Home Blog Page 615

Somali Foreign Minister Bids Farewell to Egyptian Ambassador.

Wednesday 20 August, 2025 {HMC}  The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Abdi Ali, received on Wednesday, at his office in the Ministry in the capital, Mogadishu, the Ambassador of the brotherly Arab Republic of Egypt to the Federal Republic of Somalia, H.E. Mohamed El-Saeed Ahmed El-Baz, to bid him farewell on the occasion of the end of his tenure.
Minister Abdisalam expressed his sincere appreciation to Ambassador El-Baz for his dedicated efforts to promote bilateral relations and advance mutual understanding, conveying his best wishes for continued success and prosperity in all his future endeavors.

{DAAWO SAWIRADA } Mudane Xasan Shiikh Maxamuud Oo Xariga Kajaray Xarunta Mashruuca Nagaad ee Galmudug,

Arboco, 20 Aug 2025 {HMC}  Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, oo ay wehliyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray Xarunta Mashruuca Nagaad ee Galmudug, kaasoo ay fuliso Dowladda Hoose ee Dhuusamareeb.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Barnaamijka dhacdooyinka Hiiraanweyn 20-8-2025

0

Arbaco, 20 August 2025 {HMC} Barnaamijka dhacdooyinka Hiiraanweyn 20-8-2025

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Puntland ayaa ku dhawaaqday in 700 dagaalamayaal ajaanib ah lagu dilay buuraha Calmiskaad

Arboco, 20 Aug 2025 {HMC} Puntland ayaa ku dhawaaqday in howlgallada ka socda buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari lagu dilay ku dhawaad 700 dagaalyahan oo ajaanib ah tan iyo markii howlgalkan la bilaabay dabayaaqadii sannadkii hore.

Puntland ayaa sheegtay in Soomaalida ku dhintay howlgalkaas ay ahaayeen shan qof oo keliya.

Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, la-taliyaha madaxweynaha Puntland ee arrimaha siyaasadda, ayaa xogtan shaaca ka qaaday xilli uu wareysi siinayay telefishinka caalamiga ah ee Sky News, oo warbixin ka diyaarinayay dagaalka Puntland kula jirto kooxda Daacish.

Dhabancad ayaa weriyaha Sky News, Alex Crawford, tusay baasaboorrada dagaalyahanno ka yimid in ka badan 20 waddan oo muwaadiniintooda u yimaadeen inay Daacish u dagaalamaan. Muwaadiniintaasi waxay ka yimaadeen Yurub, Ameerika, Afrika iyo Aasiya.

Sida uu sheegay, inta badan ajaanibta u dagaalamaysay Daacish waxay dalka ku soo galeen si sharci darro ah ama qaab qaxooti, tusaale ahaan dagaalyahanno ka yimid Itoobiya oo ku soo galay Puntland iyagoo iska dhigaya qaxooti, ka dibna ku biiray Daacish.

Sidoo kale, dagaalyahanno kale ayaa si qarsoodi ah uga soo gudbay xeebaha Yemen iyagoo adeegsanaya doomaha tahriibka, iyagoo aan wadan wax dukumeenti ah sida baasaboorka.

Puntland ayaa sheegtay in hadda la dilay 70% dagaalyahannadii Daacish ee ku sugnaa buuraha Calmiskaad, isla markaana tirada haatan ku harsan ay aad u kooban tahay marka loo eego Soomaalida.

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidamadii xureeyn lahaa Sh-dhaxe oo lasoo Bandhigay.

0

Arbaco, 20 August 2025 {HMC} Ciidamadii xureeyn lahaa Sh-dhaxe oo lasoo Bandhigay.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Dad salaad ku jiro oo lagu laayey Dalka Nigeria

0

Arbaco, 20 August 2025 {HMC} Dad salaad ku jiro oo lagu laayey Dalka Nigeria

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Ugaas Cumar ”Cid kala Xoog badan majirto majirto ee Soomalinimada hala ilaaliyo”

0

Arbaco, 20 August 2025 {HMC} Ugaas Cumar ”Cid kala Xoog badan majirto majirto ee Soomalinimada hala ilaaliyo”

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Gudoomiyaha Kismaayo ” Shacabka iyo Dowladda Jubaland weey isdifaacayaan”

0

Arbaco, 20 August 2025 {HMC} Gudoomiyaha Kismaayo ” Shacabka iyo Dowladda Jubaland weey isdifaacayaan”

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Deni oo Amar ku bixiyay in amaanka Xeebaha aad loo adkeeyo.

0

Arbaco, 20 August 2025 {HMC} Madaxweyne Deni oo Amar ku bixiyay in amaanka Xeebaha aad loo adkeeyo.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Warka Duhurnimo ee Warbaahint Hiiraanweyn 20-08- 2025

Arbaco   20  August 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo : Mustaf Ali Cadow / Shukri Baryare  

Farsamadii ::Ismail Abdiqadir