Home Blog Page 400

Ugandan authorities fail to present abducted Kenyans

0

Wednesday 22, October 2025 {HMC} Kenyan activists Bob Njagi and Nicholas Oyoo are still missing after Ugandan authorities failed to present the two in court on Tuesday as ordered.

Instead, the matter was postponed to Wednesday at 8am, while the state was required to account in writing on the status of the duo by the end of the day.

This is despite the ongoing multi-pronged pressure on Ugandan authorities, involving protests by civil society groups, diplomatic attempts by the Kenyan government and the legal interventions in Kampala.

Njagi, the chairman of the Free Kenya Movement and secretary general Oyoo were allegedly abducted on October 1, as they attended an opposition campaign rally for Robert Kyangulanyi in Kampala. Their whereabouts remain unknown.

Amnesty International Kenya on Tuesday released an online petition calling for the release of the two activists.

In the petition, Amnesty noted that for days, the families of Njagi and Oyoo have lived in fear and uncertainty, desperate for news of their safety.

“Every moment without answers deepens the pain, the worry and the injustice,” Amnesty said.

The petition called on President Yoweri Museveni to, among others, immediately disclose the whereabouts of Njagi and Oyoo, ensure their safety, well-being, release and return to Kenya.

It also called on the Ugandan government to guarantee their right to legal representation and communication with their families.

“Investigate the circumstances of their abduction and hold those responsible accountable. Uphold the rights to freedom of expression, association and peaceful assembly, rights protected under Ugandan, East African and international human rights law,” the petition added.

Civil society groups in Kenya and Uganda such as the Law Society of Kenya, Defenders Coalition and Freedom Hive Uganda, have condemned the abduction through statements and protests.

The demonstrations were particularly called by Kongamano La Mapinduzi, the 6.25 Movement, Mosquito Liberation Movement, NUP Kenya Chapter, Vocal Africa and Free Movement Kenya, among others at the Uganda High Commission in Nairobi.

There has also been a legal approach with Ugandan lawyers Eron Kiiza and Kato Tumusiime filing a habeas corpus application at the High Court Civil Division in Kampala on October 6.

The petition named Uganda’s Chief of Defence Forces, Chief of Defence Intelligence, Inspector-General of Police and Attorney General as respondents.

On October 14, Justice Peter Kinobe of the Kampala High Court issued a court order compelling the Ugandan government to produce Njagi and Oyoo dead or alive within seven days.

Yesterday marked the deadline to comply with the court order.

The Kenyan government has also, through diplomatic channels, twice sought answers on the whereabouts of the duo from its counterparts in Kampala. The interventions are also yet to bear fruit.

Kenya’s High Commissioner to Uganda Ambassador Joash Maangi met Uganda Foreign Affairs PS Vincent Waiswa to discuss the alleged abduction.

“The PS assured us that the government is working swiftly to resolve the matter,” Maangi said in a social media post.

The meeting followed a diplomatic protest letter on October 3, in which the Kenyan High Commission in Kampala informed Uganda’s Ministry of Foreign Affairs that Njagi and Oyoo were abducted by armed men around Kireka in Kampala, with their whereabouts remaining unknown.

“The Mission requests the Ministry’s assistance in liaising with the relevant authorities in Kampala to obtain information regarding the current situation of the missing Kenyans in order for the Mission to take appropriate action in securing their release and safe return to Kenya,” the note verbale read.

Source The Star

Soomaaliya oo laga Caawin doono Tayeynta Ciidamada Xooga Dalka.

0

Arbaco 22, Oct 2025 {HMC}  Magaalada Kigali ee dalka Rwanda ayaa lagu qabtay madasha caalamiga ah ee Taliyeyaasha Ciidanka Dhulka ee dalalka Afrika iyo caalamka – Land Forces Commanders Symposium 2025.

Shirka waxaa si rasmi ah u furay Madaxweynaha dalka Rwanda, Mudane Paul Kagame, waxaana isugu yimid taliyeyaasha ciidamada dhulka ee dalal badan oo ka kala socda qaaradda Afrika.

Madashan ayaa diiradda lagu saaray arrimo muhiim ah oo la xiriira amniga iyo iskaashiga ciidamada dhulka, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen:

1. Sida diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones) ay u beddeleen qaab dagaalka ciidamada dhulka, iyo sida xal waara loogu heli karo saameynta ay keeneen.

2. Kordhinta xiriirrada tooska ah ee dalalka Afrika, si loo fududeeyo wada shaqaynta iyo is-fahamka ciidamada.

3. Xoojinta xiriirka iyo kalsoonida shacabka iyo ciidamada, si loo dhiso amni iyo wadajir bulsho.

4. Iyo abuuridda qaab mideysan oo ciidamada dhulka ee Afrika ay si wadajir ah iskula shaqeeyaan marka ay timaaddo amniga iyo nabad ilaalinta.

Soomaaliya waxaa madashan ku matalay Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid), kaas oo qeyb ka ahaa doodaha iyo kulamada looga arrinsanayey sidii loo adkeyn lahaa nabadgelyada, wada shaqaynta iyo iskaashiga amni ee dalalka qaaradda Afrika.

{DAAWO MUQAALKA} Saraakiil ka tirsan AS oo lagu DIlay Koofur Galbeed.

0

Arbaco, 22 Oct 2025 {HMC} Saraakiil ka tirsan AS oo lagu DIlay Koofur Galbeed.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Dowladda oo Howlgalo ka wado Duleedka Muqdisho

0

arbaco, 22 Oct 2025 {HMC} Ciidamada Dowladda oo Howlgalo ka wado Duleedka Muqdisho

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

Maxaa ka jiro in Dowladda Soomaaliya Ay dhisayso deked Cusub oo Muqdisho u jirta 35km.?

0

Arbaco 22, Oct 2025 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in la dhiso deked cusub oo masaafo dhan 35 km u jirta magaalada Muqdisho, si loo xoojiyo ganacsiga badda loona yareeyo ciriiriga dekedda Muqdisho ee hadda jirta.

Dekeddan cusub ayaa sida dowladdu sheegtay waxay qeyb ka noqon doontaa qorshe ballaaran oo lagu casriyeynayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka, sida dhismaha garoon diyaaradeed oo caalami ah iyo aag ganacsi oo gaar ah.

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Maxamed Cali Nuur, oo wareysi siiyay warbaahinta Alcaraby ayaa sheegay in dekedda hadda jirta ay noqotay mid kaalin muhiim ah ka ciyaarta dhaqaalaha Soomaaliya iyo ganacsiga gobolka.

Maareeyaha dekeddu wuxuu sheegay qorshayaasha horumarineed ee cusub inay gacan ka geysan doonaan in dakhliga dekeddu uu gaaro $500 milyan sanadkiiba sanadka 2030, taasoo abuuri doonta sida uu sheegay in ka badan 25,000 shaqo oo toos ah iyo kuwo dadban.

Dhawaan, Dekedda Muqdisho ayaa lagu qiimeeyay dekedda ugu wanaagsan Bariga Afrika, iyadoo kaalinta labaad ka gashay dalalka Sahel iyo Saxaraha, sida lagu muujiyay warbixin kasoo baxday qiimaynta waxqabadyada dekedaha oo uu soo saaray Bangiga Adduunka.

Si kastaba, ciriiriga maraakiibta waaweyn ayaa weli ah caqabad, taasoo ka mid ah sababaha keentay qorshaha deked cusub. Dowladda ayaa sidoo kale sheegtay in ay xoogga saareyso ilaalinta badeecadaha la soo dejiyo, ka hortagga badeecooyinka sharci-darrada ah iyo kuwa waqtigoodu dhacay, iyo joojinta isku dayada tahriibka daroogada, taasoo xoojinaysa ammaanka dhaqaalaha iyo caafimaadka dalka.

Sanadkii 2024, dekedda Muqdisho ayaa laga soo dajiyay, lagana dhoofiyay ku dhawaad 2 milyan oo tan oo badeecooyin ah, oo kala ah; cuntada, shidaalka, qalabka dhismaha, iyo dhoofinta xoolaha iyo kalluunka.

{DAAWO MUQAALKA} Galmudug oo Mamnuucday Gaadiidka Dagaalka in laga Dajiyo Dekadda Hobyo.

0

arbaco, 22 Oct 2025 {HMC}  Galmudug oo Mamnuucday Gaadiidka Dagaalka in laga Dajiyo Dekadda Hobyo.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUQAALKA} iiraan oo ku Dhawaaqday ineeysan hishiis la galeeynin Mareeykanka

0

arbaco, 22 Oct 2025 {HMC}  iiraan oo ku Dhawaaqday ineeysan hishiis la galeeynin Mareeykanka

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

A.S oo dagaal Xoogan ku qaaday Xudur iyo xubno badan oo halkaas lagu dilay

Arbaco 22, Oct 2025 {HMC} Maleeshiyaad ka tirsan ururka A.s ayaa xalay weerar ku qaaday duleedka degmada Xudur ee gobolka Bakool. Dagaalka ayaa ka dhacay meel ku dhow 8 km u jirta magaalada Xudur, iyadoo khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay

 

Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay si degdeg ah uga hortageen isku day weerar oo ay maleeshiyaadka A,S kusoo qaadeen. Ciidamada, oo helay xog cad oo ku saabsan dhaq-dhaqaaqyada maleeshiyaadka, ayaa si degdeg ah uga jawaabay weerarka waxaana dagaal kooban oo aad u culus uu ka dhacay halkaasi

Inta la xaqiijiyay, ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxay dilay in ka badan 10 dagaalyahan oo ka tirsan maleeshiyaadka A,S. Ciidamada ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay hub culus, oo ay ka mid yihiin qori BKM iyo AK47

 

Taliyaha Guutada 9-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, General Yoonis Adan Xasan, ayaa warbaahinta u sheegay in guusha ay gaareen ciidamada ay tahay mid ka turjumaysa dadaallada joogtada ah ee lagu ciribtirayo Khawaarijta ee ku hanjaba inay ka waxyeeleeyaan shacabka gobolka Bakool

 

General Yoonis Adan Xasan ayaa tilmaamay in howlgalka ka dhacay Xudur uu yahay qayb ka mid ah qorshayaasha ciidamada Xoogga Dalka ee lagu ciribtirayo maleeshiyaadka A,S, kuwaasoo si joogto ah uga wadaan weeraro iyo falal amni-darro ah gudaha gobolka Bakool. Ciidamada ayaa xaqiijiyay inay sii wadi doonaan dadaallada lagu xaqiijinayo amniga gobolka, iyada oo aan loo ogolaan doonin Khawaarijta inay dhibaato ku hayaan shacabka

 

Weerarka ka dhacay duleedka Xudur ayaa qayb ka ah dadaallada dagaalka ee ka socda gudaha gobolka Bakool, halkaas oo ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay si joogto ah ula tacaalayaan weerarada Al-Shabaab. Gobolka Bakool ayaa waxaa ka taagan xaalad amni-darro oo ay ku dhuumaaleystaan maleeshiyaadka A,S, taas oo ka dhigaysa hawlgalada amniga mid muhiim ah.

Dibadbaxayaal careysan oo weeraray booliiska dalka Ireland

Arbaco 22, Oct 2025 {HMC} Lix qof ayaa la xiray ka dib markii booliska Ireland lagu weeraray dhagxaan, baaruud iyo dhalooyin xilli ay ku sugnaayeen bannaanka hotel ay degganaayeen dad magangelyo doon ah magaaalda Dublin

 

Gaari booliis ah ayaa sidoo kale dab la qabadsiiyay hoteelka Citywest, fiidnimadii Talaadada. Ciidamo ka tirsan kuwa rabshadaha ka hortaga ayaa ka hor istaagay dibad baxayaasha in ay gaaraan hoteelka

 

Qaarkood waxay siteen fargeetooyiin iyo qalab beeraha, halka qaar kalena ay waxyeelo gaarsiiyeen darbiyada

 

Taliyaha booliiska Garda Justin Kelly ayaa yiri: “Falalka waxaa lagu tilmaami karaa oo kaliya tuugnimo.

Hay’adda WHO oo ka digtay halista faafitaanka Cudur Halis ah

Arbaco 22, Oct 2025 {HMC} Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO oo ay wehliyaan Hay’ado kala duwan iyo Ururro Caalamaki ah ayaa si wadajir ah uga digay haddii aan dhaqaale loo helin ciribtirka cudurka Dabaysha in saamayn taban uu cudurkaas ku yeelanayo dadka u nugul

 

WHO ayaa dalbatay in la helo dhaqaale gaaraya $1.7 Bilyan oo doollar oo lagu maalgelinayo Tallaalkaan si loo helo daawada ay u baahan yihiin carruurta ku nool Dunida ee u nugul aafada ka dhalan karta cudurka kala dhima awoodda lixaadka qofka ee Dabaysha

 

Isbahaysiga Caalamiga ah ee Ciribtirka Dabaylaha GPEI, Ururka Caafimaadka Adduunka WHO iyo Sanduuqa Gates Foundation ayaa sheegay in hoos u dhaca Miisaaniyadda ay halis ku tahay kahortagga cudurka Dabaysha oo dunida dagaal adag ugu jirta sidii loo ciribtiri lahaa

 

Sanadka soo socda 2026 waxaa hoos loo dhigayaa miisaaniyadda iyada oo si tartiib-tartiib ah loo dhimayo ilaa laga gaaro sanadka 2029ka taasina ay khatar ku tahay sidii loo tirtiri lahaa cudurkaan oo kamid ah kuwa halista ah

 

Hay’adaha kala duwan ee Qaramada Midoobay hoostaga ayaa walaac ka muujinaya taageerro la’aanta haysata sanadihii u dambeeyay, waxa ay ku sheegeen in tani ay tahay dhabar jab xooggan maadaama taageero loo weynayo cudurro halis badan sida hadalka loo dhigay.