Home Blog Page 3230

{DAAWO MUQAALKA} Golaha Abwaanada Soomaaliyeed oo dalbaday in la joojiyo colaadda taagan G/Shabeelada dhexe,

0

Isniin, October -23- 2023-{HMC} Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa dalbaday in la joojiyo colaadda taagan G/Shabeelada dhexe,

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Radio Hiiraanweyn { 22-10-2023}

0

Axad , October -22- 2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinaya:Abdimaajid Abdiraxmaan

Farsamadii :Cabdimajiid Aweeys isaaq

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

 

Ankara should take prompt action, Erdogan ally says

0


Sunday October 22, 2023

Turkish President Recep Tayyip Erdogan’s strongest ally calls for an intervention into the Gaza Strip if Israel’s attacks on Palestine do not stop within 24 hours.

Turkey should “take action promptly”, Devlet Bahceli, the leader of the Nationalist Movement Party, said in a post on X adding, “protecting and safeguarding Gaza is the legacy of our ancestors.”

Turkey should “do whatever is necessary due to its historical, humanitarian and religious responsibilities”, Bahceli added.

At least 6 killed in suicide bombing attack in Somalia

0


Sunday October 22, 2023

At least six people, including four Somali National Army (SNA) soldiers, were killed and several others wounded on Saturday in a suicide bombing attack near Mogadishu, the capital of Somalia, the police said.

A car laden with explosives exploded at a security checkpoint at Elasha Biyaha area, about 20 km north of Mogadishu, Police Force Spokesperson Sadiq Aden Ali said.

The suicide bomber who was heading to Mogadishu where he planned to stage the attack was shot by the soldiers who tried to prevent him from passing through the checkpoint at around 5:30 a.m. (0230 GMT), Ali said.

“Al-Shabab terrorists carried out the suicide attack this morning which inflicted casualties on both soldiers and civilians around and destroyed properties and residences,” he said.

Videos and pictures from the scene show mass destruction of houses near the checkpoint.

Al-Shabab militants have claimed the responsibility for the attack, saying its fighters killed 49 SNA soldiers.

The government has been waging a war against al-Shabab militants since Somali President Hassan Sheikh Mohamud came into power in May 2022. However, the terrorist group still controls some parts of rural areas in southern and central Somalia and continues to carry out high-profile attacks in Mogadishu and elsewhere despite crackdowns by government forces.

Odayaal loo haysto la-macaamilka AS oo maanta la horgeeyay Maxkamad Ku talo Jubbaland

0

Axad , October -22- 2023-{HMC}  Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qaybteeda Jubbaland ayaa maanta la horkeenay odayaal dhaqameed ku eedeysan la tacaamulka kooxda As.

Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa ka codsaday maxkamadda inay u ogolaato 60 cisho oo xabsi xalaaleyn ah, si loo dhameystiro baaritaanka kiiska ay ku eedeysan yihiin odayaal dhaqameedkan, kasoo hor muuqday maxkamadda ciidamada qalabka sida qaybteeda Jubbaland.

Maxkamadda ayaa ogolaatay in odayaasha eedeysaneyaasha ah sii xirnaadaan muddo 2 bilood ah, si xafiiska xeer ilaalinta u dhamaystiro baaritaankiisa, iyada oo xilligaas kadib si rasmi ah loo furi doono garmaqalka kiiska.

Odayaashan oo gaaray illaa 11 xubnood, ayaa waxaa xusid mudan in haddii kiiskan lagu helo ay mari doonaan wadada odayaashii dhaqan ee kal hore dowladda federaalka ay ku xukuntay xabsi gaaraya illaa 15 sano, kadib markii ay heshiis lasoo galeen AS.

Maamulka Jubbaland ayaa horey uga digay la-macaamilka AS, si gaar ah odayaasha dhaqanka, iyada oo markaas uu maamulka sheegay in ciddii aqbasha awaamiirta kooxda ama heshiis la soo gasha in loo aqoonsanayo inay iyaga lamid yihiin.

Hoos ka aqriso magacayada odayaashan

1. Cabdiqaadir Maxamed Macalin Ibraahim
2.Ismaaciil Khaliif Ibraahim
3.Shire Cismaan Maxamed
3.Yuusuf Cabdullaahi Jaamac
4.Cabdi Barre Maxamed
5,Cumar Maxamuud Cilmi
6.Cabdi Maxamed Xirsi
7.Cabdullaahi Bile Siciid
8.Axmed Maxamuud Xasan
9.Salaad Cabdi Maxamuud
10.Axmed Cabdi Keyd

Si kastaba, Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa kal hore soo saartay xeer dambi ka dhigaya la-macaamilka AS, kaasi oo dhigaya in si lamid ah loola dagaalamo cid kasta oo la tacaamusha kooxda, oo xilligaan guluf ka dhan ah uu ka socda dalka.

Kooxda Xamaas oo sheegtay inay iska caabiyeen ciidamada Israa’iil oo isku dayey inay kasoo gudbaan xadka Qaza

0

Axad , October -22- 2023-{HMC}  Guutada Qassam, garabka militariga ee Xamaas, ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar dhulka ah oo ay Israel ku soo qaaday meel u dhow magaalada Khan Younis ee marinka Qaza, iyagoo ciidamada Israa’iil ka burburiyay taangi iyo laba cagaf-cagaf.

War qoraal ah oo lagu soo qoray barta fariimaha Telegram-ka, ee guutada Qassam waxay ku sheegtay “mujaahidiintayada ayaa ka hor tagay ciidamada Israa’iil oo weerar gaadmo ah oo si wanaagsan loo qorsheeyay ka fulinayey bariga Khan Yunis, wax yar uun ka dib markii ay ka soo gudbeen xadka dhawr mitir”.

“Dagaalyahanadu waxay si geesinimo leh ula dagaallameen xoogagii soo galay… waxayna si nabad ah ugu laabteen saldhigyadoodii,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Weli wax beenin ah kamasoo yeerin dhanka Israa’iil.

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle oo ka horyimid qorshe ay damacsan yihiin madaxda maamulkaas

0

Axad , October -22- 2023-{HMC} Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ee Beesha Xawaadle ayaa si adag uga horyimid hanaanka loo qeybiyay dhismaha Gole deegaan oo lagu wado in laga dhiso magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe.

Xildhibaan Dhagaweyne iyo Xildhibaan Daahir Agoon oo ka mid ah Xildhibaanada beesha Xawaadle ku matala Hirshabeelle ayaa ugu horeyn ku dhaliilay madaxda Hirshabeelle kala dhantaalida iyo iska horkeenista beelaha wada dega Hirshabeelle.

Xildhibaan Dhagaweyne ayaa sheegay inuu garab taagan yahay go’aankii waxgaradka Xawaadle ee degmada Jowhar ay ku diideen iney qaataan waxa aysan u qalmin Xawaadle.

“Wan ku faraxsanahay in waxgaradka Xawaadle ee Jowhar ay iska diideen labada xubnood ee guninada ah ee uu Guudlaawe Xawaadle la doonayay, isagoo beeshiisa siiyay 9 xubnood, halka Xawaadle oo ilaa 1960-kii duq magaalo kasoo ahaa Jowhar laba xubnood ugu qorsheeyay golaha deegaanka, waxaas wax la qaadan karo maha, ujeedkaas waa in Guudlaawe uu iska horkeeno dadka walalaha” ayuu yiri Xildhibaan Dhagaweyne.

Xildhibaan Daahir Agoon oo dhankiisa ka hadlay arimahaan ayaa si kulul u weeraray madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed oo uu ku tilmaanay nin caqabad ku ah danaha iyo horunarka Xawaadle.

Wuxuu sidoo kale Xildhibaana sheegay in dhaliisha uu shalay Dabageed u jeediyay dowladda Fedaraalka ay tahay mid meel ka dhac ah, islanarkaana dowladda ay kaalinteeda ay tahay mid nuuqata.

“Ninkan Dabageed ah waa nin caqabad ku ah dadka uu matalo waxa hada Jowhar loo keenay siduu biyo camal ugu cabsiin laha beesha aan ka wada dhalanay ee Xawaadle labada xubnood ee guninada oo Cali Guudlaawe la doonayo oo ay odayaashu iska diideen” ayuu yiri Xildhibaan Daahir Agoon.

Xildhibaanadaan ayaa sidoo kale ka tacsiyadeeyay dadkii Xalay lagu laayay nawaaxiga deegaanka Xaaji Cali ee gobolka Shabeelaha Dhexe, iyagoona ugu baaqay waxgaradka beelahaas iney u istaagaan xal u helida colaadaas oo ay xuseen ineysan jirin maamul arintaasi wax ka qaban kara dowladdi dhexana ay mashuul ku tahay dagaalka ka dhanka ah Shabaab.

Sheekh Shariif oo si kulul u cambaareeyay colaada kasoo cusboonaatay Shabeellaha Dhexe

0

Axad , October -22- 2023-{HMC} Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag u cambaareeyay colaad beeleed kasoo cusboonaatay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu horeyn ka tacsiyadeeyay dadkii shacabka ahaa ee Xalay lagu laayay nawaaxiga deegaanka Xaaji Cali oo hoostaga degmada Cadale, isagoona dhacdadaasi ku tilmaamay iney tahay mid nasiib daro ah.

“Waa wax aad looga xumaado iney soo laabato colaadda u dhaxeysa dadka walaalaha, si adag ayaan u cambaaraynaynaa, Waxaa nasiib darro wayn ah in maalin walba la dilo dad aan waxba galabsan lana daadiyo dhiigga qof muslim ah iyadoo dadaal lugu bixinaayay nabadda iyo dib u heshiisiinta loo fadhiyo muddada dheer si loo soo afjaro xaaladaha colaadeed” ayuu yiri madaxweynahii hore Sheekh Shariif.

Wuxuu sidoo kale uu ku baaqay Sheekh Shariif Sheekh Axmed in si deg deg ah loo horkeeno cadaalada shaqsiyaadkii Xalay dadka shacabka ah ku laayay duuleedka deegaanka Xaaji Cali ee ahaa shan ruux oo isugu jiray Macalin Dugsi Quraan iyo xertiisa.

“Waxaan ku baaqaynaa in sharciga la hor geeyo dambiilayaasha iyadoo la tix gelinaayo baaqii Cadale ee 25-kii November 2022, waxaan sii laba jibbaari doonnaa dadaalladii aan horey u wadnay ee ahaa sidii xal waara looga gaari lahaa dagaal beeleedyada ku soo laa laabtay deegaanka, kamana daali doonno nabadaynta iyo heshiisiinta beelaha walaalaha ah.” ayuu yiri madaxweyne hore Sheekh Shariif.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa bilo ka hor gogol nabadeed uu hormuud ka ahaa, islamarkaana lagu heshiisiinaayay beelaha haatan colaadooda ay soo cusboonaatay kuso gabagabeeyay deegaanka Burka Diirineed, hayeshee heshiiskaasi ayaana si rasmi ah u dhaqan galin, maadaama beelahii la heshiisiiyay ay dad badan iska dileen guryana iska gubeen.

Ilhan Omar fears for family’s safety after barrage of threats over Israel criticism

0


Gloria Oladipo
Sunday October 22, 2023

Ilhan Omar, a Muslim US representative, said she fears for her family’s safety after receiving an onslaught of threats for criticizing Israel’s treatment of Palestinians.

The Democratic congresswoman from Minnesota opened up in a statement about the increase in Islamophobic remarks and threats she has received, including threats directed at her family. NBC News first reported on the statement, which was later shared with the Guardian.

Omar said that she and other Muslim Americans have been negatively affected by a “dishonest smearing” that labels them as a threat for condemning Israel’s treatment of Palestine amid fighting in Gaza.

She specifically called out rhetoric used by several far-right lawmakers that equates her and other representatives with terrorist supporters.
“It directly endangered my life and that of my family, as well as subjected my staff to traumatic verbal abuse simply for doing their jobs,” Omar said in the statement, referring to the far-right rhetoric.

“More importantly, it threatens the millions of American Muslims.”

In one voicemail to Omar’s office, an anonymous caller said that an extremist group had been spying on the congresswoman and her children. The caller also claimed that they had obtained all of Omar’s addresses and “handed them out to rapists”, NBC News reported.

Another message called Omar a “terrorist Muslim”.

In a third voicemail shared with NBC News, a caller claimed to be part of a vigilante group and threatened to “rip your fucking rag off your head”, referring to Omar’s hijab.

“I hope the Israelis kill every fucking one of you,” the caller said.

“Since assuming office, two men have pleaded guilty to threatening to kill me,” Omar’s statement said. “This is very real. I fear for my children and have to speak to them about remaining vigilant because you just never know.”

In a broader statement on fighting in Gaza, Omar denounced Hamas.

Still, she and other progressive members of Congress who have been critical of Israel have faced criticism, particularly from far-right Republicans.

Marjorie Taylor Greene, a Republican from Georgia, labeled her fellow US House member Rashida Tlaib a member of the “Hamas Caucus” and a “terrorist sympathizer” in a post to X, formerly known as Twitter.

Tlaib, who is Palestinian American, is another Muslim representative in the Congress.

Colorado congresswoman Lauren Boebert also called Omar a member of the “jihad squad”.

Boebert, a Republican, has made Islamophobic remarks about Omar before, including suggesting that Omar was an explosive-carrying terrorist.

“This toxic language and imagery has real-world consequences,” Omar said in a statement. “House Republican leaders stay silent as their party unleashes these toxic attacks and refuse to hold extremists in their ranks accountable.”

US Capitol police officials and the House sergeant-at-arms briefed several representatives, including Omar and Tlaib, about potential threats last week.

“I hope this culture of prejudice ends,” Omar’s statement said. “Hate speech from political leaders has no place in our government. I will continue to advocate for all Americans, promote understanding despite differences, and promote inclusivity.”

Muslim and Palestinian Americans have expressed concern about the increase in harassment and threats many have received, with some comparing the amount to the days following the September 11 terrorist attacks, the Religion News Service reported.

“This is reminding me a bit of how it felt post-9/11,” the Palestinian activist and policy analyst Laila El-Haddad said to RNS.

The latest fears follow the brutal killing of a six-year-old Palestinian boy, Wadea Al-Fayoume, in Illinois in what police have charged as a hate crime.

Wadea’s family’s landlord broke into their apartment and stabbed the boy dozens of times on 14 October while allegedly shouting: “You Muslims must die!”

 

Laftagareen oo Shirguddoomiyey Shirka golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed

Axad , October -22- 2023-{HMC} Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shirguddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada maamulkaas uu yeeshay maanta oo looga hadlay qorshaha Qaran ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo masuuliyiin kale oo dowladda federaalka ka tirsan, waxaana socda qorshe ballaaran oo Khawaarijta looga sifeynayo dhulka ay ka joogaan Koonfur galbeed.

Waa markii ugu horrasay oo shirka golaha wasiirrada ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed uu ka dhacay meel ka baxsan magaalada Baydhaba. Shirkan oo uu guddoominayay Madaxweynaha Koonfur Galbeedka Cabdicasiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa ka dhacay magaalada Xudur ee gobolka Bakool.

Magaalada Xudur waxaa todobaadkii la soo dhaafay gaaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, iyaga oo halkaas uga dhawaaqeen wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab.