Home Blog Page 727

{DAAWO MUUQAALKA} Cutubyo ka tirsan ciidanka Gorgor oo tababar loo soo xiray

0

Khamiis  03 Jully 2025 {HMC}  Cutubyo ka tirsan ciidanka Gorgor oo tababar loo soo xiray

 

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Siddey Faadumo u noqotay qofka kaliya ee ka badbaaday Dhalinyaro Soomaaliyeed oo bada ku dhintay.

0

Khamiis  03 Jully 2025 {HMC} Siddey Faadumo u noqotay qofka kaliya ee ka badbaaday Dhalinyaro Soomaaliyeed oo bada ku dhintay.

 

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Galmudug oo laga daah-furay Diiwaan Galinta Doorashooyinka

0

Khamiis  03 Jully 2025 {HMC}  Galmudug oo laga daah-furay Diiwaan Galinta Doorashooyinka

 

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Wararka Ugu Waa Weeyn Soomaaliya iyo caalamka 03/07/2025

0

Khamiis , 03 July 2025 {HMC} Halkan ka daawo Wararka Ugu Waa Weeyn Soomaaliya iyo caalamka 02/07/2025

Hoos ka daawo Muuqaalka 

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Laftagareen oo Baydhabo ka Daah-furay Diiwaan gelinta doorashada

0

 

Khamiis  03 Jully 2025 {HMC} Madaxweyne Laftagareen oo Baydhabo ka Daah-furay Diiwaan gelinta doorashada

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn 03 07 2025

Khamiis, 03 July 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Cali Axmed & Roowdo Xuseen Cali

Farsamadii ::Ismail abdiqadir

Ciyaariyahan Caan ahaa oo ku Geeriyooday Shil Gaari

Khamiis 3 July 2025 {HMC}  Weeraryahanka Liverpool Diogo Jota ayaa geeriyooday kadib markii uu shil gaari ku galay dalka Spain.

Waxaa sidoo kale goobta ku geeriyooday walaalkiis ka yaraa Andre Jota oo isaguna ahaa ciyaaryahan heer caalami ah.

Diogo Jota oo ahaa 28 jir ah ayaa laba asbuuc ka hor guursaday, halka walaalkiis ka yar Andre Jota uu ahaa 26 jir.

Xiddigan geeriyooday ayaa horay ugu soo ciyaaray kooxaha Wolverhampton Wanderers iyo Atletico Madrid.

Ciyaaryahankan ayaa naadiga Liverpool ku soo biiray sanadkii 2020 isagoo kula guuleystay horyaalka dalka Ingiriiska kal ciyaareedkii la soo dhaafay.

Xiddigan oo u dhashay dalka Portugal ayaa sidoo kale xulkiisa kula guuleystay koob waddamada Yurub ee (Nations League).

{DAAWO MUUQAALKA} Xiisad mar kale ka dhex-qaraxday Israa’iil iyo Xuutiyiinta

0

Khamiis0 3 Jully 2025 {HMC} Xiisad mar kale ka dhex-qaraxday Israa’iil iyo Xuutiyiinta

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Waan Dhamaan karnaa intaan AS uga bixi laheyn Hiiraan”Ciidanka Macawisley”

0

Khamiis  03 Jully 2025 {HMC} Waan Dhamaan karnaa intaan AS uga bixi laheyn Hiiraan”Ciidanka Macawisley”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Sargaal Hogaamin doono Dagaal ka dhan AS oo maanta xilka la wareegay.

0

Khamiis  03 Jully 2025 {HMC}  Sargaal Hogaamin doono Dagaal ka dhan AS oo maanta xilka la wareegay.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA