Home Blog Page 641

Maxamed Saalax oo Uefa su’aalo ka weydiiyay arrinta ku saabsan geerida Ciyaaryahan Falastiini ah

Axad 10, Aug 2025 {HMC} Weerar yahanka kooxda Liverpool Maxamed Saalax ayaa ka falceliyay xushmad uu xiriirka kubadda cagta ee Uefa baraha bulshada ugu muujiyay cayaar-yahanka reer Falastiin Suleiman al-Obeid taasoo xiriirku ku uul-darreystay inuu ka hadlo xaaladihii keenay geeridiisa.

Khamiistii, Ururka Kubadda Cagta Falastiin (PFA) ayaa sheegay in Obeid lagu dilay weerar Israa’iil ay soo qaadday xilli uu gargaar bani’aadannimo ku sugayay koofurta Marinka Qasa maalintii ka horreysay geeridiisa.

Ninkan oo 41 jir ahaa laguna naaneesi jiray “Pele-ga kubadda cagta Falastiin” sida uu sheegay PFA, ayaa intii lagu guda jiray xirfaddiisa dhaliyay in ka badan 100 gool, oo ay ku jiraan labo uu ka dhaliyay 24 kulamo caalami ah.

Qoraal ay soo dhigtay barta X Jimcihii, ayay Uefa ku tiri: “sagootinta Suleiman al-Obeid, ‘Pele-ga Falastiin’.

“Xirfadle hibo lahaa oo rajo siiyay carruur aan tiro lahayn, xitaa intii lagu jiray maalmihii mugdiga.”

Shalay, xiddiggan u dhashay Masar ee Saalax, oo 33 jir ah, ayaa ku jawaabay: “Ma inoo sheegi kartaan sida uu u geeriyooday, halkee, iyo sababta?

{DAAWO MUQAALKA} Go’aan uu soo saaray Madaxweyne Cirro oo baajiyey mudaharaadyo ka dhici lahaa Somaliland.

0

 Axad 10 Aug 2025 {HMC}  Go’aan uu soo saaray Madaxweyne Cirro oo baajiyey mudaharaadyo ka dhici lahaa Somaliland.

 

 

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA 

 

 

{DAAWO MUQAALKA} Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay Wararka Caalamka 10/08/2025

0

 Axad 10 Aug 2025 {HMC}  Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay Wararka Caalamka 10/08/2025

 

 

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA 

Go’aan uu Madaxweyne Cirro soo saaray oo baajiyey mudaharaadyo la filayay in ay ka dhacaan Somaliland.

Axad 10, Aug 2025 {HMC} Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), Madaxweynaha Somaliland  ayaa xalay soo saaray go’aan uu ku hakiyey qiimaha adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka taleefannada gacanta oo Jimcihii ay kordhiyeen shirkaddaha isgaarsiinta Somaliland.

Kulan xalay ku dhex maray xarunta Madaxtooyada madaxweynaha iyo madaxda shirkadaha Telesom iyo Somtel ayaa la isku afgartay in gebi ahaanba la hakiyo qiimo kordhintaasi, oo dadweynaha Somaliland ay ka biyo diideen.

Madaxweyne Cirro, ayaa waxa uu ku sheegay qoraalkan uu soo saaray in qiimihii hore dib loogu celiyey adeegyada internet-ka iyo ku hadalka telefoonnada, wuxuuna yiri: “waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen in la hakiyo go’aankii dhawaan lagu kordhiyey qiimaha adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka taleefannada gacanta, go’aankan oo ay shirkaduhu hore ugu dhawaaqeen.”

Waxa uu intaasi ku daray Madaxweyne Cirro “Qiimaha adeegyadu waxa ay ahaan doonaan sidii hore, ilaa amar dambe, iyada oo xukuumaddu si degdeg ah wada-hadallo arrintan la xiriir ula yeelan doonto shirkadaha bixiya adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka ee Jamhuuriyadda Somaliland.”

Go’aankan madaxweynuhu xalay ku hakiyey qiimaha adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka taleefannada gacanta, ayaa waxa uu baajiyey mudaharaadyo dadweynuhu abaabulayeen oo maanta ka dhici lahaa magaalooyinka Somaliland oo ay kaga soo horjeedeen qiimo kordhintan.

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa kasoo baxay shirkii dhax maray Madaxweyne Xasan iyo Mucaaradka.?

Axad 10, Aug 2025 {HMC} Waxaa goordhaw xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kusoo dhammaaday, shir xasaasi ahaa oo u dhaxeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka

Sida aan xogta ku helnay shirkan ayaa soo dhammaaday iyadoo aanay heshiis kama dambeys ah la gaarin, waxaana labada dhinac kulan kale oo dhameystir ah u ballameen in ay isugu yimaadaan maalinta Arbacada ee soo socota.

Mucaaradka , ayaa la sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh ka dalbadeen in uu sameeyo tanaasul, si wadahadallada natiijo looga gaaro, waxaana si gaar ah dood uga taagan tahay cutubka 4aad ama Chapter 4, oo wax ka baddelkiisa la isku mari la’yahay.

Wadahalka u socda Madaxweyne Xasan Sheekh iyo siyaasiyiinta mucaaradka , ayaana gebogebadiisa laga war sugayaa waxa uu kusoo dhammaado, waxa uuna shirkan imaanayaa xilli waqtiga u haray dowladda ay gebogebo tahay.

Siyaasiyiinta mucaaradka , ayaa si weyn uga soo horjeeda wax ka beddelka lagu sameeyay dastuurka Soomaaliya iyo sidoo kale doorashada qof iyo cod ay u arkaan mid aan xilligan dalka ka qabsoomi karin.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA 

Gov’t now says Gachagua must explain terrorism remarks to police upon return to Kenya.

0

Sunday 10, August 2025 {HMC} Deputy President Kithure Kindiki and Interior Cabinet Secretary Kipchumba Murkomen have demanded that the Democracy for Citizens Party (DCP) leader Rigathi Gachagua record a statement with the police upon his return to the country over his remarks on terrorism while in the United States.

During his ongoing US tour, Gachagua has recently claimed that President William Ruto must explain to Kenyans why he allegedly met with three Al-Shabaab militia at night to discuss “business.”

The former Deputy President also speculated that the government is hiding its intention by removing the vetting requirement for non-Kenyans before issuing them with identity cards (IDs).

“We are also here to put the Kenyan case to the American government, Congress and Senate. William Ruto, Americans want to know why you’re working with Al-Shabaab; why, when you’re in Mandera, you met three leaders of the Al-Shabaab militia at night to discuss business with them,” Gachagua claimed.

“They want to know why you have removed the requirement for vetting of non-Kenyans before they’re given IDs. The Americans are concerned that suspected terrorists will be registered as Kenyans and will find their way to America and the rest of the world and create terror in the world.”

Speaking on Saturday in Keiyo South, Elgeyo Marakwet, CS Murkomen slammed Gachagua over his utterances, citing that matters of national security should be treated with utmost gravity.

“DP, when you were Interior CS, you carried yourself with utmost respect for the country and people of Kenya. I saw another man, who sat where you’re sitting, disparaging the country, talking about issues of insecurity as though it’s a joke. He thinks he’s going to parade issues of terrorism in America to get votes,” Murkomen remarked.

“We want to say without fear of contradiction, because he said he has information and has an agent who’s sitting in meetings with Al-Shabaab. As soon as he lands in the country, he must record a statement to tell us which meetings he’s doing with terrorists.”

He cautioned public officers to uphold the dignity of their positions and refrain from making certain remarks to gain political mileage.

“This country, we’ve joked for too long. Lakini na mtu mpumbavu kama huyo alipata aje kukaa kiti kama hii jameni? It’s just unbelievable. We must carry ourselves with the responsibility that deserves of a public office. Can such a person become the president? Alishindwa kumaliza DP, hakumaliza half-term, alafu anakuja kutuambia one-term,” the Interior CS stated.

Kindiki, on the other hand, echoed Murkomen’s stance and called for the relevant authorities to hold Gachagua accountable for his remarks.

“I hear there’s a leader who spoke outside Kenya and said they have information that can help us preempt any attack by Al-Shabaab because they have information on who and where plans to terrorise Kenya are being made,” he pointed out.

“We want to ask the relevant agencies to make sure the people saying they have that information must be held accountable and must record a statement to help us protect Kenya from harm, bandits, terrorists and criminals.”

The DP acknowledged that Kenya has been hit severely by terrorists and cattle rustling and there is a need for leaders to distinguish between everyday politics and matters of national security.

“Bora wasitumie nafasi kuhujumu usalama wa taifa ama kuongea mambo ya upuzi. Nchi yetu ya Kenya imepata pigo kwa miaka mingi kutokana na magaidi, wizi wa mifugo na wakora wengine sugu. Hatuwezi kufanya jambo la ugaidi iwe jambo la mzaha na mambo ya siasa. We must distinguish matters of national security from everyday politics,” added Kindiki.

Gachagua embarked on the US tour on July 11, 2025, and has since visited several states to engage with international stakeholders, open DCP diaspora offices and rally support for the opposition.


By Brian Kimani

Before Trump-Putin talks, Ukraine rules out ‘gifting land to occupier’

0

Ukrainian President Volodymyr Zelenskyy has ruled out ceding land to Russia and demanded his country take part in negotiations aimed at ending the war between the neighbours, just days before planned talks between the leaders of Russia and the United States.

In a video shared on social media on Saturday, Zelenskyy said Ukraine was ready for “real decisions” that could bring a “dignified peace” but stressed there could be no violation of the constitution on territorial issues.

“Ukrainians will not gift their land to the occupier,” he said, warning that “decisions without Ukraine” would not bring peace.

“They will not achieve anything. These are stillborn decisions. They are unworkable decisions. And we all need real and genuine peace. Peace that people will respect,” added Zelenskyy, whose country has been fighting off a full-scale Russian invasion since February 2022.

His comments came hours after US President Donald Trump said a peace deal would involve “some swapping of territories” as he announced a meeting on Friday with his Russian counterpart, Vladimir Putin, in the US state of Alaska to discuss the war.

Tens of thousands of people have been killed since Russia launched its invasion of Ukraine, which also forced millions of people to flee their homes.

Three rounds of negotiations between Russia and Ukraine this year have failed to bear fruit, and it remains unclear whether a summit would bring peace any closer.

On Thursday, Putin said he considers a meeting with Zelenskyy possible but the conditions for such negotiations must be right. The prerequisites for such talks are still far from being met, the Russian president added, without outlining what his conditions would be.

Previously, the Kremlin has insisted that Ukraine give up the territories Russia occupies, and that Western nations stop supplying Ukraine with weapons and exclude the country from membership in the NATO military alliance.

“There has been a lot of speculation over what a ceasefire agreement could look like in which the lines of contact between Russia and Ukraine could be frozen for a number of years,” Al Jazeera’s Osama Bin Javad reported from Moscow.

“It is also not clear whether the Russian demand that NATO’s ambitions in Ukraine should be forever quashed is actually going to be met.”

Separately on Saturday, Zelenskyy spoke with British Prime Minister Keir Starmer and urged Ukraine’s allies to take “clear steps” towards achieving a sustainable peace.

Zelenskyy said he also shared the same view with Starmer on the danger of Russia’s plan “to reduce everything to discussing the impossible”.

The Ukrainian president also spoke with his French counterpart, Emmanuel Macron. “I am grateful for the support. We exchanged views on the diplomatic situation,” Zelenskyy said on social media, “it is truly important that the Russians do not succeed in deceiving anyone again”.

For his part, Macron said he had also spoken to Starmer and German Chancellor Friedrich Merz and expressed the European countries’ determination to support Ukraine.

“Ukraine’s future cannot be decided without the Ukrainians, who have been fighting for their freedom and security for over three years now,” Macron said. “Europeans will also necessarily be part of the solution, as their own security is at stake.”

Meanwhile, national security advisers from Ukrainian allies – including the US, European Union nations and the UK – gathered in Britain on Saturday to align their views ahead of the Putin-Trump summit.

Zelenskyy said those talks were constructive. “The path to peace for Ukraine should be determined together and only together with Ukraine, this is key principle,” he said in his evening address to Ukrainians.

Ukraine and its European allies have long opposed any agreement that involves ceding occupied territory, but Putin has repeatedly said any deal must require Ukraine to relinquish some of the territories Russia has seized.

Russia declared four Ukrainian regions that it does not fully control – Kherson, Donetsk, Zaporizhia and Luhansk – its territory in 2022 and also claims the Black Sea peninsula of Crimea, which it annexed in 2014.

Ukrainian parliament member Oleksiy Goncharenko told Al Jazeera on Saturday that Ukraine will “never recognise an inch of its territory as Russian”.

“We have a lot of hope that Trump will make Putin accept a real negotiation and a ceasefire to the conflict,” said Goncharenko, adding that the outcome of the war in Ukraine is crucial for Europe’s security, as well as that of his own country.

“It’s clear that Russia is more and more dangerous for Europe,” he said. “I think Europe is clearly on our side and Trump should [keep] Europe on its side.”

Meanwhile, Putin aide Yuri Ushakov has said the talks between Putin and Trump next week will “focus on discussing options for achieving a long-term peaceful resolution to the Ukrainian crisis”.

“This will evidently be a challenging process, but we will engage in it actively and energetically,” Ushakov said.

The Alaska summit would be the first between sitting US and Russian presidents since Joe Biden met Putin in Geneva in June 2021.

Trump and Putin last sat together in 2019 at a Group of 20 summit in Japan during Trump’s first term. They have spoken by telephone several times since Trump returned to the White House in January.

Source: Al Jazeera and news agencies

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Dowladda Howlgalo kala Duwan ka wada sh/Hoose.

0

 Axad 10 Aug 2025 {HMC}  Ciidamada Dowladda Howlgalo kala Duwan ka wada sh/Hoose.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} FAAH FAAHIN Howlgalo Qorsheeysan oo lagu Dilay Saraakiil AS ah.

0

Sabti 9 Aug 2025 {HMC}  FAAH FAAHIN Howlgalo Qorsheeysan oo lagu Dilay Saraakiil AS ah.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 10-08-2025

0

 Axad 10 Aug 2025 {HMC}  Wararka ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 10-08-2025

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.