Home Blog Page 407

Hirshabelle President fires Hiiraan governor following clash over airport revenues

Monday 20 Act 2025 {HMC}   Hirshabelle regional state President Ali Abdullahi Hussein Guudlawe dismissed the governor of Hiiraan region, Muse Salad Wehliye.

A decree issued by President Guudlawe’s office on Monday appointed Mohamed Arab Hussein Mohamed as the new governor of Hiiraan region.

The Director of Communications and Public Relations at the Hirshabelle Presidency, Mohamed Shuuriye Nur, said the appointment of the new governor came at the suggestion of the Vice President of Hirshabelle, Yusuf Ahmed Hagar Dabageed.

The new governor of Hiiraan region previously served as chairman of the Selection Committee for the Federal Parliament representing the Hirshabelle constituency in 2021.

The appointment comes amid reports of a serious dispute in recent weeks between the dismissed governor, Muse Salad, and Hirshabelle Vice President Yusuf Ahmed Hagar Dabageed.

The disagreement that led to Muse Salad’s dismissal reportedly stemmed from a dispute over the collection of taxes at Ugaas Khaliif Airport in the town of Beledweyne between him and Vice President Dabageed.

It is not yet known what action the dismissed governor will take. In the past, dismissed governors have opposed their removal. It is also worth noting that Hirshabelle authorities have limited control over large parts of the Hiiraan region.

SOURCE HIIAAN ONLINE

 

Golaha Shacabka oo ansixiyay Heshiiska Aaga Ganacsiga Xorta ah ee Afrika?

0

Isniin 20 Act 2025 {HMC} Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa lixaad, kaas oo uu shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka, Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar.

Kooramka kulanka ayaa ku furmay 146 Xildhibaan, waxaana ajendaha kulanka uu ahaa akhrinta sedaxaad iyo u codeynta Heshiiska Aaga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika, kaas oo Golaha u soo gudbiyeen Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha iyo Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Golaha Shacabka.

Kadib markii cod loo qaaday heshiiska, 145 Xildhibaan ayaa ogolaaday, hal Xildhibaan ayaa diiday, wax ka aamusayna ma jirin, sida uu shaaciyay Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo natiijada codeynta ku dhawaaqay.

Sidoo kale, Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyey warbixinta akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Hanaanka Lacagbixinta Qaranka iyo Hindise Sharciyeedka Dib u Eegista Sharciga Ladagaalanka Burcadbadeedka iyo ka Hortaga Afduubka ee Sharci LR.36, kaas oo soo baxay 30-kii bishii April sanadkii 1975-tii.

Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada Baarlamaanka ee lagu hormarinayo sharciyada iyo heshiisyada muhiimka u ah dhaqaalaha, ammaanka, iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya.

Firdhiye appoints 21-member Cabinet for Northeastern Regional State

Monday 20 Act 2025 {HMC}  The President of the Northeastern regional state, Abdikadir Ahmed Ali (Firdhiye), has appointed a 21-member Cabinet, according to a decree issued by his office on Sunday.

The newly formed Cabinet includes one woman, with several appointees being former members of parliament and ex-ministers from the Puntland administration.

 

President Firdhiye also retained several ministers from the former SSC-Khatumo administration, stating that the appointments aim to establish a unified government that reflects the aspirations and needs of the community.

 

The deputy ministers and state ministers have not yet been named, with the president’s office indicating they will be announced in the coming days.

Sources close to the administration confirmed that President Firdhiye and his deputy, Abwaan Abdirashid, initially disagreed over the distribution of Cabinet portfolios, though the issue was later resolved amicably.

The newly appointed ministers, most of whom are currently in Las Anod, are expected to be sworn in on Monday.

Source Hiiraan Online

 

{DAAWO MUQAALKA} Mucaaradka koofur Galbeed oo loo Diiday ineey tagaan magaalada Baydhabo

0

isnin, 20 Oct 2025 {HMC} Mucaaradka koofur Galbeed oo loo Diiday ineey tagaan magaalada Baydhabo

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Dadka Somaliland u safraya oo caqabad kala kulmaya nidaamka dal-ku-galka danabaysan ee Soomaaliya

0

Isniin 20 Act 2025 {HMC} Dadka u safraya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ee ka imaanaya dibadda, ayaa sheegay in ay caqabado kala kulmaan nidaamka dal-ku-galka danabaysan (E-visa) ee ay dowladda Soomaaliya soo rogtay, iyadoo qaarkood laga reebay duulimaadyadii ay ku safrayeen.

Cabdiraxmaan Aadan, oo kamid ah qurbajooga Somaliland, oo shalay safar ku soo maray magaalada Dubai, ayaa Galaydh TV u sheegay in isaga iyo dad kale oo Hargeysa usoo safrayay lagu xidhay in ay fiisaha Soomaaliya soo qaataan. Kadib markii ay isku dayeen in ay dalbadaana, dowlada Soomaaliya ay ka xidhay nidaamkii, isla markaan ay muddo dheer go’doon ku ahaayeen Dubai.

Markii aan Dubai imid oo aan doonayay in aan u soo baxo dhinaca Somaliland ee Hargeysa, waxa dhacay in markii aan miisaankii tagay laygu yidhi ma sidata fiise. Waxaan tusay waraaq odhanaysa in qofku uu fiisaha ku qaato markuu yimaado; waxayna nagu yidhaahdeen sharciga Somaliland ma garanayno,” ayuu yidhi Cabdiraxmaan.

Waxa uu sheegay in kadib markii ay fiisaha Soomaaliya soo heleen oo ay Hargeysa yimaadeen lagu amray in ay bixiyaan 60 dollar qofkiiba, iyagoo sheegay in aanay aqoonsanayn fiisaha Soomaaliya. Waxa uu sheegay in taasi ay ku noqotay dhib weyn.

Waxa uu intaas ku daray in maalinkasta qiyaastii ilaa 40 qof oo reer Somaliland ah diyaaradaha laga reebo arrintan fiisaha awgeed. “Marka waxa muuqata in dowladdii aanu dooranay qof kastaa shaqadiisii dayacay, oo dadkii shacabka ahaana lagu leeyahay waxbaanu wadna,” ayuu yidhi.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee KAAH, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa isna sheegay in lagu xanibay madaarka Dubai, isla markaana loo sheegay in uu soo qaato fiisaha Soomaaliya inkastoo markii dambe lasoo fasaxay.

“Aniga laygu yidhi Dubai ma haysata fiise, oo muran ku baxay, maanta way ka sii adkaatay. Dowladeena laga aqbali maayo, waa ku dhaliil, waraaqo ayaanu qornay, waa ku dhaliil. Waxa laga raba barnaamij ay kula dagaalanto barnaamijka E-visaha, waa in ay barnaamij E-visa ah sameeyaan, oo dadku halka ka qaato,” ayuu yidhi Xaashi.

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan kusoo rogtay dadka u safraya Muqdisho, Hargeysa iyo magaalooyinka kale in ay online ku dalbadaan dalku-galka, taasi oo caqabad weyn ku noqotay dadka u safraya Somaliland, maadaama Somaliland ay diiday nidaamka dal-ku-galka Soomaaliya.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 20-10-2025.

0

isnin, 20 Oct 2025 {HMC} Wararka ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 20-10-2025.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Dani ”Puntland Amniga ka ka jira waxaa keenay Ciidamada”

0

isnin, 20 Oct 2025 {HMC} Madaxweyne Dani ”Puntland Amniga ka ka jira waxaa keenay Ciidamada”

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Hirshabeelle oo Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan

0

isnin, 20 Oct 2025 {HMC} Hirshabeelle oo Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Soomaaliland oo Lagu Xiray dad La shaqeeynayay Dowlada Soomaaliya.

0

isnin, 20 Oct 2025 {HMC} Soomaaliland oo Lagu Xiray dad La shaqeeynayay Dowlada Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Cumar ”Xukunka Maxkamada Galgaduud si Cadaalad ah uma dhicin wan kasoo horjeedaa”

0

isnin, 20 Oct 2025 {HMC} Wasiir Cumar ”Xukunka Maxkamada Galgaduud si Cadaalad ah uma dhicin wan kasoo horjeedaa”

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA