Home Blog Page 510

Madaxweynaha Suuriya oo booqasho dheer ku jooga Mareykanka ayaa Kulmo Taariikhi ah ka qeyb galay.

0

Isniin, 22 Seb 2025 {HMC} Madaxweynaha Suuriya , Axmed Sharac oo taariikh ku sameynaya wax ka badan nus qarni madaxweynihii u horreeyay ee Suuriya oo booqasho dheer ku jooga Mareykanka , ayaa maanta ka qeybgalay barnaamij dood wadaag ah oo uu daadihinayay madaxii hore ee CIA-da Mareykanka , David Patraeus.

Waxa xiisaha leh ee is hor dhafiga labada nin laga arkay waa inay muuqatay aqoon dheer inay isku leeyihiin, wuxuu u muuqday Patraeus, inuu ka raadinayay Sharac inuu sheego wax badan oo ku saabsan noloshiisa, mar ayuu yiri Jen. David Patraeus; “ Sharac anniga waxaan ahay taageerahaaga.”

Jen. David Patraeus , wuxuu ahaa taliyihii ciidanka Mareykanka ee ku duulay Ciraaq , wuxuuna dib u xasuusiyay Sharac, sida ay labo aag ugu kala jireen;

“ Ciraaq waan iska soo horjeednay, aniga waxaan ahaa taliyihii ciidanka , adigana waxaad ku jirtay xabsi, laakin maanta xaaladan ayaa isku horfadhinaa adigoo ah madaxweynaha Suuriya.”

Sharac, wuxuu u muuqday qof aan dooneyn inuu ku dheerado arrimihii horey u dhacay, wuxuuna ku jawaabay; “ Waxaan ka soo gudubnay marxaladii dagaalka, waxaana u gudubnay wadahadal.”

 

Wada-hadalkan wuxuu muujinaya Jen. David Patraeus, inuu yahay qofka haya xogta Sharac in ka badan qof kasta oo ka tirsan hay’adaha sirdoonka Mareykanka , xataa lagama tagi karo inuu wax ku lahaa go’aaminta Sharac in laga soo saaro is qarinta oo aan laga hor istaagin inuu noqdo madaxweynaha Suuriya, marka la tixraaco inuu Jen. Patraeus sheegay inuu yahay taageeraha Sharac, taasi waa inuu hab-dhaqanka iyo dabeecadihiisa wax ka garanayo oo uu xiiseeyo.

{DAAWO MUQAALKA} Falanqeyn:- Shirka qaramada midoobay iyo Aqoonsiga Falastiin.

0

Isniin 22 Sep 2025 {HMC} Falanqeyn:- Shirka qaramada midoobay iyo Aqoonsiga Falastiin.

HOOS KA DAAWO MUUQAKA 

{DAAWO MUQAALKA} Guddoomiye Yabooh” degmada Heliwaa waa in ay u dulqaataan qaadashada kaarka dhalashada,

0

Isniin 22 Sep 2025 {HMC} Guddoomiye Yabooh” degmada Heliwaa waa in ay u dulqaataan qaadashada kaarka dhalashada,

HOOS KA DAAWO MUUQAKA 

Qatar, Sacuudiga, Masar, Indonesia, Jordan, Turkiga Imaaraadka iyo Pakistaan oo sameysanaayo Ciidan mideysan.

0

Isniin, 22 Seb 2025 {HMC} Wasiirrada arrimaha dibadda Qatar, Sacuudiga, Masar, Indonesia, Jordan, Turkiga iyo Imaaraadka Carabta waxay maanta New York kula kulmeen wasiirka arrimaha dibadda Pakistan , Ishaq Dar , iyagoo ka wada-hadlay in la abuuro ciidan wadajir ah oo Carbeed-Islaami ah ama heshiis difaac oo mideeya gobolka, si loo xoojiyo amniga loona helo awood siyaasadeed iyo mid milatari oo ka hortagta xadgudubyada Israa|l iyo khataraha kale ee gobolka, sida ay werisay Arab News.

Wasaaradda arrimaha dibadda Pakistan, ayaa sidoo kale xaqiijisay kulankan iyo in looga hadlay iskaashi difaac ama dhismaha ciidan mideysan.

What did they discuss with the Head of Aussom, and with the National Security Commissioner.

0

Monday, 22 Seb 2025 {HMC} Today, the SRCC and Head of AUSSOM, H.E. Ambassador El Hadji Ibrahima Diene received the National Security Advisor, H.E. Amb. Aweis Hagi Yusef Ahmed.

The meeting commended the strong partnership between the African Union and Somalia, welcomed progress in the fight against Al Shabaab, and explored further opportunities to advance the Somali-led Peace and Security Process.

Also present were the DSRCC H.E Mouktar Osman Karie and the Director General of the Office of National Security, Mr. Abdimalik Abdullahi.

Maxeey ka wada Hadleen Wakiilka Midowga Afrika iyo La Taliyaha Amniga Qaranka.

0

Isniin, 22 Seb 2025 {HMC} Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa maanta qaabilay La Taliyaha Amniga Qaranka, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf Axmed.

kulanka ayaa ammaanay iskaashiga xooggan ee u dhaxeeya African Union iyo Soomaaliya, soo dhaweeyay horumarka laga sameeyey dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isla markaasna eegay fursadaha dheeraadka ah ee lagu xoojin karo Geeddisocodka Amniga iyo Nabadda ee ay Soomaaliya hoggaaminayso.

Waxaa sidoo kale kulanka ka qeybgalay Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika, Mudane Mouktar Osman Karie iyo Agaasimaha Guud ee Xafiiska Amnig Qaranka Soomaaliya, Mudane Cabdimaalik Cabdullaahi.

Soomaaliya iyo Qatar oo ku heshiinaayo ⁠Iskaashiga Difaaca.

0

Isniin, 22 Seb 2025 {HMC}  Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta guddoomiyey kulanka u diyaar-garowga is-afgaradyada iskaashiga (MoUs) ee Soomaaliya iyo Qatar.

Kulanka ayaa looga hadlay diyaarinta iyo dardar-gelinta is afgaradyada dhinacyada kala duwan ee muhiimka ah ee ay kala saxiixanayaan labada dalka, kuwaas oo ay ka mid yihiin;

•⁠ ⁠Iskaashiga Difaaca
•⁠ ⁠Dhalinyarada iyo Ciyaaraha
•⁠ ⁠Waxbarashada Sare iyo Dhaqanka
•⁠ ⁠Warbaahinta
•⁠ ⁠Maaliyadda (Cashuuraha iyo Kastamka)

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka, ayaa xusay in heshiisyadani ay qayb ka yihiin dadaallada Xukuumadda DanQaran ee lagu xoojinayo iskaashiga caalamiga ah, lana doonayo in si toos ah loogu turjumo adeegyo iyo fursado shacabka Soomaaliyeed.

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 22-09-2025.

0

Isniin 22 Sep 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

Ex-intelligence chief Fahad Yasin condemns Somalia’s support for Iran sanctions

Monday September 22, 2025 [HMC] Former Somali intelligence chief Fahad Yasin Haji Dahir on Monday condemned the federal government for voting in favour of a United Nations resolution extending sanctions on Iran, calling the decision “political corruption” that betrays Somalia’s values and weakens its national interests.
Somalia was among the countries that did not support a South Korean-led resolution aimed at halting the automatic reimposition of sanctions on Tehran, a process known as the “snapback mechanism.” The measure failed Friday after falling short of the nine votes needed in the 15-member council. Only four nations, China, Russia, Pakistan and Algeria, voted in favour of blocking sanctions, while European powers pressed ahead with triggering snapback provisions under the 2015 nuclear deal.

Yasin, who headed Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) until 2021, said the vote was particularly troubling given Somalia’s history of suffering under decades of international sanctions. He accused President Hassan Sheikh Mohamud of ignoring that painful past and aligning Somalia with policies harmful to fellow Muslim nations.

“Iran is a Muslim country. For Somalia to support sanctions on a Muslim nation is not a decision that represents the feelings and interests of the Somali people. It is a national disgrace, a sign of shortsightedness, and a dark mark in the history of Somalia’s foreign policy,” Yasin wrote on his X account, formerly Twitter.
“If you cannot support a Muslim country, then at least remain silent and cause it neither harm nor benefit,” he added.
Yasin pointed to Algeria and Pakistan as examples of nations that, despite close ties with the West, have refused to compromise their Islamic values. “Algeria and Pakistan have shown the world that Western alliances do not have to conflict with Islamic principles,” he said.
The sanctions, which will resume at the end of September, include an arms embargo, restrictions on missile development, asset freezes, travel bans and a ban on producing nuclear-related technology. Iran, already reeling from a 12-day war with Israel and a long-running financial crisis, has called the move unjustified and warned it could escalate tensions with the West.
The snapback process is designed to be veto-proof unless the Security Council agrees to block it. Western leaders have argued that Iran failed to meet its commitments under the 2015 accord, while Tehran insists it has allowed nuclear inspections under a deal mediated by Egypt with the International Atomic Energy
SOURCE HIIRAAN ONLINE

SNA soldier kills civilian driver in Karaan checkpoint dispute

Monday September 22, 2025 [HMC] A Somali government soldier shot and killed a civilian driver at a checkpoint in Mogadishu’s Karaan district on Monday, witnesses said, in an incident that has fueled anger over alleged extortion and abuse by security forces.
The victim, identified as Arab Ali, was driving a minibus when the soldier demanded extra money. Witnesses said the dispute escalated quickly before the soldier opened fire, killing Ali at the scene.

The assailant fled immediately after the shooting. Security forces later sealed off the area and launched a manhunt, though officials have not confirmed whether he has been arrested.

Ali, who worked transporting passengers between Mogadishu and central Somalia, is the latest driver to be killed in confrontations at military checkpoints. Transport workers have long accused soldiers in federal uniforms of extortion, harassment, and, in some cases, beatings or shootings.
Security officials have not commented on the incident, which has renewed public scrutiny of Somalia’s security sector and the lack of accountability for abuses committed by armed personnel.

 

SOURCE HIIRAAN ONLINE