Home Blog Page 619

{DAAWO MUUQAALKA} AS Waxaa ay qaateeyn Dhamaan Hantidii Bariire taalay oo dhan

0

Talaado, 19 August 2025 {HMC} AS Waxaa ay qaateeyn Dhamaan Hantidii Bariire taalay oo dhan

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUUQAALKA} ku dhawaan 30 qof oo cudurka Gowracatada ugu geeriyootay Puntland.

0

Talaado, 19 August 2025 {HMC}  ku dhawaan 30 qof oo cudurka Gowracatada ugu geeriyootay Puntland.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 19-08-2025

0

Talaado, 19 August 2025 {HMC}  Wararkii ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 19-08-2025

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Taliyaha Cusub ee Qeeybta 27 oo la magacaabay.

0

Talaado, 19 August 2025 {HMC}  Taliyaha Cusub ee Qeeybta 27 oo la magacaabay.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Gudoomiye Muungaab ”Shacabka waxay hubka u qaateen sidi AS Dalka looga saari lahaa”

0

Talaado, 19 August 2025 {HMC} Gudoomiye Muungaab ”Shacabka waxay hubka u qaateen sidi AS Dalka looga saari lahaa”

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Mareykanka oo Lacag dul dhigay Madaxda ISIS-ta Soomaaliya.

Talaado, 18 Aug 2025 {HMC} Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaal-marin gaareysa illaa $10 milyan oo dollar iyo dib-u-dejin, taas oo la siin doono qofkii keena xog muhiim ah oo ku saabsan dhaqdhaqaaqa maaliyadeed ee kooxda Daacish ee Soomaaliya.

Mareykanka ayaa sheegay in ISIS-ta Soomaaliya ay tahay mid ka mid ah laamaha ugu muhiimsan ee ISIS ku leeyahay qaaradda Afrika, isla markaana ay ka mid tahay ilaha ugu waaweyn ee dhaqaalaha soo geliya shabakadda caalamiga ah ee ISIS.

Warbixin lagu daabacay bogga waaxda caddaaladda Maraykanka ee wasaaraddda Arrimaha Dibadda ayaa lagu sheegay, in kooxdan ay dhaqaalaha ku hesha habab kala duwan, kuwaas oo ay ku jiraan canshuur qaadis iyo baad lagu hayo dadka deegaanka, ganacsatada iyo beeraleyda, taas oo si weyn saameyn ugu yeelata nolosha bulshada.

Sidoo kale, dhaqaale ayaa kooxdu ku heshaa lacag dhaqid, afduub madax furasho lagu dalbado, iyo ka ganacsiga hubka, iyadoo falalkan sharci darrada ahi ay qayb weyn ka yihiin maalgelinta hawlgalladooda.

Sidoo kale, waxaa warbixinta lagu sheegay in falalka Burcad-badeednimo iyo kalluumaysiga sharci darrada ah, fududeynta socdaalka iyo safarada, iyo wareejinta lacagaha caddaanka ah, lacagaha moobilka iyo kuwa loo adeegsado kiribtokaaransi (cryptocurrency), in ay yihiin ilaha dhaqaale ee ISIS-ta Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday shacabka in ay soo gudbiyaan xog kasta oo ku saabsan dhaqdhaqaaqyada ISIS-ta Soomaaliya, iyadoo qof kasta oo keena xog muhiim ah uu xaq u yeelan doono abaal-marin lacageed iyo fursad dib-u-dejin ah.

Wararkii ugu dambeeyay Amniga Magaalada Dhuusamareeb oo la adkeeyay.

Talaado, 18 Aug 2025 {HMC} Ciidanka Amniga ee Dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedka Galmudug ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay magaalada Dhuusamareeb iyo deegaannada hoos yimaada.

Ciidanka ayaa howlgallada ka wada gudaha magaalada iyo deegaanada ku xeeran, iyadoo askarta ay ku sugan yihiin waddooyinka waaweyn, isgoysyada muhiimka ah, iyo xarumaha dowladda.

Saraakiisha amniga ayaa sheegay in weli wadaan howlgallada ay iska kaashanayaan ciidanka Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedka.

Howlgallada amniga lagu xaqiijinayo ayaa imaanaya xilli magaalada Dhuusamareeb ay ka socoto qaban qaabada soo dhaweynta wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu kulamo la yeesho Madaxda sare ee Maamulka Galmudug, qeybaha bulshada iyo odoyaasha dhaqanka, isagoo kala hadli doona sugida amniga iyo dardar galinta dagaalka AS.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa daahfuri doona dhismayaal la hirgaliyay iyo dayactir lagu sameeyay garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb.

Somali commandos kill over 100 AS fighters in Lower Shabelle region.

Talaado, 19 Aug 2025 {HMC} Somalia’s elite Danab Commandos, backed by international partners, killed more than 100 al-Shabab fighters in an operation near the town of Awdhegle in the Lower Shabelle region, the Defense Ministry said Monday.

The ministry said key militant commanders were among those killed. Precision airstrikes destroyed defensive tunnels and bunkers, while Danab troops advanced on the ground to secure full control of the area.

The state-run Somali National News Agency reported the operation began late Sunday and continued into the early hours of Monday. It followed a string of government gains in nearby Sabiid, Caanoole and Bariire.
Since July, Somali security forces — with support from the AU troops — have stepped up offensives against the al-Qaida-linked extremist group in Lower Shabelle, a region long regarded as an al-Shabab stronghold.

Al-Shabab has fought an insurgency for more than 16 years, frequently targeting government officials, security forces and civilians in a campaign to topple Somalia’s fragile federal government.

Source Hiiraan online

Somaliland accuses Turkey of interference after envoy meets rival Sultan in Mogadishu.

Tuesday 19,August 2025  {HMC} Somaliland has accused Turkey of meddling in its internal affairs after the Turkish ambassador to Somalia met Sultan Abubakar Wabar, a traditional leader linked by Hargeisa to past unrest in the Awdal region.

Somaliland’s foreign minister, Abdirahman Dahir Aden, on Monday summoned Turkey’s consul general in Hargeisa, demanding an explanation for what he called “unacceptable interference.” A ministry statement said the meeting in Mogadishu amounted to a direct threat to Somaliland’s security and stability.

“The government of the Republic of Somaliland considers this action to be a clear and unacceptable interference,” the statement read. “The government has officially demanded that the Turkish ambassador provide an immediate and satisfactory explanation.”
The controversy erupted after photos circulated online of Sultan Wabar meeting Somali Defense Minister Ahmed Moallim Fiqi in Mogadishu. Fiqi posted a picture of himself with the sultan on X, formerly Twitter, with the caption: “The time for Awdal has come.” Many interpreted the remark as signaling potential federal government support for development projects in Awdal, a region in western Somaliland where some elites have called for closer ties with Mogadishu.

Somaliland authorities view such moves as part of efforts to weaken its self-declared independence, which the federal government in Mogadishu does not recognize. Turkey, a close ally of Somalia, has long backed the federal government, though it has also hosted talks between Mogadishu and Hargeisa in an effort to mediate.

Sultan Wabar, who once commanded a small group of fighters, clashed with Somaliland forces in 2015 before his men surrendered. He fled the country but remains a symbolic figure for Awdal groups opposed to Somaliland’s authority.

Source Hiiraan online

China-built Mombasa-Nairobi railway marks 3,000 days of safe operation.

Talaado, 19 Aug 2025 {HMC} The Chinese-built Mombasa-Nairobi Standard Gauge Railway (SGR) in Kenya has recorded 3,000 days of safe operation as of Saturday, Africa Star Railway Operation Company Limited (Afristar) said in a press release on Sunday.

Since its launch on May 31, 2017, the railway has transported nearly 15.93 million passengers and more than 41.96 million tons of cargo, according to Afristar, which runs and maintains the line.

Stretching 472 km from the port city of Mombasa to the capital Nairobi, the SGR is the first new railway built in Kenya since independence and a flagship project of China-Kenya cooperation under the Belt and Road Initiative.

Designed, built, and operated by China Road and Bridge Corporation, the line was constructed to Chinese standards using Chinese technologies, equipment, and management models. It has improved Kenya’s transport efficiency and lifted the country’s gross domestic product by 1.5 percent, Afristar said.

During its construction and operation, the project has created some 74,000 jobs and trained 2,800 Kenyan specialists in standard-gauge railway technology, contributing to local employment and skills development, the company said.

“The safe operation of the Mombasa-Nairobi SGR has not only provided a convenient and efficient travel method for Kenyan people, but also greatly promoted local trade development and economic growth,” Afristar said.