Home Blog Page 3256

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Xarigga Ka Jaray Waddo Loogu Magac Daray Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya

Axad , October -15- 2023-{HMC} Xasan Sheekh Oo Xarigga Ka Jaray Waddo Loogu Magac Daray Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRADA} Xasan Sheekh Oo Xarigga Ka Jaray Waddo Loogu Magac Daray Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya

Axad , October -15- 2023-{HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Waddada Maxamuud Xarbi ee degmada Warta Nabadda iyo waddada Cusub ee loogu Magacdaray Madaxweynihii Hore ee Dalka Cali Mahdi Maxamed ee degmada Cabdicasiis. Labadaan waddo ayaa waxaa si isxilqaan ah ku dhisay Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanaya shacabka degan degmooyinka Warta Nabadda iyo Cabdicasiis.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Maamulka Gobolka Banaadir iyo dadka deegaanka isku tashiga ay muujiyeen, taas oo ka tarjumeyso wadajir iyo wax wada qabsi shacab, isagoo qeybaha kala ee degmooyinka Gobolka Banaadir u diray farriin ku aaddan in ay door weyn ka qaatan dib u dhiska kaabeyaasha dhaqaalaha oo ay ugu horreyso waddooyinka muhiimka u ah isu socodka dadweynaha, kobcinta dhaqaalaha iyo bilicda Caasimadda Muqdisho.

Waddadan ayaa isku xirta Gaadiidka Booliska illaa wadada Xeebta Liido, waxaana ay ka mid tahay waddooyinka dib loo dhisay oo Maamulka Gobolka Banaadir uu fuliyay dib u dhiskooda.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn

Axad , October -15- 2023-{HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Guddoomiyaha Degmada Guriceel oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay Dagaalkii saakay

Axad , October -15- 2023-{HMC} Guddoomiyaha Degmada Guriceel oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay Dagaalkii saakay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ganacsatada magaalada Johannesburg ayaa ka cabanayo ciidamada policeka

Axad , October -15- 2023-{HMC} Ganacsatada magaalada Johannesburg ayaa ka cabanayo ciidamada policeka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Khasaaro kala Duwan oo ka dhashay Dagaal Culus oo ka Dhacay Duleedka D/ Buloburde ee Gobolka Hiiraan

Axad , October -15- 2023-{HMC} Khasaaro kala Duwan oo ka dhashay Dagaal Culus oo ka Dhacay Duleedka D/ Buloburde ee Gobolka Hiiraan

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn – 15 – 10 – 2023

Axad , October -15- 2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinaya: Cabdimajid Abdraxman iyo iqra abdullahi

Farsamadii :C/kaafi Cismaan

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

Galmudug oo ka hadashay Khasaaraha Kadhashay Dagaalkii Maanta ka dhacay Burujeed

Axad , October -15- 2023-{HMC} Warrar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya khasaarraha uu dhaliyay dagaal kii cuslaa ee saaka ka dhacay deegaanka Burujeed oo qiyaastii 60 km koonfur bari uga beegan degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Gudoomiyaha Guriceel Faarax Cabdi Macalin oo sheegay inuu ku sugan yahay Burujeed ayaa BBC-da u sheegay in dagaal kii saaka lagu jabiyay dagaalamayaasha Al-Shabaab ee weerarka soo qaaday, isla markaana ay ka cararreen maydad gaaraya sideed qof

Guddoomiyaha Guriceel ee Maamulka Galmudug oo sii hadlaayay ayaa waxaa uu sheegay in dhankooda ay ka dhinteen 5 askari, todobo kalena ay ka dhaawacmeen, kuwaasi oo kamid ahaa ciidanka xoogga iyo kuwa deegaanka ee macwiisleyda.

Gudoomiye Faarax ayaa sheegay in deegaanka Burujeed ay gacanta ku hayaan ciidamada dawladda iyo kuwa deegaanka.

Al-Shabaab dhankooda waxa ay sheegeen inay dileen lixdan ciidamada deegaanka ah, isla markaana ay furteen gaadiid dagaal. Illaa hadda ma jiro war madaxbannaan oo ka hadlaya khasaarraha dhabta ah ee uu dhaliyay dagaalka ka dhacay Burujeed.

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Mursal oo ka warbixiyay Qasaaraha Dagaalkii Ka Dhacay Degaanka Barujeed

Axad , October -15- 2023-{HMC} Xildhibaan Mursal oo ka warbixiyay Qasaaraha Dagaalkii Ka Dhacay Degaanka Barujeed

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Dagaal Culus oo u dhaxeyo AS iyo Ciidamada Dowlada oo ka socda inta u dhaxeyso Ceelbuur iyo Guriceel

0

Axad , October -15- 2023-{HMC}  Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in haatan dagaal u dhexeeyo AS iyo ciidamada dowladda oo garab ka helaya kuwa dadka deegaanka uu ka socdo agagaarka magaalada Guriceel ee gobolkaasi.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA