Home Blog Page 3210

{DAAWO MUUQAALKA} Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Hooyo Soomaaliyed ku Wareejisay dhul Waaberi ku yaala

0

Talado , October -31- 2023-{HMC}  Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Hooyo Soomaaliyed ku Wareejisay dhul Waaberi ku yaala

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Radio Hiiraanweyn {31-10-2023}

0

Talado, October -31- 2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinaya:Cabdimaajid Cabdiraxmaan 

Farsamadii :Cabdimajiid Aweeys isaaq

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeyay Ganacsato Lagu dilay Dhuusamareeb iyo Xiisad halkaasi ka taagan.

0

Talado , October -31- 2023-{HMC} Dabley hubeysan ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ku dilay labo nin oo ka mid ah ganacsatada magaaladaas.

Shiikh Xasan Diirshe cadde iyo Saciid Tahliil Maxamed ayaa la sheegay in lagu dilay bartamaha magaalada Dhuusamareeb ka dib markii ay rasaas ku fureen rag hubeysan oo baxsaday.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

 

{DAAWO MUUQAALKA} Guddiga adeegga Xajka ayaa waxaa ay shaciyeen natiijada shirkadihii dabuli lahaa xujeyda Somaliyed

0

Talado , October -31- 2023-{HMC} Guddiga adeegga Xajka ayaa waxaa ay shaciyeen natiijada shirkadihii dabuli lahaa xujeyda Somaliyed

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Isimada Dhaqanka SSC oo Gaaray Buhoodle Kuna dhawaaqay ……….

0

Talado , October -31- 2023-{HMC} Qaar ka mid ah isimada dhaqanka gobolka Sool ayaa arrimo nabadeyn ah u tagay magaalada Buuhoodle.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Xaafado kamid ah Jowhar ayaa looga barakacay roobkii waqtiga deyrta oo maalmahan ka da’yay Magaalada

0

Talado , October -31- 2023-{HMC} Xaafado kamid ah Jowhar ayaa looga barakacay roobkii waqtiga deyrta oo maalmahan ka da’yay Magaalada

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Ra’iisul wasaare Xamse” Sababta aan u qaadanay go’aanka labada xisbi siyaasadeed…

0

Talado , October -31- 2023-{HMC}  Ra’iisul wasaare Xamse” Sababta aan u qaadanay go’aanka labada xisbi siyaasadeed.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {31-10-2023}

Talado, October -31- 2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinaya:Mustaf Cali Caddow iyo iqro cabdulhi

Farsamadii :Cabdikaafi 

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

 

Faah-faahinta Labo nin oo caawa lagu dilay bartamaha Magalada Dhuusamareeb

0

Talado , October -31- 2023-{HMC} Dabley hubeysan ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ku dilay labo nin oo ka mid ah ganacsatada magaaladaas.

Shiikh Xasan Diirshe cadde iyo Saciid Tahliil Maxamed ayaa la sheegay in lagu dilay bartamaha magaalada Dhuusamareeb ka dib markii ay rasaas ku fureen rag hubeysan oo baxsaday.

Ganacsatadan ayaa la sheegay iney ka soo jeedaan magaalada Cadaado ee gobolka galgaduud, waxayna isku heyb yihiin Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor.

Dilkan ayaa la sheegay inuu salka ku hayo aano qabiil iyo dilal aargoosi ah oo maalmahanba u dhexeeyey beelaha walaalaha ah ee kala dega magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado.

Waxaa sidoo kale falkan uu ku soo aadayaa xili dagaalo dhulka miyiga ah ku dhexmarayey maalmahan maleeshiyooyin labada beelood ku abtirsada, waxaana dagaaladaas ku dhintay dhowr qof oo labada dhinac ah.

Waxgarad iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Dhuusamareeb iyo Cadaado ayaa wada dedaalo nabadeed oo lagu qaboojinayo xiisadan colaadeed si loo joojiyo dagaalada iyo dilalka aargoosiga ah.

In ka Badan 25 Wariye oo ku dhintay Dagaalka ka socda marinka Gasa

0

Talado , October -31- 2023-{HMC} Ugu yaraan soddon iyo kow wariye ayaa lagu dilay Qasa tan iyo markii ay Xamaas weerarka ku qaadday saddex toddobaad ka hor Israa’iil.

Guddiga difaaca wariyaasha ee fadhigiisu yahay Mareykanka ee CPJ, ayaa sheegay in tiradaan ay ka dhigantahay colaaddii ugu dhimashada badneed dhanka suxufiyiinta tobannaankii sano ee la soo dhaafay.

Lix iyo labaatan ka mid ah wriyaashaan waa Falastiiniyiin halka saddex ka mid ah ay yihiin Israa’iiliyiin midna waxaa uu u dhashay dalka Lubnaan.

Ma cadda in dhamaan wariyaashaan ay tebinayeen colaadda ka aloosan Qasa markii ay geerida la kulmeen iyo in kale.

Milatariga Israa’iil ayaa ee dagaalka ka wada Marinka Qasa ayaa warbaahinta u sheegay in aysan damaanad qaadi karin dadka ku sugan aagga dagaalladu ka socdaan.

Wariyaasha dagaalka Qasa ku dhintay waxaa ku jira Roshdi Sarraj, oo aad looga yaqaaney dhulka Falastiin ahaana filim-sameeye iyo Issam Abdallah,oo ahaa wariye muuqaallada duuba fadhigiisuna ahaa Bayruut.

ISHA BBC