without Borders in Somalia, said the situation in the country has become increasingly dire.

“You are coming from a very dry spell — then the next thing you are in this situation where there is a lot of flooding, flash floods and a lot of rain,” Lukhwaro said in an interview.

“There is no stability. There is no time to recover. There is no time to improve the situation and the livelihoods of the populations that we serve.”

Lukhwaro said countries like Somalia will need help to be better prepared, and compensated, for what she described as “climate shocks” in the years to come.

ABOUT THE AUTHOR

Benjamin Shingler
Journalist

Benjamin Shingler is a senior writer based in Montreal, covering climate policy, health and social issues. He previously worked at The Canadian Press and the New Brunswick Telegraph-Journal.

Garissa businessman arrested over al-Shabaab link claims

0


by CYRUS OMBATI
Thursday November 17, 2023

A prominent businessman based in Garissa was Wednesday arrested in a dramatic operation at the Tana River Bridge.

The businessman is alleged to be linked to a popular hospital in Garissa Town, police said.

He was detained in the ongoing probe into claims the hospital is providing medical supplies to Somalia’s al Shabaab terror group.

He has denied the claims. He was however later released after he complained he had been injured during the arresting drama.

Police said he was driving his four-wheel drive car and had arrived at a bridge, which is usually a major checkpoint when he was stopped at about midday.

According to police, when asked to get out he refused and locked his car, which prompted a confrontation that lasted over 30 minutes.

Police said they used what they termed as reasonable force to remove him from the car.

The team from the anti-terror police unit had to break into the car to get the businessman and drive with him to the police station.

He later complained of pain in his left hip, which forced his admission to Garissa General Hospital at about 7 pm.

He was later given a police bond and ordered to return to the station for further grilling over the claims.

This comes amid ongoing operations on terrorism in the country, which has led to the arrest of dozens of suspects.

Multi-agency teams are involved in operations aimed at taming terror plans in the country.

Areas near the Kenya-Somalia border have suffered terror attacks that have affected many operations and development at large.

Terrorists have been planting explosives on the routes used by security agencies and public service vehicles which has resulted in many officers losing lives and others sustaining injuries.

Properties have also been destroyed in the incidents.

The border region has borne the brunt of repeated attacks from the militants.

Al-Shabaab terrorists have been attacking places such as Mandera, Lamu and Garissa counties after breaching security zones, which left dozens of civilians and security officials dead and wounded.

Ciidanka Israel oo sheegay iney heleen meydka qof ka mid ahayd dadkii la heystay

0

Jimco November 17, 2023 {HMC} Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in askarteeda ay meel ku dhow Isbitaalka Al-Shifa ka heleen meydka haweeney ka mid aheyd la heystaashii Yuhuuda ahaa ee ay heysatay Xamaas.

Yehudit Weiss ayaa laga soo qafaashay halka la yiraahdo kibbutz oo ku taalla degaanka Be’eri ee gudaha Israel weerarkii Xamaas ee dhacay 7-dii Oktoobar.

Meydka ayaa laga soo saaray wax ay ciidanku ugu yeereen dhisme u dhow xarunta Caafimaadka Al-Shifa

War saxaafadeedka ayaan wax faah faahin ah ka bixin sida ay u dhimatay, mana cadda sida ay xaaladdu ahayd dhismaha markii ay ciidamadu heleen meydka.

Wax tafaasiil ah lagama bixin xilliga la rumeysan yahay inay geeriyootay iyo sababta ay u dhimatay.

Golaha Qoysaska la haysto iyo Qofka la la’yahay ayaa sheegay in Yehudit Weiss ay ahayd ayeeyo 65 jir ah. Ninkeeda, Shmuel, ayaa lagu dilay weerarka Xamaas 7-dii Oktoobar.

Meydka ayaa dib loogu celiyay dhulka Israa’iil, ciidamada ayaa intaa ku daray in qoyskeeda loo sheegay geerida haweeneydan.

Maalmo ka hor ayey aaheyd markii Xamaas ay sii deysay muuqaal muujinaya meydka askariyad ka tirsaneyd ciidanka Israel oo ka mid aheyd la heystayaasha, taasoo ay sheegeen iney ku dhimatay duqeymaha Israel

 

{DAAWO SAWIRADA} Meydka Gabar Soomaaliyeed oo laga helay Hotel ku yaalla Dalka Turkiga

Jimco November 17, 2023 {HMC}  Haweeney 26-jir ah oo asal ahaan Soomaali ah balse heysata dhalashada UK ayaa lagu diley dalka Turkiga.

Ayaan Mohamed Dhoba ayaa maydkeeda laga helay hotel ku yaalla magaalada ee Istanbul maanta sida ay qoreen warbaahinta Turkiga, waxaana dilkeeda loo adeegsaday bir yar oo af fiiqan leh ama kashawiito.

Dilkan ayaa waxaa si weyn loogu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyey Ahmed oo ah Ayaan ninkii qabay Saraakiil ka tirsan qaybta dembi-baarista ee Booliiska Turkiga ayaa soo xiray Axmed, waxaana la arkayey iyagoo qadaan qadinaya.

 

Qoyskan ayaa la sheegay iney maalmo ka hor ka yimaadeen magaalada London, iyagoo dalxiis ahaan u joogay dalka Turkiga.

 

Lama oga ilaa hadda sababta ka dambeysa dilkan oo Soomaalida ku nool dalka Turkiga ay si weyn u hadal hayaan, Booliska ayaa sheegay iney wadaan baaritaan.

Wadamada Soomaali iyo Jabuuti oo caawa laga badiyey, isreebreebka koobka ee 2026.

0

Khamiis November 16, 2023 {HMC} Xulka qaranka Soomaaliya ayaa ciyaar heersare ah kala hortegay Algeria inkasta oo lagaga adkaaday 3-1, waxaanay soo bandhigeen bandhig-ciyaareed qaangaadh ah oo ay iskaga caabbiyeen xiddigo waaweyn oo uu hoggaaminayey Riyad Mahrez.

Xulka qaranka Soomaaliya ayaa isreeb-reebka Koobka Adduunka 2026, waxa ay ku furteen Algeria oo ay marti u ahaayeen, waxaanay soo bandhigeen ciyaar tayadeedu sarrayso oo walwal kusii abuuraysa xulalka kale ee ku wehelinaya Group G.

Qalad xilli hore ahaa oo ay sameeyeen xiddigaha Soomaaliya ayaa fursad siiyey Algeria, kaddib markii kubbad ay u qaateen inay baxday oo uu goolhayuhu iska istaagay uu shabaqiisa kusii leexiyey Axmed Cabdullaahi Cabdi oo isku dayay inuu badbaadiyo.

Goolkan ayaa woxoogaa kala-daadsanaan ah ku keenay ciyaartoyda Soomaaliya, maadaama uu ka dhashay daqiiqaddii 2aad ee bilowga ciyaarta, hase yeeshee waxa ay usoo kabteen niyad ahaan iyagoo isku dayay inay khadka dhexe kula xafiiltamaan xiddigaha waaweyn ee Algeria.

Difaaca bidix ee Soomaaliya ee Cabdi Saalim ayaa shaqo fiican qabtay oo joojiyey Riyad Mahrez, isaga oo garab ka helayay xiddigaha kale ee xulka.

 

Xulka qaranka Soomaaliya ayaa ku dhowaaday inuu barbarraha keeno qaybtii hore, waxaase diiday nasiibka iyadoo kubbad dhinaca midig laga keenay ay birta kaga dhaxday, iyadoo garsooruhuna aanu dhegaysanin doodda kabtanka xulka oo ku dooday in uu qalad dhacay mar ay koorne soo laadanayeen oo dhulka lagu riday.

 

Algeria ayaa ciyaarta ka dhigtay 2-0 daqiiqaddii 33aad, markaas oo gool labaad uu u dhaliyey Baghdad Bounedjah, waxaana sababta goolkan keentay ay ahayd in khadka dhexe iyo difaacu aanay feejignaan badan gelin.

Markii lagu soo noqday qaybta labaad ayaa uu xulka qaranka Soomaaliya dhaliyey gool qurux badan oo uu u saxeexay Yusuf Ahmed oo laynka goolka ka helay kubbad birta kusoo dhaday oo uu meel cidlo ah ka helay.

Goolkan ayaa firfircoonaysiiyey xiddigaha Xulka qaranka Soomaaliya, waxaanay taasi keentay in Algeria ay isbeddel degdeg ah samayso oo ay soo geliso Islam Sulimani oo gool saddexaad oo madax ahaa u dhaliyey Algeria.

Ciyaarta ayaa kusoo dhamaatay 3-1 ay guushu ku raacday Algeria, laakiin taageereyaasha xulka Soomaaliya ayaa ku qanacsanaa sida uu qarankoodu ula dheelay mid ka mid ah dalalka ugu awoodda badan kubadda cagta Afrika.

Dhinaca kale, xulka qaranka Masar ayaa 6-0 ku xasuuqay xasuuqay Jabuuti oo ay isku group yihiin isreeb-reebka Koobka Adduunka.

Mohamed Salah oo garabka weerarka uga ciyaara Liverpool ayaa dhaliyey afar ka mid ah goolashaas, halka labada kalena ay raaciyeen Mostafa Mohamed iyo Trenzeguet.

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gudoomiyay Shir Looga Hadlaayo Howlgalka ka dhanka ah Al shabaab

0

Khamiis November 16, 2023 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo uu kala hadlay xaaladda amni ee dalka.

Madaxweynaha oo ka dhagaystay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka warbixin ku saabsan wajiga koowaad ee howlgalka xoreynta ayaa tilmaamay in hirgalinta qorshaha mudada dhow ay horseedayso guulaha ay sugayaan shacabka Soomaaliyeed ee ku aadan ciribtirka Khawaarijta.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey naf-hurnimada Ciidanka Soomaaliyeed ee u istaagay xoreyta deegaannada ay argagixisadu kaga harsan yihiin dalka, waxa uuna xusay in abaabulka xoogagga dadweynaha ay wax weyn ka tari doonto halganka.

 

Kulankan waxaa ka qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxuyadiin iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin.

{DAAWO SAWIRADA} Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ay wehliyaan Madax ka socoto hay’adaha Samafalka oo Kormeeray Dadka Ceeljaale ku Barakacay

Khamiis November 16, 2023 {HMC} Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ee maamulka Hirshabelle Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufuroow) ayaa maanta kormeeyay qoysaska ka barakacay Fatahaadda wabiga Shabeelle uu ka sameeyay Magaalada Baladweyne kuwaas oo ku nool duleedka Magaalada.

 

Cabdulaahi Sufuroow Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa qoysaskaasi ka xog-wareestay xaaladda aay ku noolyihiin, waxuu u ballan qaaday in dhawaan heli doonaan gurmad.

 

Kormeerka Gudoomiyaha waxaa ku wehliyay Madaxda ka socotay hay’adaha Samafalka ee ka howlgalo Gobolka hiiraan waxaana ay indha indhey ku sameeyeen goobaha ay dadka u barakaceen iyo sida ay tahay xaaladooda nololeed.

 

Waa markii ugu horeysan oo ay kormeeraan masuuliyiin ka socotay maamulka Maamulka gobolka Hiiraan iyo hayadaha samafalka dadkii ka barakacay Fatahaada Magaalada tan iyo markii u bilaawday in dadkan ay guryahooda ka so cararaan.

Dhageysiga Eedo Musuq oo Loo Heysto 15 Mas’uul ayaa ka bilaabatay Maxkamadda Gobolka Banaadir.

0

Khamiis November 16, 2023 {HMC} Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa goordhow bilowday Dacwadda Musuq-maasuqa ee loo haysto masuuliyiin 15 ah, kuwaasoo loo heysto eedo musuq maasuq iyo ku takri fal awoodeed.

Xubnaha maxkamadeyntooda maanta ay socoto waxaa kakida agaasimayaashii hore ee hay’ada socdaalka iyo jinsiyada Maxamed Aadan Koofi iyo Cabdul iyo sidoo kale Saabeey oo isna kamid ahaa mas’uuliyiinta dowladda.

 

Inta badan xubnaha maanta ah maxkamadeyntooda socoto ayaa maqane ah, iyagoo siyaabooyin kala duwan dalka uga tahay.

 

Gudoomiyaha maxkamada gobolka Babaadir Saalax Dabbaan oo fadhiga gudoominaya ayaa maxkamada furay, iyadoo xafiisma xeer ilaalinta qaranka xubno ka socday ay soo bandhigeen eedaba loo heyato xubnahan.

Madaxweyne Erdogan Oo Israa’iil Ku Tilmaamay Dowlad Argagixiso Ah

0

Khamiis November 16, 2023 {HMC} Madaxweyne Erdogan Oo Israa’iil Ku Tilmaamay Dowlad Argagixiso Ah Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii sheegay in Israa’iil ay tahay “dowlad argagaxiso ah” oo dambiyo dagaal ka geysatay Gaza, kuna xad-gudubtay sharciga caalamiga ah, isagoo sii xoojiyey dhaleeceynta isdabajoogga ah ee uu u jeedinayo hoggaamiyeyaasha Israa’iil iyo taageerayaashooda reer galbeedka.

 

Isagoo ka hadlayay laba maalmood ka hor booqasho la qorsheeyay inuu ku tago Jarmalka si uu ula kulmo Chancellor Olaf Scholz, Erdogan ayaa sheegay in ololaha milatari ee Israel ee ka dhanka ah kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas ay ka mid yihiin “weeraradii ugu khiyaanada badnaa ee taariikhda aadanaha” iyadoo aysan “xad lahayn” taageero ay ka helayso Israa’iil reer galbeedka.

 

Waxa uu ku baaqay in hoggaamiyayaasha Israa’iil lagu xukumo dembiyo dagaal, lana horkeeno maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda ee Hague, wuxuuna ku celiyay aragtidiisa – iyo mawqifka Turkiga – in Xamaas aanay ahayn urur argagixiso, balse ay tahay xisbi siyaasadeed oo ku guulaystay doorashooyinkii ugu dambeeyay.

 

Britain, Mareykanka, Midowga Yurub iyo qaar ka mid ah dalalka Carabta ayaa Xamaas u arka koox argagixiso ah, iyaga oo ka fikir duwan Turkiga.

 

Ankara waxa ay martigelisay qaar ka mid ah xubnaha Xamaas, waxayna taageertaa in xal laba dawladood ah laga gaaro colaadda Israel iyo Falastiin.

 

“Iyadoo ay jirto naxariis darada loo duqeynayo dadka rayidka ah ee lagu qasbay inay ka baxaan guryahooda marka ay u guurayaan meelo kale, waxay si dhab ah u noqoneysa dowlad argagixiso ah,” ayuu Erdogan ka sheegay baarlamaanka isaga oo ka hadlayay Israa’iil. “Hadda waxaan si kal iyo laab ah u leeyahay in Israa’iil ay tahay waddan argagaxiso ah.” ayuu raaciyay Erdogan.

 

Wuxuu intaas ku daray: “Marna ugama xishooneyno dadka aan ku qanacsaneyn inaan sheegno xaqiiqda ah in xubnaha Xamaas ee ilaaliya dhulkooda, sharaftooda iyo noloshooda marka loo eego siyaasadaha qabsashada ay yihiin dagaalyahanno iska caabin ah, sababtoo ah dadka qaar ayaa ku qanacsanayn arrintaas.”

 

UN Security Council extends authorization for African Union mission in Somalia

0


Thursday November 16, 2023

The Security Council on Wednesday adopted a resolution to extend the authorization for the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) for six months, till June 30, 2024.

Resolution 2710, which won the unanimous support of the 15-member council, authorizes African Union member states to deploy up to 17,626 uniformed personnel to ATMIS till Dec. 31, 2023, and to complete the phase 2 drawdown of 3,000 personnel by this date, a three-month pause as requested by the Somali government.

It authorizes 14,626 uniformed personnel from Jan. 1, 2024, till June 30, 2024, and to complete the phase 3 drawdown of 4,000 ATMIS personnel by the latter date.

Resolution 2710 requests the federal government of Somalia and the African Union to conduct a joint technical assessment by March 31, 2024, to evaluate the phase 2 drawdown and identify lessons to inform planning for the remaining phases of the ATMIS drawdown.

It requests an update by April 30, 2024, on preparations for the phase 3 drawdown, setting out a clear plan and timescale for phase 3 drawdown.

The Security Council also unanimously adopted a resolution on Wednesday to approve a “technical rollover” of the Somalia sanctions till Dec. 1, 2023, to allow more time for negotiations on a regular extension of the restrictive measures.

Resolution 2711 also decides to renew the mandate of the panel of experts, which assists the Sanctions Committee, until Dec. 31, 2023.