Home Blog Page 339

Attackers target ship off Somalia’s coast amid piracy resurgence.

0

Friday , Nov 7, 2025 (HCM) Attackers firing machineguns and rocket-propelled grenades have boarded a ship off the coast of Somalia, United Kingdom officials say of the latest assault, likely by resurgent Somali pirates, in the region.

“The Master of a vessel has reported being approached by 1 small craft on its stern. The small craft fired small arms and RPG’s towards the vessel,” the British military’s UK Maritime Trade Operations centre said in an alert issued on Thursday. It warned ships in the area to “transit with caution”.

The private security firm Ambrey also said an attack was under way, saying it targeted a Malta-flagged tanker heading from Sikka, India, to Durban, South Africa.

Ambrey added that it appeared to be an assault by Somali pirates, who are reported to be operating in the area in recent days and who seized an Iranian fishing boat to use as a base of operations. Iran has not acknowledged the seizure of the fishing boat, called the Issamohamadi.

Details of the vessel attacked on Thursday correspond to the Hellas Aphrodite, which changed its track and slowed down at the time of the attack. The ship’s owners and managers could not immediately be reached for comment.

Another maritime security firm, the Diaplous Group, said the attacked tanker had a crew of 24 mariners, all of whom reportedly locked themselves into the ship’s citadel for safety during the attack. The vessel did not have an armed security team on board it, the firm added.

The European Union’s Operation Atalanta, a counterpiracy mission around the Horn of Africa, has responded to other recent pirate attacks in the area and issued a recent alert to shippers that a pirate group was operating off Somalia and assaults were “almost certain” to happen.

Thursday’s attack came after another vessel, the Cayman Islands-flagged Stolt Sagaland, found itself targeted in a suspected pirate attack that involved both its armed security force and the attackers shooting at each other, the EU force said.

Piracy off Somalia peaked in 2011 when 237 attacks were reported. Somali piracy in the region in 2011 cost the world’s economy about $7bn with $160m paid out in ransoms, according to the Oceans Beyond Piracy monitoring group.

The threat was diminished by increased international naval patrols, a strengthened central government in Somalia and other efforts.

However, Somali piracy has surged again since late 2023. According to Solace Global Risk, a travel risk management company, the decline in antipiracy patrols and the relocation of funds to counter Houthi rebels activities contributed to the rise in attacks.

In 2024, there were seven reported incidents off Somalia, according to the International Maritime Bureau. So far this year, multiple fishing boats have been seized by Somali pirates.

Wasaaradda Qoyska oo War ka so saartay Dhacdadii Hooyadii ku Umushay Banaanka isbitaalka Banaadir.

0

Jimco 11 Nov 2025 {HMC} Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya ayaa maanta si kulul u cambaareysay dhacdo murugo leh oo ay hooyo Soomaaliyeed ku umushay afaafka hore ee Cisbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir, halkaas oo ilmihii ay dhashay uu ku geeriyooday kadib markii ay hooyadu weysey daryeel caafimaad oo degdeg ah.

War-saxaafadeed rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in falkaasi uu yahay “mid dayacaad shaqo ah oo aan la aqbali karin”, isla markaana uu muujinayo gudasho la’aan masuuliyadeed oo dhinaca shaqaalaha caafimaadka ah.

Wasaaraddu waxay tilmaamtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay maalgelin ballaaran ku bixiso cisbitaallada dowladda, gaar ahaan Cisbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir, si loo hubiyo in hooyo kasta iyo ilmo kasta oo Soomaaliyeed ay helaan daryeel caafimaad oo hufan, ammaan ah, kana tarjumaya adeegyada dowladdu ugu talagashay bulshada.

Kooxda RSF oo isku dayeeyso in ay xakameeyaan Xasuuqii El-Fasher.

0

Jimco 11 Nov 2025 {HMC} Hoggaamiyeyaasha kooxda RSF ee Dagaalka kula jirtay meleteriga Dowladda Suudaan ayaa isku dayaya inay xakameeyaan fadeexaddii ka dhalatay Xasuuqii dhacay Magaalada El-Fasher ee Dalka Suudaan.

Warbixin ay baahisay waaxda BBC Verify ayaa daaha ka qaaday in hoggaanka ciidamada RSF (Rapid Support Forces) ee Suudaan uu ku hawlan yahay olole lagu xakamaynayo dhaawac soo gaadhay sumcadooda kadib markii ay soo baxeen caddeymo muujinaya xasuuqyo ay ciidamadooda ka geysteen gudaha magaalada El-Fasher ee waqooyiga Suudaan sida BBC-du qortay.

Maalmo kadib dhacdadan foosha xun, oo dad masaakiin ah ay ciidamada RSF ku xasuuqeen, hoggaamiyaha RSF Jeneraal Maxamed Xamdaan (Hemedti) ayaa qirtay in ciidamadiisu sameeyeen “xadgudubyo” isla markaana sheegay in arrintaas la baadhi doono.

Sidoo kale, saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa xaqiijiyay in RSF ay sheegatay inay xidheen dhowr askari oo looga shakisan yahay dambiyadaas, waxaana ka mid ahaa hoggaamiye kooxeedka lagu magacaabio Abu Lulu, oo BBC Verify horey u soo bandhigtay muuqaallo caddeynaya inuu dilal gaystay.

Muuqaalo si taxadar leh loo duubay oo lagu baahiyey bogga rasmiga ah ee RSF ee Telegram-ka ayaa muujinaya Abu Lulu oo lagu wado xabsi ku yaalla duleedka El-Fasher. Dhanka kale, cilmi-baadhayaal ka tirsan Jaamacadda Yale ayaa ku eedeeyay RSF inay “baabiinayaan raadadka dambiyadooda dagaal”.

Ciidamada Xoogaga RSF ayaa la arkay iyaga oo dad shacab ah xasuuqaya, isla waqtigaas, RSF iyo taageerayaasheeda baraha bulshada ayaa bilaabay olole ay doonayeen inay ku beddelaan sheekada dhacdada. Waxaa lagu arkay sawirro iyo muuqaallo muujinaya dagaalyahanno RSF ah oo raashin siinaya dad rayid ah, iyo sidoo kale fiidiyowyo ay ku andacoonayaan inay si bani’aadamnimo ah ula dhaqmaan maxaabiista dagaalka.

Mid ka mid ah qoraallada lagu faafiyey Telegram-ka oo ay RSF soo dhigtay ayaa lagu qoray:

“RSF waxay xaqiijinaysaa in maxaabiista dagaalka ee ciidamada dowladda iyo kooxaha hubeysan loo daweeyo si waafaqsan sharciga caalamiga ah ee bini’aadamnimada (IHL).”

Si kastaba ha ahaatee, olole kasta oo baraha bulshada ah ma qarin karo cadhada iyo cambaareynta caalamiga ah ee ka dhalatay ficillada RSF ay ka gaysteen El-Fasher.

BBC Verify ayaa sheegtay in ay isku dayday inay la xidhiidhto hoggaanka sare ee kooxda RSF si ay uga jawaabaan eedeymahan, balse kooxdu kamay bixin wax jawaab ah.

WAR DEG DEG AH Dowladda Soomaaliya oo Xilikii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Isbitaalka Banaadir.

0

Jimco 11 Nov 2025 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Xilikii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Isbitaalka Banaadir.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa  Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Hooyadda iyo Dhalaanka ee Benaadir u magacaabay Cabdirisaaq Shariif Cali Kadib Fadeexadii ka dhacday Isbitaalka Banaanka hore ee isbitaalka oo ay si silic ah ugu hor umushay hooyo Soomaaliyeed oo loo diiday in loo fidiyo Adeeg caafimaad.

Attackers target ship off Somalia’s coast amid piracy resurgence

Friday , November 7, 2025 (HCM) Attackers firing machineguns and rocket-propelled grenades have boarded a ship off the coast of Somalia, United Kingdom officials say of the latest assault, likely by resurgent Somali pirates, in the region.

“The Master of a vessel has reported being approached by 1 small craft on its stern. The small craft fired small arms and RPG’s towards the vessel,” the British military’s UK Maritime Trade Operations centre said in an alert issued on Thursday. It warned ships in the area to “transit with caution”.

The private security firm Ambrey also said an attack was under way, saying it targeted a Malta-flagged tanker heading from Sikka, India, to Durban, South Africa.

Ambrey added that it appeared to be an assault by Somali pirates, who are reported to be operating in the area in recent days and who seized an Iranian fishing boat to use as a base of operations. Iran has not acknowledged the seizure of the fishing boat, called the Issamohamadi.

Details of the vessel attacked on Thursday correspond to the Hellas Aphrodite, which changed its track and slowed down at the time of the attack. The ship’s owners and managers could not immediately be reached for comment.

Another maritime security firm, the Diaplous Group, said the attacked tanker had a crew of 24 mariners, all of whom reportedly locked themselves into the ship’s citadel for safety during the attack. The vessel did not have an armed security team on board it, the firm added.

The European Union’s Operation Atalanta, a counterpiracy mission around the Horn of Africa, has responded to other recent pirate attacks in the area and issued a recent alert to shippers that a pirate group was operating off Somalia and assaults were “almost certain” to happen.

Thursday’s attack came after another vessel, the Cayman Islands-flagged Stolt Sagaland, found itself targeted in a suspected pirate attack that involved both its armed security force and the attackers shooting at each other, the EU force said.

Piracy off Somalia peaked in 2011 when 237 attacks were reported. Somali piracy in the region in 2011 cost the world’s economy about $7bn with $160m paid out in ransoms, according to the Oceans Beyond Piracy monitoring group.

The threat was diminished by increased international naval patrols, a strengthened central government in Somalia and other efforts.

However, Somali piracy has surged again since late 2023. According to Solace Global Risk, a travel risk management company, the decline in antipiracy patrols and the relocation of funds to counter Houthi rebels activities contributed to the rise in attacks.

In 2024, there were seven reported incidents off Somalia, according to the International Maritime Bureau. So far this year, multiple fishing boats have been seized by Somali pirates.

Soirce Hiiran Online

Somali army kills 49 al-Shabab militants in Lower Shabelle region, government says

Friday , November 7, 2025 (HCM)Somalia’s government said Wednesday that its national army killed at least 49 al-Shabab fighters during a military operation in the Lower Shabelle region.

According to the Ministry of Information, Somalia’s special forces working in coordination with the National Intelligence and Security Agency (NISA) and “international security partners” struck militant positions in the village of Bulo-Madino on Tuesday evening. The operation destroyed several military vehicles and a weapons cache used by the extremists.

Residents in Afgoye district, about 25 kilometers northwest of Mogadishu, said they heard powerful explosions that shook the ground late Tuesday, though they were unclear about the exact target or casualties.

“Last night, the whole earth shook. We heard two huge air strikes,” said Ali Farah, a local bus driver.

The United States military, which has carried out multiple airstrikes against al-Shabab this year, said it was not involved in Tuesday’s operation.

Prime Minister Hamza Abdi Barre said in a separate statement that government forces have killed more than 600 al-Shabab fighters, wounded 1,200 others, and recaptured 68 settlements over the past three months as part of a “comprehensive military, economic, and ideological war” aimed at dismantling the insurgency.

The Lower Shabelle region remains one of al-Shabab’s long-standing strongholds, where Somali forces backed by international allies have intensified operations to reclaim rural territories and cut off the militants’ logistical networks.

Soirce Hiiran Online

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo baaritaan ku sameenaysa hooyo ku hor umushay irida hore Isbitaalka Banaadir

Jimco, November 7, 2025 (HCM)  Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay bilowday baaritaan degdeg ah oo ku saabsan dhacdadii murugada lahayd ee hooyo Soomaaliyeed ay ku umushay iridda Isbitaalka Banaadir, kaddib markii loo diiday gurmad caafimaad oo degdeg ah.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka maanta oo ay taariikhdu tahay 07 November 2025, ayaa lagu sheegay in Wasiirka Caafimaadka XFS, Dr. Ali Haji Adam, uu amar ku bixiyay in si degdeg ah dib loogu eego CCTV-da isbitaalka, isla markaana laga soo ururiyo warbixin buuxda oo ka timaadda maamulka isbitaalka si loo xaqiijiyo sida ay wax u dhaceen.

Wasaaraddu waxay sheegtay inay ka go’an tahay ilaalinta badbaadada Hooyada iyo Dhallaanka Soomaaliyeed, isla markaana ay muhiim tahay in baaritaan madax-bannaan lagu sameeyo dhacdadan, si loo ogaado xaqiiqada dhabta ah.

Sidoo kale, qoraalka rasmiga ah ee Wasaaradda ayaa lagu xusay in haddii baaritaanka lagu ogaado in ay jirto dayacaad, khalad ama mas’uuliyad-darro ka timid dhinaca shaqaalaha ama maamulka Isbitaalka Banaadir, tallaabo sharci ah iyo mid maamul laga qaadi doono cid kasta oo lagu helo mas’uuliyadda dhacdadaas.

Dhinaca kale, Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ayaa soo saaray bayaan ay ku sheegayaan inuu gaaray muuqaalka hooyada Soomaaliyeed oo ku umushay laamiga hormara isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir oo aan helin daryeel caafimaad.

“Goluhu asaga oo kaashanaayo wasaaraddda Caafimaadka waxa uu baaritaan rasmi ah ku sameyn doonaa kiiskan, waxa uuna degdeg bulshada ula wadaagi doonaa natiijada baaritaanka, waxa uuna qaadi doona tallaabooyinka la gudboon, hadduu Alle idmo.” Ayaa lagu yiri bayaanka ay soo saareen.

Puntland oo si adag u beenisay iney ku lug leedahay dagaalada dalka Suudaan

Jimco, November 7, 2025 (HCM)  Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyada maamulka Puntland ayaa  si adag loogu beeniyay in Puntland ay ku lug leedahay dagaalada sokeeye ee ka socda dalka Suudaan.

Puntland ayaa iska fogeysay wararka la xariira in garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso laga qaado duqeymaha diyaaradeed ee Suudaan ka dhaca iyo inay martigeliyaan Kooxaha Calooshood u shaqaystayaasha ah oo ay maalgaliso Imaaraadka Carabta.

Warsaxafadeedka kasoo baxay Puntland ayaa sidoo kale lagu xusay ineysan jirin sabab keeni karta ku lug lahaanshiyaha dagaalada sokeeye ee Suudaan, islamarkaana dalkaas uu yahay dal walaal la ah Soomaaliya.

“Dawladda Puntland waxay si cad u beeninaysaa inay wax lug ah ku leedahay dagaalka sokeeye ee ka socda Dalka Sudan iyo in garoonka (Airport) Boosaso looga duulo Dalka Sudan, waxayna Puntland si adag ugu cambaaraynaysaa Dawladda Federaalka ah oo dacaayad ceebayn ah iyo eedayn aan sal lahayn Puntland ku wadda” ayaa lagu yiri Warsaxafadeedka kasoo baxay Puntland.

Puntland ayaa sidoo kale tilmaamtay in warka kasoo yeeray dowladda Fedaraalka uu yahay mid dacaayad riqiis ah oo lagu magac xumaynayo, islamarkaana lagu xagal daacinayo guulaha taariikhiga ah oo ay ka gaartay dagaalka ka dhanka ah kooxaha Argaggixisada Caalamiga ah ee ka dagaalamayay buuraha Cal miskaad ee Gobolka Bari.

Ugu dambeyntii Warsaxafadeedka kasoo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyada Puntland ayaa kusoo aadaya, iyadoo laba maalin ka hor dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay shaacisay in garoonka Boosaaso ay ka duulaan diyaarado aada dalka Suudaan, hayeeshee aanan la xaqiijin karin waxa ay geeyaan dalka Suudaan oo dagaalo qaraar ka socdaan.

Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka oo dhameystiran:-

Dad shacab ahaa oo aano qabiil loogu dilay gobolka Galgaduud

Jimco, November 7, 2025 (HCM)  Wararka ka imaanaya deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay goordhaw ku dileen halkaas laba nin oo shacab ahaa.

Maleeshiyaadka dilka geystay ayaa la sheegay iney kasoo jeedaan deegaan ahaan degmada Cabudwaaq, waxaana dilka uu yahay mid la xariira aargoosi aano qabiil ah.

Dableyda hubeysan ee fulisay dilka dadkaan shacabka ahaa ayaa si deg deg ah goobta isaga baxsaday, waxaana haatan xaalad kacsanaan ah laga dareemaya deegaanka Huurshe iyo deegaanada ku dhadhaw.

Dilka labadaan ruux ayaa kusoo aadaya, iyadoo dhacdooyinka la xirira dilalka aanoyinka qabiilka ah ay Todobaadyadii lasoo dhaafay kusoo kordhayeen deegaanada maamulka Galmudug kuwaas oo ilaa iyo hada aanan loo helin wax xal ah.

Todobaadkii lasoo dhaafay ayay aheyd markii deegaanka Guudoole ee gobolka Galgaduud aano qabiil darteed loogu dilay hooyo 80 sano jir aheyd, islamarkaana la dhaawacay wiilkeedii.

{DAAWO SAWIRADA} Cajiibka ah ee laga Soo qaaday Garoonka Cayaaraha Stadium Muqdisho.

Khamiista 6, 2025 {HMC} Sawiradii ugu Cajiibsanaa ee laga Soo qaaday Garoonka Cayaaraha Muqdisho oo uu ka socdo Tartanka Cayaaraha Dagmooyinka Gobolka Banaadir iyo Dagmooyinka u dhaw.