Home Blog Page 460

{DAAWO MUQAALKA} Puntland oo lagu eedeeyey ineey ka shaqeeyneyso Aqoonsiga Somaliland

0

Isniin  6 October  2025 {HMC}Puntland oo lagu eedeeyey ineey ka shaqeeyneyso Aqoonsiga Somaliland

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{DAAWO MUQAALKA} Puntland oo lagu eedeeyey ineey ka shaqeeyneyso Aqoonsiga Somaliland

0

Isniin  6 October  2025 {HMC}  Puntland oo lagu eedeeyey ineey ka shaqeeyneyso Aqoonsiga Somaliland

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Radio HIiraanweyn 06 10 2025

0

Isniin  6 October  2025 {HMC} {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo : Yasiin Ali Ahmed

Farsamadii ::cabdi nuur caraboow

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

Madaxweyne Xasan iyo Axmed Madoobe oo wada-hadallo albaabadu u xiranyihiin kuleh Kismaayo.

0

Axad 5, Oct 2025 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha Jubbaland ayey hadda u bilowdeen wada-hadallo ay albaabadu u xiran yihiin isla markaasna ay isku keliyeysteen

Aqalka martida ee magaalada Kismaayo hadda waxa uu shir albaabada u xiranyahay uga furmay MW Axmed iyo MW Xassan oo maanta yimid, arimo badan ayey ka wada hadli doonaan saacadaha soo socda, mana jirto cid kale oo wehelisa waxaase suuragal ah in uu gadaal kaga biiro Nuuradin Yuusuf Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Kenya (NIS) oo ah dhex-dhexaadiyaha wada xaajoodyadan bilowday caawa.

AUSSOM congratulates its Sector 1 troops and SSF for liberating Awdheegle town.

0

Sunday 5, Oct 2025 {HMC} The African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) congratulates the AUSSOM Sector 1 troops and the Somali Security Forces (SSF) on the successful recapture of Awdheegle town in Lower Shabelle region.

“The recapture of Awdheegle town is a testament to the strong cooperation between African Union forces and the Somali Security Forces (SSF) in the ongoing fight against Al-Shabaab and other illegal armed groups,” said the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador El Hadji Ibrahima Diene.

“The successes achieved in these joint military operations are proof that Somalia is on the verge of achieving peace and stability its citizens have been yearning for.”

The AU Mission confirms that its forces are working closely with SSF in clearing Al-Shabaab remnants and any Improvised Explosive Devices (IEDs) left behind by fleeing terrorists.

The joint forces have also held meetings with local elders to assure them and other residents of their security in the newly liberated town.

{DAAWO MUQAALKA} Muxuu Yahay heshiiska ay kala saxiixdeen Maamuladda Puntland iyo Soomaaliland ?

0

Axad 5 October 2025 {HMC} Muxuu Yahay heshiiska ay kala saxiixdeen Maamuladda Puntland iyo Soomaaliland ?

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Ciidanka Xoogga Dalka iyo AUSSOM oo Miina Baaris Kawado Magaalada Awdheegle

0

Axad 5 October 2025 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka iyo AUSSOM oo Miina Baaris Kawado Magaalada Awdheegle

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 05-10-2025.

0

Axad 5. October 2025 {HMC}Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

Ciidanka Gorgor oo dhoolatus ku sameeyay Muqdisho.

0

Axad 5, Oct 2025 {HMC}  Ciidanka Gorgor ayaa maanta bandhig ku sameeyay Kulliyadda Tababarka Ciidamada ee TURKSOM.

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi ayaa kormeeray bandhig ay sameeyeen cutubyada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska ee Ciidanka Xoogga Dalka oo soo gabagabeeyay tababar ay ku qaadanayeen Kulliyadda Tababarka Ciidamada ee TURKSOM.

Wasiir Fiqi waxaa uu ku bogaadiyay ciidamada Gorgor dadaalkooda iyo u diyaargarowgooda difaaca dalka.

Sidoo kale, Wasiirka ayaa Ciidamada kula dardaarmay dagaalka AS iyo in ay dardar galiyaan si looga saaro goobaha ay kaga sugan yihiin dalka.

Shiinaha oo dhisay xeryo Milatari oo loo ekeysiiyay dhismayaasha Jasiirada Taiwan.

0

Axad 5, Oct 2025 {HMC} Ciidanka milatariga Dowladda Shiinaha ayaa lagu warramayaa inuu ballaarinayo goobaha tababbarka milatari lagu sameeyo, kuwaasoo loo ekeysiiyay dhismayaasha dawladda ee jasiiradda Taiwan, waxaana loo dhisay sida uu yahay muuqaalka saxda ah ee dhismayaasha Taiwan ee kala ah ; xarunta madaxtooyadda.

maxkamadda sare, wasaaradda arrimaha dibadda, wasaaradda difaaca, waddooyinka magaalada Taipei, iyo xitaa godod dhulka hoostiisa mara oo dhererkoodu yahay 280 mitir,

Arintan ayaa laga soo xigtay sawirro dayax-gacmeed oo uu baahiyay wargeyska Japan ka soo baxa ee Sankei Shimbun oo sheegay dhismaha xaruntan tababbar inuu ka socday saldhigga Zhurihe ee gobolka Inner Mongolia.

 

Tan iyo sannadkii 2020, waxaana ujeeddada loo dhisay lagu sheegay in ciidanka Shiinaha loo tababbarayo sida ay ugu dhex dagaallami karaan magaalada Taipei ee caasimadda Taiwan.