Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Wararka uga waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn
{DAAWO MUQAALKA} Wasiirka Gaashaandhigga Kenya oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho
Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Wasiirka Gaashaandhigga Kenya oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn – 18 – 10 – 2023
Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinaya: Mustaf cali iyo Shukri Baryare
Farsamadii :C/kaafi Cismaan
HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO
{DAAWO MUQAALKA} Ururka Dhalinyarada Shabeellada Dhexe oo agab looga hortagayo Fatahaadaha ku wareejiyay Maamulka
Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Ururka Dhalinyarada Shabeellada Dhexe oo agab looga hortagayo Fatahaadaha ku wareejiyay Maamulka
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Sheekh Soomow Waxan ku guleysanay in dad badan oo shalay ku jiray safka AS ay manta ku soo biiraan
Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Sheekh Soomow Waxan ku guleysanay in dad badan oo shalay ku jiray safka AS ay manta ku soo biiraan
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Xasuuqii Israel xalay ka gaysatay Isbitaalka Al-ahli Gaza
Arboco , October -18- 2023-{HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay duqayntii xalay Israa’iil u geysteen Isbitaalka Al-ahli ee Gaza oo in ka badan 500 qof ku dhinteen
Warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda Arimaha dibadda oo afka carabiga ku qornaa ayaa lagu yiri: “Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u canbaareynaysaa falkii duqaynta ahaa ee loo geystay Isbitaalka Al-ahli ee Gaza oo sababay dhimashada in ka badan 500 qof oo rayid falastiiniyiin ah oo ay ka midyihiin caruur iyo haween, waxaana masuuliyadaas qaaday ciidanka Israa’iil ee gumaystaha
Warsaxaafadeedka Dowladda Soomaaliya waxaa lagu sheegay in falkaan yahay mid xadkii dhaafay wax marmarsiiyana aan loo heli Karin kana soo horjeeda sharciyada iyo curfiga adduunka iyo qawaaniinta Xuquuqul aadanaha.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku baaqday in adduunku soo fara geliyo arrintaan xasuuqa ah ee lagu haayo falastiiniyiinta Gaza.
Hadalka dowladda Soomaaliya ayaa imaanaya ayadoo madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu manta booqday Tal Aviv si uu u garab istaago Yahuuda.

Wasiirka difaaca dalka Kenya oo gaaray Magalada Muqdisho.
Arboco , October -18- 2023-{HMC} Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Dalka Kenye Aadan Barre Ducaale.
Labada dhinac ayaa gali doona wadatashiyo ku aaddan iskaashiga iyo dardargalinta howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab, iyada oo Wasiirka Difaaca Kenya uu la kulmi doono Madaxda Sare ee dowladda Soomaaliya.
Dowladda Kenya ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga kumanaan Askari oo ku howlgalla Magaca ATMIS, iyaga oo ku sugan degaano iyo degmooyin katirsan dowlad Goboleedka Jubbaland.
{DAAWO MUQAALKA} Khasaaraha ka dhashay Duqeeymihii xalay ka dhacay Bariga dhexe oo sii korortay
Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Khasaaraha ka dhashay Duqeeymihii xalay ka dhacay Bariga dhexe oo sii korortay
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Beesha Habar gidir ayaa kulan Wadatashi ah oo ay ku yeelatay Muqdisho kasoo saartay War Saxaafadeed
Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Beesha Habar gidir ayaa kulan Wadatashi ah oo ay ku yeelatay Muqdisho kasoo saartay War Saxaafadeed
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Dowlada qatar oo lagala hadlay Dar-gelinta Mashaariicda ay ka fulineyso somaliya
Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Dowlada qatar oo lagala hadlay Dar-gelinta Mashaariicda ay ka fulineyso somaliya
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA



