Isniin , October -30- 2023-{HMC} Isniin , October -30- 2023-{HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Isniin , October -30- 2023-{HMC} Isniin , October -30- 2023-{HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn
Isniin , October -30- 2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinaya:Mustaf cali iyo Shukri Baryare
Farsamadii :C/kaafi Cismaan
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo saakay ka dhacay deegaanka Buulo Xaaji oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Dagaalka ayaa ahaa mid dhexmaray ciidamada Daraawiishta maamulka Jubbaland iyo kuwa Ururka Al-Shabaab, kaasoo yimid kadib markii ciidanka Daraawiishta Jubbaland ay weerar toos ah ku qaadeen goob ku taala deegaanka Buulo Xaaji oo uu shir uga socday xubno ka tirsan Al-shabaab.
Ilo ku sugan deegaanka Buulo Xaaji ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka uu socday ku dhawaad laba saacadood oo xiriir ah, islamarkaana uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh oo kala gaaray labada dhinac, hayeeshee lama oga inta uu gaarsiisan yahay.
Saraakiil ka tirsan ciidanka Jubbaland ayaa dhankooda sheegay in weerarka ay jab xoogan ku gaarsiyeen xubnaha Shabaab ka tirsan, islamarkaana ay wali ku raad joogaan firxadka xubnaha shabaabka ee goobta ka baxsaday.
Deegaanka Buulo Xaaji ee saakay dagaalku ka dhacay ayaa ka mid ahaa deegaanada kooxda Al-shabaab kasoo abaabuli jireen weerarada iyo qaraxyada ay kooxdu ka geysato magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose.
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xanse Cabdi Barre ayaa ugu baaqay dhamaan Culimada Soomaaliyeed iney ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka.
Raysal wasaaraha ayaa sidoo kale ugu baaqay culimada Masaajida gacanta ku haysa iney Masaajida ka sheegaan dhibaatooyinka ay geysanayaan kooxda shabaab ama ay fursad siiyaan kuwa ka hadli kara dhibaatada ay geystaan Al-shabaab.
“Culimo badan oo waxaa jirta Masaajidda Dadka uga maxaadareeya, Khudbadeeya oo imam u ah laakiin aan hal kalimo ka sheegeen Khawaariijta, Tolow Sheekhaas waxa uu dadka u sheegayo waa maxay? Qaarkood meelaha kale waxyaabaha ka dhacay ayay aad u buun-buurinayaan, Culimada aan ka hadli karin dhibaatada khawaariijta waxa aan leeyahay u banneeya Masaajidda kuwa ka hadlaya dhibkooda” ayuj yiri Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre.
Wuxuu sidoo kale tilmaamay raysal wasaaraha inaan la xaqiri karin doorka qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed oo uu ku tilmaamay in ay u istaageen ka hadalka dhibaatooyinka Shabaab geysataan, islamarkaana si buuxda u taageeray howlgallada dowladda iyo dadka deegaanka kula jiraan kooxda Al-shabaab.
Hadalkaan ayuu Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre ka sheegay kulan loogu duceynayay dadkii ku dhintay Qaraxii Soobe 2 ee Muqdisho ka dhacay 29-kii Oktoobar sanadkii lasoo dhaafay 2022.

Monday October 30, 2023
Donald Trump used a speech to a Republican Jewish convention on Saturday to promise reimposition of a controversial travel ban that targeted a slew of mostly Muslim countries if he gets re-elected.
“You remember the travel ban? On day one I will restore our travel ban,” he said.
At the start of his presidency in 2017, Trump imposed sweeping restrictions on the entry of travellers from Iran, Libya, Somalia, Syria, Yemen and, initially, Iraq and Sudan. The order was quickly challenged in court as discriminatory against a religious group, but the bans, along with Trump’s hard-line anti-immigration agenda, were popular with his base.
President Joe Biden reversed the ban in his first week in office in 2021.
Biden “was proud to overturn the vile, un-American Muslim ban enacted by his predecessor,” a White House spokesman said.
The former US leader was among several Republican hopefuls lining up at the gathering of influential Jewish donors to pledge unwavering support for Israel in its war against Hamas.
Trump told the event, held in Las Vegas, in the southwestern state of Nevada, that he would “defend our friend and ally in the State of Israel like nobody has ever.”

Monday October 30, 2023
Ziraat Katilim Bank of Türkiye has opened a branch in the Somali capital of Mogadishu, becoming the first international bank to operate in the East African country in more than five decades, the Central Bank of Somalia (CBS) announced on Sunday.
The CBS said the operationalization of the first foreign bank in Somalia will boost the financial sector in the country by increasing economic opportunities and trade between the country and its trading partners.
“The new branch of Ziraat Katilim Bank in Somalia is expected to offer a wide range of corporate banking services to businesses, international institutions, and development partners,” the Somali apex bank said in a statement issued in Mogadishu.
The CBS in July 2022 granted two operating licenses to two international banks — Ziraat Katilim Bank and Egypt’s Banque Misr — following an extensive application process.
Ziraat Katilim is a state-owned participation bank, a member of the Ziraat Finance Group, which operates in 20 different countries with 15 subsidiaries and 27 branches abroad.
“We are happy to see the operationalization of the Ziraat Katilim branch in Mogadishu. This is a testament to the success of the reforms of Somalia’s financial sector, further enhancing opportunities for investment and development,” CBS Governor Abdirahman Mohamed Abdullahi said.
Mohamed said the CBS remains committed to fostering inclusive economic growth in Somalia and building a robust and stable financial system. “We anticipate the new bank to add value to the development of Somalia’s financial sector and contribute to the growth of our economy.”