Home Blog Page 3156

{DAAWO MUUQAALKA} Kulan looga Hadlaye amniga magalada Lasacanood oo War Saxaafadeed laga soo saarey

0

Khamiis Nofembar 16, 2023 {HMC} Kulan looga Hadlaye amniga magalada Lasacanood oo War Saxaafadeed laga soo saarey

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

War Deg Deg: Buundadii degmada Buurdhuubo oo Go’day

0

Sida ay xaqajinayaan dadka degaanka oo aan la xariirnay Buundadii degmada Buurdhuubo oo muddo labo todobaad ah laweysanaa waxaa la xaqijiyay inay go,day.

Waa buundadii labaad ee ay qadeen Biyaha Webiga Gobalka Gedo oo afar Magaalo ayey buundooyinka ka marijireen labo ka mid waa ay go,een waana Baardheere iyo Buurdhubo.
Xaalada gobolka gedo ayaa ah mid ka sii dareyso iyadoona dadka halkaasi ku dhaqan ay wajahayan dhibaatooyin dhanka nolasha ah.

{DAAWO MUUQAALKA} Eedaysane Maxamed Aadan Koofi oo loo haystaa lunsashada lacag gaaraysa 4Malyan oo dollar

0

Khamiis Nofembar 16, 2023 {HMC} Eedaysane Maxamed Aadan Koofi oo loo haystaa lunsashada lacag gaaraysa 4Malyan oo dollar.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

USAid to resume food aid across Ethiopia next month

0


Thursday November 16, 2023

Washington will resume food aid for people across Ethiopia next month, after assistance was paused earlier this year, following implementation of comprehensive reforms, according to a US Agency for International Development (USAid) statement seen by Reuters on Tuesday.

Ethiopia’s food crisis has deepened in recent years as a result of war in the Tigray region and the Horn of Africa’s worst drought in decades.

“USAid is committing to a one-year trial period of the nationwide resumption, during which we will continuously monitor and evaluate the efficacy of the reforms put in place by USAID, implementing partners, and the government of Ethiopia,” the statement said.

USAid in June said it was suspending food aid to Ethiopia because its donations were being stolen, and last month resumed food assistance to refugees in the country.

The decision impacted dozens of refugee sites, but none were in Tigray, an official said, where a two-year war between the federal government and forces led by the region’s dominant political party ended in a truce in last November. The conflict led to tens of thousands deaths and created famine-like conditions for hundreds of thousands.

USAid in the statement on Tuesday said Washington was resuming food aid across the country after significant diplomatic engagement over the last several months resulted in “widespread and substantial reforms of the food assistance structure by the government of Ethiopia and our humanitarian partners.”

The agency said the reforms will “fundamentally shift” Ethiopia’s food aid system, including by strengthening program monitoring and oversight and reinforcing commodity tracking, among other measures.

The government of Ethiopia agreed to operational changes in their work with humanitarian partners that will improve the partners’ ability to identify beneficiaries, USAid said, and also committed to providing unimpeded access for the agency and third-party monitors to review sites throughout the country.

“USAid places the highest priority on taking every possible measure to make sure that US humanitarian assistance is used for its intended purpose, reaches the most vulnerable, and ultimately saves lives,” the statement said.

“Given the significant number of people in need of food assistance in Ethiopia, we are pleased these important reforms will allow the delivery of food assistance to those who need it most.”

{DAAWO MUUQAALKA} Taliyaasha Ciidamada qalabka sida oo kulan amniga looga hadlay Ku yeeshay xabsiga dhexe ee Xamar

0

Khamiis Nofembar 16, 2023 {HMC} Taliyaasha Ciidamada qalabka sida oo kulan amniga looga hadlay Ku yeeshay xabsiga dhexe ee Xamar

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

Wararkii ugu Dambeeyay xaalada Biyaha Baladweyne iyo Waadiyaal kusoo rogmaday.

0

Khamiis November 16, 2023 {HMC} Xaalada Magaalada Baladweyne ayaa ah Mid Culus kadib markii Wabiga Shabeelle oo ku fatahay todobaadkan . 24 saac ee ugu dambeeyay Magaalada iyo deegaanada Kale ee hoos-yimaado waxaa ka da’ay roobab culus waxaana kordhay heerka Biyaha Wabiga Shabeelle.

Waadiyaasha, Deegaanada Ceelgaal, Qowlad ilaa Feerfeer ayaa lagu soo waramayaa in ay wadaan biyo aad ufaradan sida ay dadka deegaanka ay Warbaahinta Hiiraanweyn usheegeyn…….

Sidoo kale biyo aad u culus ayaa soo gaaray deegaanka Maxamuud Gacal oo dhinaca waqooyi ka xigo Magaalada ilaa 30 kmt, kuwaas oo ka yimid dhinaca dowlad Deegaanka Soomaalida itoobiya.

Gudoomiyaha deegaanka Maxamuud Gacal oo la hadlay Hiiraanweyn ayaa sheegay in biyo culus ay soo gaareeyn shalay ilaa xalay kuwaas oo bilaabay in guryahii biyaha hore ka baxeeyn ay galaan.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in roob culus xalay ilaa saakay oo ka da’ihaayo deegaanada dhinaca waqooyi ka xigo Magaalada Baladweyne, kuwaas oo sida uu sheegay biyo badan kusoo dari doono Wabiga Shabeelle.

Da’mada roobka iyo fatahaada Culeeyskeeda ayaa dadka ku haray Gudaha Magaalada Baladweyne waxaa ay galisay Cabsi weyn. Maamulka ayaa sheegay in ku dhawaad 10 qof ay biyaha qaadeyn sadaxdii maalin ee ugu dambeeysay.

{DAAWO MUUQAALKA} Dowlada Hoosse ee Xamar oo ka hadashay Saameynta Robabka ay ku yeesheen Wadooyinka Muqdisho

0

Khamiis Nofembar 16, 2023 {HMC}Dowlada Hoosse ee Xamar oo ka hadashay Saameynta Robabka ay ku yeesheen Wadooyinka Muqdisho

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Deeq Gar gaar ah oo lagu wareejiyay xarunta Agoonta Ciidanka Booliska Soomaliyeed.

0

Khamiis Nofembar 16, 2023 {HMC} Deeq Gar gaar ah oo lagu wareejiyay xarunta Agoonta Ciidanka Booliska Soomaliyeed.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Waadiyaal kusoo rogmaday Baladweyne iyo Fatahaad cusub oo lasoo wariyay.

0

Khamiis Nofembar 16, 2023 {HMC} Waadiyaal kusoo rogmaday Baladweyne iyo Fatahaad cusub oo lasoo wariyay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo gaaray deegaanka Jannaale ee Gobalka Shabellaha hoose

0

Khamiis Nofembar 16, 2023 {HMC} Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo gaaray deegaanka Jannaale ee Gobalka Shabellaha hoose

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA