Home Blog Page 3245

{DAAWO MUQAALKA} Qeeybti 2-aad Wareeysiga Xildhibaan M.Cabdulqaadir “Waxaa ika Go’an Jiinka Wabiga in Aan ka Saaro AS

Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Qeeybti 2-aad Wareeysiga Xildhibaan M.Cabdulqaadir “Waxaa ika Go’an Jiinka Wabiga in Aan ka Saaro AS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Waxgaradka deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa Baarlamaanka Hirshabeelle u diray

Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Waxgaradka deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa Baarlamaanka Hirshabeelle u diray

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WAR DEG DEG AH: Nabadoon Goordhaw lagu Dilay Dagmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan

0

Arbaco , October -18- 2023-{HMC}  Allaha Unaxariistee Waxaa Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Lagu Dilay Nabadoon ahne Ganacsade Xasan Maxamuud Cosoble oo Kamid ahaa dadka sida weyn looga yaqaano Degmadaasi.

Dilkiisa Waxaa ka dambeeyay Nin ay qaraabo dhow yahiin, kaasi oo rasaas ku furay Ganacsadaha, waxaana intaas kadib dhawac ahaan looga qaaday Goobta, ugu Dambeeyn waxaa uu ku geeriyooday isbitaalka Degmada Maxaas.

Ganacsade Xasan Maxamuud Cosoble ayaa Kamid ahaa Ganacsatada ugu waa weyn ee ku nool Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

 

Maxaa kajiro in uu Diiday Taliyaha Booliiska Baledweyne xilka qaadistii uu ku sameeyay Taliyaha Booliiska Hirshabeelle?

0

Arbaco , October -18- 2023-{HMC}  Taliyaha Booliiska Saldhiga degmada Baledweyne Xidigle Axmed Cali Aadan ayaa ka hor yimid xilka qaadis uu ku sameeyay Taliyaha Booliiska maamulka Hirshabeelle Xasan dhicisoow, islamarkaana xilkaas u magacaabay Dhame Cabdullaahi Maxamuud Siyaad.

Taliye Axmed Cali Aadan ayaa sheegay inuusan xilka ka qaadi karin Taliyaha Booliiska Hirshabeelle, islamarkaana uu yahay Taliye Booliis oo hee Fedaraal ah.

“Aniga waxaan ahay Booliis Fedaraal waxaana halkaan ku imid magacaabis heer Fedaraal ah, xilna igama qaadi karto Hirshabeelle awoodna uma lahan sharcina maba ahan, mana arag warqad kaso baxday Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed oo sarkaalkaan lagu soo magacaabay ” ayuu yiri Taliye Axmed Cali Aadan.

Si kastaba ha ahaatee diidmada xilka qaadista uu sameeyay Taliyaha Booliiska Baledweyne ayaa imaaneysa, iyadoo xilka qaadista iyo magacaabista Taliyaha Booliiska Baledweyne ay aheyd mid ka imaan jirtay dhanka Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Taliyahaan ayaa sidoo kale xilka qaadista Hirshabeelle ay ku sameeyay u sababeeyay khalalaasaha siyaasadeed ee u dhaxeeya labada maamul ee Hirshabeelle iyo Hiiraan State oo bilahii lasoo dhaafay ka taagna Baledweyne oo uu taliyahu sheegay inuu ka noqday arintaasi dhex dhexaad, maadaama uu sheegay inuu yahay Taliye heer Fedaraal ah.

{DAAWO SAWIRADA} Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Sweden.

Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Sweden u fadhin doona Soomaaliya Joacim Waern.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u rajeeyey Danjire Joacim Waern in uu ka miro Dhaliyo matelaadda dalkiisa iyo xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dowladood, dhanka kale, Danjiraha ayaa soo bandhigay dadaalka uu ku bixin doono xiriirka diblumaasiyadeed ee labada dal.

Safiirka cusub ee dowladda Sweden u fadhin doona Soomaaliya Joacim Waern ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee lagu qaabillay. Sida lagu yiri qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Danjiraha ayaa ka wadahadlay sidii dowladiisa ay door weyn kaga qaadan lahayd in dalalka caalamka Soomaaliya ka taageeraan dagaalka ay dowladda xilligaan kula jirta Al-Shabaab.

{DAAWO SAWIRADA} Maxay ka wada hadleen Xasan Sheekh iyo Wasiirka Difaac Kenya

Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Kenya Aadan Barre Ducaale.

Kulanka Madaxweynaha iyo Wasiirka difaaca Kenya ayaa diiradda waxaa lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga, xasilloonida gobolka iyo dardar galinta dadaalada mideysan ka dhanka ah Al-Shabaab.

“Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dul-istaagay dadaallada naf-hurnimada leh ee Shacabka Soomaaliyeed iyo Ciidaanka Xoogga Dalka ay kaga xoreynayaan argagixisada deegaannada kooban ay kaga sugan yihiin dalka, caqabadaha amni ee u baahan iskaashiga heer gobol,” sida lagu yiri warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.

Wasiirka Gaashaandhigga dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa tilmaamay sida dowladda Kenya ay uga go’an tahay adkeynta xiriirka iskaashiga labada dowladood iyo taageeridda dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Wasiirka Gaashaandhigga dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyada oo garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde uu ku soo dhaweeyey Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur.

Johnny Somali arrested again for unauthorized Kick stream in restaurant

0

Dexerto
Wednesday October 18, 2023

Kick streamer Johnny Somali has been arrested in Japan once again, this time over an unauthorized live broadcast in a restaurant.

Johnny Somali, real name Ismael Ramsey Khalid, is a divisive streamer on Kick who is currently living in Japan.

Somali, a US citizen, is known for his controversial broadcasts, where he will often taunt Japanese locals by repeating phrases like “Hiroshima and Nagasaki.”

In the past, Somali’s actions have resulted in violence toward him, with the streamer getting confronted over his antics by angry passersby and even getting physically harmed during live streams.

In September, Somali was notably arrested for trespassing on a construction site, where he was reportedly screaming “Fukushima” repeatedly, referencing the nuclear disaster that took place in the country in 2011.

Days later, Japan’s Cabinet Secretary Matsuno publicly discussed the issue, saying that such streamers were “invading privacy and causing nuisance.”

Johnny Somali arrested again for “forcible obstruction of business”
Mere weeks later, reports have emerged stating that Somali has been arrested once again.

A report from The Mainichi states that on October 12, Osaka Prefectural Police arrested both Somali and another American man on suspicion of “forcible obstruction of business” after broadcasting inside of a restaurant in Osaka’s Chuo Ward.

Investigators say that Somali was “disrupting the business of restaurants” in Osaka, with examples being entering the kitchen while streaming and playing loud music.

This is just the latest news to come from Somali following his previous arrest last month.

At the time of writing, it’s unclear what Somali’s status is, but we’ll keep you updated on Dexerto as more information becomes available.

Opening statements held in trial of Somali leader’s killing

0

NBC4
by: Delaney Ruth
Wednesday October 18, 2023

COLUMBUS, Ohio (WCMH) – The trial of a man accused of shooting and killing a local religious leader is underway.

John Wooden Jr. is facing 11 charges after police say he shot and killed Imam Mohamed Hassan Adam back in December of 2021.

On Tuesday morning the prosecution and the defense gave their opening statements to the jury and then witnesses took the stand.

Wooden’s defense attorney did ask for a bench trial so only a judge would hear the case, but it was clear that a jury was present in the courtroom Tuesday as opening statements began.

The prosecution started with the facts of this case.

“Officers arrived at 1486 Windsor Ave. here in Franklin County and they went to a vacant lot. They found the body of Mohamed Hassan Adam. They found his yellow GMC van and they found some shell casings,” said prosecutor Jack Wong.
The prosecutor said that the lot on Windsor Avenue where Adam’s body and his van were located belongs to Wooden and his family. Wong went on to say that cell phone and video evidence would be big in this case, and he told the jury the theme of this trial will be concealment. But Wooden’s defense argued that the state’s evidence will not be enough to convict his client.

“Look at it and at the conclusion of all of this, and at the conclusion of the examination of all of these records, that are going to be put in front of you over the next week and a half. You are not going to be able to say that you are firmly convinced of the truth of the charges,” said defense attorney Paul Scarsella.

Some witnesses also took the stand on Tuesday including Adam’s daughter and ex-wife along with two Columbus police officers.

The jury saw new body camera footage from Dec. 24 which is the day Adam’s body was discovered.

Tuesday was only the second day of the trial and many more witnesses are expected to take the stand over the next week and a half.

Baidoa camps fill up with families displaced by war in Bay region

0

Addey Abdullahi Adan, a widow, and her nine children joined Mog-iyo Arow camp in the southern Somali city of Baidoa on 13 August, fleeing conflict in their already drought-affected village in Goof-Gadud in Bay region.

However, the crowded IDP camp has offered Addey and her children little protection and she has not received any aid.

She spends eight hours a day on the streets begging from Baidoa residents and is lucky to get enough to put one meal together for her children.

“We don’t have plastic sheeting, we don’t have food, we don’t have water, we have absolutely nothing today,” Addey complained.

“We’ve been displaced from Goof-gadud and we’ve encountered hardship here. Other people were helping us with some food but they too are destitute and they can’t do much for us, it’s only God who can help us. We don’t have anything, just problems!”

Back home, Addey and her family were farmers owning a four-hectare farm. They dropped their farm tools and fled as the conflict grew closer and there was growing fear for their lives.

This mother swiftly gathered all her children and they trekked for three days to the IDP camp from Goof-gadud, about 30 kilometres northwest of Baidoa.

“We had a hard time getting here as we had no vehicle for transport. We were rearing livestock but they were all depleted, and we didn’t plant anything on our farm for two years due to drought and now conflict. The children’s father is not alive and I have the children alone. If we cook at night, we don’t cook in the morning and eat the leftovers from the previous night,” she said.

Addey said she lost 200 goats to drought spanning over three years. She had to pull her three children out of school as she could not pay the $30 fees. When the conflict erupted there in August, there was nothing left to do but flee.

With heavy rainfall predicted, however, the cardboard shelter they are sleeping under in the camp at night risks disintegrating around them. In the daytime, they simply rest in the shade of trees.

With so many people fleeing insecurity in Bay region, as the war intensified between the Somali government forces and al-Shabab, the camps are overcrowded and the fragile local support systems cannot help those arriving.

Isho Adan Madkus arrived in the camp on 21 August with her family of 10 people from Daynuney, 30 kilometres southeast of Baidoa, travelling on donkeys. They are living crammed into one room in a relative’s house in the camp.

“We don’t have food or water, we fetch the water from a well far away, and we buy one jerry can of water at 2,000 shillings,” she said.

Isho wakes up every morning to wash clothes earning $3-4f she finds a job. She usually makes enough for only one meal a day for the family. She is the only income earner in the family, as her elderly husband cannot take on labour jobs.

Two of her children have been sick since 27 September and although she suspects it could be malaria, she says she has no money to take them to a health centre for treatment.

She owned a three-hectare farm in her area and hopes to return there if security is restored.

“If our area returns to how it was through God’s grace, and we get rainfall and work, we would return home because that is what we want,” she said.

The camp leader of Mog-iyo Aarow, Adan Aliyow Ibrahim, told Radio Ergo that 800 new families had joined the camp in August, adding to the 1,000 families already living there.

He said they welcomed the new families although they cannot keep pace with the arrivals and have no capacity to support them with the basic needs.

“People used to arrive in groups of about 10 people, so we went to the businessmen to borrow rice and flour, or we went to the people in the city asking them to help us feed the displaced people. But with the growing number of arrivals in the camp, we’ve been unable to help,” the camp leader said.

 

Uganda to host CECAFA U15 Championship

0


Wednesday October 18, 2023

 

Uganda is set to host the East and Central Africa Football Associations (CECAFA) Under-15 Championship in November.

Auka Gecheo, executive director of CECAFA, confirmed to Xinhua on Wednesday that the championship will unfold from November 4-18 at the FUFA Technical Center in Njeru.

“We are happy that once again we will have the tournament which the zone will use to prepare teams ahead of the U17 Africa Cup of Nations qualifiers next month,” added Gecheo.

The previous instance of the CECAFA holding the U15 Championship was in 2019 in Eritrea, where Uganda triumphed over Kenya in the final.

Additionally, Gecheo mentioned that the CECAFA U18 Championship is slated to occur in Kisumu, Kenya between November 25 and December 9.

The Pan African Schools CECAFA Zonal qualifiers, scheduled from December 10-15 in the Kenyan capital of Nairobi, will mark the last tournament on CECAFA’s 2023 calendar.

The 12 CECAFA members comprise Uganda, Kenya, Tanzania, South Sudan, Sudan, Eritrea, Ethiopia, Djibouti, Rwanda, Burundi, Somalia, and Zanzibar.