Home Blog Page 402

{DAAWO MUQAALKA} FALANQEYN:- Xiisada KGS & Go’aanka Lafta gareen iyo qorshaha MW Xasan.

0

Talaado, 21 Oct 2025 {HMC} FALANQEYN:- Xiisada KGS & Go’aanka Lafta gareen iyo qorshaha MW Xasan.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 21-10-2025.

0

Talaado, 21 Oct 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

Galmudug oo mamnuucday in gaadiidka dagaalka laga soo dago Deegaanadeeda.

0

Talaado 21 Act 2025 {HMC} Warsaxafadeed ka soo baxay Wasaaradda amniga maamul goboleedka Galmudug ayaa lagu mamnuucay gaadiidka dagaalka, gaar ahaan nooca loo yaqaano Cabdi bilaha in laga soo dejiyo Dekedda magaalada Hubyo ee gobolka Mudug.

Warka ka soo baxay Wasaaradda amniga Galmudug ayaa lagu sheegay in wixii maanta ka dambeeya la mamnuucay gaadiidka nooca Toyota 4WD ee loo yaqaan Cabdi bilaha in laga soo dajiyo ama laga raro Dekada Hobyo.

Wasaaradda ayaa uga digtay dhamaan hay’addaha iyo Shirkadaha ka howlgala deegaanada Galmudug ineysan ku lug yeelan keenista ama rarista gaadiidkaan la mamnuucay, iyadoona sheegtay in lagu tirin doono cid walba oo lagu arko arinkaan iney la shaqeeyaan kooxaha argagixisada.

Go’aankan ka soo baxay Wasaaradda amniga Galmudug ayaa mid la mid ah waxaa dhawaan soo saartay maamulka Hirshabeelle oo deegaanadeeda ka mamnuucday in lala soo galo hubka, gaadiidka iyo ciidanka.

Talaabadaan ay qaadeen maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa u muuqda kuwa uga sii dari kara xiisadda siyaasadeed ee u dhaxeysa siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo madaxda maamuladan oo isku diyaarinaya doorashooyin.

Netanyahu oo si xooggan uga soo horjeestay in Turkiga iyo Qatar ay Joogaan Qasa.

0

Talaado 21 Act 2025 {HMC} Wargeyska Israa|l ka soo baxa ee Israel Hayom ayaa ku warramay Netanyahu inuu si xooggan uga soo horjeestay in Turkiga ama Qatar ay wax joogitaan ah ku yeeshaan gudaha Qasa.

Netanyahu isagoo ku tilmaamay khad cas oo aan la dhaafi karin, isla markiiba Mareykanka wuu u arkay mowqifkan inuu Netanyahu ku doonayo si heshiiska loo burburin lahaa, wuxuuna Mareykanka u sheegay Netanyahu in doorka Turkiga iyo Qatar uu ku egyahay arrimaha bani’aadanimo oo joogitaankooda uu muhiimad u leeyahay fulinta heshiiska.

Warbixinta waxaa lagu sheegay inuu Trump iskudayayo sidii Netanyahu loogu qancin lahaa inuu joojiyo iskudayada uu ku burburinayo heshiiska Qasa.

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan AS oo Laga fuliyay gobolka Hiiraan.

0

Talaado 21 Act 2025 {HMC} Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa Xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Kuukaayle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

War qoraal ah oo kaasoo Taliska hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu beegsaday goobo ay gabbaad ka dhiganayeen maleeshiyaadka Al-shabaab, islamarkaana lagu dilay ilaa 7 xubnood.

Howlgalkan oo Xalay sadax jeer oo kala duwan ka dhacay deegaanka Kuukaayle ayaa sidoo kale lagu burburiyay gaadiid dagaall iyo teendhooyin ay maleeshiyaadkau ku dhuumaaleysanayeen.

NISA waxay qoralkeeda ku sheegtay in howlgalka uu ahaa mid ku yimid xogo sirdoon oo lagu ogaaday in dhaqdhaqaaqyo halkaasi ka wadeen kooxda Al-shabaab, islamarkaana ciidamadu ay ka hortageen dhaqdhaqaaqyadooda, lana soo afjaray abaabulkii ay wadeen.

Egypt supports Sudan’s Government of Hope, rejects formation of parallel authority: FM Abdelatty.

0

Tuesday 21 Oct , 2025 {HMC} Foreign Minister Badr Abdelatty has reaffirmed Cairo’s support for Sudan’s Government of Hope, led by Dr Kamal Idris, describing it as the country’s legitimate authority and rejecting any parallel administration that could threaten Sudan’s unity or territorial integrity.

According to a statement by Egypt’s Foreign Ministry, FM Abdelatty made the remarks on Monday during a meeting with Guang Cong, the United Nations (UN) special envoy for the Horn of Africa, on the sidelines of the fifth Aswan Forum for Sustainable Peace and Development.

The Egyptian foreign minister emphasized the close connection between Egypt’s national security and developments in Sudan, highlighting Cairo’s role in advancing the political process, achieving a ceasefire, and facilitating humanitarian access.

FM Abdelatty urged the international community to fulfil its financial and humanitarian pledges to Sudan and called for greater cooperation in reconstruction and burden-sharing with neighbouring countries hosting Sudanese refugees.

The two officials discussed developments in the Horn of Africa and efforts to promote regional stability.

FM Abdelatty expressed to Cong Egypt’s readiness to work closely with the UN envoy to strengthen peace and security across the region.

He also underscored the importance of continued international support for Somalia in its fight against armed groups and in building state institutions.

The foreign minister called for urgent action to address the funding shortfall facing the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), stressing that the mission plays a key role in countering terrorism and enhancing security in the Red Sea corridor.

He said preparations were under way for the deployment of Egyptian troops to AUSSOM, in line with Cairo’s broader commitment to regional stability and counterterrorism efforts.

On wider regional dynamics, FM Abdelatty reiterated Egypt’s rejection of any “destabilizing policies” in the Horn of Africa and voiced support for international initiatives aimed at de-escalation and restoring peace.

 

Mandera leaders call for peace and unity.

0


by Adan Mohamed
Tuesday October 21, 2025

Leaders in Mandera County have called on residents to uphold peace, unity, and mutual respect at all times for the sake of development.

Speaking in Mandera town during this year’s Mashujaa Day celebrations, the leaders reminded residents that ‘true heroism lies in promoting harmony and development and not in division.’

They therefore urged residents to avoid clan-based conflicts that they regretted had in the past hindered progress and strained relations among communities.

Mandera Governor Mohamed Adan Khalif emphasized that peace remains the foundation for growth and prosperity adding: “Our future as Mandera people depends on how well we can live together, respect one another, and embrace dialogue over division. Peace is the only path to development.”

He assured residents of the County Government’s commitment to working with national agencies to enhance security and nurture peaceful coexistence.

On his part, Mandera County Commissioner James Chacha also urged local elders, youth, and religious leaders to take an active role in conflict prevention to enhance community cohesion.

“Peace begins with each one of us. Let us reject hatred and embrace unity because without peace, there can be no development,” said Chacha.

He further reminded the public that maintaining peace is a shared duty that starts with individuals choosing tolerance over hostility.

{DAAWO MUQAALKA} Soomaali lagu eedeyey ineey weerar Argagixiso ka Geeysatay Mozambique

0

Talaado, 21 Oct 2025 {HMC} Soomaali lagu eedeyey ineey weerar Argagixiso ka Geeysatay Mozambique

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida Oo Qasaaro Geystay

Talaado 21 Act 2025 {HMC} Inta la xaqiijiyay 15 qof ayaa ku geeriyootay, halka 29 kale ay dhaawacyo soo gaareen, kadib markii xalay shil tareen ka dhacay magaalada Shiniile ee Gobolka Sitti sida uu xaqiijiyay Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida, Mustaf Maxamed Cumar.

Tareenka ayaa sawirro laga soo qaaday muujinayaan burburka tareenka oo ka baxay wadada, iyadoo gargaarka degdega ay goobta ka qaadeen dadka dhaawacyada ah.

Jidkaan tareen ayaa ah mid duugoobay oo muddo dheer ka hor uu dhisay gumeystihii Farasiiska, waxaana uu tagaa magaalada Dirirdhaba.

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar), ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada iyo shacabka ay dhibaatadu saameysay, isagoo yiri:“Ilaahay naxariistii Janno ha ka waraabiyo dadka ku naf waayay shilkii tareenka ee xalay ka dhacay magaalada Shiniile ee gobolka Sitti oo ay ku dhinteen 15 ruux halka dhaawac uu ka soo gaadhay 27 kale. Ehelada, qaraabada iyo dhamaan shacabka deegaanka ee ay ka baxeen, Ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo. Inta dhaawaca ahna Ilaahay ha u boogo dhayo.”

Masuuliyiinta deegaanka iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ayaa weli ku howlan baaritaanka sababaha rasmiga ah ee keentay shilka, iyadoo lagu wado in natiijo hordhac ah laga soo saaro saacadaha soo socda.

Somali Parliamentary Delegation Attends 151st IPU Assembly in Geneva

Tuesday 21 Act 2025 {HMC}– The Second Deputy Speaker of the House of the People of the Federal Parliament of Somalia, Abdullahi Omar Abshirow, is leading a parliamentary delegation from both houses to the opening of the 151st Assembly of the Inter-Parliamentary Union (IPU) in Geneva, Switzerland.

This year’s assembly is focused on the critical themes of protecting human rights and supporting humanitarian efforts during periods of global crisis. Throughout the conference, delegates will discuss these issues and exchange views and recommendations on effective solutions.

Deputy Speaker Abshirow is scheduled to address the assembly, where he will speak about the general situation in Somalia, the government’s recent achievements in counter-terrorism and security, and issues related to the core theme of the assembly.

Source Sonna