Home Blog Page 598

{DAAWO FALANQEYNTA} Masar oo Saldhig Ciidan Baladxaawo ka Sameeysaneyso iyo Itoobiya oo Bilaawday.

0

Talaado 26, Aug 2025 {HMC} Falanqeynteena Caawa waxa ay ku saabsan tahay Dowladda Masar oo Saldhig Ciidan ka Sameeysaneyso Magaalada Baladxaawo ee Giobolka Gedo iyo Dowladda Itoobiya oo War Cusub Kasoo Saartay.

HOOS KA DAAWO FALAQEEYNTA CAAWA

{DAAWO SAWIRADA} Taliyaha Ciidanka Dhulka oo uu wehliyo Sargaal Turki ah oo Gaaray Furumaha Hore ee Dagaalka.

0

Talaado 26, Aug 2025 {HMC} Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullahi Cumar, iyo Ganeraal Sebahattin Kalkan, Taliyaha Ciidanka Turkisom, ayaa gaarey deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose.

Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidamada ee ku sugan deegaanka Number 50 ee gobolka Shabellaha Hoose.

Intaa ka dib, Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka iyo Ganeraal Sebahattin waxay booqdeen halka laga dhisayo isbitaalka deegaanka Number 50, iyaga oo bogaadiyay mashruuca dhismaha iyo faa’iidada uu u leeyahay bulshada deegaanka.

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 26-08-2025.

Talaado, 26 Aug 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbiney naa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

Ra’iisul Wasaare Xamse Hoggaanka Gobolka Ningxia ee dalka Shiinaha.

Talaado, 26 Aug 2025 {HMC}  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Gobolka Ningxia, ahna Xoghayaha Guud ee Xisbiga Gobolka, Mudane Li Yifei. Kulanka ayaana diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyey martigelinta iyo soo dhoweynta, isagoo xusay in Soomaaliya ay leedahay fursado badan oo maalgashi, sida beeraha, kalluumeysiga, tamarta iyo xoolaha. Isagoo tilmaamay in fursadahan ay u furan yihiin shirkadaha iyo maalqabeennada Shiinaha si ay u maalgashadaan.
Dhankiisa, Hoggaamiyaha Gobolka Ningxia, ahna Xoghayaha Guud ee Xisbiga Gobolka, Mudane Li Yifei, ayaa Soomaaliya ku sifeeyay dal hodan ah oo leh fursado badan oo aan weli si buuxda loo maalgashan. Waxaa uu caddeeyay in Ningxia ay diyaar u tahay in ay dhiirrigeliso shirkadaha iyo maalqabeennada deegaanka si ay u booqdaan Soomaaliya, una sahamiyaan fursadaha jira, isla markaana loo xoojiyo iskaashiga labada dhinac.

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Badda Soomaaliya oo sheegay inay qabteen Kaluumeysata sharci daro ah

0

Talaado 26 Aug 2025 {HMC} Ciidamada Badda Soomaaliya oo sheegay inay qabteen Kaluumeysata sharci daro ah

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Dhacdooyinkii ugu dambeyay Caalamka 26/8/2025

0

Talaado 26 Aug 2025 {HMC} Dhacdooyinkii ugu dambeyay Caalamka 26/8/2025

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiranweyn 26-8-2025

0

Talaado 26 Aug 2025 {HMC} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiranweyn 26-8-2025

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Maxey tahay sababta taliyaha nabad sugida Sudaan u gaaray Muqdisho?

0

Talaado 26 Aug 2025 {HMC}  Maxey tahay sababta taliyaha nabad sugida Sudaan u gaaray Muqdisho?

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

DEGDEG “Sadex diyaarad oo ah kuwa dagaalka heli copter ka ah ayaa ka dagay magalaada Baladxaawo Gobolka Gedo?

Talaado, 26 Aug 2025 {HMC} Sadex diyaarad oo ah kuwa dagaalka heli copter ka ah ayaa ka dagay magalaada Baladxaawo Gobolka Gedo waxaa saarnaa Saraakiil masaariy ah oo halkaa u tagaya kormeer

Xiryaha ciidanka masar dagi doonan magalada Baladxaawo ciidanka masar ayaa lagu wadaa iney soo gaaran Baladxaawo bilaha soo socda

Halka oo ay ka taagantahay xiisad dagaal u dhaxeysa ciidanka dowlada iyo kuwa Jubbaland
Iyo kuwa itoobiya halkaa xiisadooda ka taagan tahay.

Arinta ayaa laga yabaa iney isku dhac ciidanka masar iyo kuwa itoobiya sababto hadii halka ciidanka masar la keeno sida qorsha uu yahay.