Home Blog Page 3162

{DAAWO MUQAALKA} WAR DEG-DEG AH: Tirada Dadka ku dhintay Fatahaada Baladweyne oo La shaaciyay

Talaado November 14, 2023 {HMC}  Masuuliyiin maamulka gobolka hiiraan iyo kan dagmada Baladweyne ayaa maanta shaaciyay Tirada Dadka ku dhintay Fatahaada maamlmo ka hor ku dhufatay Magaalada Baladweyne iyo deegaanada hoos yimaado.

Xubnaha Maamulka Hiiraan ayaa kormeer kooban oo ay ku sameeyeen qeybo kamid ah Magaalada Baladweyne oo ay saameysay Fatahaada ayaa warbaahinta u sheegay in 10 qof ay ku dhinteen fatahaada uu sameeyay Wabiga shabelle ee dhaxmara Baladweyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

Cunaqabateyn Lagu soo rogaayo shakhsiyaadka taagera Ururka Xamaas’

0

Talaado November 14, 2023 {HMC} Antony Blinken oo ah Xoghayaha Arrimaha Dibadda Wadanka Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in Mareykanka oo kaashanaya UK ay cunaqabateyn kusoo rogayaan shakhsiyaadka iyo hay’daha taageera Xamaas iyo ururka Islamic Jihad ee Falastiin, sida uu ku sheegay qoraal uu Talaadada maanta ah soo dhigay bartiida X oo hore u aheyd Twitter.

 

“Dowladda Mareykanka oo kaashanaya Boqortooyada dalka Ingiriiska ayaa cunaqabateyn ku soo rogaya shaqsiyaadka iyo hay’adaha taageera Xamaas iyo kooxaha argagixisada ah ee Islamic Jihad ee Falastiin. ayuu yiri Blinken.

 

“Waxaan sii wadeynaa la shaqeynta saaxiibadeenna iyo xulafadeenna si aan u carqaladeyno waddooyinkan maalgelinta argagixisada.” ayuu Blinekn ku yiri qoraalkiisa.

 

Dowladda Mareykanka ayaa kooxda Xamaas ee Dagaalka kula jirto israail u aqoonsan ‘urur argagixiso ah’.

{DAAWO MUQAALKA} Bahda waxbarashada oo Ka u gurmanayo dadka ay fatahaaduhu saameeyeen.

0

Talaado November 14, 2023 {HMC}  Bahda waxbarashada oo u gurmanayo dadka ay fatahaaduhu saameeyeen.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka

Talaado November 14, 2023 {HMC}  Wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn 14.11.2023.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYAY 

{DAAWO MUQAALKA} Wax aad uga fog aragtida aan ka heystay Baydhabo ayaan arkay ”Raiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda JFS”

0

Talaado November 14, 2023 {HMC} Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo.

Ujeedka wafdiga uu horkcayo ra’iisul wasaare ku-xigeenka ayaa u daarna sidii uu ugu kuur-gali lahaa xaaladda dadka ay saameyeen daadadka ka dhashay roobabka deyrta (El-Niño).

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} Shixnad gargaar ah oo loo diray Magaalada Baydhabo oo xaalado adag ay ka taagan yihiin.

0

Talaado November 14, 2023 {HMC}  Shixnad gargaar ah oo loo diray Magaalada Baydhabo oo xaalado adag ay ka taagan yihiin.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu dambeeyay ee soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn 14.11.2023

0

Talado Nofembar 14, 2023 {HMC} Dawadayaal  halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wararkii ugu dambeeyay ee soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinaya :Shugri Baryare maxamuud 

Farsamadii :Maxamed Bar-yare Xaamud 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARARKII UGU DAMBEYAY 

{DAAWO MUQAALKA} Cutubyo ka tirsan Ciidamada Jubaland oo tababar loo soo xiray.

Talaado November 14, 2023 {HMC}  Cutubyo ka tirsan Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Maamulka Jubbaland ayaa maanta tababar loo soo xiray.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 13/11/2023

Talado Nofembar 14, 2023 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinaya :Cabdimaajid Cabdiraxmaan Aadan 

Farsamadii :Abdimajiid Aweeys isaaq

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaano Ku baaqay in gurmad deg deg ah la gaarsiiyo bulshada ku dhaqan gobolka Gedo

0

Talaado November 14, 2023 {HMC} Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo kuwo Jubbaland ayaa ku baaqay in gurmad deg deg ah la gaarsiiyo bulshada ku dhaqan gobolka Gedo oo ay saameysay Fatahaada Wabiga Jubba.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.