Home Blog Page 539

{DAAWO MUQAALKA} Dalal ay Soomaaliya ku jirto oo ka arin sanaayo Duqeyntii Israa’iil ay ku qaaday Qatar.

0

Axad 14, Sep 2025 {HMC} Dalal ay Soomaaliya ku jirto oo ka arin sanaayo Duqeyntii Israa’iil ay ku qaaday Qatar.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 14-09 2025

0

Axad 14, Sep 2025 {HMC} Wararkii ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 14-09 2025

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

VIDEO {DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Dowladda oo Howlgalo kusoo qabtay Xubno ka tirsan AS

0

Axad 14, Sep 2025 {HMC}Ciidamada Dowladda oo Howlgalo kusoo qabtay Xubno ka tirsan AS

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

 

VIDEO {DAAWO MUQAALKA}Sidee u dhacday Duqeeynta lala Beegsaday Nabadoon Cumar Cabdullaahi.?

0

Axad 14, Sep 2025 {HMC}Sidee u dhacday Duqeeynta lala Beegsaday Nabadoon Cumar Cabdullaahi.?

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

 

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Jubaland oo Fuliyey Howlgalo ka Dhan AS

0

Axad 14, Sep 2025 {HMC}Ciidamada Jubaland oo Fuliyey Howlgalo ka Dhan AS

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

 

VIDEO {DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Dowladda oo Howlgalo ka wado Duleedka magaalada Ceeldheer

0

Axad 14, Sep 2025 {HMC}Ciidamada Dowladda oo Howlgalo ka wado Duleedka magaalada Ceeldheer

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

 

{DAAWO MUQAALKA} Dalkee Xigi Doona kadib weerarkii Israa’iil ay ku qaaday Qadar.?

0

Axad 14, Sep 2025 {HMC}Dalkee Xigi Doona kadib weerarkii Israa’iil ay ku qaaday Qadar.?

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

 

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka jira Madaxweyne Deni inuu 2026 u tantamayo Xilka Madaxdtinimada Soomaaliya.?

0

Axad  14, Sep 2025 {HMC} Maxaa ka jira Madaxweyne Deni inuu 2026 u tantamayo Xilka Madaxdtinimada Soomaaliya.?

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

 

Shir looga hadlayo weerarkii Israel ee Qatar oo Doxa ka furmaya iyo Soomaaliya oo ka qeyb galeyso?

0

Axad 14 Sep, 2025 {HMC} Magaalada Dooxa ee caasimadda Qadar waxaa maanta ka furmaya shir-wadaagga gogol-xaarka ah ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda dalalka xubnaha ka ah ururrada Jaamacadda Carabta iyo Iskaashiga Islaamka, oo ujeedkiisu daaranyahay isku-duwidda mowqifyada iyo dejinta ajandaha shir-madaxeedka deg-degga ah ee madaxda iyo hoggaamiyeyaasha carbeed ay iskugu imaanayaan oo lagaga hadlayo duqeymaha cirka ee Israa’iil ka geysatay Qadar.

Afhayeenka Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Jamaal Rushdi, ayaa sheegay in shirka Dooxa uu xambaarsan yahay farriin ku aaddan midnimo buuxda oo ay la leeyihiin Qatar.

Rushdi ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka Qatar ee (QNA) in shir madaxeedkan ugu horreyn looga hadli doono cawaaqib xumada ka dhalan karta weerarka Israa’iil ay ku qaadday Qadar, waxaana la filayaa in dalalka Carabta iyo kuwa Islaamka ay si buuxda u muujiyaan fekerkooda.

Dalalka ka qeyb galaya waxaa ka mid ah Soomaaliya, oo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, uu shalay gaaray halkaas.

Diyaarado dagaal oo duqeyn ku dilay nabadoon caan ka ahaa gobolka Sanaag?

0

Axad 14 Sep, 2025 {HMC} Nabadoon Cumar Cabdilaahi Cabdi oo kamid ah Odayaasha degmada Badhan, ayaa ku geeriyoodey duqayn ay galabta gobolka Sanaag ka gaysteen diyaarado aan Sumaddooda la aqoonsan oo kuwa dagaalka ah.

Nabadoonka ayaa duhurkii kasoo baxay degmada Ceel-buh ee gobolka Sanaag isagoo wata gaarigiisa gaarka u ahaa, dadka deegaanka ayaa Daljir u sheegay in nabadoonka uu la socdey nin aysan garanayn oo 3 habeen u joogey degmada Ceel-buh.

Wararka ayaa sheegaya in nabadoonka iyo ninkii la socdey ee dadka deegaanku aysan aqoonsan ay ku dhinteen duqaynta, ninka la sheegay inuu la socdey nabadoonka ayaa ilo xog ogaal ahi sheegeen in 4 habeen uu u hoydey degmada Ceel-buh oo uu deganaa hotel kuyaala halkaasi.

Lama oga bartilmaameedka rasmiga ah ee diyaaradahan, iyadoo nabadoonka gaariga la duqeeyay lahaa uu ahaa nin caanka ah deegaanka oo lagu yaqaan ka shaqaynta maslaxada deegaanka.