Home Blog Page 596

{DAAWO MUQAALKA} Ciidanka Dowladda oo AS Kala Wareegay Deegaano Cusub.

0

Arbaco 27 Aug 2025 {HMC} Ciidanka Dowladda oo AS Kala Wareegay Deegaano Cusub.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Dibad Baxyo Xoogan oo Ka socda magaalada Tel Aviv.

0

Arbaco 27 Aug 2025 {HMC}  Dibad Baxyo Xoogan oo Ka socda magaalada Tel Aviv.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamo kasoo baxay Dagaalka Calmidkaas oo xertay Wadooyinka Bari.

0

Arbaco 27 Aug 2025 {HMC} Ciidamo kasoo baxay Dagaalka Calmidkaas oo xertay Wadooyinka Bari.

 

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 27-08- 2025

Arbaco   27 August 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :Shukri Baryare  /Roodo Xuseen 

Farsamadii ::Ismail Abdiqadir

Ardayda Kuuriyada Koofureed oo laga mamnuucay in ay teleefannadooda la galaan Fasalka?

Arbaco 27 , Aug 2025 {HMC}Kuuriyada Koofureed ayaa Ardayda ka mamnuucday in teleefannooda la dhex tagaan Fasalladooda inta lagu jiro saacadaha Waxbarashada guud ahaan Dalkaas si Carruurta iyo Dhallinyarada aanay uga mashquulin Waxbarashadooda.

Sharcigaan ama xeerkaan ayaa dhaqangalaya marka la gaaro Maarso sanadka soo socda 2026, Ardayda waxa ay inta badan si caadi ah u qaadan jireen teleefannada gacanta si gaar ah kuwa caaqilka ah ee casriga ah.

Khubarro Waxbarsho, Waalidiin iyo Macallimiin ayaa isku raacay in tani ay fududeyn doonto in Ardaygu dareenkiisa siiyo Daraasadda socota halka uu markii hore ku mashquuli jiray Isticmaalka Teleefankiisa Caaqilka ah.

Dalal badan oo caalamka ah ayaa horay u qaaday tallaabooyin ay ku xannibayaan teleefannada lala dhexgalo Fasalka waxaana waddamadaas kamid ah Finland iyo France, sababta go’aankaan ayay ku sheegeen in Ardaygu ku mashquulayo Baraha Bulshada.

Wasiirka Wasaaradda Batroolka Soomaaliya oo shir m uga qeyb magaalada Houston ee Mareykanka.

wednesday 27 , Aug 2025 {HMC} Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta dowladda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa magaalada Houston ee Mareykanka ka qeyb galay Shirka Caalamiga ah ee Cilmiga Dhulka iyo Tamarta.

Wasiirka ayaa intuu socday shirkan caalamiga ah kulamo muhiim ah la yeeshay masuuliyiin sar sare iyo madaxda shirkadaha Maraykanka ee ka shaqeeya tamarta iyo shidaalka, isaoona kala hadlay sidi kor loogu qaadi lahaa iskaashiga iyo maalgashiga ku saabsan kheyraadka dabiiciga ah ee Soomaaliya.

“Waxa sharaf ii ah inaan hoggaamiyo wafdiga Dowladda Soomaaliya ee ka qeybgalaya Shirka Caalamiga ah ee Cilmiga Dhulka iyo Tamarta ee sanadkan ka dhacaya magaalada Houston ee Mareykanka, si aan ula wadaagno dhammaan ganacsatada caalamka fursadaha dhanka shidaalka iyo gaaska ee dalkeenna Soomaaliya” ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Batroolka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed.

Wuxuu sidoo kale tilmaamay wasiirka in Kulamada gaar gaarka ahaa uu la qaatay masuuliyiinta iyo shirkadaha iney ahayeen kuwa diirada lagu saaray fursadaha balaaran ee ku jira maalgashiga Batroolka iyo Tamarta Soomaaliya, islamarkaana ay  isla garteen dhinacyadii uu la kulmay muhiimada ay leedahay in la helo iskaashi iyo taageero farsamo oo dheeraad ah si loo xaqiijiyo horumar waara.

“Dhammaan saaxiibada aan la kulannay waxaan kala hadalnay in dalkeenna u furan yahay maalgashiga, ayna naga go’an tahay hufnaanta si aan u soo jiidanno maalgashadayaasha, taasi oo fursad weyn u abuuri karta dhammaan shacabka Soomaaliyeed” ayuu yiri Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Daahir Shire Maxamed.

Ugu dambeyntii Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa mar kale muujisay go’aankeeda ku aaddan daah furnaanta, isla xisaabtanka, iyo dhiirrigelinta maalgashi hufan oo lagu kobcinayo dhaqaalaha dalka iyo horumarinta bulshada Soomaaliyeed.

 

Auditor General says Somali courts blocked audits, $1M in funds unaccounted

wednesday 27 , Aug 2025 {HMC}   Somalia’s Auditor General has accused three of the nation’s top courts of blocking mandatory financial audits, revealing that more than $1 million in funds went unaccounted as a result.
Auditor General Ahmed Issa Gutale told reporters Tuesday that the Supreme Court, the Benadir Regional Court, and the Benadir Regional Appeals Court all refused to cooperate with his office’s annual audit process. He said the judiciary’s resistance undermines transparency and violates Somalia’s public finance management laws.

The three courts collectively manage multimillion-dollar budgets. The Supreme Court at $2.7 million, the Benadir Regional Court at $2.1 million, and the Benadir Appeals Court at $937,000 for 2024. While 21 other government institutions submitted to audits this year, Gutale said these courts rejected oversight without providing any explanation.

As a result, Gutale’s office applied a risk assessment, which he said uncovered irregular receipts totalling $1,089,998.76 from fines, auctions, and asset seizures. The money, he noted, was not deposited into Somalia’s unified treasury system.
“This practice not only violates the country’s financial laws but also weakens the accountability principles the government has pledged to uphold,” Gutale said.
The allegations come as Somalia works to consolidate gains from recent international debt relief deals, which require strict fiscal discipline and transparent use of public funds. Civil society groups and anti-corruption advocates have warned that blocking audits could erode donor confidence and derail fragile governance reforms.
Somalia’s judiciary has not publicly commented on the accusations.

 

source hiiraan online.

Landmine blast hits Ethiopian troop convoy in Somalia’s Bakool region.

wednesday 27 , Aug 2025 {HMC} A remote-controlled landmine struck a convoy of Ethiopian troops in Somalia’s Waajid district on Tuesday, causing an unknown number of casualties, security sources said.

The explosion targeted vehicles carrying Ethiopian soldiers operating under the African Union peacekeeping mission in Bakool region.

Eyewitnesses reported heavy gunfire following the blast as troops blocked the road and restricted traffic for several hours before withdrawing from the area.

Al-Shabaab claimed responsibility for the attack, saying in a statement that it killed at least three Ethiopian soldiers and wounded four others. The group also alleged it burned one of the military vehicles in the convoy.

Hiiraan Online could not independently verify these claims, and neither the Ethiopian military command nor the South West State administration has commented on the incident.

The attack underscores the persistent threat posed by the al-Qaeda-linked group, which has intensified assaults on African Union troops and Somali government forces across southern Somalia in recent months.

source hiiraan online

{DAAWO MUQAALKA} Dowladda Itoobiya Door nucee Ah Ayey ku laheed Dagaalkii Luuq?

0

Arbaco 27 Aug 2025 {HMC} Dowladda Itoobiya Door nucee Ah Ayey ku laheed Dagaalkii Luuq?

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamo kasoo baxay Dagaalka Calmidkaas oo xertay Wadooyinka Bari.

0

Arbaco 27 Aug 2025 {HMC} Ciidamo kasoo baxay Dagaalka Calmidkaas oo xertay Wadooyinka Bari.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA