Home Blog Page 3159

{DAAWO MUUQAALKA} Muqaalka Dron Camera Lagu Duubay Fatahaada Baladweyne

Arbaco Nofembar 15, 2023 {HMC} Muqaalka Dron Camera Lagu Duubay Fatahaada Baladweyne

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo kawarbixisay Qasaarihii ugu danbeeyey daadadka iyo fatahaadaha

Arbaco Nofembar 15, 2023 {HMC} Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo kawarbixisay Qasaarihii ugu danbeeyey daadadka iyo fatahaadaha

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Dowlada oo sheektay in xarumaha kaarka aqoosniga la gaarsiin doono degmooyinka G/ Banaadir

Arbaco Nofembar 15, 2023 {HMC} Dowlada oo sheektay in xarumaha kaarka aqoosniga la gaarsiin doono degmooyinka G/ Banaadir

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta qaatay Kaarka Aqoonsiga

Arbaco Nofembar 15, 2023 {HMC} Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta qaatay Kaarka Aqoonsiga

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

Dowladda Mareykanka oo ka hor timid Qorshaha Ciidamada Israa’iil ay ku galeen Isbitaalka Al-Shifa

0

Arbaco Nofembar 15, 2023 {HMC} John Kirby oo ah Afhayeenka Amniga Qaranka marweykanka ayaa sheegay in Mareykanka iyo maamulka Biden aysan raali ka aheyn howlgalka militari ee ka socda isbitaalka Al-Shifa  Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in howlgalladaasi ay yihiin kuwo ay maleegeen ciidamada Israa’iil oo uu sheegay in Mareykanka uusan ku lug lahayn.

 

Wuxuu ku celiyay wixii uu Madaxweynaha Joe Biden yiri Isniintii oo ahaa in isbitaallada la ilaaliyo laguna xad gudbin bukaanada.

 

“Hadda, dabcan, waxaan ognahay in militariga Israa’iil ay gabi ahaanba iska indhatireen hadalkii Joe Biden ayna sii wateen weerarka dhismaha isbitaalka weyn ee Gaza” ayuu yiri afhayeenka.

 

Ciidamada Israa’iil ayaa saaka weerar ku qaaday Isbitaalka ugu weyn Gaza ee Al-Shifa, kadib markii ay Xamaas ku eedeeyeen inay godad iyo xarumo milateri ku leedahay Isbitaalka hoostiisa.

 

Kumanaan Falastiiniyiin ah ayaa la rumeysan yahay inay gabaad ka dhiganayaan gudaha iyo hareeraha isbitaalka, oo ay hareereeyeen dagaallo culus ayna ku xayiran yihiin bukaanno nugul, shaqaalaha caafimaadka iyo Falastiiniyiinta soo barakacay.

 

Maalmihii u dambeeyay cisbitaalku waxa uu xudun u noqday dagaalka ballaaran ee Israel iyo Xamaas.

Bayaan ay soo saartay, Xamaas waxay ku eedaysay Israa’iil iyo Maraykanka labadaba weerarka Isbitaalka, iyagoo sheegay in Maraykanka uu Israaiil uu gacan ku siinayo xasuuqa ka dhan ah rayidka, iyagoo adeegsanaya hadalada marin habaabinta ah ee Israel.

Bayaanka ayaa sidoo kale lagu eedeeyay Qaramada Midoobay inay ku guuldareysatay inay difaacdo Falastiiniyiinta.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxda dalka Brazil oo ka walaacsan weeraro ka imaanaya dhinaca Xisbullah?

Arbaco Nofembar 15, 2023 {HMC} Madaxda dalka Brazil oo ka walaacsan weeraro ka imaanaya dhinaca Xisbullah?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Radio Hiiraanweyn{ 15 11 2023}

Arbaco Nofembar 15, 2023 {HMC}Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinaso :Shugri baryare maxamuud

Farsamadii :Abdi maajid abdirxmaan aaadan

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

 

 

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Hirshabeelle oo Gaaray Dagmada Mahadaay

Arbaco Nofembar 15, 2023 {HMC}  Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo isugu jiray Wasiirro, Xildhibaano, Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Masuuliyiin kale ayaa waxaa degmada kusoo dhoweeyay Maamulka Degmada, Waxgaradka, iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada.

 

Madaxweynaha ayaa socdaalkiisa ugu kuurgalayay saameynta roobabka iyo fatahaadaha ku dhuftay degmada mahadaay ee sababay in qeybo badan oo kamid ah xaafadaha degmada looga barakaco saameynta roobabka iyo fatahaadaha wabiga shabeelle.

Hit by floods and drought, quarter of Somali people at risk of ‘crisis-level’ hunger, WFP says

0

A quarter of Somalia’s population is forecast to face “crisis-level hunger or worse” this year due to drought and floods caused by climate change, the World Food Programme (WFP) said on Tuesday.

Floods that have uprooted hundreds of thousands of people in Somalia and neighbouring countries in East Africa following a historic drought earlier this year have been described by the United Nations as a once-in-a-century event.

“Livelihoods and lives are at risk, 4.3 million people – a quarter of the population – are forecast to face crisis-level hunger or worse by the end of this year,” said Petroc Wilton, WFP spokesperson for Somalia.

“This bombardment of climate shocks, from drought to floods, will prolong the hunger crisis in Somalia. The drought killed millions of livestock and ruined countless hectares of pastures and farmlands. Now, these devastating floods are crippling Somalia’s ability to recover.”

In Somalia’s Dolow district, homes are abandoned and roads have turned into rivers.

Farxhan Ali Abdulle, a shop owner in the town of Dolow on the border with Ethiopia, said no supplies were coming in.

“There is a serious shortage of goods, fuel food, and all other things in the city,” he said. “We really will be feeling the impact.”

The floods, which followed heavy rains that started in early October, have already killed at least 32 people and forced more than 456,800 from their homes in Somalia, according to the U.N. Office for the Coordination of Humanitarian Affairs.

In Dolow, some say moving around the worst-hit areas of towns and villages has become dangerous because of the animals that could be lurking beneath the surface.

“We cannot go to some of the places in the town because of the high level of water and we are afraid of crocodiles and other animals in the flood,” said Dolow resident Timaade Hussein Abdi.

Some families from Dolow have been moved to camps for internally displaced people.

“Sustained support from the international community will be essential,” Wilton added.

Speaking to Reuters in Luuq town, where the Jubba River burst its banks, aid group World Vision said it had managed to rescue some villagers trapped due to flooding.

“We have so far rescued over 400 people from the locations that are completely submerged by the water as a result of the heavy rains that were witnessed over the last week,” Muhidin Abdullahi, its operations manager in Somalia said.

Reporting by Gabrielle Tétrault-Farber and Bhargav Acharya; Editing by Nick Macfie and Alex Richardson

Shelter fund in Baidoa IDP camps targets the disabled

0


Wednesday November 15, 2023

Ten days after receiving $2,000 cash aid for shelter, Daud Ibrahim Abdi, a wheelchair user, had organised construction of a new house for his wife and five children enabling them to leave the IDP camp they were living in in Baidoa.

The family moved in to the house in Dugaan-dug area of Baidoa on 19 October, after seven years living in Al-Amin camp.

Daud, whose legs are paralysed, is among 80 people living with disabilities who received $2,000 each to build their own homes from two international NGOs, ACTED and World Vision.

Daud and three other IDPs pulled their money together and bought 40m2 land that they divided among them equally. He is very pleased to have a 10m2 piece of land to his name and a house with a toilet for his family.

“There is a big difference between now and when we lived in the camp. Now I’m someone with his own house, and I have got everything. Previously I was living in a camp with hundreds of people,” he said.

Daud’s family were displaced from Yeed area in Bakool region, where they owned a three-hectare farm, but drought and conflict forced them to abandon it.

He repairs watches and radios for a living, earning about $5-10 a day. The income is not enough to pay school fees for his children, which worries him.

“My main issue now is to see my children getting an education. But if I take them to school, I don’t have the money to pay their fees,” he said.

Another recipient of the shelter cash was Mohamed Nuur Adan, who has been living in IDP camps for a few years since migrating from Rooble-sheeg village, 40 kilometres from Baidoa.

Mohamed’s legs are both paralysed and he moves around using a hand-powered tricycle. He is happy to have got a 10m2 piece of land, especially at this time of heavy rainfall when IDP families in Baidoa are battling with flash floods demolishing their shacks.

He lives with his wife and nine children although despite getting his own land and house, he says life has not changed that much for them. The main challenge is that his family does not have a stable income to sustain them outside the camp.

He used to be a farmer but recurring drought in their village curtailed their farm productivity.

“We used to be farmers, the drought destroyed our farm and that’s why we left our areas. We decided to move to the city but we are still faced with hardship,” he explained.

He wakes up every morning and goes out to beg, returning home with about $3-4, which can only get them one meal.

“We don’t have a specific source of income. We beg for a living. My wife doesn’t work and my children are young. My family depends on me and I am disabled,” he said.

Some of the families receiving the shelter cash decided to pay off their debts instead of constructing a house.

Hassan Abdow Salad, a father of six, has not moved from his shelter in Al-Amin camp despite getting the aid money. He used $800 to pay off debts and much needed bought food and clothing for his children.

Hassan, who cannot walk, depends on his wife’s small income from cleaning jobs. He said the money has improved their lives and his family can now cook twice a day instead of the single meal they were getting.

“Before we got the help our situation was hard. Our children were in a very difficult situation because they didn’t get enough food. Now they get two meals a day,” he said.

Those who received money from this shelter fund for people living with disabilities have commended the project as timely due to the heavy rains battering Baidoa, even though not all of them prioritised using the cash for a new house.

World Vision did not wish to comment on the project when contacted by Radio Ergo’s local reporter.