Home Blog Page 3231

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye jaaburi ”Waxaan murugada iyo xanuuunka la qeeybsanaa Dadkii ay Daadadka kusoo Rogmadeen.

Axad , October -22- 2023-{HMC} Gudoomiye jaaburi ”Waxaan murugada iyo xanuuunka la qeeybsanaa Dadkii ay Daadadka kusoo Rogmadeen

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Ceel-biyoodkii deegaanka Biyocadde oo ay hore u qarxiyeen AS ayaa dib loo hawl-geliyay,

Axad , October -22- 2023-{HMC} Ceel-biyoodkii deegaanka Biyocadde oo ay hore u qarxiyeen AS ayaa dib loo hawl-geliyay,

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Salaad Abuukar oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka kuna naafoobay dagaalka AS lagula jiro ha

Axad , October -22- 2023-{HMC} Salaad Abuukar oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka kuna naafoobay dagaalka AS lagula jiro ha

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Dhagaweeyne ”Hirshabelle lama Dagaalamayan Dowlada e wexey ala Dagaalsan yihiin shacabka

Axad , October -22- 2023-{HMC} Xildhibaan Dhagaweeyne ”Hirshabelle lama Dagaalamayan Dowlada e wexey ala Dagaalsan yihiin shacabka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Dadka qoryaha isugu dhibay walaalaha ku dagaalamaya sh/dhaxe Alle hala cabsadaan.

Axad , October -22- 2023-{HMC} Dadka qoryaha isugu dhibay walaalaha ku dagaalamaya sh/dhaxe Alle hala cabsadaan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

Ciidanka dowladda oo howlgal ku dilay Xubno katirsan A S

Axad , October -22- 2023-{HMC} Ciidanka ammaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgal ay ka sameeyeen duleedka magaalada Baydhabo waxa ay ku dileen labo dagaalyahan oo katirsan kooxda Al Shabaab , oo ku sugnaa tuulada Seyladhow.

Saraakiisha ciidanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ay heleen xogtan xubnahan katirsan kooxda Al Shabaab, kuwaa oo ay ku eedeeyeen in dhibaato ku hayeen dadka shacabka.

Ciidamada ammaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaana gacanta ku dhigay mooto nuuca loo yaqaan Fekon oo ay wateen raggan katirsanaa Al Shabaab ee la dilay iyo sidoo kale hal qoray oo AK47.

Howlgalo ka dhan ah kooxda Al Shabaab ayaa ka socda deegaanno katirsan dalka, waxaana marar badan ciidamada howlgalo qorsheesan ay fuliyeen ku beegsadeen dagaallamayaal katirsan A S.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn

Axad , October -22- 2023-{HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa Iskabadalay Daadadkii Baladweyne kusoo Rogmaday.

Axad , October -22- 2023-{HMC} Maxaa Iskabadalay Daadadkii Baladweyne kusoo Rogmaday.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn { 22-10-2023}

Axad , October -22- 2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinaya:Abdimajid Awees  iyo iqra Abdullahi

Farsamadii :C/kaafi Cismaan

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

Wiil yar oo Kufsi iyo dil loogu geestay magaalada Gaalkacyo.

Axad , October -22- 2023-{HMC} Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen, kaddib markii wiil dhallinyaro ah oo magaaladaasi kunoolaa loo geestay kufsi kaddibna ceejo lagu dilay.

Wiilkan oo lagu magacaabayay Cabdinaasir Yuusuf Jihaad ayaa la waayay habeenkii Jimcaha xilli uu kasoo baxay guriga walaashiis kuna sii jeeda guriga eedadiis, waxaana xilligaasi waxii ka dambeeyay la waayay war iyo wacaalka wiilkaasi.

Qoyska wiilka oo sameeyay baadigoob ayaa maalintii shalay oo Sabti aheyd helay meydka wiilkan oo la dhax galiyay jawaanka dhuxusha, waxaana jirka wiilka gaar ahaan dhunta ka muuqday ceejo lagu dilay.

Isbitaalka magaalada Gaalkacyo oo la geeyay meydka wiilkan ayaa baaritaanno ay sameeyeen dhaqaatiirta ku xaqiijiyeen in wiilka la kufsaday kahor inta aan la dilin, waxa ayna sheegeen in wiilka sidoo kale ceejo lagu dilay.

Ciidamada ammaanka magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in ay wadaan baaritaanka kiiskan dilka iyo kufsiga ah, waxa ayna xuseen in aan wali la aqoonsan dambiilayaasha ayna kudaba jiraan sidii ay u aqoonsan lahaayeen.

Magaalada Gaalkacyo ayaa horey waxaa uga dhacay dilalka argaga leh iyo kufsi loo geesto gabadho ay carruur ku jiraan, waxa ayna dhacdooyinkan noqdeen kuwa marar kala duwan soo noq noqday.