Home Blog Page 3244

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Radio Hiiraanweyn { 18-10-2023}

Arabco , October -18- 2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinaya:Cabdiraxman Muse Osman

Farsamadii :Cabdi Majiid Aweeys isaaq

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

{DAAWO SAWIRADA} Qasaarihii ka dhashay isbitaalkii ay duuqeeysay Ciidamada Israa’iil

0

Arbaco , October -18- 2023-{HMC} In kabadan shan boqol oo qof ayaa la sheegay inay ku dhimatay isbitaal Al-Shifa oo ku yaalla magaalada Qasa kaas oo lala beegsaday duqeymo dhanka cirka oo Israa’iil lagu eedeeyay inkastoo ay iska fogeysay oo ay eedda dusha ka saartay Xamaas.

Duqeynta ayaa waxaa ka dhashay caro calami ah gaar ahaan dunida Islaamka. Waddamada ka sida adag uga hadlay waxaa ka mid ah dowladda Soomaaliya.

Warka ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Soomaaliya oo ku qornaa Af-Carabi ayaa lagu yiri:, “Waxa ay Israa’iil ka samaynayso Qaza waxa loo arkaa xad-gudub bareer ah oo aan sabab lahayn iyo fal ka hor imanaya xeerarka caalamiga ah iyo xeerarka iyo qiyamka bini’aadantinimo oo uu jiro sharciga bini’aadanimo,”.

Soomaaliya ayaa Israa’iil ugu baaqday in inay ixtiraamto sharciga caalamiga ah isla markaana si shuruud la’aan ah oo degdeg ah loo joojiyo dagaalka.

Sidoo kale Soomaaliya ayaa ku baaqday in la furo waddooyinka gargaarka si mucaawino loo gaarsiiyo dadka reer Falastiin ee u baahan gargaarka degdeg ah.

Dowladda Jabuuti ayaa sidoo kale ka hadashay duqeynta isbitaalka Al Ahli.

Dowladda Jabuuti ayaa cambaareysay duqeyntii xalay lala beegsaday isbitaalka Al-Ahli ee magaalada Qasa, halkaa oo dad gaaraya 471 ay ku dhinteen.

Warkan oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Jabuuti oo ku qornaa Af-Carabi ayaa lagu yiri:, “Waxa ay Israa’iil ka gaysatay Qaza waxa loo arkaa werar argagax leh oo lagu Bartimamedsaday carruur iyo haween waxba galabsan werarka waa Xasuuq dagaal oo ka dhan ah dadka reer Falastiin sabab oo waxa u ka hor imanaya xeerarka caalamiga ah iyo xeerarka qiyamka bini’aadantinimo.”

Dowladda Jabuuti ayaa ugu baaqday Israa’iil inaysan beegsan dadka shacaabka si loga foogado xasuuq kale.

Cisbitaalku waxa uu shaqaynayay tan 1882. Waxaa aasaasay Kaniisadda England ee Church Mission Society ka dibna waxa u maamulay hay’ad caafimaad oo hoos imanaysay kaniisadda Baabtiisaha Koonfureed.

Waxaa inta badan maalgeliyay Kaniisadda Episcopal iyo Midowga Yurub, xaruntan caafimaad ayaa la sheegay inay ahayd isbitaalka kaliya ee Masiixiyiinta ee Marinka Gaza.

Kumanaan kun oo qof oo ka barakacay dagaalka waqooyiga Marinka Gaza ayaa hoy u raadsaday cisbitaalka al-Ahli Arab si ay uga badbaadaan duqeymaha Israel.

Cisbitaalka ayaa waxaa waxyeelo kasoo gaartay gantaalkii Israel ee 14kii Oktoobar, taasoo keentay in afar ka mid ah shaqaalaha ay ku dhaawacmeen, sida uu sheegay bayaan uu soo saaray Archbishop of Canterbury, Justin Welby.

Qeybta Cisbitaalka ee lagu daweeyo Kansarka ayaa waxaa waxyeelo kasoo gaartay qaraxaas.

Ka hor inta uusan gantaalku ku dhicin 14-kii Oktoobar, isbitaalku waxa uu hoy u ahaa ilaa 6,000 oo barokacayaal ah; ka dib qaar badan oo iyaga ka mid ah way carareen, iyadoo ku dhawaad 1,000 ay ku hareen barxaddiisa.

16kii Oktoobar, Israa’iil ayaa waxay amartay ugu yaraan 20 isbitaal oo ku yaal Gaza, oo uu ku jiro Isbitaalka Al-Ahli Arab, inay ka guuraan dadka

Sababo la xiriira sariiraha o aan ku filneyn isbitaallada koonfurta Marinka Gaza oo aan lahayn hab lagu qaado bukaannada qaarkood, sida dhallaanka cusub ee ku jira qalabka hawada ama ogsijiinta ku xiran ayaa sababtay in amarada daadgureynta Israa’iil ay tahay wax aan suuroga ahayn in loo hoggaansamo.

Kahor inta aan la duqeyn isbitaalka al-Ahli, Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay in Israel ay weerartay 51 xarumo caafimaad oo ku yaal Magaalada Gaza ee dhulka Falastiin.

{DAAW MUQAALKA} Qaar kamid ah Ciidamada Macwisleey Gobolka Hiiraan oo ka Baxay furumaha hore ee Dagaalka

0

Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Ciidamo katirsan Macwisleey Gobolka Hiiraan ee dagaalka kula jirto Al-shabaab ayaa ka so baxay furinta hore ee Dagaalka dagmada Halgan ee Gobolka hiiraan kadib markii ay ka caroodeen hadal ka so baxay gudoomiyaha Dagmada jalalaqsi Nuur Maxamed Absuge nuur dheere.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Biden says ‘outraged’ over hospital ‘explosion’ without attributing blame

0


Wednesday October 18, 2023

The US president says he is “outraged and deeply saddened” by what he described as an “explosion” at Al-Ahli Arab Hospital in Gaza City “and the terrible loss of life that resulted”.

In a one-paragraph statement shared by the White House, Biden did not attribute blame for the deadly incident.

“Immediately upon hearing this news, I spoke with King Abdullah II of Jordan, and Prime Minister Netanyahu of Israel and have directed my national security team to continue gathering information about what exactly happened,” he said.

“The United States stands unequivocally for the protection of civilian life during conflict and we mourn the patients, medical staff and other innocents killed or wounded in this tragedy.”

A businessman was killed in Mahas District in Hiran Region

0

Wednesday-October -18- 2023-{HMC A gunman killed a prominent businessman named Hassan Mohamud Osoble, also known as Hidiri, in the Mahas district of the Hiiraan region on Wednesday, residents say

The assailant, reportedly a close relative of the deceased, opened fire on the businessman, who later succumbed to his injuries in the hospital, according to local residents.

The motive behind the killing of the businessman remains unclear. He was not only a successful entrepreneur but also a respected elder in the district.

Local officials have not issued any statements regarding the incident, and no group has claimed responsibility for the killing.

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Wednesday, 18 October, 2023

0

Wednesday, 18 October, 2023 Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu,

1- The President of the Federal Republic of Somalia His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud had a meeting in Mogadishu with the Minister of Defense of Kenya Mr. Aden Barre Duale, with the focus of strengthening the cooperation between the two countries.

2- On the occasion of the 6th anniversary since the 14th of October terror attack in Mogadishu, President Hassan Sheikh Mohamud, addressed the public and called for unity in the elimination of the Kharijites Al Shabab.

3- President Hassan Sheikh Mohamud has received the credentials from the new Ambassador of Sweden to Somalia, Mr. Joachim Waern.

4- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, opened a workshop attended by the Cabinet to discuss the implementation of modern governance and administrative efficiency.

5- President Hassan Sheikh Mohamud welcomed some of the Somali troops who were trained in Eritrea and instructed them to fulfill their duties in the war against the Kharijites Al Shabab.

6- President Hassan Sheikh Mohamud presided over the weekly cabinet meeting and gave brief on the progress made in the war against the Kharijites and other crucial political programs in the country.

7- President Hassan Sheikh Mohamud and Prime Minister Hamsa Abdi Barre have launched a campaign to donate blood to the Armed Forces fighting against the Kharijites Al Shabab.

8- President Hassan Sheikh Mohamud, speaking at the Presidential Mosque, praised the role of the people in the fight against Al-Shabab, and explained how to implement an inclusive political reform program in the country.

9- President Hassan Sheikh Mohamud has inaugurated two streets that have been repaired in Mogadishu.

10- Prime Minister Hamsa Abdi Barre has officially launched Tubsan National Center for Preventing and Countering Violent Extremism.

11- Prime Minister Hamsa Abdi Barre has urged the cabinet to prepare for transformation as he attended the kick off of the cabinet retreat on modern governance, transparency and accountability.

12- Prime Minister Hamsa Abdi Barre has met with the Kenyan Defence Minister Aden Barre Duale.

13- Prime Minister Hamsa Abdi Barre, has held a meeting with Somali businessmen on their role in the direction of the modern governance of the country.

14- The Prime Minister of the Government of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hamsa Abdi Barre, has congratulated all the Somali people on the celebration of the National Flag Day on October 12.

15- Prime Minister Hamse Abdi Barre received the Head of the International Development Program of the Bill & Melinda Gates Foundation and the Head of the Monitoring Committee for the Polio, Dr. Chris Elias.

16- The Deputy Prime Minister of Somalia Mr. Salah Ahmed Jama said that the government is committed to ensuring the role of women in the representation of government councils.

17- The Deputy Prime Minister of Somalia, Mr. Salah Ahmed Jama, attended a technical meeting on security, justice and good governance, which is based on the national stabilization program.

18- The Deputy Prime Minister of Somalia, Mr. Salah Ahmed Jama, chaired the meeting of the Joint Action Plan between Somalia and the European Union.

19- The President of Hirshabelle State praised the armed forces and the local forces who removed the Kharijites Al Shabab from the areas of Eid-Idida and Jimbilow.

20- The President of Galmudug State inspected the command of the government forces in the south of Mudug.

21- The Somali National Army and the local forces conducted a security operation in the Eid-Eid and Ali-Foldhere areas in the Mahaday district of the Middle Shabelle region.

 

22- The Governor of Banadir Region Mr. Yusuf Hussein Jimcale participated in the commemoration of the martyrs who lost their lives in the October 14 terrorist attack.

23- Somalia’s Finance Minister Bihi Iman Cige attended the meeting of the International Monetary Fund (IMF), the World Bank and African Finance Ministers, which took place in Morocco.

24- The Minister of Information, Culture and Tourism of Somalia Mr. Daud Aweis Jama condoled the death of journalist Abdifatah Maallim Noor who died in a terrorist attack blast in Mogadishu.

25- The Minister of Justice and Constitutional Affairs, Mr. Hassan Macalin Mohamud , gave a speech at the meeting of the Council of Justice of the Arab League in Baghdad, Iraq.

26- The Minister of Trade and Industry of Somalia Mr. Jibril Abdirashid Haji Abdi participated in the Turkey-Africa Business Forum in Turkey.

27- The Somali National Army has carried out military operations against the Khawarij in the districts of Wajid, Rab-dhuure, Luuq Ganaane, and Yurkud.


==============END===========

{DAAWO MUQAALKA} Dowladda Kenya oo Saanad Ciidan iyo Gaadiid Dagaal ugu deeqday Soomaaliya.

0

Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Dowladda Kenya ayaa Soomaaliya ugu Deeqday saanad ciidan oo ay ugu tala galeen in ay ku taageeraan Dagaalka ka dhan aah Al-shabaab oo ay wado Dowlada Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneral Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddoow “Waxaan aad uga mahadcelinaya Dowladda kenya Deeqda ay siisey walaalahood Dowladda Soomaaliya”.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa uga mahad celiyay Dowladda Kenya deeqdan kooban ee Saanad Ciidan ah oo ay maanta kala wareegeen.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

{DAAWO SAWIRADA} Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre iyo Wasiirka Difaaca Kenya

Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Kulan qado sharaf ah hoygiisa ugu sameeyay Wasiirka Difaaca Dowladda Kenya Mudane Aadan Barre Ducaale oo maanta soo gaaray Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wasiirka Difaaca Kenya ayaa ka wada hadlay xoojinta amniga labada dal iyo sidii wadajir la’isaga kaashan lahaa ciribtirka iyo la dagaallanka Khawaarijta.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay dhibaatada argagixisadu in ay saameyn ku wada leedahay waddamada gobolka, ciribtirkooduna uu wax weyn ka beddellayo amniga, nolosha iyo horumar ka tisqaada gobolka.

Wasiirka Difaaca Kenya Mudane Aadan Barre Ducaale, ayaa ku bogaadiyey Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed guulaha wax ku oolka ah ee ay ka gaareen dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, wuxuuna ballan qaaday in Dowladdiisu ay kaalin muuqata ka qaadan doonto sidii loo soo afjari lahaa kooxaha Khawaarijta.

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweynaha Galmudug ayaa xariga ka jaray maanta Garoonka diyaaradaha ee degmada Baxdo.

Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Madaxweynaha Galmudug ayaa xariga ka jaray maanta Garoonka diyaaradaha ee degmada Baxdo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Xasan Shiikh oo Safar Deg deg ah ku tagay Magaalada Baydhabo

0

Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw oo galabta ah gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si weyn garoonka diyaaradaha Baydhabo ugu soo dhaweeyay madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, goloyaasha kala duwan iyo shacabka Koonfur Galbeed.

Ujeedka safarka madaxweyne Xasan Sheekh uu galabta ku tagay Baydhabo ayaa la sheegay iney la xariirto bilaabida wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab oo uu dhawaan Baydhabo uga dhawaaqay madaxweyne Laftagareen.

“Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa inta uu joogo Baydhaba booqan doona deegaanno ka tirsan Koonfur-galbeed ayaa xoogga saaraya abaabulka howlgallada dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab oo wajiga labaad laga fulin doono deegaannada Jubbaland iyo Koonfur-galbeed” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale lagu wada in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu kala hadlo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen iyo qeybaha kale ee maamulka xal u helida xiisada siyaasadeed ee ka taagan doorashada maamulka Koonfur Galbeed oo walaac xoogan ay ka muujinayaan Siyaasiyiinta Mucaraadka ah ee kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed.

Ugu dambeyntii lama shaacin mudada uu qaadan doono safarka uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Galabta ku gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.