Home Blog Page 485

Police arrest seven youths for dangerous knife play in Mogadishu stadiums

Tuesday30 Sep 2025 {HMC}Somali Police have arrested seven youths in Mogadishu for engaging in dangerous acts with knives in public stadiums and posting the incidents on social media.

The arrests were made by officers at Warta-Nabadda District Police Station after videos sparked public concern and calls for police action.

“Knives and similar objects are prohibited in stadiums and other public places. Anyone found endangering their own lives or those of others will be dealt with strictly in accordance with the law,” the police said in a statement.

 

Authorities warned young people against bringing harmful objects into stadiums or other public places, stressing that violations would face firm legal consequences.

source hiiraan online

DRC releases over 50 Somali prisoners after government talks

Tuesday30 Sep 2025 {HMC} More than 50 Somali citizens imprisoned in the Democratic Republic of Congo (DRC) have been released following discussions between Somali and Congolese authorities, officials confirmed.

The detainees had been held in various prisons, including the city of Lubumbashi, though dozens of other Somalis remain incarcerated.

Somalia’s Ambassador to Tanzania and the DRC, Ilyas Ali Hassan, said the release came after diplomatic engagement with Congolese leaders.

 

“All Somalis who were detained in various ways in the Congo DRC, especially in the city of Lubumbashi, have been released, numbering over 50 people, after we discussed with the Congolese government leaders,” Ambassador Hassan stated.

 

The development comes just a week after Somalia repatriated 173 nationals from prisons in Libya, where they faced harsh conditions and widespread human rights abuses. A plane carrying 151 returnees landed at Mogadishu’s Aden Adde International Airport, while another 22 arrived in Hargeisa.

Most of those repatriated from Libya were young Somalis who had endured years of hardship in overcrowded detention centers notorious for torture, neglect, and poor living conditions.

The Somali government says the operations highlight both the dangers faced by irregular migrants and its ongoing efforts to repatriate citizens trapped in cycles of abuse and displacement abroad.

source hiiraan online

 

UK pledges $30 million to support Somalia’s Security Transition

Tuesday30 Sep 2025 {HMC} The United Kingdom has announced more than $30 million in new funding to support Somalia’s security transition, backing Somali forces and African Union partners in the fight against al-Shabaab.

In a statement issued Monday, the UK said the funding package includes $8 million to the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) and $22 million to the African Union Support to Somalia (AUSSOM), the AU’s peace support operation.

The UK’s $8 million contribution to UNSOS will provide Somali Security Forces with essential non-lethal support, including food rations, tents, medical supplies, and casualty evacuation. UNSOS currently supports 18,900 Somali National Army and police personnel. Since 2021, the UK has contributed more than $58 million to the mission.

London also committed $22 million to AUSSOM to reinforce Somalia’s transition to Somali-led security arrangements. AUSSOM plays a central role in stabilising newly recovered areas, supporting Somali-led operations, and reducing drivers of regional insecurity.

“The UK has been a committed partner to Somalia for over a decade, recognising that its security is vital to regional stability and prosperity. This contribution reflects our broader commitment to African-led peace efforts, reinforcing our investment in a future where trade thrives, communities flourish, and terrorism no longer threatens everyday life,” UK Development Minister Baroness Chapman said.

The announcement was made as the UK co-hosted an AUSSOM Donor Conference alongside Somalia, the African Union, and the UN on the sidelines of the UN General Assembly. Since 2021, the UK has contributed nearly $140 million to AUSSOM and its predecessor missions.

source hiiraan online

 

 

Soomaali Badan oo ku xirnayd Congo oo dib loo siyay xuriyadooda

Talaado 30 Sep 2025 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guulaystay in xabsiyo ku yaalla Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo kasii dayso in ka badan 50 qof oo Soomaali ah oo Maalmihii lasoo dhaafay ku xirnaa Xabiyo ku yaalla Dalkaas.

 

Sii daynta Muwaadiniintaan waxaa kaalin weyn ka qaadatay Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania, Danjire Ilyaas Cali Xasan oo la kulmay Safiirka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ee Tanzania Jean Pierra Massala ayaa kala hadlay sii daynta dadkaas.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa xiriirka Bulshada ayuu uga mahadceliyay Dowladda Congo sida ay u aqbashay codsigooda la xiriira in xorriyaddooda dib loo siiyo Muwaadintiinta Soomaaliyeed ee xabsiyada dalkaas lagu xiray ee haatan la fasaxay

 

“Waxaan u mahadcelineynaa Dowlada aan saaxiibada nahay ee Congo madaxdooda sidoo kaleed jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Congo.” Sidaasi waxaa yiri Safiirka Soomaaliya ee Tanzania Ilyaas Cali Xasan

 

Dhallinyaro Soomaali ah ayaa ku xiran dalal badan oo Afrika ah, dedaallo waqtiyo kala duwan Dowladda Federaalka ay samaysay waxa ay ku guulaysatay in lasii daayo inkasta oo ay jiraan dad weli ku xiran xabsiyo kala duwan, waxaana socda dedaallada lagu sii daynayo.

{DAAWO MUQAALKA} Puntland oo Dil ku Fulisay Nin Horay qof shacab ah ugu Dilay Gaalkacyo.

0

Isniin 29 Sep 2025 {HMC}  Puntland oo Dil ku Fulisay Nin Horay qof shacab ah ugu Dilay Gaalkacyo.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

 

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamo ka tirsan Kuwa Asluubta oo loo Dirayo Furimaha Dagaalka

0

Isniin 29 Sep 2025 {HMC} Ciidamo ka tirsan Kuwa Asluubta oo loo Dirayo Furimaha Dagaalka

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

 

{DAAWO MUQAALKA} Beesha Caalamka oo dhax dhaxaadineeyso Mucaaradka iyo Madaxda Dowladda

0

Isniin 29 Sep 2025 {HMC} Beesha Caalamka oo dhax dhaxaadineeyso Mucaaradka iyo Madaxda Dowladda

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

 

Maxay tahay tallaabada uu qaaday Macallin Mahdi ee ay soo dhaweeyeen Shacabka Muqdisho?

0

Taliyaha Booliska gobolka Banaadir G/Sare Mahdi Cumar Muumin ayaa qaaday tallaabo ay soo dhaweeyeen shacabka magaalada Muqdisho, ka gadaal markii uu soo bandhigay dhallinyaro la sheegay in ay suurad xumeeyeen sawirka tartanka degmooyinka gobolka Banaadir, kaas oo Muqdisho ka socda.

Maalmihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada qabsaday muuqaallo ay iska soo duubeen dhallinyaro lagu qayaasay in ay ka yar yihiin 20 sanno, kuwaas oo garoonka dhexdiisa ku adeegsanaya Toorrey, iyaga oo muuqaallo isaga soo duubaya, xilli ay ku fara kaciyaaraan, taas oo halis galinayso naftooda, iyo tan taageerayaasha.

Dhallinyaradaan ayaa isugu faanaya hab jalliin ay ku baratamayaan, muqaallada ay iska duubayn si ay u soo dhigaan barahooda bulshada ay ku leeyihiin aaladda TikTok, oo ah aalad badi dhallinyarada aad ugu soo bandhigaan muqaallo gaagaaban.

Macallin Mahdi, Taliyaha Booliska gobolka Banaadir oo qoraal raacsan sawirrada todobo dhallinyaro ah ayaa soo dhigay bartiisa Facebook. Waxa uu sheegay in, “Saldhigga degmada Warta-Nabadda uu gacanta ku soo dhigay toddobo dhalinyaro ah, kuwaas oo ku kacay Falal halis galinaya naftooda iyo tab bulshada.”

Sidoo kale Taliyaha ayaa digniin u diray dhammaan dhallinyarada in aysan garoomada iyo goobaha kale ee bulshada la soo galin wax kasta oo dhaawac ama dhibaato u horseedi kara naftooda iyo tan bulshada.

“Tooreeyada, sakiimaha, iyo wixii lamid ah waa ka mamnuuc garoomada iyo goobaha kale ee dadweynaha, qof kasta oo lagu helo isagoo ku kacaya fal khatar gelinaya naftiisa iyo tan dadka kale waxaa laga qaadi doonaa tallaabo adag oo sharciga waafaqsan,” sida uu yiri G/Sare Mahdi.

Ilyaas Cabdikariin Maxamuud oo ka mid in ka badan 800 oo ka falcelisay tallaabadaan ayaa yiri, “Sakiin iyo mindi aan wali qof lagu dhaawicin haddii maanta sharciga la isku gaynayo amni lagu faani karo ayaan heysanaa ee aan ka mahad celino si inta hartay aan ugaarano.”

Sidoo kale Shaafici Xasan oo faallo ka bixi tallaabadaan ayaa yiri, “Waliba talaabo adag halaga qaado, mida kale kuwa calanka wadamada dariska ee an markaas wax colaada na dhex oolin ku xadgudbaya halasoo qabto.”

Sakariye Ismaaciil oo ka mid ah dadka ka falceliyay ayaa Taliyaha Booliska ugu baaqay in uu iska dhaafo siyaasadda, taas badalkayd uu xoogga saaro amniga caasimadda, isaga oo yiri, “Macalin Mahdi Cumar Mumin ah waaba Mahdi reer Xamar Alla usoo diray, mararka qaar haddii uu siyaadadda iska dhaafo uu intaan lee nooga shaqeeyo waa uduceen lahayn.”

Dadka qaar ayaa su’aalo dul dhigay ciidamada ilaaliya amaanka garoonka, sida ay dhallinyaradaan ugu suuragashay in ay garoonka la galaan Toorray, oo wax u dhimi karta badqabka daawadayaasha tartanka degmooyinka gobolka Banaadir!

Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

0

 Talaado, 30 Sep 2025 {HMC} Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday in taageero cusub oo dhaqaale ah laguna xoojinayo dhinaca Amniga Soomaaliya, lacagtaan oo meelo kala duwan la marinayo ayaa ujeedkeedu yahay in lagu xoojiyo nabadgalyada Dalka sida hadalka loo dhigay.

Kaalmada Ingiriiska waxaa lagu kala bixinayaa howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM & Ciidamada Amniga Soomaaliya oo loo marinayo Xafiiska taageerrada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya loona soo gaabiyo UNSOS.

In ka badan $30 Milyan oo doollar una dhiganta £22.5 Milyan oo Pound, tani waxa ay sal adag u tahay taageerrada kala guurka amniga Soomaaliya, waxaana usii dheer $8 Milyan oo doollar iyo $22 Milyan oo kale sida lagu sheegay bayaanka kasoo baxay UK.

Wasiirka Horumarinta Ingiiriska, Baroness Chapman ayaa sheegtay in ka badan 10 sano ay caawinayaan Soomaaliya, waxaana ay intaas ku dartay in ay sii socon doonnaan taageerrada London ee Muqdisho si loo xaqiijiyo Mustaqbalka Bulshada & Ganacsiga kobcaya.

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya waxaa tan iyo sanadkii 2021kii Dowladda Ingiriiska uga baxay lacag dhan $140 Milyan oo doollar, ujeedka ay Britain ka leedahay waxa ay ku sheegtay in la dardargeliyo howlgallada ka dhanka ah ‘AS’

Xafiiska UNSOS waxa uu Soomaaliya ka taageeraa 18,900 oo Ciidanka Xoogga ah iyo Booliis isugu jira guud ahaan Dalka, waxaana Dowladda Ingiriiska uga baxday tan iyo 2021 lacag ka badan $58 Milyan oo doollar una dhiganta £46 Pound.

Arrintaan ayaa timid kaddib markii howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ee fasaxa tirsigiisu yahay 2741 ka haysta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu dalbaday kaalmo dhaqaale haddii aan la helina xaaladdu adkaan karto.

Taliska Ciidanka Asluubta oo ciidan dheeraad ah u diraya furimaha Dagaalka?

0

Talaado, 30 Sep 2025 {HMC} Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in ciidamo kale oo katirsan taliskaas ay u dirayaan furimaha dagaalka si ay u xoojiyaan ciidamada kale ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Janaraal Mahad ayaa sheegay in ujeedka ciidankaan loo gaynayo furinta ay tahay in ay xoojiyaan ciidamada kale ee howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ halkaas kawada maadaama guud ahaan ciidamadu iskaashanayaan.

Askar cusub oo tababar loo xareeyay ayuu usoo jeediyay in ay awooddooda isugu geeyaan sidii ay u buuxin lahaayeen doorka bannaan ee ciidamada Asluubta mar haddii mas’uuliyad ka saaran tahay amniga si lamid ah ciidamada kale ee Dowladda.

“Waxa aan la hadlayaa ciidanka aan tababarka u keenay, waxa aan idinka rabno ayaan idiin sheegayaa, shaqada aad haysaan ciidan inta ka baxay ayaa oo furinta geynay ayaa hayay, ciidan kale ayaa furinta gayneynaa” Ayuu yiri Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan.

Ciidanka Asluubta ayaa mas’uul ka ah ilaalinta Xabsiyada lagu xiray dad ku eedeysan dambiyo kala duwan, wixii ka dambeeyay markii ay billawdeen dagaallada ka dhanka ah ‘AS’ waxa ay doorkeeda ka qaadanayeen howlgalladaas iyaga oo furinta la geeyay.