Home Blog Page 482

{DAAWO MUQAALKA} Jabuuti oo Ciidamo usoo Direeyso Soomaaliya.

0

Arbaco 1 October  2025 {HMC} Jabuuti oo Ciidamo usoo Direeyso Soomaaliya.

 

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne xasan sheekh Maxamuud oo ku wajahan Kismaayo.

0

Arbaco 1 October  2025 {HMC}  Madaxweyne xasan sheekh Maxamuud oo ku wajahan Kismaayo.

 

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUQAALKA} Sharciga lacagaha maal galinta Mareeykanka oo la joojiye.

0

Arbaco 1 October  2025 {HMC} Sharciga lacagaha maal galinta Mareeykanka oo la joojiye.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

ICPAC “Roobab Xooggan ayaa ku wajahan South Sudan, Uganda, Burundi, Rwanda, Somalia & Kenya”?

Arbaco 1 Oct 2025 {HMC} Waaxda Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan la socodka Cimillada ee loosoo gaabiyo ICPAC ayaa soo bandhigtay saadaalinta roobab mahiigaan ah oo ka da’aya Dalal badan oo dhaca Qaaradda Afrika sida Dalalka Koofurta Suudaan, Uganda, Burundi, Rwanda Soomaaliya & Kenya.

Saadaasha ayaa lagu kala saaray labo qayb oo kala ah dhulka uu sida xooggan roobka ugu da’ayo iyo meelaha kale uu ku yaryahay balse roobku gaari karo muddo ku siman 30ka September ilaa 7da October 2025 oo muddo todobaad ah.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in roobabka xooggan ay Soomaaliya ka saamayn doonnaan Waqooyiga halka Koofurta iyo Bartamaha Dalka uu si heer hoose ah uu noqon doonno waa haddii ay dhacdo sida saadaasha lagu helayo.

Itoobiya ayaa ku jirta Dalalka uu roobka ku yaraanayo todobaadkaan, waxa ay Bulshada Dalkaas ku sii jiri karaan kulka cadceedda waa dhulka miyiga ah marka la eego ee saamaynta ugu badan ee abaarta ama roobku ku yeeshaan.

Jabuuti oo Ballanqaadday Ciidamo Dheeraad ah si ay u Taageerto Xasilloonida Soomaaliya?

Arbaco 1 Oct 2025 {HMC} Dowladda Jabuuti ayaa markale muujisay sida ay uga go’an tahay taageeridda nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya, iyadoo ku dhawaaqday qorshe ay kusoo dirayso ciidamo dheeraad ah si ay uga hortagaan hanjabaadaha joogtada ah ee ay wadaan kooxda Al-Shabaab.

Wakiilka joogtada ah ee Jabuuti u fadhiya Qaramada Midoobay, Mohamed Siad Doualeh, ayaa arrintan ka sheegay khudbad uu ka jeediyay fadhiga Guud ee Qaramada Midoobay, Wuxuu sheegay in Jabuuti ay soo dhoweyneyso horumarka ay dowladda Soomaaliya ka samaysay amniga iyo dhismaha hay’adaha dowliga ah, balse uu weli jiro caqabado dhinaca amniga ah oo u baahan in si wadajir ah loo wajaho.

Wakiilka wuxuu carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo taageerada la siiyo ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan gudaha Soomaaliya.

Sidoo kale, wuxuu shaaciyay in la saxiixay heshiis laba geesood ah oo u dhexeeya Jabuuti iyo Soomaaliya, kaas oo dhigaya in Jabuuti ay dirto ciidamo dheeraad ah si ay uga qeybqaataan dadaallada lagu sugayo xasilloonida dalka.

Wakiilka Jabuuti wuxuu sidoo kale ugu baaqay beesha caalamka in ay si wadajir ah u taageeraan dowladda Soomaaliya, si loo ciribtiro falalka argagixisanimo ee lagu beegsanayo dadka rayidka ah iyo ciidamada qaranka, kuwaas oo sidoo kale caqabad ku ah gaarsiinta gargaarka bini’aadantinimo.

{DAAWO MUQAALKA} Puntland oo Diyaarisay Ciidamo lagu wareejinayo Magaalada Garowe.

0

Arbaco 1 October  2025 {HMC} Puntland oo Diyaarisay Ciidamo lagu wareejinayo Magaalada Garowe.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Cirro oo Wadamada Caalamka Ugu baaqay ineey Maalgashadaan Somaliland

0

Arbaco 1 October  2025 {HMC} Madaxweyne Cirro oo Wadamada Caalamka Ugu baaqay ineey Maalgashadaan Somaliland

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Radio HIiraanweyn 1 10 2025

0

Arbaco 1 October  2025 {HMC} {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo : Yasiin Ali Ahmed

Farsamadii ::cabdi nuur caraboow

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

{DAAWO MUQAALKA} Xukun dil ah oo lagu ridday mid kamid ah madaxweyne soo Hogaamiyay Dal Africa.

0

Arbaco 1 October  2025 {HMC} Xukun dil ah oo lagu ridday mid kamid ah madaxweyne soo Hogaamiyay Dal Africa.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

Dowladdaha Qatar, Masar iyo Turkiga oo War ka soo Saaray qorshaha nabadda Qasa.

0

Arbaco 1 Oct 2025 {HMC} Qatar, Masar iyo Turkiga waxay oggolaadeen qorshaha nabadda ee Qasa oo wax ka beddel lagu sameeyay , iyagoon lagu wargelin, waxayna billaabeen inay cadaadis ku saaraan Xamaas, sidii ay ku aqbali lahayd qorshahan, sida ay werisay Axios.

Ra’iisul wasaaraha Qatar Sheikh Mohammed Al-Thani, madaxa sirdoonka Masar,Abbas Kamel Rashad, iyo madaxa sirdoonka Turkiga,Ibrahim Kalin ayaa maanta magaalada Dooxa kula kulmay laba jeer hoggaamiyeyaasha Xamaas ee ku sugan Dooxa, iyagoo ku boorriyay inay aqbalaan heshiiska.

Al-Thani ayaa Xamaas u sheegay inuu qorshahan yahay heshiiska ugu wanaagsan ee ay Xamaas heli karto, isla markaana Trump si dhab ah uga go’an yahay inuu soo afjaro dagaalka.

Xamaas waxaa loo qabtay 3 ilaa 4 maalmood inay kaga jawaabto.