Talado , October -17- 2023-{HMC} Xiriirka kubada cagta Galmudug oo qalab Sports garsiiyay Magalada Camaara oo dhawan laga xoreeyay AS
Somali TV journalist killed in suicide bombing
A Somali TV journalist was on Monday killed in a suicide bombing at a restaurant in the capital, Mogadishu, police have said.
Abdifatah Moalim Nur, alias Qeys, who worked for Somali Cable Television, died in the explosion at Blue Sky restaurant near the presidential palace and national museum.
In a statement, police said four other people were injured when a suicide bomber blew himself up in front of the restaurant.
Information Minister Daud Aweis condemned the “cowardly terrorist suicide attack”.
Qeys, a staunch advocate of press freedom, faced threats, the Somali Journalists Syndicate (SJS), a local media watchdog, said.
The al-Shabab militant group said it carried out the attack.
Somalia launches plan to reform governance system

Tuesday October 17, 2023
The Somali government on Monday launched a strategic plan to transform the country’s governance system.
The plan, dubbed the Modern Governance Strategic Direction Program, which was launched by President Hassan Sheikh Mohamud in the national capital of Mogadishu, aims to improve public service delivery and inject transparency into the governance system.
“We are actively shaping Somalia’s future as we look ahead to 2060. Our concerted efforts should be directed toward developing a strategic plan that will guide the nation’s progress in the coming decades,” Mohamud said at a two-day meeting that opened on Monday and was attended by international technical experts and ministers.
Prime Minister Hamsa Abdi Barre said the new program marks a new journey toward improving the efficiency and effectiveness of the governance system.
“Today marks a momentous occasion in our governance history as we take an important leap toward transforming how our government works in service delivery,” Abdi said. “However, we must go much faster than before to allow Somali people to elect their political representatives through the ballot box.”
Abdi presented the government’s priority plans, including security and the eradication of terrorism, investment, job creation, political stability, technological work of government agencies, and economic growth.
“We are sitting here today because there is a change to be found. In order to ensure that change, it must start with us, and the results of the change will be visible to you,” the prime minister said.
Toogasho ka dhacday Wadanka Brussels oo lagu dilay Labo qof
Talado , October -17- 2023-{HMC} Sida ay Boolisku xaqiijiyeen labo qof ayaa geeriyooday, qof kalena waa uu dhaawacmay kadib markii uu nin hubeyssn rasaas ku furay gudaha
caasimada Belgium ee Brussels.
Labada qof ee Geeriyooday ayaa lagu tilmaamay dad u dhashay wadanka
Sweden kuwaasi oo taageero u ahaa xulka wadankaasi oo ciyaar
saaxiibtinimo kula dheelayay Brussels ciyaar saaxiibtinimo.
Xeer ilaalinta dalkaasi ayaa ku dhawaaqday in ay furtay baaritaan Argagixiso
isla markaana ay weerarka u diiwaan-gelisay mid Argagixisinimo.
Ninka weerarka qaaday ayaa la maqlay isaga oo Afcarabi ku hadlaya isla
markaana sheegaya in ilaahay dartii uu weerarkaan u qaaday sida ay BBCdu ku warantay.
Laamaha Amniga ayaa sheegay in ninkaan ay weerarka ku riixday kooxda
ISIS iyada oo muwaadiniinta loogu baaqay in ay guryahooda ku sugnaanadaan ilaa xaalada la dejiyo.
{DAAWO MUQAALKA} Wariye Cabdi Fitaax iyo Dad kale oo Xalay ku Geriyooday Qarax ismiidamin ahaa oo ka dhacay Muqdisho.
Talado , October -17- 2023-{HMC} Wariye Cabdi Fitaax iyo Dad kale oo Xalay ku Geriyooday Qarax ismiidamin ahaa oo ka dhacay Muqdisho.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Dowlada Soomaliya oo War kaso saartay khasaraha ka dhashay Qaraxii Xalay ka dhacay Magalada Muqdisho
Talado , October -17- 2023-{HMC} Dowlada Soomaliya oo War kaso saartay khasaraha ka dhashay Qaraxii Xalay ka dhacay Magalada Muqdisho
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Xasan Sheekh “Maanta maalin ay guule nooga dhowdahay nama soo marin ee aan is raacino”
Talado , October -17- 2023-{HMC} Madaxweyne Xasan Sheekh “Maanta maalin ay guule nooga dhowdahay nama soo marin ee aan is raacino”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Gantaalada xamaas oo ku hoobanaya Tel Aviv iyadoo dadka ay gabaad raadsanayaan
Talado, October -17- 2023-{HMC} Dadka ku nool magaalada Tel Aviv ee Israa’iil ayaa la arkayay iyagoo u cararaya meelo ay gabaad ka dhigtaan ka dib markii la maqlay dhawaaqa digniinta gantaallada.
Xamaas ayaa sheegtay in ay gantaallo badan ku garaacday Tel Aviv iyo Qudus. Muuqaalo lagu faafiyay baraha bulshada, ayaa waxaa laga arkayay gantaalo maraya cirka sare ee magaalada.
Waxay calaamad u tahay xiisadaha sii xumaanaya ee u dhexeeya Israel iyo Hamas. Muuqaal ay BBC-du falanqeysay ayaa u muuqday mid muujinaya weerar xagga cirka ah oo ka dhacay isgoyska Rafah ee dhanka Xadka Masar, halkaas oo la rajeynayay in ay suurtagal tahay in xabbad-joojin ay ka dhacdo Gaza sidoo kalana muwaadiniinta ajnabiga ah lagu daadgureynayo.
Dhanka kale madaxweynaha Mareykanka ayaa Arbacada booqanaya Israa’iil iyadoo siyaabo kala duwan looga falceliyay.
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in sababta uu Biden u booqanaya Israa’iil ay tahay inuu sii xoojiyo taageerada Mareykanka ee Israa’iil. Wuxuu Bilinken sidoo kale sheegay inuu Joe Biden isku dayi doono inuu ka shaqeeyo sidii loo sii deyn lahaa dadka ay Xamaas ka qafaasheen gudaha Israa’iil.
Dhanka kale Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in ay duqaymo xagga cirka ah ku qaadeen bartilmaameedyo ku yaalla Lubnaan oo lala xiriirinayo kooxda Xisbullah ee ay Iiraan taageerto.
Duqeymahan ayaa yimid saacado uun kadib markii wasiirka arrimaha dibadda ee Iran uu ka digay in Israa’iil ay wajihi karto tillaabo horudhac ah oo kaga timaada kooxaha kale ee hubeysan ee gobolka, haddii aysan joojin waxa uu ugu yeeray dambiyada dagaal ee ay ka geysaneyso Gaza.
Mareykanka ayaa ka cabiqabo inuu dagaalka ku fido waddamada kale ee xadka la leh waxaana uu isku dayayaa in aysan taas dhicin isagoo wadahallo la sameynaya qaar ka mid ah dalalka Carabta.
Marka Mareykanka laga soo tago waxaa jira dhowr dal oo Yurub ka tisan oo si cad u garab istaagay Israa’iil, waxaana ka mid ah Ingiriiska, Faransiiska, Jarmalka iyo talyaaniga.
Falastiin dhankeeda dalal badan oo Islaam ah iyo kuwa keleba taageero ayay u muujiyeen hase ma jirto tallaabo ay qaadeen oo ay ku taageerayaan Falastiin.
Ruushka ayaa ka mid ah dalalka dedaalka ugu jiro inay xabad joojin ka dhaqan gasho marinka Qasa oo xitaa qaar qabyo ah hor geeyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inkastoo Golaha Ammaanka uu diiday qaraarka qabyada ah ee uu Ruushku soo saaray.
Qaraarka ayuu Ruushka ugu baaqayay in xabbad-joojin bini’aadantinimo laga sameeyo colaadda Israa’iil iyo Falastiin.
Safiirka Ruushka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in dalalka reer galbeedka ay ku tunteen dadaallada uu waddankiisa ku doonayo in lagu joojiyo daadinta dhiigga.
ISHA BBC
MW Biden oo u Safraayo Magaalada Tel Aviv ee Israaiil
Talado, October -17- 2023-{HMC} Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la shaaciyay in Arbacada Berri ah uu Booqasho saacado ah ku tegayo Magaalada Tel Aviv ee Israaiil si uu ula kulmo Madaxda Maamulkaas oo dareemaya culeys uga yimid dagaallada iyo duqeynta Falastiin.
Joe Biden ayaa horay u ballanqaaday in uu garab-taagan yahay Israaiil isaga oo u diray hub iyo ciidan ka yareeya culeyska uga imaanaya Falastiin gaar ahaan Xamaas oo weerar khasaara badan dhaliyay ku qaadday 7dii Oktoobar 2023.
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken oo safar ku maray waddamo badan oo ah kuwa carabta ayaa ku hungoobay in uu ka dhaadhiciyo taageero ay u muujiyaan go’aanka Dowladdiisa ay hubka cusub u siineyso Israaiil si loogu laayo Falastiin.
Madaxweynaha 46aad ee Mareykanka Joe Biden ayaa ku qasbanaaday in uu 18ka Oktoobar 2023 u ambabaxo safar degdeg ah oo aanay horay loosii shaacin in uu ku tago Bariga dhexe gaar ahaan deegaannada Israaiil ay ka qabsatay Falastiin.
Biden ayaa kulan gaar ah la qaadan doonno dhiggiisa iyo Ra’iisul Wasaaraha Yuhuudda Benjamin Netanyahu sida ay wariyeen warbaahinta labada dhinac oo soo xigtay saraakiil iyo mas’uuliyiin si dhow ula socda socdaalka Joe.
{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Radio Hiiraanweyn{ – 17 – 10 – 2023}
Talado, October -17- 2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinaya: Mustaf Cali Cadoow
Farsamadii :Cabdimajiid Aweeys isaaq



